|

Golaha Wasiiradda DF Soomaaliya oo Meelmariyey Arimo Muhiim ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka Soomaaliyeed.

Habraacyada ciidanka xoogga ee goluhu ogolaaday ayaa kala ah Habraaca hoggaanka maamulka Ciidanka Xoogga, Habraaca Hoggaanka maamulka iyo Maaliyadda Ciidanka Xoogga, Habraaca Hoggaanka Saadka Ciidanka Xoogga,

Habraaca Hoggaanka Gaadiidka Ciidanka iyo Habraaca Hoggaanka Hubka iyo Rasaasta.

Shirka oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sidoo kale lagu meel mariyay hindise sharciyeedka maalgashiga iyo maalgashadayaasha iyo siyaasadda ilaalinta bulshada.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31051

Posted by on Aug 6 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

34 Comments for “Golaha Wasiiradda DF Soomaaliya oo Meelmariyey Arimo Muhiim ah”

  1. This is hocus Pocus

    These bunch of idiots who are they kidding

  2. Mahdi Guuleed waa in loo dayaa Raysal wasaarah.

    Waqooyi poeple mater.

    Dalmida

  3. Waa wax lagu qoslo wasiiro dhacay oo ay tahay waxa kaliya ee u dhimmani inay xilka warajeejiyaan ama dib loo soo macaabo oo la ansixiyo lana dhaariyo ayaa sharciyo cusub soo saaraya iyagoon haysan wax xasanad ah.
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. waar ileyn tanoo kale goorme lasoo magacabaya golahan wasiirada ee wax ansixinaya waa maxay sheekadan boobka iyo ka gaarsiiya camal waar xage loo wada howsha walee farmaajo qaain wuxu soo wado iyo webiga ek

  5. 8 blood ciidanka mushahar lamasiin, boqolaal company oo wada tuugo ah ayaa lasamaystay oo hantida masaakiinta lagu boobo farmajo kahor qabyaalada iska daaya run sheeg a dhibaatadu ciyaar idinkuma dhicin

  6. Dabshid baa dab shitay
    Bahal baa dabkii soo eegtay
    Dabshid baa bahalkii dubtay
    Garqaad baa gar u qabsaday dabshid
    Dabshid garta sheego buu yidhi
    Bahalkii buurnaa baruurtiisu shishlay
    Badhka aanku lahaa Kali baad Ku cuntoo

    Dabshid Ku sii dar

    Aynu kayara nasano Nabar iyo naxdine

  7. Kaahin

    Kkkk

    Mr BaHal waa nin habeenba Caasimad xor ah ku hoydo

    Free Tax hadduu joogo Jabuuti
    Free Tax hadduu joogo Hargeysa
    Free Tax hadduu joogo Muqdisho

    Allow Walaal la’aan hana dhigin, hadduu Jaberti ka dhalan lahaa dhulkiisa ayaa TAX LOOGA QAADILAHAA.

    Ama asaga iyo Dhagax jidka yaaley oo uu Suulka ku dhuftey – ayaa maxkamad la Isla saarilahaa/geynlahaa ( waa Qiso ka dhacdey Gaariso).

  8. Dowladdii Banaadir state waxaa Xilkii ka qaadey Parliament Banaadir state,

    Wax go’aan ah magaarikaraan oon ka aheyn iney Xilwareejinta sugaan.

    – Yes iyo iney 4.5 kusii qaatan Canshuurta Boondheere.

    * Soomaali waxaa isku hayo hantida iyo Dhulka Greater Banaadir

  9. “Somaliya, Somali baa leh” (Viva Somaliya) Dalka inta dawlad laga dhisayo waxa ka taliya dawlada Mahdi. “Faidaa xakamtum facdiluu”,”Inna Laaha yuxubul muqsidiin” “A leysa lakum rajullun rashiid”, kooxdan isaga timi Bari iyo Bogox, sidoo kale Waqooyi iyo Koonfur, ee mareegtan wararka lagu daabaco rayigooda ka dhiibta siiba dhacdooyinka siyaasadeed ee dalka ka socda. Waxaan is weydiiyey duulkan, dalka ma waxay u haystaan inuu leeyahay Farmaajo, mise waxay u hadlaan duul kale, oo inay sariftaan dalkooda oo wax ka helaan dalalka raba inay boobaan khayraadka dalkooda (martina Somalidu ka noqoto boobka dalkooda, sida dalka Ginikonakari ee handaraabku soo booqday, Lubnaniyiita iyo mafia-da dunidu u haystaan godadka Daimond-ka iyo macdanaha wixii ugu tagana ku dila, dadkii lahaa ay marti ka yihiin dalkoodii).

    Somalidu, waa inay masuuliyad wada muujiyaan qofkasta hawsha dhinaciisa ka qabto, dalkana, waa in la wada ilaashadaa. Farmaajo, inta uu daacada ugu shaqaynayo dalka, Somalida madaxuu u wada saaran yahay, maalinta uu bilaabo inuu xaabaysto oo boobo sidii ragii kursiga uga horeeyey ( Guurguurte iyo Shariifka), markaa Somalidu meel bay uga soo wada jeensanaysaa, aaminaada uu haysto meeshaas bay ku lumaysaa. Halhayska Nabad iyo nolol, waxa leh inta Somaliya jecel hore u markeeda; sidoo kale ilma mug yar iyo saxan leeftii Emirates-kuna waxay ku hadaaqaan Nabar iyo naxdin, waa run hore u marka dalka wuu idin dhibayaa, oo waad ka naxaysaan. “Man kaana yuminu billaahi wali yawmil aakhir, fal yaqul khayran aw li yasmut” WBT

  10. Dabshid salaan sare imaam.

    Haye xanta fareeshka ah isihee. Imaam.

  11. garqaad
    aniga ku siinaya ee dhanke uga baahan tahay dhanke kaa dabageya ii sheek meelo badan baa wax ka jirano waad aragta oo waxan maqli jirney xoola la dhacay ama la bililiqeystay maantana waxan arakna sharcigi iyo daltuurkii oo la boobayo yaab beladu sow wax qoran oo lagu heshiiyey maaheyn waaxay sidaan la jiifiyana banaan la joojiyana banaan yaab hadii uu ninkani ahaan lahaa GARQAAD garoowe iyo kismaayo iyo garbaharey banaan bax baa ka socan lahaa iyo sawira lagubayo yaab tanoo kale

  12. Garqaad

    In Seedigeen Farmaajo uu dhameysto 4tiisa sano, kadibna ama Deyniile ha dego ama Buffalo ha aado.

    Hadow rabo wuu joogikaraa Xamar sida
    Madaxweyne Cali Mahdi
    Madaxweyne Shiikh Shariif
    Madaxweyne Xassan Shiikh

    – waxaan rabnaa inaan ugu yeerno Madaxweynahii ugu horeeyey dhin u dhashey reer Qurac oo KURSI wareejiyey.

  13. tolow ma hurda Mr faroole inta sidaan loogu ciyaarayo daltuurkii oo gole wasiir oo an jirin maalin walba waxban ansixinay horta yaa idin ansixiyey adinka waar faroole meel ku sheega xage qabatay isago hadalaya ma arkin maalmahan mase wuxu halgan ugu jira sidii uu isag dhicin lahaa kii dhibay ee KOODAX BARE waaxay sidaan boobsiya aaaaaa marki aan cidinada gacanta ku qabaneyn warqaduna aaaa laheyn iska xar xariiq ansixinay ansixinay inago aan ansax aheyn baa ansixinay tanoo kale

  14. Hadda kahor ninbaa ceel ku dhacey, dabaalna ma yaqaano

    Markaas ayaa la dhahey,
    war gacanta keen
    War gacanta keen. Wuu diidey inuu gacanta keeno naftaana heyso.

    Markii dambe ayaa nin dhahey
    ( war ninku yuuyahey, waa SHIIKHAAL ayaa la dhahey)

    Wuxuu dhahey yaa idin dhahey Shiikhaal ayaa la dhahaa KEEN,

    War ninka dhaha gacanta HOO,
    Markii la dhahey WAR GACANTA HOO QABSO
    horuu uga dhagey ileen naftaa heysee.


    Hadda nin reer Qurac ah lama dhaho
    War Kursiga KEEN,

    Waa in lagu kordilo (sorry waa inuu ka cararo) yaaba dilaa, ileen nin waran sugo ayaa la dilaaye – Tuke miyaad waligaa dishey.

    – War Kursiga HOO
    war Kursiga hoo

  15. DABSHID
    weerkuba hadu ari dibadey
    daaqad uga jeedo
    oo uu duulkii iska lahaa
    iyo daaqsatada waayo
    farxad buu la daadamaya
    deeq uu helaye
    damaashadka iyo xiisahuu
    soo durduriyaye iska dalamsigii iyo nimcadi
    uu bartuu doon isleeyahaye
    hadii adhigasi uusan didin
    ee diriro soo jeesto
    ee uu dadnimo muujiye diido kala yaaca darenbaa
    usoo hoyan lahaa daacuflaha weere
    dibna uguma soo dhiiraden deyladi shalay

  16. Dabshid
    Boowe maalmahan gaandhari ayaad noqotay doorashaba lamagadhin reerka maxaa umuuqda.

  17. Gaafaw

    Kkkk

    Doorashada waxaa loo qabad dadka degan dhulkii xoroobey 1960.

    Ogaadeenka
    Dagoodiga
    Murale
    Etc

    Waa dadka KORJOOGTEYN KARO MIISKA ay ku tartamaayaan – KUWII NAFTOODA XOREEYEY.

  18. Wiil xeraale

    Governorkii Galmudug iyo Maamulkii Galmudug waxey Maamuladii kale ka dhigeen
    – Galmudug iyo others

    * Duqii Federaalka

  19. Dabshid .

    Anigu dood ayaan qabaa.

    Hadii shirka 3 maamul gobaleed ee hawiye ka qayb galeen.

    Maxaa loogu yeeri waayay 2 maamul ee kablalax darood?

    Tan kale anigu waxaan sugaayay. In runta laysu sheego oo la dhoho.

    Kursigaan xisabaa lagu fadhiisanayaa.

    Mar danbe iskuma soo sharixi karo. Nimaan.
    Canshuur ciidan iyo dhul aan kusoo kordhin Karin.

    Weli hufaadii xalahayaga lagu cuni jiray ayaa meesha iiga muuqdo.

    Mudulood waa dowlad jecel yahay.
    Mudulood waa nabad jecel yahay.
    Mudulood weligii isku raacin in uu dhibaateyo dowlad somaliyeed.

    Filimadaas horaan u soo daawanay. Weli hurdadii ayaa lagu jiraa imaam dabshidoow.

    @ wiil xeraale. Masuul sare.
    Mahadsanid.

    Sxb anigu waxaan ahay caruurtii. General caydiid wax kasoo bartay.

    1992 markeey isku dheceen. Cali iyo caydiid xabadii ugu badneed waxaan ku riday cali Mahdi.

    Calashaan anigu waxaan ka mid ahay dadka aaminsan. Dalku in uu yahay woqooyi iyo koofur. Xamar iyo hargaysa.

    Inta u dhexeysana aan sideedaba wax la waydiin madaama aysan weligood culees mooyee wax kusoo kordhin.

    Taas bedelkeeda. Cali Mahdi iyo imaan dabshid. Wexey aaminsanayeen in lakala adkaado laakiin aan laysku taagsan dadkuna wada noladaan wada sinadaan.

    Reer tolkeey mudulood shalay ayagaa farmaajo nagu soo ciyaarsiiyay. Hadana ayagaa calaacalaayo.

    Maantana weli hurdadii iyo been beentii ayey ku jiraan.

    Xoogaaga iyo xoolahaaga Nina haku xushmeyn

  20. Garqaad

    Maamulada Kablalax waa hal Maamul ee intee Horta ka keentay Labo maamul.

    Marka 3aad, 4 Governor ayaa shirka tagey ee adaa noo sheega ninkaad hilmaantey

    Governor Cumar Finish
    Governor Waare
    Governor Qoor Qoor
    Governor Lafta Gareen

    Afartaan nin waa Reer XAMAR IYO XAMAR DAYE , inta kalena waa SOCOTO.

  21. Dabshid
    duqi galmudug si ayuu indhaha usoo shitay kaba kul kulul sidii aan moodayey sxb waa dheerey naya dadaal badan baa ka muuqda meesha uu haabanaya ma dhawa ninku nin aan maleyn karno ka duwan xaalkisu lakin anigu wan sugaya ila halka sano uga buuxsanto

  22. Jeegaan baa meeshan ku Tuqyaysanaysa sidii Shiicadii… kkkk

  23. Citiraafkii baa soo dhoaweey….

  24. Garqaad
    horta kala adkaan shuhu maahan kii aad shalay inta reer qurac siliga la talabisen oo sidii Poland xerya uga sameysen Kenya aad adinki inta dib usoo celi seen oo aad ogeyd maxamed abshir haaman oo xadka Kenya laga soo qabatay oo odagi jantalman kasoo dabiintay caydid ee marki cali mahdi loo keenay uu yira cali dekeda xamar xir hadii kale caydid baa wax kala soo degaya ee uu cali sidaas ku xiray dekedi ee kala adkaan shuhu waa xisaabtan iyo runta oo la isu sheego mida kale wadanku mar kale ayuu gacan labaad u baahan yahay ayaan is leeyahay marki aan arkay qaabkisa waayo xooga ciil qaba ayaa daarod ka kamuuqda hawiye na maba dareen sana hadii mar kale sacabka iyo jaanta lagu celiyo daarod kana faa iidu ayaa ugu jira hawiyena faa iido si fiican baa loo heshiinaya daarod kan jajabka ee hawiyaha laga reebi la yahay qasab bey ku raaci lahaayen daarood weyhana kale jajabka hawiye na waa libdhi la haayen sodoodi hore

  25. Kalsame

    Kkkk

    Sidaan haddaad ku sii socoto,
    sidii Adeerkaa Dabcasir ayaa Film lagaa soo Duubaa adigoo HARGEYSA JOOGO.

    Kuye waa Dabcasir, goormaan imaadey Somaliland, yaa ikeenay Hargeysa

  26. Dabshid
    Dabcasir waa ninka reer dalal ugu xignada iyo aqoonta badan ma ciyaar baad moodey KALSAME wuu ka fayobi badan yahay ee odaga saliid seytuun kuu badasaday SNM baa yaabtay

  27. Dabshid ninkii farmaajo ahaa soo jeed baa diley sidu u qayilayey saama leyl baa nafti ka jaray bidaartii baa dib usoo laabatay marqaan dartii iyo soo jeed welina wuu la yahay daanyer guulwadeynta ku fiican oo aan laheyn han siyaasaded oo kale ee maxa tala odago xamar buu jooga ee qorshe keena

  28. Wiil xeraale

    Madaxweynahu ma qayilo waxaas waa sheeko
    Shiino Culeey iyo Daahir Calasoow

  29. DABSHID

    Su`aalahan ka jawaab….

    -Ayay dani ugu jirtaa isku dirka ITALIAN-SOMALILAND?…

    -Ayaa iibiya Waqooyi vs Koofur?…

    -Ayaa jecel inay koofur qiiqdo abidkeed?…

    -Ayaa markay siyaasiyiinta koofur is qabtaan qori dab ah la dhex wareega?…

    -Ayaa farriimaha Mudulood hawada u mariya oo dhaha qola hebla iska cayriya?…

    Haddaadan ka jawaabi karin 2 mid baad tahay… Jeegaan Tuqyaysanaya oo hawshaa wax ka wada, ama nin aan adduun la socon…

  30. wiil xeraale

    Caaway ii caddaatay inaadan REER XERAALE ahayn… Dabacasir ma REER DALAL BAA?…

    Nin REE XERAALE ah oon Dabcasar aqoon xagguu ka yimid?…

    Waa idiin sheegay dadka Feegga ahi iyagaa doodda isku duqeeya.. kkk

  31. Kalsame says:
    August 7, 2020 at 12:50 am
    You see, Garqaad baan la hadlay, isagoo wiil xeraale iyo Laays ah buu ii jawaabay…

    Inaan iska hadlayo dad baa u qaba…

    Geegaan sida Shiicada tuqyaysanaysa waqti uma hayo, oo kaar namiim wada sidata…

    @ wiil xeraale.
    Kalsame heerkaan ayuu maraa.

    Ee yaan lagu danbaabin. Halayska daayo doodiisa. Isagaa daali doono.

    Maxaa tiri reer dalal dabcaseer ayaa ugu xigmad badan. Kkkkkkkkk.

    Anigu ka garqaad ahaan mareexaanka sifiican uma kala aqaan.

  32. KALSAME ma aadna fahmin qoraal keyga ee waxad moodey inaan Dabcasir u abtirinayo sidaana adiga ayaan kugu maagayey oo xaga Dabcasir baan doonaya inaan dalal kasoo galo inu adiga kuu duur xulaya ayaan dalal ka dhigay Dabcasir waayo ma helayo wado aan kugu so galayo hadii aanan jarar koo raacin

  33. KALSAME
    sxb adiga ayaan kugu maagayey ee wan ogahay Dabcasir inuu yahay kuwa seynta uga yaal reer Diini ee layira warfa Diini hooyadina tahay reer dalal marka hala soo boodin maahid reer xeraale ee hadalka faham
    DABCASIR waa reer warfa Diini

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented