|

Madaxwaynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Istanbul

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayaa si diirran loogu Dhaweeyey Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkey.

Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Turkiga, Danjire Jaamac Ceydiid, iyo Dadweyne Fara badan ayaa garoonka diyaaraha ee Istanbuul ku soo dhaweeyey Madaxweyne Qoorqoor.

Madaxwayne Qoorqoor ayaa maalintii shalay safar uga soo baxay magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa inuu maalmahan soo aadan ku sugnaado magaalada Istanbul, isagoona dhowaan dib ugu noqon doona dalkii, Xili loo balansan yahay shirka Dhuusamareeb3.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=31016

Posted by on Aug 6 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

11 Comments for “Madaxwaynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Istanbul”

  1. GALMUDUG OVERSHADOWS ALL MAAMUL GOBOLEEDADIIKII KALE INCLUDING THE MOTHER OF ALL, MASE AABIHII SHOWED UP???

  2. Somalijecel..
    Jawaab page hoose..qabso

    Waxaa la yiri:Allow nin wax ogeyn ha cadaabin.
    Daroodka cid Ogaadeen ka dhul iyo tiro ku gaarta ma jirto.
    Waa ninmanka Somalida 3 webi dega oo maalinta webiga naga xirtaan Somalida kale oon dilin. kkkkkkk
    Sxb Majeerteen dhul weyn degaa oo Galkacyo to Raascasayr 1010km badda India, weli badda cas oo Bossaso ku taal lama gaarin.
    Laaakiin Ogaden dhul iyo Barwaaqo laguma gaaro. Tana river Gaarisa mara, Webi jubba oo Yeed ilaa Goobweyn mara iyo Webi shabeele oo Goday, Iimey, qabridahare soo mara, ragga fadhiga miyaa tiro dhul malaha.
    Somalida inta kale iyo Ogaden soo dhafay helaan.. War nimnaka hanagu dirin sida Masar yaan qaylo lagu waalane.
    Anaga Dhabayaca awalba webi ma haysan ee 7 durdurkaas biyo noo ah iyo roobkii ilaahay keeno…Malaygeena iska daban oo gaajo na dili mayso…kkkk
    koofur oo macaluul loogu dhimanayo aragtay ee weligaa Puntland macaluul loogu dhimanayo ma aragtay…?
    Waayo maba dhici karto haddii xitaa roob di’in.
    War dalkaaga baro..run

  3. Lop

    3 wabi ha maro ama waxba yay wabiyo marin,faaiido ma loo socdaa,oo dadku ma yihiin dad u nool inay noolaaadan,mise waa dad u nool inay wax cunaan?

    Qaabka ay u cunayaan iyo meesha ay u marayaan ma kala jecla,Somalidu waxay u nooshahay inay wax cunto.Hadii ay waydo wax diyaar ah oo ay cunatana somalidu way dhimataa.

    Badda Puntland ee aad noooga sheekayso,wabiyada mara dhulka Ogaadeen ee aad sheekayso,waxaad ku datrtaa Maryoolay inteedii kale,oo ka dhig,% 100.Somalidu way ka gaajoonaysaa,wayna ka qaawan tahay.

    Dee muxuu tarayaa lahaan shaha dhulkaasi?

    Macnuhu waxa weeyi in aanad waxba lahayn hadiiba aad gaajo uga dhimatay.

    Dalmida

  4. Mr bahaloow.

    War kaalay kusoo biir shirka mudulka.
    Waa laguu istagayaa. Kkkkkkkkkk.

  5. Garqaad

    Ma waxaad rabtaa inuu ii hanjabo Muxadiin Darba wayne kkkkkk.

    Garqaadoow,waxaan u baahanahay isbadal.Isbadalka lagama rabo inuu ka yimaado Reer baadiyaha e waxaa laga rabaa inuu ka yimaado;schoolarska iyo Reer Magaalka.
    Innanaga ayaa laynaga rabaa inaan isbadal keeno oo Ummada jahayno.

    Qorigii cadaa ee guriga u yaalay cali Mahdi ayaa yaabay.

    Dalmida

  6. Waagii Jubbaland la dhisay baa qurba joogtu damacday inay Xaflado u samayso… Meel kasta Mid REE CABDILLE ah oo ummadda degtoo dhan ka xigsanaya ayaa aga-daa haya…kkkk

    Dadkiiba abitaytkay ka xidheen, markaasaa loo nacay oo faraha looga qaaday xidtaa Ogaadeenkii kale…

    Hadda waxaa ii muuqata tabinkii oo kale… Saleebaan meel walba wada qamaam ah, oo isa siiyay G.Mudug, kuwa na la jooga meel aan deggenahay, qosol baad ugu dhimanaysaa, waxa xuurta ka baxaysa iyo ARYAA YAA KALOO WAX LAGA WAYDIIHAA…. kkkkk

    Xidtaa HG-tii kale yay ka xigsanayaan, diifax diifax… Waa Cadaadoo kiiran… SACAD baa Yaabay…

  7. Mr bahaloow.

    Muxudiin darbaweyne.

    Maaha sida imaam dabshid. Iyo garqaad.

    Isagu waa nin mantaan cabdulle ah waa nin duuliye mantaan ah.

    Dadku qarniyaashii hore wexey xamar ku joogeen. Duliye mantaan ayaan ahay iyo diinle mantaan ayaan ahay.

    Qaasataan dadka cad cadka ah ee hada reer xamar loo yaqaan. Wexey ku joogi jireen. Diinle mantaan.

    Mantaan cabdulle waa 3 lafood.

    Bariise mantaan.
    Duuliye mantaan.
    Diinle mantaan oo malaaqyada ah.

    Marka oday yaroo raxanweyn ah ama saxaraha kasoo tahriibay. In uu muxudiin darbaweyne ku sheego reer baadiye. Maaha wax macquul ah.

  8. Garqaad

    Macna samayn mayso,Reernimo iyo Meel aad degto;waxaa macno samaynayaa maxaad ku haysaa meeshaasi?

    Unukaale,Unukaalekkkkk

    Adis waa 100 sano jir.Nairobi waa isku Cimri,Kambala waa la mid,Muqdishana waxay jirtaa 3000 oo sano.Haba ahaatee maanta Muqisho talo iskuma filna,dhaqaale iskuma filna,aqoon haba sheegin,waxay ku nooshahay Unta hoosteeda(uneder the auspices of united nations).Waxaa gacanta ku haya ummad kale.Taaasi oo ah isma maamulikaraan.

    saaxiiboow,magacaanta aad tirisay,hebelkaa cabdule kkkk
    Waar aduunka oo dhan qof waliba wuu leeyahay awoow u tirsado kkkkk

    xamar cadcadka u dhaafa meesha si aad u noolaataan.Jareerta u dhaafa meesha si aad u noolaataan.

    Maryoolay waxay kaga dhegtay abtirsi fake ah oo ka fog xaqiiqda.

    Dalmida

  9. Mr Bahal
    Aniga iyo adiga dagaalkii waa noo dhamaaday…waa kula jiraa..
    Karbaash daanyeerta maryooley oo ilaahay siisay dhul astaahilin….
    Ugandese sariirta lala hurdaa oo la wadaa, hadday Somali kale arkaan toorey, qorigaygii cadaada ka hadlin…kkkkkkk
    Hadday run sheegayaan may qori cad u qaataan UGUS dhulkooda haysata ama uga maarmaan jareerta Amisom….yaab🤭

  10. KALSAME
    Somalidu waa nuucas gebigod kasoo qaad hada anigu hadii aan farmaajo wax kasheego ama dhalilo matag baa ku qabaneysa xanaaq dartis sidii nin qandho heyso baad gariiseysa waana adigii isku sheegayey nin magalo ku dhashay oo wax fahmaya maxad u maleyn tuula jooga aan kala garan madaxweyne somaliyed iyo kan beeshoda

Leave a Reply to Kalsame

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented