|

War Murtiyeedka kasoo baxay Shirkii Beelaha Mudulood uga socday Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shirka wadatashiga Beesha Muddullood, kaasoo socday afar cisho, waxaana ka soo qeyb galay Duubabka Dhaqanka, Culimaa’udiinka, Siyaasiyiinta, Haween iyo marti sharaf kale.

Furitaanka shirka iyo xiritaanka shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay shirka Madaxweynayaashi hore, Ra’iisul wasaarihii hore, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirka Amniga, xildhibaano.

Sidoo kale marti sharafta lagu casuumay shirka ee khudbadaha ka jeediyay ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, Galmudug iyo Koofur Galbeed.

Gabagabada war murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa waxaa ka akhriyay Avv. Cumar dhagey, iyadoo hareerihiisa taagan yihiin Madaxweynayaashi hore, Duubabka Dhaqanka iyo siyaasiyiinta ku matala Dowladda Federaalka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31044

Posted by on Aug 6 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

39 Comments for “War Murtiyeedka kasoo baxay Shirkii Beelaha Mudulood uga socday Muqdisho”

  1. Warkaasi sow macadda
    Laf weeyntu barqa cad ayeey
    Geela qalata doqontuna Sakaaro
    ay marka ay qalaneeyso Go ayeey
    la huwataa ileeyn waa doqone

  2. Sakiin ma gooyso geed Salweeyn
    Sagaal Abgaalna waa sidaas
    Wixi bahalla maroodiya u Weeyn
    inta aadana Mudulood

  3. Weyfiicantahay hadeyna warmurtiyeedka kujirin isbaaro biliqo dameer iwm

  4. Oo banaadir hadii maamul goboleed loo sameeyo dawldnimadii soomaaliya soo meesha kama baxayso.madaxweynaha banaadir state iyo madaxweyneha federalka baarlamaanka federalka iyo baarlamaanka banaadir state.fawdadii ugu weyneyd baa soo socota wixii horoo dhan waa been.sideed madaxweyne oo is ku awood ah

  5. Gedoland
    Waxaan iskubaraney allgalgaduud lix sank kahor

  6. 100 sano wixii somalidu soo dhistay,ee lahaa nooc kasta oo aduunyo,dadkii dumiyay ee ka dhigay Zero,u badalay isbaaro,bililiqo iyo ku nasiibso,miyaad ka sugaysaa inuu wax dhiso?
    haday tahay jawaabtaadu haa,waa inaad tahay Doqon.

    saaxiib,qabiiilku asal ahaan wuxuu ku dhismay isbahay dagaal,iyo in si siman wax loo dhaco.Asalka qabiilka somaliga ayaa sidaa sidaa ku dhisan.

    Mutulood ama cariishood haka baxaan guryihii ummada somaliyeed iyo dhulkii danta guud.

    Qorigii cadaa ayaa guriga ii yaala kkk
    Dameer ibn dameerbaa yaabay.
    Dalmida

  7. Gedoland
    Waxaan iskubaraney allgalgaduud lix sank kahor

  8. Wiil Hirab
    Sagaal Abgaal iyo saymo roob minay sintaan waa signiin………Murti Abgaal.
    Horta in bel Somaliyeed oo Somalida magac ku leh in shiraan waa dan Somaliyeed..
    Xoogaa Laangaabnimo ah ka muuqata..
    Kawarama haddaan beelweynta Kablalax Garoowe, Jigjiga, Kismaayo ama Gaarisa shir kan sida Muddulood qabsano..waan inla qaylin lahaa…kkkkkk
    Shirka Mudulood anaga ayaa taagersan laakiin waa awooda iyo midnimada sheeganayaan na tusaan in rag isku filan yihiin…run
    1.Amisom ka maarma
    2.Dhulkiina ka xoreeya UGUS..
    3. Xamar in caasumad qaran tahay iyo i magaalo qabiil noqoto go’aan ka gaara.
    Garoowe iyo Hargeysa waa diyaar in caasumadda loo raro…weligeena sheegan mayno wax ka badan Meyerka degmada sida Washinton DC. ama London..
    maha unukaa leh..kkkkk
    Allow dadkaaga aqli sii

  9. Wiil Hiraab
    Sagaal Abgaal iyo saymo roob minay sinmaan waa signiin………Murti Abgaal.
    Horta in beel Somaliyeed oo Somalida magac ku leh in shiraan waa dan Somaliyeed..
    Xoogaa Laangaabnimo ah ayaa ka muuqata..
    Ka warama haddaan beelweynta Kablalax Garoowe, Jigjiga, Kismaayo ama Gaarisa shir sida kan Muddulood qabsano..waan hubaa inla qaylin lahaa…kkkkkk
    Haddii Somaliland beesha Isaaq shir qabsadaan…..Beelaha laangaabka ah ayaa shira…Guddoomiyaha beelaha Hawiye..No Guddomiye beelaha Daarood..Laangaabnimo.
    Shirka Mudulood anaga ayaa taagersan laakiin waa in awooda iyo midnimada sheeganayaan na tusaan in rag isku filan yihiin…run
    1.Amisom ka maarma
    2.Dhulkiina ka xoreeya UGUS..
    3.Xamar in caasumad qaran tahay iyo i magaalo qabiil noqoto go’aan ka gaara.
    Garoowe iyo Hargeysa waa diyaar in caasumadda loo raro…weligeena sheegan mayno wax ka badan Meyerka degmada sida Washinton DC. ama London..
    maha unukaa leh..kkkkk
    Allow dadkaaga aqli sii

    • ASC.
      ***WAA TAYDA***
      LOP Saaxiib, waad qaldantahay ee isku noqo. ≈©≈HORTA shirkaan WAXAA watay Qolyo Dan gooniya leh IYO Dadbaa iga dambeeye I ARKA!!!. ≈©≈ Meesha lagu QABTAY, Mawlaca Macallim NUUR, ayyaa ah Gefweyn oo loo gaystay Culumadi Diinta Fidinteeda u soo Halgantay. ≈©≈MIDEEDA kale, hadaan welwel kaaga IN yar ka faalloodo, Meeqa sanaan Maqlaynay; C/weli ama
      Deni-yaa ka duulay Garowe oo ku degay Kismaayo amase Ka soo duulay Kismaayo oo ku degay Garowe, QABYAALAD aan Ged loogu Gabban. YAA Daney? ≈©≈Saaxibow, Markay Somali-nimadaadu ku canaan-yoonayso Ciyaarta Xasan Sheekh Maxaad uga hadliweysay TAN C/weli iyo Deni?.≈©≈KA boodoo Saxiib, Xasan Sheekh iyo saaxibadi WAA niman naf la caariya oo ka cabsana inay; Cali Khalii iyo Cali Gurey ku soo gaaraan Xamar intuu Mahdi M/med Guuleed yahay Wasiirka Kowaad Dabadeedna uu Xukunka Dawladdu wuxuu u wareegi gacanta Akhyaar u dhalatay Waqooyi. ≈©≈Saaxib Beesha Mudulood, Abidkeedba waxay daacad u ahayd Dawlad Somali HADDANA waxba isma bedelin ee ha fiirin Dhowrka Macaan jecesha oo indha sarcaadka wata. WBT

  10. Ninba waxbaa quseeyo aniga Qodobka 2aad ayaa i quseeyo.

    Adey kuutaal midkii adna ku quseeyo.

  11. Gaafow
    allgalgaduud.com iyo waamonews laba nin oo qabiilada isku dira ayaa qori jiray hada way towbad keeneen baan umalayn

  12. Horta mudulood dhulkooda ha xoraystaan markaas wax kale haka hadlaan

  13. Asxaabta Kalshaale
    Warkaan meesha soo dhigay la iigama jawaan..
    Aqriya…..kkkk Somalijecel ku socotay….
    ”Waxaa la yiri: Allow nin wax ogeyn ha cadaabin.
    Daroodka cid Ogaadeen dhul iyo tiro ku gaarta ma jirto.
    Waa ninmanka Somalida 3 webi dega oo maalinta webiga naga xirtaan Somalida kale oon dilin. kkkkkkk
    Majeerteen dhul weyn waa degaa oo Garacad to Raascasayr 1010km badda India, weli badda cas oo Bossaso ku taal lama gaarin.
    Laaakiin Ogaden dhul iyo Barwaaqo laguma gaaro. Tana river Gaarisa mara, Webi jubba oo Yeed ilaa Goobweyn mara iyo Webi shabeele oo Goday, Iimey, qabridahare soo mara, ragga fadhiga miyaa tiri dhul malaha.
    Somalida inta kale biyo Ogadeen soo dhafay helaan.. War nimanka hanagu dirina sida Masar oo Ethiopia Webiga Nile ka xiratay yaan qaylo lagu waalane. kkkkkk😄
    Anaga Dhabayaca awalba webi ma haysan ee 7 durdur biyo noo ah iyo roobkii ilaahay keeno ama ceel qodanay…run
    Malaygeena iska daban, niyaha iyo geela maalin oo dhoofsan, gaajo na dili mayso…kkkk
    koofur oo macaluul loogu dhimanayo aragtay ee weligaa Puntland macaluul loogu dhimanayo ma aragtay…?
    Waayo maba dhici karto haddii xitaa roob di’in.
    War dalkaaga baro..run
    Dhulka Somalida hala barto…ama qajajacleeya….
    Mudulood bootaynaya oo Ugandese qooraha jiidayo..
    kkkkkkkk🤭

  14. Land of punt
    Anaa kugu raacsan kilinka 5aad kaliya ayay waxay kadagaan sagaal gobol nfd laba gobol soomaaliya laba gobol iyo waliba bakool qayb kamida cagdheer caadi maaha waa United Nations

  15. Mr bahal
    Dhinaca kale ninkii abi reerkii wuu ladhibanyahay godey ayuu joga maxaabistii ayaa halkan lakenaya ciidana wuu rabaa farmajana haramacad hausoodiro

  16. Gedoland iyo lop
    Absame population 7 million
    Wabiyada was sadex dhul waa midka Somali ugu weyn

  17. Qabiil soomaaliyeed oo doorasho kahadlaya oo aan mudulood ahayn ma arag taasi waxay cadaynaysa in shiikh shariif iyo xasan shiikh ay shirka hormuud u ahaayeen doorashooy xaal qaado.

  18. Gaafow

    Shacuuntii koonfurtu way tuureen lanakii Ethopiya,waxay saareen kii ay iyagu lahaayeen.

    Idinka Maryoolay,maxaa idiin talo ah?

    Jigjiga isku haysta.xataa Jigjiga Amxaarkii ayaa idin garaacaya kkk

    Waar meesha wax iska celiya oo ka baxaa Reernimada lol

    Dalmida

  19. Mr bahal aka dila
    Kan farqaha aad ishaysataan Ku kadaran ayaa meesha yaala anaku kuwa ugu ayunbaan noqoneynaa dadku in itoobiya ilaa qiyaamaha jireyso ayaa lava dhaadhiciyey

  20. Gedoland
    Waamonews waxaa qeyb kaqorijirey midkan ladhaho Cali zuber oo adunka ugu neceb marexan Ogaden majerten axmed madobe .inuu rerka yahay lamahubo ileen reerku waa badweyne

  21. Gaafow
    Walaahi waa runtii maalinbaan waxaa ku iri waamonews ma qori jirtay markaasuu yiri ma qori jirin laakiin waan ku xirnaa .waan arki jiray ilaa hada axmed madoobe ayuu ku dhegen yahay nin mabda leh maaha

  22. Xasuusta inaan idin iri shirku shir dhaqan ma aha… Soo ma rumoobin?…

    Yaa wax ka fahmay war-beeleedka aka war murtiyeedhowshinka?…

  23. halka qodob ee ugu muhiim san waa in dhulka abgaal dego laga xoreyo ugus waa qodobka kale gowska qabanaya waa badanahay oo lacag badan ayaan heysana iyo aad ayaan muufada ucuna micne sameyn meyso WIIL HIRAAB meyla socata wan ognahay abgaal waa dad badan oo dhaqaalo badan lakin hada ma muuqdan waxasi dhulka abgaal dego dadku garan maayan lakin qabiilada ugu dhulka weyn bey kow ka yihiin somaliya LAND OF PUNT baa meeshan faanaya adeer dhulka MJ waa xariga oo kale waa xarig dheer lakin aan balac laheyn dhulka abgaal dego baa kabadan lakin muufa qaribtey kkkkk maalin dhaweyd maxad ku tidhi DABSHID wan ku barya xita gafuur cisman sheego hadii aad wax kale weysey
    kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk

  24. HADOW MIDOOBO MUDULOOD
    MAROODI WAA MIRQI KARYAA

    @ kalsame.

    Maxaad ka qaban kartaa. Eboow.

  25. Garqaad

    Meelo kale ood aad ka doodi jirtay ni Ogaadeen ah baad iska dhigi jirtay…

    Maantna Mudulood baa kuu dheggan…

    SNM tuqyaysanaya inaad tahay baad la isku raacay… Isku dir intaad kari karto ree koofur…

  26. waar talno kale ninkii KALSAME ahaa qof walba ee halkan wax ku qora wuxu la noqday SNM yaabay anigu waar tanoo kale yaa arkay

  27. Kkk

    Wiil Xeeraale,

    Waar bal weydiiya nabarkan uu ilaawi la,yahay ee SNM gaadhsiisay anaga ka daaweyneynee. 😂😃😃

    Hadii Trumb Farmaajo ku tilmaamo fake president Kalsame wuxuu odhan Trumb waa SNM.kkk
    Sasqaad.com

  28. Waar shirku waa shir beeleed sida beelaha Soomaaliya u hadlaan unbay u hadleen. Big deal? No

    Gaafow aka Tigrean boy

    Waar ma adigii baa weli hadlaya. Gabre sow taad raacday maaha. Maxaa ku soo celiyay.

    Please beeshaada sheego dhaaf sheegashada Ogadeen ee beenta ah. Ama qarso sida Dabshid oo all galguduud ka doodi jirey waayo waayo.

    Waxaad tidhi, ” Waamonews waxaa qeyb ka qorijirey midkan ladhaho Cali zuber oo adunka ugu neceb marexan Ogaden majerten axmed madobe”

    No nacayb but sure waxaan diiday beenta beelaha aad sheegtay welina waa geddaydii mana arki karo qabyaaladda iyo kuwa u niikiya.

    Ogow Darood iyo Hawiye iyo Iidoor ama Raxanwayn iwm wallaahi ayaan ku dhaafsanayn diintayda iyo aragtitayda waayo aduunkina waa kuwaa qarankii ku khammaaray, aakhiradoodana doonaya inay dadka kale kula khammaaraan.

    Diiday Jaalle ee adiga sanamka aad caabudayso bal meel ha ku geeyo..

    Midda kale Waamonews waxaa qori jiray Abdirashid oo London Joogaa oo Dhuxualayste ina adeerkii ahaa, aniga raggii ka doodi jiray sida kalshaale unbaan ahaa..

    viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

    Gedoland

    Haddaad i arki jirtay halkii unbaan taagnahay, kulahaa Dhuxulayste ayuu ku dhegganaa, Yes, welina waxaa u arkaa daanyeer ku khamaaray magacii Jubbaland iyo caruurta Somaaliyeed ee dhulkaasi.

    Xaraabo maahan warkayga ilaa goor dhow ilka yar baa u niikinaysa iyada o Kenyaanku garaacayaan masaakiinta ilka yarta gedo.

    Ugu dambayn waxaan mar deris ahayn Walan wal, shire farey, Abdi Jaamac iyo mareexaan badan. Nuur bidaar caruurtiisa ayaa ayaan ku arkay Ohi Gabadh uu Siyaad Barre dhalayna 1999 oo counterka Columbus Sqaure Shoping Center. Wiil ila socoday baa ii sheegay anigu garanmayn. Lacagtii markaan bixiyay oo aan gaadhi Budget oo CA ka so qaaddanay baan soo galnay anigoo yaaban. Minimum wage wuxuu ahaa baan filayaa 6.5 USD per hr. Adduuyo.

    Cali zuber oo adunka ugu neceb marexan Ogaden majerten axmed madobe .

  29. You see, Garqaad baan la hadlay, isagoo wiil xeraale iyo Laays ah buu ii jawaabay…

    Inaan iska hadlayo dad baa u qaba…

    Geegaan sida Shiicada tuqyaysanaysa waqti uma hayo, oo kaar namiim wada sidata…

  30. Sixid

    oops waar sow tan aan is dhex yaaciyay. Waan degdegsanaa ee akhriste raalli ahow

    August 7, 2020 at 12:48 am

    Waar shirku waa shir beeleed sida beelaha Soomaaliya u hadlaan unbay u hadleen. Big deal? No

    Gaafow aka Tigrean boy

    Waar ma adigii baa weli hadlaya. Gabre sow taad raacday maaha. Maxaa ku soo celiyay.

    Please beeshaada sheego dhaaf sheegashada Ogadeen ee beenta ah. Ama qarso sida Dabshid oo all galguduud ka doodi jirey waayo waayo.

    Waxaad tidhi, ” Waamonews waxaa qeyb ka qorijirey midkan ladhaho Cali zuber oo adunka ugu neceb marexan Ogaden majerten axmed madobe”

    No nacayb but sure waxaan diiday beenta beelaha aad sheegtay welina waa geddaydii mana arki karo qabyaaladda iyo kuwa u niikiya.

    Ogow Darood iyo Hawiye iyo Iidoor ama Raxanwayn iwm wallaahi ayaan ku dhaafsanayn diintayda iyo aragtitayda waayo aduunkina waa kuwaa qarankii ku khammaaray, aakhiradoodana doonaya inay dadka kale kula khammaaraan.

    Diiday Jaalle ee adiga sanamka aad caabudayso bal meel ha ku geeyo..

    Midda kale Waamonews waxaa qori jiray Abdirashid oo London Joogaa oo Dhuxualayste ina adeerkii ahaa, aniga raggii ka doodi jiray sida kalshaale unbaan ahaa..

    Gedoland

    Haddaad i arki jirtay halkii unbaan taagnahay, kulahaa Dhuxulayste ayuu ku dhegganaa, Yes, welina waxaa u arkaa daanyeer ku khamaaray magacii Jubbaland iyo caruurta Somaaliyeed ee dhulkaasi.

    Xaraabo maahan warkayga ilaa goor dhow GEDo oo Kenyaanku garaacayaan masaakiinta ilka yarta ayuu u niikinayay.

    Ugu dambayn waxaan mar deris ahayn Walan wal, reer shire farey, Abdi Jaamac iyo mareexaan badan. Nuur bidaar caruurtiisa ayaan ku arkay Ohio Gabadh uu Siyaad Barre dhalayna 1999 oo counterka Columbus Sqaure Shoping Center fadhida. Wiil ila socoday baa ii sheegay anigu garanmayn. Lacagtii markaan bixiyay oo aan gaadhi Budget oo CA ka so qaaddanay baan soo galnay anigoo yaaban. Minimum wage wuxuu ahaa baan filayaa 6.5 USD per hr. Adduunyo.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  31. Laalays
    Ninyahow laalays ma magaalaa haday tahayse xagee kutaalaa.hees hibo nuuro qaado ayay kujirtaa.laalays dusheediyo wax saasa mise anaa mooday mahubo

  32. Ali zubeer
    Ogaadeen yaa ka tahay adiga iyo gaafow anaa idiin kala garqaadayee kkkkkk kolleey nin buu xarigu la goi labadiina

  33. ASC.
    GEDO LAND, Cali Zubeer anaa aqaan, Ogaadeen wuxuu ka yahay Somali M/med. RUN. WBT

  34. Gedoland

    Suldaanku waa muslim ka ah Soomaali maxamed ee ka hadh qabyaaladda.

    Viva Soomaaliwayn
    Dhow al Somali traitors

  35. ASC.
    Farmaajow, haddaad Somali ka naxayso HA BEDELIN Mahad ilaa waqtigu KAAGA dhammaana, ≈©≈WAR horta ma taqaaniin halkuu ka soo jeedo Mahdi M/med Guuleed? Wuxuu ka soo jeeda Gobolka W/Galbeed waa Wadnihi Gobolladi waqooyi MARKA muxuu uga baahanyahay Koofur? Ma xoolo? MAYA ee Wuxuu ku qanacsan yahay INAYSAN cidina Xamar ka LAHAYN ee Dadkaan GARAKARIN.≈©≈BAL akhyaaray gadaal u raaca Qudbadihii Xasan Sheekh, WAA dhif iyo naadir inuu soo magac qaado Gobollada Waqooyi, wuxuuba u haystaa Ummad kale. ≈©≈Farmaajow ha isku deyin Inaad cidaan Reer Waqooyi ahayn u naqacowdo W/koowaad, haddii kale Dayri sidii Xasan Xasan. WBT

  36. War soomaali maxamed waa lawada yahay ee qabiilku hadii sida diintu sheegtay loogu dhaqmo dhib maleh aniga nin kalsame layiraahdo yaan iska reebi waayay markii danbe banaanka ayaan iska mariyay

  37. BEESHA WAXAY HILMAANTAY “XAA LAGU DILAY GABAYRE”??

Leave a Reply to Wiil hiraab

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented