Xiisada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose iyo Cabdi Xaashi oo Warqad u diray Madaxwayne Farmaajo (Akhriso)
Muqdisho ( Kalshaale ) Cabdi Xaashi Cabdullahi Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa codsaday in baadhis degdeg ah lagu sameeyo been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka.
Warqadan kasoo baxday Gudoomiyaha Aqalka sare oo la gaadhsiiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in golaha shacabka wax ka bedel ku sameeyeen 27-qodob oo katirsan xeeka maareynta maaliyadda dalka.
“Xeerkaas lama dhaqan-gelinayo inta laga sarayo habraaciisa dastuuriga ah sidda waafaqsan qodobka 85aad iyo qodobka 90aad farqadiisa [f] ee dastuurka ku meelgaarka ah,”
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa muujinaya khilaafka ka dhex jira Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ee uu Hogaamiyo Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan.
Arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli uu weli taagan yahay khilaafka u dhexeeya labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka dhashay Arrimaha doorashada ee 20/21.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31027
SALAAMU CALEEKUM
Bal eega DAWLADI DHEXE waxeey noqotay gelgelin geel…
Bal eega odaygaas 80 jidh ka ah.. oo leh waddan iyo shacab baan masalaa..
Bal eega beenta uu noo sheegayoo.. Waa kaase, cadh ha tago BURCO… So ma aha nin HABAR YOOUNUS ah…
Wadanimada uu ka hadlaayo, maxeey tahay, mar haduusan masali karin shacabkiisa..
80 jidh, boorso been ah wata… Walaahi, waxeey xaqiisu ahaa, inta la jeebeeyo, oo gacanta laga saaro MUUSE BIIXI CABDI.
WAAAYO, Muuse Biixi, shacabka ISAAQ baa doortay.. isaga ayaa xaq ah oo masali kara shacabka ISAAQ.
Waligeen, inta beenta aanu isu sheegaysno, meel gaadhi meeyno….
… SIDAASE .. Waxaa weeyee… HA ISLA MEEYRAYSATO..
WA BILAAHI TAWFIIQ
Barawaani,
Barawaantu horta ciidan beeleed maleeyiin?
Hadaa ciidankaa leedihiin oday xaashi anaa kuu fasaxay ee madaxa ka toogta.
Laalays
He is our man in Mogadishu
(Clandestine Operation)
Somaliland is well protected have no fear