|

Dawladda Itoobiya ” Waxaan Somaliland u Aqoonsanahay, Qayb kamid ah DF Somalia”

Nairobi ( Kalshaale ) Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibedda eeDawladda  Itoobiya Dina Mufti ayaa sheegay inay Somaliland u aqoonsan yihiin maamul goboleed hoos taga Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dina Mufti, ayaa sido kale intaas kusii daray inay ka dawlad ahaan ixtiraami doonnaan midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed.

Wuxu sidoo kale ka digay   oo uu Xusay inaysan Aqbali doonin saldhig  Amnigooda laga dhibaateeyo oo  Masar ka hesho Somaliland.

Dhowaan magaalada Hargeisa  waxaa soo gaadhay wafdi ka socday Itoobiya, kuwaasi oo la sheegay inay siwayn uga Cadhoodeen  Safar Qarsoodi ahaa oo xubno Masaari ah ay ku tageen Hargeisa.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31158

Posted by on Aug 9 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

21 Comments for “Dawladda Itoobiya ” Waxaan Somaliland u Aqoonsanahay, Qayb kamid ah DF Somalia””

  1. Somaaliland jareer aqoonsi kama rabto
    ileeyn jareeri waa uun iska jareere

  2. WALAALAHA ETHIOPIA MAXAY SIDAN UGULA HADLEEN WALAASHHOOD SOMALILAYN, WALIBA WUXUU YIDHI “MIDNIMADOODA WAA NOO AWOOD” WAA NASIIB DARRO AMXAAR HA KUGU QASBO MIDNIMO SOOMALIYEED!!!

  3. MELES ku aaway “mana maqashaa” OROMIGA yaa af yaqaan oo nagala hadla..

  4. Jamhuuriyada barakeeysan e
    Somaaliland isaaq
    Jamhuuriyada barakeeysan e
    Djabuuti ciisa
    Jamhuuriyada barakeeysan e
    Somaali repuplic Hawiye

    Ilma IRIR Somaal

  5. socod xumadu hadii ey ku barato bad bey ku gelisa adeer @wiil hiraab
    sxb xaqiiqdu sidaas maahan Ethiopia iyada sameysay Somaliland kana dhaadhicisay waxa layira go itaan si ey somali wada jirkeda ugu wiiqdo intas marki ey meel kusoo hubsatay oo hargeysa tidhi waan go nay bey hadana intii kale Ethiopia usoo jeesatey oo oday faroole bey waxey usoo dhiibtey wax layira federal system
    oo eynaan aqoon intii kale baa cad cad loo jar jaray wada hebel kaa LAND iyo wada hebel kaa stites
    hada xiligan la joogo hadii Ethiopia u aragto iney hargeysa ka leexatay qorshihi laga lahana waad arki doonta sida xaalku noqdo oo ey ugu horeyso nin doorka oo hoos loo cuna dadka indhaha bulshada ama wax garta oo madaxa la jebiyo ugus shaqadeda ka heysta hargeysa waa shaqoyinka Ethiopia ey kasameyso gobolada kofure kadibna dadka oo la isku diro kun oday oo gacan Ethiopia lagu soo sameyey sheekada aqoonsi raadiska oo laba ilaawo oo imtixan kale kasoka maro wareer iyo buuq iyo is qab qabsi Ethiopia Airline oo ka joogsata dadka reer hargeysa oo xamar lagu qasbo wax badan baad arki doonta hadii howshu sidaan kusii socato

  6. marka waxan odhan lahaa hargeysa ama muqdisho toona dan uma heyso masar ee somali meel walba oo ey joogto sheekada masar ha iska deyso waayo Ethiopia wax walba ayaa nagala dhexeya dad iyo deegan iyo dal iyo daaqsin iyo deeisnimo maxa nagala dhexeya masar waa waxba masar waxey dooneysa iney dhiiga Somalida ku ilaashato biyaha Nile ka oo anaga iyo Ethiopia isku keen dirto sidii 1977 kii oo kale lakin waa in somalidu fahamta qorshaha masar

  7. weliba sidaan qabo anigu hadii Ethiopia iyo masar isqabtan oo dagaal dhex maro somalidu waa iney Ethiopia lasafata oo xita aan dhex dhexad laga noqan taasi waa aragtideyda waayo aduunki wuxu noqday group beysi is xulufeysi sidaan masar Emirates suidi Arabia Bahrain AMA Turkey iyo Qatar iyo Pakistan marka somalidu ha fahamto sheekada masar

  8. Xalay ayaan idiin sheegay in la dhisayo khaatumo

    oo la ciqaabi doono siyasad xumada muuse wakase

    Masar iyo carabi wax haku tarto

  9. Waar Dalkan iyo Qarankan Soomaaliyeed riyo SNM aka Iidoor laguma kala jari karo.

    30 sana kaddib reer woqooyi imminka badankooda koonfur bay joogaan.

    Hadalkan xabashiduna markii horeba iyagaa u malmaluuqay daanyeerta SNM ee qarannimada aanan aqoon.

    Marka ha kuu meedhiyo axmaar qarannimada iyo midnimada Soomaaliya oo aanan daacad ahayn waa ayaan xumo iyo taariikh madow oo qormaysa. Laakiin mooryaanta Iidoor waa niman naf la caari ah oo adhaxjab kasta la tahay guul. Bal maanta ha noo sheegaan waxaad tihiin maamul goboleed Soomaaliyeed guusha ay u arkaan.

    Wiil Xeraale

    Si fiicaan baad u dhigtay inta ku saabsan woqooyiga iyo mooryaanta SNM samayskoodii iyo waxa imminka la filan karo.

    Arrinta Masar iyo Itoobiya way ka duwan tahay sidaad u dhigtay.

    Daanyeerrada dictator Sisiii vs Abiye danahooda iyagaa garanaya. Haddaad diiddo in dhiig Soomaaliyeed magac carbeed ama Islam lagu daadiyo dee ha yeelin in Axmaar dhiigga Soomaaliyeed ku daadiso magac derisnimo iyo waxbaa naga dhaxeeya.

    Khallii Soomaalidu dhexdhexaad haka noqoto khilaafka niil deetana hadday heshiin waayaan 100ka million ee Masar iyo 100ka Million ee Axmaarka ha raamsadaan. GAW.

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  10. Tolow Uganda lover aka Dabshid iwm ma garan doonaan inta axmaarkaasi sheegay oo ah Iidoorland waa maamul goboleed hoos taga DFS.

    maamadii canshuurteeda ayaa yaabtay

    Adduunyo

  11. Waxaan maqli jiray iidoor sal fududaa China iyo Taiwan waxba maaha laakiin maalintaad masar saldhig siiso waxaad arki doontaan eithopia oo muuse saamiri dhagta soo qabata oo xamar keenta . Somaliland awalba eithopia ayaa samaysatay

  12. Ali ZUBEER
    sxbow ninkii laaleys ahaa yaa arkay maanta
    waxan weydiin lahaa kaniisada shalay xadhiga laga jaray ee laga dhex dhisay school kii abaarso we maanta si caadiya looso bandhigay calshan xafladi furitaanka lagu hor qabatay

  13. Ethiopia iney ka hadasho dhulkii xoroobey 1960, ayagoo wali heysto dhulkii iyo dadkii Somaliland waa arin ay u sahleen DABO-QOODHI iyo Mahbar

    Si kastoo ay u qeybsanyahiin Dowladdaha Koofurta iyo Waqooyiga Soomaaliya, markey timaado shisheeye waa dad iyo dal mid ah, dhankasto.

    – Ethiopia waxey ka xanaaqsantahey Dekedaha loo diidey.

  14. Dhulkii iyo dadkii Somaligalbeed

  15. LABO SANO KA HOR PUTLAYN IYO SOMALILAYN WAXAY ETHIOPIA ONLF (OGADEEN) KA DHIIBAYEEN ETHIOPIA, JECLIYAA SIDA LOOGU MEEL GAADHAY DABADANA LOOGA SOO LAADAY, TII PUTLAYN XAGEE IYADA MASAYR DHIGAY??…

  16. Ali zero

    Iyo afarta jaahil
    The Ethiopian government said it was following developments very closely.
    “That is a red line for us,” he said, adding that Ethiopia wants friendly relations with Somaliland, despite its non-state status

    Inkastoo aan aanay haysan aqoonsi wadan

    Beeni raad maleh

  17. The Ethiopian government said it was following developments very closely.
    “That is a red line for us,” he said, adding that Ethiopia wants friendly relations with Somaliland, despite its non-state status

  18. Saarka iyo Mingisku,asal ahaan sideebuu ku yimid?

    (Xasuus ku abuuran niyada dadka,laakiin aan run ahayn)

    saarku ama Mingisku wuxuu ahaa wax dadka laga dhaadhiciyay oo la jeclaysiiyay.Hase ahaatee aan gacanta lagu haynin.

    Wuxuu ahaa wax aan jirin,hadana dadkii iibinayay ay Bulshadii ka iibiyneen,oo aan gacanta lagu haynin.Wax been ah oo dadkii ay aamineen inuu jiro oo ay helidoonaan maalin dhow.Rajada oo dheeraatay iyo Bulshadii ay kala dhaxay riyo aan rumoobayn.

    Muddo dheer ka dib,wixii wuxuu noqday wax aan jrin oo hadana dadkii jecelyihiin (boholyoow).

    Tani waxay keentay in dadkii qaarkood iloobi kariwayaan wixii ay jeclaayeen ee hadana beenoobay.

    Halkaasi waxaa ka dhashay khuraafaadka kale.
    Kooxo ku heesa wixii la waayay ee la jecllaa.
    kooxo sameeya wixii oo indho sarcaad ah si ay dadkaasi uga shaqaystaan.(saarka tuma)

    Hooy,soo degeey,saarkii duleedoow soo degay.

    Waan baahiloowloow,bogga iyo beerkaa isku dhagay.

    Gobiloow,Goobiloow,goobile mareexaan,hooy goobiloow.

    Qaabka looga ciyaaro saarka way yara kala duwan yihiiin degaana somalida,hasa ahaatee,macnuhu waaa isku mid.

    Hadiiba uu aduunku sii jiro,18 may waxay noqondoonaa,Saar.

    Degaanada Somalida waxaa lagu arkidoonaa dad laga tumayo,saar la yidhaa,18 may.

    Hooy soo degeeya,saarkii aqoonsigoow soo degay.Hooy soo degeey,hooy soo degey.

    Calan iyo aqoonsi ayuu doonayaa,calan aqoonsi ayuu doonayaa.

    Dalmida

  19. Complete FIASCO…

    Garashada guuldarradu waxay insaanka caadiga ah ku xanbaartaa inuu fekero, oo is waydiiyo tallaabada kabashada iyo sida uu ugaga bixi karo qasaaraha naf & nololeed ee asiibay…

    Kuwan xaggay ku socdaan, yaa garanaya?…

  20. Somaliland weligers wax federal Amisomland ah ka mid boqol mayso, federalku waa sheekaysata SSDF ay is tidhi way idinku badisa, federal iyo maaamul goboleed cudurada sida camabarta anu Isaga ilaalino. Somaliland waligeed federal ka mid noqon mayso waa baabaco timo ka soo baxeen. Waqooyi iyo koonfur ba soomalia lagu dhisay haday koonfuri doonayso inay Lix xaafadood noqoto waa hawl iyaga u taala.

Leave a Reply to Ali Zubeer

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented