|

Madaxwayne Qoorqoor oo Safar ugu baxay Turkiga, kana hadlay Qorshaha Shirka Dhuusamareeb3

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa safar ugu amba baxay maanta Dalka Turkiga, gaar ahaan magaalada Istanbul.

Inta uusan dhoofin garoonka diyaaraddaha Aadan Cade, ayuu shir jaraa’id ku qabtay, kuna faaf-faahiyey arrimo badan.

Waxa uuna carabka ku adkeeyay in shirka Dhuusamareeb ku qabsoomi doonno waqtigii lagu ballamay.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Madaxda Dowladda Fadaraalka, iyo Dowladaha xubnaha ka ah, doorkii wacnaa oo ay ka qaateen qabsoomida shirarkii hore isagoona ku baaqay in shirka 15 Agoostana si mugleh looga soo qeyb-galo una rejeeyey inuu ku dhammaado guul iyo is afgarad.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30992

Posted by on Aug 5 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

95 Comments for “Madaxwayne Qoorqoor oo Safar ugu baxay Turkiga, kana hadlay Qorshaha Shirka Dhuusamareeb3”

  1. Isku duubni iyo Wadajir baa horseed u noqda horumar dag dag ah. Reer Galmudug waxaan leeyahay wadajirka baad ku qurxoon tihiin mucaarad iyo muxaafid oo wada socda danta iyo dalkana laga shaqeeyo.

    Safarka Madaxweynahana guul baan u rajaynaynaa asaga iyo wafdigiisa balaaran ee la socda safar salaama ………..

  2. Hobyo godan
    Hanad CABDULAAHI cadoow marunbaa pm

    • GEDO LAND

      Saaxiib saas baa la leeyahay warka suuqa ku jira laakiin ninku waa Farmaajo lama yaqaan siday wax noqon doonaan!

  3. Waa wiilka qaba ladan maxamed siyaad saasaa suuqa kujirta

  4. GEDO LAND
    Ma new cadhawadaag baa ninka maba aanan aqoone lol.
    Walee ciddu buuggii Jaalle Siyaad Aun ayay wali dabada haysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Xaange
    Kkkkk CABDULAAHI cadoow wiilkiisa ugu weyn waa hanad waa safiirka faransiiska hada cadoow baa wata saa saan walaahi ama dr cabdinaasir maxamed cabdulle Kuli waa sacad waliba mudo kororsi ayay rabaan qoor qoor waa qaain waa ninka khayre riday

  6. GEDO LAND aka Mr Qawdhan

    Magaca GEDO eed amaahatay KIRO ma ka dhiibtay?…..

  7. War nimankii Habargidir boorka iska jafeen waa Puntland iyo Hirshabeele aad ugala shaqeeyaan in Galmudug dib ugu noqon chaos.
    Galmudug waa in Mareexaan, Duduble, Afarqooble, Sheekhaal, Dir, Gabooye etc. In caddaalad dareeman….Think twice.
    Waana danta Hirshabeele is waxa beertaan ka gadaan Bari iyo Waqooyi.
    Puntland maamadii Federalka koofur in sparro dhex oolin waa dantooda badeecada Bossaso Khaliijka ka timid si dhib yar ugu gudbin koofur. Waxaa intaas u dheer in UGUS inta madaxa duubtaan Galkacyo ku dilin waxgaradka, haddii laga xoreeyo Galmudug Ugus.
    Win win situation.
    Guul u rajayn Qoorqoor, 👍

  8. ASC dhamaantiin.
    Waa nasiib darro hooyadood wasooyinkii ka dhigay Somalia musqul, toilet and shithole sidda doqomadaan reer cadow we Sacadka sheegta laakiin u badan tahay in eey midgo soo galay Habargidir kadib markii lajabiyay yahiin.

    Dadkani waa kuwa dhaqankii Machiavellian kii talyaaniga barray siyaasadda boqolallaal sanno kahor ka bartay isla talyaaniga, siyaasadaas po Ku dhissan “the ends justify the means” yacni wax mamnuuc ah ma jirraan si aad u gaarto waxa and rabto. In aad gabadhaada iska daa’ee, aad ogolaato naagtaada xataa in la wasso si aad u gaarto waxa aad radio.

    Hader waxa up daanyeer Farmaajo ugu meereeysan dhilooyinka reer cadow iyo waxa lamidka ah waa daanyeertii eey is wassi jirreen, waa midgahii sheegan jirray Mareexaan iyo Sacad ee isla shaqeeysan jirray.

    Dadka Somaliyeed ee wanaagsan haka fakirraan waxaan korre. Thank you.
    Dalmida.
    God bless Somalia

    • Cadaado

      Maxaad la caytamaysaa sidii dumarkii! waraa adiga ma doqon baad tahay? Maxaa waaye cuqdadaan ku haysa?

      Cayr iyo Sacad ay kaaga dhagtay dabaal yahoow waxaan kuu sheegaa Cayr iyo Sacad la’aantood Cadaado Yarey ayaa lagugu aduunsan lahaa laan gaab yahoow. War orod oo Quulahaagii aad cuni jirtay raadso ama ayaxaagii aad shiilan jirtay idiot.

      Qoor Qoor hadii uu Madaxweyne Saleebaan yahay qaado inooga bax Dhuusamareeb oo la aad Cadaado gun yahay. Get the fuck out ass hole……..midgaan yahoow cuqdadaysan Gowsa isku riix arag xun. Fuck off…….

  9. Cadaado
    Sxb banooniga dhulka dhig, maanta Saleebaan la aaminay haddii Habargidir kala cayriso yaa Habargidir aaminin, ma beelaha inta kale aaminin.
    Tuur khilaafkii hore…New era or new beginning for Galmudug soo dhawee.
    Good lucky👍

  10. GEDO LAND
    Laynkaa seedinimida iyo xididku waaba layn qabow walle. Waa in la idinka bartaa inkasba dulmi bay bulshada inta kale ku noqonaysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. land of punt,
    Saaxiib salaan Kabacdi,
    Do u want us to sleep on the wheel? In aad.na seexiso annaga oo baabuurka wadno.oo dadka oo dhan ku dhintaan shil? Come on bro.

    Dhibka Somalida heeysta waxaa qeeyb ka ah iyadda oo waxii horre la’isku raacin specially markii eey xaq yahiin, waana xisaabtan la’aan.

    Dalmidda.
    God bless Somalia

  12. Geemkii siyaasadda ayaa isbedelaayo.

    Mr qoor qoor. Waa ninka ugu cad cad ee maanta wax laga waydiinaayo siyaasadda somaliya.

    Weligeey ayaan ku riyoon jiray in aan maalin arko siyaasadda koofureed oo habar gidir wax laga waydiiyo.

    Muduloodku hayska nastaan. Bunkooda hayska dubtaan.

    Mr qoor qoor.
    Oo Turkiga kula kulmaayo. Wafti heer sare ah oo ka yimid somaliland.

    Waxaa laga yabaa in dib losoo celiyo. Heshiiskii. General caydiid iyo cabdiraxmaan tuur.

  13. Kalsame
    Anigu UK baan kula daganahay walaahi inaanan magac kale waligeey kusoo galin kalshaale adeer anigu nin reer siyaad ugaas diini ah ayaan ahay waliba biixi ilaawae iyo nuur shareeco iyo jucfe ayaa awoowe yaashay ah miskiin baan tahay xanuunsanaya

  14. Kalsame says:
    August 5, 2020 at 5:55 pm
    Garqaad iyo Dabshid —-waa laba nin ama hal nin oo Iidoor ah, hadalkaa iga gunta…

    Ma la socotaan Isaaq badan oo xamar ku dhashay kuna soo barbaaray inay dunida dhoobanyihiin, kuwaas oo yaqaan lahjadda ree koofur iyo taariikhadahab…

    Awal shaki baa igaga jiray waxa ku qasbaya maanat nin Abgaal ahi inuu ku hadlo afkii snm, lkn imminka baaritaankaygu wuxuu i leeyahay kuma aad qaldanayn shakigaa…

    Ree koofur waa laga dhex adeeganayaa… SNM CBB in the haouse….

    Reer kalshaloow.
    War bal faatoxo u aqriya. Canugaan waxaa ku dhacday qandho la yiraa Garqaad iyo dabshid.

    dabshid weligii jowhar ma dhaafin.

  15. Gedo land.

    Kalsame.
    Sxb wuu xanuunsanayaa alla hacaafiyo.

    Waxa halkaan lagu qoro ayuu xadiis u haystaa.

    Maba ogo in ay tahay meel lagu kaftamo oo wixii la doono lagu qoro.

    Waa idoor. Magacyo badan ayuu soo qataa.
    Waxaasu ku wareeray.

    Gedo land. London ayaan joogaa.
    West London.

    Markii hore totonham ayaan tegay. Waaba magaalo goysa isku riix aka salebaan.

    Street ham ayaan tegay. Waa goof mudulood.

    Hadda caawa waxaan u martiqaadanahay. Majeerteen ake cusmaan maxamuud.

    2002 ayaan imid wadanku sidaan maaheyn.

    Hadda belguim oo wadan yar ah ayaan ka imid. Sxb waanba ku dawaqay.

    Waaba wadan belaa sharci ah. Xoog ayaa lagu wada joogaa

  16. Garqaad
    Streetham waliba wacaysle Bristol baa kadaran waa goof mudulood kkkkk

  17. Garqaad
    Magaalada Bristol hadaad tagto sawirada xasan shiikh iyo shiikh shariif ayaa kudhagan waa kaaraan yareey

  18. Cadaado
    Sxb aniga Majeerteen ah oo Puntland degen haddaan u arkay in Somali dhibka ka baxno oo in walaalo noqono oo cuqdadii hore ka baxno dan tahay nawada anfacaysa..
    Sahal masha oo Somali waa dad isdilay xitaa beelaha dhalasho wada sheegta oo is eedaynayaan.
    Haddii Jarmal iyo Faransiis heshiisyeen oo Nepolion ilaa Hitler isdilay heshiiyeen ma anaga ayaa heshiin weynay ama xitaa Ethiopia deris ahaan wax wada qaybsan karin.
    Galmudug maanta in kacday u egtahay ee garabka qabo..colaadii hore in laga baxo ka shaqee…
    Good lucky✌️
    Bal horta Qoorqoor chance sii in la kulmo Habargidir kale iyo Mudulood iyo Majeerteen…Tol iyo deris.
    Balaan caysh iyo milix noqonay..
    At least thats my wish..🇸🇴✌️
    Haddii qaska bato yaan Baraxley la dhaafin.
    kkkkkk

  19. Waar aniga nin koofureed isku diraya la igama dhaadhicin karo waa ree koofureed, yaa cawaaniin…

    Maxaa dan ah oo idiinku jirta inaad maantoo dhan koofur isku dirtaan..

    GEDO LAND
    Yaa kugu yiri London baan deggenahay, dadku ma wada waasheen?… Magacyada aad sheegtay waan la wada sheegan karaa…

    Qof kasta hadalkiisa iyo waxa uu aamminsanyahay baa caddayn u ah cidda uu yahay, taasaa iiga filan, waxba magacya rag aad maqashay ha soo qorin Jaalle…

  20. Gedo Land
    Sxb ma reer Siyaad Ugaas Diini baad ahayd…kkkkkk
    Aniga kula hadlayo qaraabo nahay..
    Checking baan kugu sanayn in cidaas tahay..kkk
    Farax Taano ma taqaan, Birimo ma taqaan, Cabuqaadir Xirsi Y. ma taqaan
    Ilmo Biixi Iley Ma taqaan
    Nuur B. ma yaqaan..
    Aniga ayeyday ma taqaan….kkkkkkk aka reer Big A.
    kkkkkkkk
    Reer Siyaad Ugaas baa yaabay…kkkk😷

  21. Kalsame
    Oday wareeray u egtahay…kkkkkkkk
    Haddaad Gedo Land u aragtay in Mareexaan ahayn..kkkkkk
    Boowe ma Hangash baad ahaan jirtay, Kacaankii ayaa in Xamar kusoo noqdo la diidan yahay, cidda diida waa reer Waqooyi Iidoor ah ama Mahbar isqarinaya…kkkkkkk🤫
    Caadi iska dhigay meeshaan waa lagu kaftamaa..
    Dhabayaco, Ilkayar, Iljeex, Cagdheer, Iidoor, agoontii Kacaanka= Lasngaab ciilan iyo Xaayow Abgaal cid la cafiyo ma jirto…Marmar ayagaa hoos isugu dhiga beelaha sida Hartiga ama Habargidir..etc.
    Qurbajoogta xanaaqsan ayaa yasbtay..kkkkk

  22. Lop

    YAMYAM ma aha Ree Siyaad, waa ree Xirsi…

    Dadkan uu ninkan soo qortay waa wada caan, Soomaali oo dhan baa taqaan, Ta kale Soomaali waa is wada taqaan, warku ma ku dhacay?… Wax faham Jaalle…

  23. Lop

    Caadi waan ahay sxb waxaanse dagaal kula jiraa dadka meheradda ka dhigtay isku dirka ree koofur…

    Haddaad aragto nin uu dagaalkaa dhibayo oo aad uga gilgisha, garo inuu kooxdaa ka mid yahay…

    Meeshan haddaad u haysataan meel lagu nafiso oo lagu kaftamo kaliya, ma aha sidaa xaalku, waa shabakad ay Malaayiin Soomaali ahi ku taxan tahay, wax kasta ood qortaanna saamayn bay ku yeelanaysaa dadkaa ku taxan…

    -Yacni wixii kaftan ah waa gooni, lkn kuwa aragtida kala gaynta ku taqasusay ee meeshan ka tabliiqiya haddii adan naqdinayn ugu yaraan ha la safan boowe…

  24. Mr Qoorqoor,wuxuu ku socdaa Madxwaynaha somaliya ee in 10 years.

    Hadii uu sidaa ku sii wado,oo Ilaahay ku simo,wuxuu u egyahay nin wadanka hogaaminkara.

    Siyaasada ayuu ka bilaabay meel fiican iyo arimo somaliyeed.Wuxuu ka bilaamay meel ka duwan meelshii ay ka bilaabiireen amxaar ka hadheenkii iyo Dabadhilifkii agoomoobay.

    Meel somaliyeed ayuu wax ka bilaambay.
    Dalmida

  25. KALSAME
    kkkkkkkkkkk
    sxbow cid walba ma qoedhan bey noqatay sxb caadi iska dhig waa ku sidee ninkan layira GEDO LAND waa booska kalshaale waana ninka ugu feker ka fiican wana ninka kaliya majajileyste ah ee halkan wax ku qora wana ninka kaliya ee runta sheega wana ninka ugu qalbiga wanaagsan raga meshan wax ku qora marka sxb KALSAME caadi iska dhig

  26. Mr cadaado
    sxbow ma sidaan baad rabta in saleban galmudug ku hugaamiyan sxb bahasha deji wixii cayr iyo sacad yihiin adiguna waa tahay waa tolkagi ee xaalka deji mida kale sow lagama heshiin sheekadi cadaado iyo dhuusameb mase cidu weli waa kacsan tahay oo waxad na dhihi rabtin cadaado usoo guura sxb hada wan degney hadii aan nahay beelaha galmudug hugaankuna waa nala fiican yahay oo qoor qoor waxan aad ula dhacnay heshiisinta oo wado meel walba reer galmudug anaga ugu yar beelaha dega wana ku heshiinay marki la doortay marka xage iska qaban la dahay mase nin yohow waxa tahay OBOKOR oo sida Mr ODAWA ayaad adiguna bista tahay aan kula kaftame

  27. Kalsame
    Farax Taano, Waa Ahmed Farax Cali Idaajaa aabihiis, waa reer Galdogob saas ma u taqaanay..
    Cabdi Shaarweyne oo da’dii ka yarayd ahaha ayaa yaabay….kkkk
    Birimo waa agaasimihii guud ee dhirta iyo daaqa…
    Nuur Bidaar waa Somali chef of migration.
    Allow u naxariiso kulli.
    Cabduqaadir Xirsi Yamyam walaashiis ka yarayd Eedo Cadar waxaa qabay reer Siyaad Ina Cali Cad oo ehel nahay, aniga qaraab hoose nahay..gurigiisa seexan jiray intaan Kacaankii Daanyeerka ahaa dadka qabiil u qaybin Mahbar iyo Kacaan…kkkkk

  28. Hobyo godan
    sxb waxan arkay qoraal aad page hoose iigu qortay adigo ka hadlaya shirka mudulod
    sxb horta dadku iney shiran oo beel beel u shiran oo aayahoda ka tashadan waa wax wanaagsan kow dheh lakin niman kaa abgaal aqoon fiican baan u leeyahay hadan wan ku sheegi kara waxu ku danbeyn doono shirkodu horta siyaasad doodu waa lacag doon uun waa ganacsi iyo dhaqala doon hadii ey wax ku heshin kara horta alshabab tuula walba oo ey leeyihin xero kama sameysten mida kale hadii ey wax uun ku heshin karaan ama han siyaasad oo dhaafsan lacag leeyihin farmaajo kama guuleysten hadii wax walba la sameyo

  29. Hobyo godan
    sxb waxan arkay qoraal aad page hoose iigu qortay adigo ka hadlaya shirka mudulod
    sxb horta dadku iney shiran oo beel beel u shiran oo aayahoda ka tashadan waa wax wanaagsan kow dheh lakin niman kaa abgaal aqoon fiican baan u leeyahay hadan wan ku sheegi kara waxu ku danbeyn doono shirkodu horta siyaasad doodu waa lacag doon uun waa ganacsi iyo dhaqala doon hadii ey wax ku heshin kara horta alshabab tuula walba oo ey leeyihin xero kama sameysten mida kale hadii ey wax uun ku heshin karaan ama han siyaasad oo dhaafsan lacag leeyihin farmaajo kama guuleysten hadii wax walba la sameyo xamarna sidaan ma ahaaden oo cid walba wixii ey rabto kama samey seen hader hadii lacag loo keeno waa iibsanayan xamar oo dhan

  30. Kalsame
    Gedo Land waa reer nin Ugaas Dini ah, adiga yaa tahay..ileen qofwalba waxaa ka hadashaa, waa dad isqaraniya..maxaa la isku qaninayaa? ma cidbaa Computerka kaaga soo dhexbixin..?
    Forumka waa inta loosoo galo in calooshaada ka hadasho adiga oo cidna ka biqayn.
    Caadi iska dhig..Farmaajo waa danyeer haddii la yiraado maaha in Mareexaan laga wado…run
    Somali cuqdad ma taqaan waayo in nin Mareexaan ah oo reer Diini ah ayey isku raaceen in hogaamiyo dalka, in mardambe hogaamisaan Somalia waa nin marlabaad qalad galin..waa last chance.
    Habargidir oo waligeed dalka lagu tijaabin xukun, xukun adag la saaray, waayo waxay ka sameeyeen gobolada koofureed lagu nacay…walaahi idinka miiskaas ayaa saaran tihiin maanta.
    Majeeerteen waxaa lagu nacay in isla weyn yihiin.
    Chanceka Mareexaan Farmaajo yuu god ku ridin.
    Mareexaan waa in noqdaan cidda Farmaajo dhaliisha nr. one..
    Hadduu Majeerteen ahaan lahaa walaahay in bun uga dhimeen.
    Allow dadkaaga aqli sii..run🇸🇴✌️

  31. LAND of PUNT
    sxbow waad igala hor martay waa su aashi aan weydin rabey KALSAME
    marka aan kusii dare KALSAME is cadey waadigan qof walba ku odhanaya waxa tahay isaaq ma waxa tahay marexan danbe micnaha kuwii laqaxay ee modayey in dadko dhami isku meel uwada qaxayan bal noo sheek galabta koley marexan ku waa badan yihiine

  32. mida kale ninka layiri GEDO LAND sxb waxan ku weydinaya ma taqaan nin reer siyaada oo layira saahid goonweyn cagweyn koley KALSAME isagu xooga waa yara warer san San yahay adiga caadiya ee ii sheek ninkas hadii aad garaneyso sxbow

  33. Land of punt
    Walaahi idaajaa waa adeerkay waa reer siyaad ugaas diini waa reer gaalkacyo waliba abtiyaashii waa saleebaan ninkaan kalsame anigu waa isa sheegay ee ha is sheego wax mareexaan ah oo kalshaale soo gala waa Somali jecel oo reer warsame diini ah aniguna reer siyaad diini bal asagu ha isa sheego meeshaan waxba laysula harimaayo waad arkaysay mudulood inuu Cali mahdi kala qabtay salaad Cali jeele oo yiri wahaabiyo aa mawlacii macalin nuur igu haysata

  34. Wiil xeraale
    Gobtii na dhashay ayaa tahay war ninkaan wax usheega

  35. Waar kan sita Kalsame soomaalaay u duceeya maryuhuu turee.kkk 9 sano ayaan kalshaale.ca ku jiray, dad waalan oo soo gala waan arkay laakiin qof sidiisa oo kale ugu dhex waashay waa ik kow. Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

  36. Land of punt
    War wareey war ninyahow nin macquula ayaa tahay hadaad faarax taano taqaanid fahad yaasiin wuxuu qabaa amb.cabdirisaaq faarax taano oo ah safiirka qadar sababtaasaa fahad yaasiin xidid noola yahay

  37. Ninkan Kalsame waxuu noqday paranoid, waa xanuun maskaxeed qofku ismoodsiinayo in loo tashanayo si wax loo yeelo. Ninkan waxay u badan tahay inuu Xamar joogo oo shirkan Mudulood ee socda uu cuqdad ka qaaday. Kulahaa Dabshid iyo Garqaad waa Iidoor, waxan dhowrkii maalmood ee shirka qabanqaabadiisu socotaybuu bilaabay. Ninkaan ha la dejiyo oo weliba Dabshid iyo Garqaadow ugu dhaarta inaan shirkan waxan nabad ahayni kasoo baxayn

  38. GEDO LAND
    sxbow ma taqaan nin layira saahid goonweyn cagwweyn oo reer siyaaad ah ama nin layira dhega qool oo la iigu sheegay Finland

  39. GEDO LAND
    sxbow ma taqaan nin layira saahid goonweyn cagwweyn oo reer siyaaad ah ama nin layira dhega qool oo la iigu sheegay Finland aniga waa kuwa ragi aan soo wada keenay ee aan saaxibada ahayen lakin aan kala lunay marki aan qurbaha galay wixii marexana ee meeshan ku jira xita wan weydiinaya

  40. Wiil xeraale
    Walaahi bilaahi talaahi Birmingham UK waxaa jooga ilmo goyweyn oo dhan saahid goonweyn CABDULAAHI goonweyn war waa laguu yaqaanaa dhagaqool Finland buu joogaa

  41. Ilmo goonweyn waa reer siyaad reer cabdulle siyaad reer cigaal cabdulle ayagu waa reer balanbale maaha garbahaareey ileen garbahaareey reer siyaad baa iska lehe

  42. Kalsame
    Waxaan gadaal u dhigtay Reer Siyaad reer uga aqoon badaa oo aniga ah meesha Mareexaan kasoo galo…..kkkkk Waa ilmo Biixi Iley.
    Ahmed Isaaq Biixi..Wasiir
    Cabdi Isaaq Bixi general Gaas 16naad aaga Baay Iyo Yeed.
    Gabdhaha ilmo Isaaq Biixi Ambassadoro Switzerland, Nederlands. London etc..
    Maahayn dad Kacaankii wax gooni u qabtay waxay ahaayeen dad, Havard, Campridge, Geneva University ka baxay etc.
    Oday Isaaq Biixi caruurtiisa wax baray, waxaa aabihiis lagu xaman jirey ma ahayn nin naxa, cidda wax qabsan karin waa in la tuuro oran jiray oo hooyadiis xitaa ka tuuray buurta Garba-Haray= Buurta-Dameeraha, Af Oromo..qumayo ridka….
    Awoowgay alle ha u naxariisto, waa sheeko maqlay..run iyo been waxay tahay ma ogi.🖐

  43. GEDO LAND
    Rag baa tahay sxb xage ku nool yahay saahid ma qurbaha mase somaliya tolow hadii aan reer uk ahaan lahaa wan ogaan lahaa halka uu ku nool yahay hadii uusan dhiman mida kale sxbow waxan ka imid Columbus Ohio oo aad moodo caabudwaaq yar waana waayey wax ii sheega reer dadlal digada uun baa dhooban oo faan uun meesha ku haya lakin reer UK baa ka war roon

  44. GEDO LAND aniguba reer balanbal baan ahay aabahey wuxu ahaan askari wuxu heysan jirey xeradi dayax qeybta madaficda waxey sxb ahaan jiren gaani xita lama bedeli jirin balanbale waa halki aan kusoo koray saahid isku fac ayaan aheyn sxb na waan aheyn magalada ila jeed anaga xukuney

  45. GEDO LAND ninkii KALSAME ahaa wuxu la yaaban yahay ilaa hada ninkii GEDO LAND ahaa ee isaaqa ahaa oo reer siyaad u abtirinaya KALSAME soo hadal dee xage qabatay

  46. Kooxdii baa isu cammiraysa meesha…

    GEDO LAND

    Muhiim ma aha inaan halkan ku abtirsado, muhiimaddu waa inaan Fikir Mrexaan leeyahay, taasaa caddayn kuugu filan…

    Wax igu qasbaya inaan reer aanan ahayn sheegto ma jiraan, haddaanan sida LAALAYS koofur isku dirayn… kkk. REE DALAL> ALLA-MAGAN DALAL.. Intaa u dhaafi mayo…

  47. Kalsame

    KKK

    Horaan u ogeyn in Mareexanku u Xanaaqsana
    Powerful Co-Madaxweyne Kheyre, ileen Farmaajo ayuu kursiga ka riixdey.

    Waxaanse u jeedaa QOOR QOOR oo ka miisey meeshuu Kheyre uga DEGAY.

    – Bal hadda Kheyre waa tageye muxuu ka dhex hayaa qolka Mugdigaa, muu dadka u QUDBADEEYO (sorry muu wasaaradaha kormeero)

    Qoor Qoor ayaa Kheyre bedalay

  48. Kalsame

    Tankale haddaad dadkoo dhan ka shakiso aaqirka – ADIGAA ISKA SHAKIN-
    Markaas ayaad dhihidoontaa –
    Waala ifiiriyey, waala idabo socdaa,

    – Muhiimaddu waa wuxuu qofku aaminsanyahey Ra’ayi ahaan.

  49. Wiil xeraale iyo land of punt
    Wiil xeraale hadaad garanayso gen.cabdi caluuq 21aad wuxuu ahaa ninka ugu cilmiga badan military of somalia marka laga reebo sadex nin cali samatar.cabdulaahi yuusuf iyo caydiid waxaan jeclaa gabadhiisa muna oo aan isku glas ahayn waa yaraantaydii aun land of punt col.cabdirisaaq isaaq biixi.faadumo isaaq biixi waa family of adication ilaa talyaani yay jireen waa reer caan ah maaha cawaankaankaan reer dalal ee farmaajo ku qafiifay kalsame ma i maqlaydaa kkkkk

  50. DABSHID

    Markaan hubsado inaad ni Mudulood ah tahay, ayaan jawaab waafi ah ku siinayaa…

    Ninkaagan meelaha la taagan SNM waa Dawlad kale, iyo koofur iyo waqooyi, midnimada Soomaaliya shakiga galinaya, iskuna diraya koofur, isku doonba ma saarnin, meel aan kuugu hagaagona garan mayo runtii…

    -Farmaajo waa M/weyne qaran oo uusan xilli xileedkiisii wali dhammaan, muxuu odayo marya calas ah iyo beelo shiraya ka yiraahdaa?… Ma waxaad rabtay inuu Shirka Mudulood wax ka dhaho, mise waxaad rabtaa inuu ciyaalka soodhaal meedhiyaha isbaaradu u taal u jawaabo?…

    -Halhayska N&N waa Hadal yar iyo Hawl badan, wixii qayla ah waa xaggiinna….

  51. Gedo Land

    Kkkkk

    Hadduu kaa shakin doona Mr Kalsame

    Adeer reer Gedo maahid ee waxaad tahey reer PUNTLAND

  52. Hada kahor baa dagaalkii xamar yaa mid haberjeclo ah oo usocda waqooyi waxaa qabtay xawaadle jidka baladweyne waxay yiraahdeen yaa tahay wuxuu rabay inuu yiraahdo cali madaxweyne markaasuu yiri Cali dhakaweyne yacni Cali madaxweyne iyo cali dhakaweyne waa isku mid way qosleen wayna sii daayeen marka kalsame waa in hadii laqabto lasiidaayo kkkkk

  53. Kalsame

    Maya, shirkaan Mudulka waa shir Beel maba ku jirto shaqada Madaxweynaha

    Ee waxaan ka hadlahayaa Wasaaradii Banaadir state ileen Dowladdii waxaa ridey PARLIAMENT asaga iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa laga rabaa iney soo kormeeraan Wasaaradihii Kheyre kormeerijirey.

    ilaa hadda lama hayo
    Burdo waxaan ka badan.

  54. Kkkkk

    Cali Dhakaweyne

  55. DABSHID

    Aaway PM Madhi Guuleed?…

    Mise sidii LAALAYS baad aamminsantahay in aanu gayin?…

    Madaxweyne-ha qaylada ka daaya horta, ha hadlee, kkkkk 4 sano oo qaylo ah nin ay ku socotay miyaaba juuq oran kara?…. kkkk

    Xero yeey iyo dhurwaayo ku xaraysan yihiin baad mooddaa, subxaanak yaa cadiim…. kkkk

  56. GEDO LAND sxb ragi hore ayaad ka danbeysa lakin waxa lagaga bad baaday reer balanbal maahid reer gedo ayaa tahay xoog waad yara degan tahay lakin nin caadiya maahid ninka layiri KALSAME na waxan odhan lahaa sxb meeshan wixii ladoono ayaa la is odhanaya wana lagu kaftamaya ee caadi iska dhig oo jooji xanaqa iyo kuleylka mida kale sxbow hadii farmaajo wax laga sheego maahan in marexan wax laga sheegay inaad u qaadato farmaajo waa madaxweyne dadka ayuu ka dhexeya inta uu xilka hayo wuu noo siman yahay labadena ee jooji reer dalal nimada hadii kale reer dalal nimada laga gubaya kii geela sumada lagula dhigi jirey bajiiic bajiiic qiiq baa kaa baxaya

  57. ASC.
    ***ARAGTI WAAYA ARAG***
    HORTA Somaliyey, MA taqaaniin waxa hakina horusocodka Ummadda AMA abuura qalalaaso joogta oon macno lahayn? WAA M/weyne M.C Maxamed.≈©≈MA garan anigu Faaìdada ugu jirta, INUU maalin kasta la murmo mid danaysta oon Waddan Dan ka lahayn!, BALSE waxaan Ogahay oon waaya arag u Ahay, IN Hadduu Yiraah; “Cid aan aniga ahayn M/weyne looguma yerikaro, Baarlamaankana ka Ansixiso” INUU xalliyay 80% iyo ka badanba Qaska siyaasadeed.≈©≈MAÀQAAN, M/weyne Farmaajo Wuxuu ka faaídi Meereesigaan LAAKIIN mid iga Qora, Hadduu ku sii socdo falkaan Isagay TAFAASHU la boodi. ≈©≈Farmaajo, hadduu wax Iga maqla Waxaan dhihi lahaa; 1.Kow, iska dhega tir CID kasta, Dibadda iyo gudahaba EE xoogga saar Sidaad Al-Shabaab u ciribtiri Lahayd, (taana waxaa ku filan Jen. Odowaa iyo ciidankiisa). 2.Tan Labaad, xoogga saar sidaad Jamhuriyadi Somalia isugu soo dumi lahayd OO markay meel fiican marayaan wada hadalladu ku dhawaaq Doorasho guud. WBT

  58. Gedoland xeraale
    Ninkan kalsame waa reer diini bah ogaadeen reer dalal Cali dalal

  59. KALSAME
    farmaajo wuxu weli raadinaya mid daanyer ah oo aan laheyn damac siyaasaded oo caadi lakin ku fiican guulwadeynta habargidir ayuu doonaya inu kasoo magacabo cidaasna waa ku yar yihiin guuwada yaashu marka odaga jiq ayeey ku tahay waa daaley sidu u raadinayey mid aan damac siyaasi laheyn qeybta guulwadeyta mooye hade dhib baa heysta habeen walba sidu u qayilayey soo jeed baa diley saamleyl baa nafti la qaaday

  60. GEDO LAND

    Kkk

    Ana igu halee inaan Kalsame Dhakayare hadii jabhada SNM ee ka baqdaa qabato aan far la taabsiin.kkk

    Gedo Land runtii waxaad tahay nin bulshaawi ah oo aan cuqdad qabin. Waxaan rajaynayaa in Kalsame wax kaa barto intuu garab iska eega iyo shaki isku abuurka ku mashquulayo. Ook

    @ Kalsame hadaad tahay min iimaan leh oo ilaahay ka baqa, hadaad ku ladnaan karto shakiga; boqole ayaa lagaga qancaa walaahi bilaahi tolaahi inaanan weligay Kalshaale.ca magac kale kaga doodin oo aan laalays ahayn. Ilaahaagii ku abuurtay weydiiso inoo xanuunka kaa saaro.

  61. Gaafow
    gen.maxamed xaashi gaani ayaa reer cali dalal ahaa bal noo hubi nin absame ah oo culus baa tahay waa bah ogaadeen waa run

  62. Gaafow awoow waa ku salaamay,

    Miyaad reerkaa markaa shaki ku ogayd mise waa cilad Kalsame ugaara!!!

  63. Laalays
    Isagey ugaar tahay .waxaan kuqosley dad badan kuwaashey kalshaale ayaan arkey lakiin Sudan ma arkin aad ban uqosley

  64. Habargidir iyo Mudulood oo is dhunkanaya u jeedaa,…kkkkkkk.
    Goorma ayey Al-cabaas isku buufin doonaan sidii 1991…kkkkkkk
    Haddaad Somalinimo u dadaashaan rajo ayaa jirto haddaad mooryaanimo iyo qaswadaan, bal hala arko ninka gus Ugaandese in laga siibo u baahda mustaqbalka..run🥺
    Somalinimo waa meesha idin kugu dhow in sharaf ku noolaataan oo xoolaha dhacdeen, Caasumadii iyo deeqdii aduunka ku darsateen nabad ku dhuuqi kartaan..run
    Haddad diidaan; Car Baraxley iisoo dhaafa tuug yahay..🤥

  65. Kalsame

    Waar meesha sawta Tutuloodkii iyo Cariishoodkii kugu weerareen.

    shalay midbaa soo qaatay,Hinda kkkkkkkkkkk

    Mid Hinda soo qaatay ayaa shalay sheekada ila qabday.
    Nin Hinda soo qaatay.

    Dalmida

  66. Gaafow

    Bah Ogaadeen iyo Bah Xawaadle kee ku leh dhankiinna?…

    Laalays

    Adoo Laalays Iidoor ah waxaad doonto waad ka sheegi kartaa, lkn adoo beela kale sheeganaya, oo shaadhka noo soo beddeshay, ujeedkaaguna yahay koofur isku shid, yur baan ku leennahay…

    Waxba darbiyada ha madaxa ha la dhicin, lagu faham sxb… Investigation baa waayadanba kugu socday…

  67. Mr BaHaL

    Waar meeshu furin bay noqotay…kkkkk

    Waxaa dhufays ka qotay oo ku ilma dhalay koox mushaari ah, oo inay koofur isku shidaan magacya ciiddaa ka badan u toshay…

    Kullay anigu Ree Koofur waa u digay, halkan kaliyana ma aha, hawshaa ee waa hawl Social mediahana ka socota, muddana ka soctay…

    Haddee ogoow madaxda iyo beelaha koofureed waxaa la isaga diraa Socila mediaha e…

  68. Daanyeerkaan Farmaajo oo isleh si kuu taageeraan Hawiye cunaqa qabo gobolada Daaroodka sida adeerkiis Siyaad Bare, taas waa la isaga daba yimid..
    Yeelimayno mardambe ilaa xorriyaddii in naf iyo maal ku bixino koofur marka naf kusoo noqoto in shaah kuu quurin…Fucking Ilkayar iyo Hiraab….
    Car Baraxley iisoo dhaafa…👎
    Puntland in reer Puntland mardambe hoos fariisan Xamar….run
    idiinma baahandoono ee idinka hanoo baaganina, sida Somaliland Albaabka ka xiran daanyeerta Koofur oo dadnimo lahayn… Wax garad lahayn.

  69. Land of Punt

    Kkkk

    Ma cidlada Saxara ayaa kaa xanaajiyey,
    soo maahan wixii loo dhisey Galmudug inaadan la murmin Xamar.

    FOOXA Fooxa shida.

  70. Lop hadduu xanaaqsanyahay war fiican baa jira… Waan xuuraansi tagayaa… kkk

  71. Lop
    Meeshan agoontii kacaanka uunbaa maamuli karta.Agoontii amxaarku waa iska Dameero oo ma soconkaraan bilaa amxaar lol

    Markaa,maamulka Formaajo biyo ku liqa kkkk

    Maxaa nacasnimo meesha taala.30 sano kadib oo agoontii kacaanku dib u soo nqotay wadanka oo layska biqlaynayo kkkk
    Mid garoowe ka biqleeya,mid kismaayo ka biqleeya iyo mid Mutulood ah oo muqdisho ka biqleeya.

    waxaa intaa dheer mid fuckingstreet ka biqleeya kkkkk

    Viva agoontii kacaanka.
    dalmida

  72. Doqonkaan laga kari la.yahay war reysalwasaare magacoow wuxuu kusocdaa wadadii 2011 markii uu ahaa pm wallee waxbaan ogahay aloow neefkaan yaa lataliya walaahi farmaajo is ku qabiil baan nahay laakiin waa iga dhintay

  73. Mr Bahal
    kkkkkkk, shaydaan yar baa tahay…kkkk
    Caawa waad iga qoslisiisay…kkkkkk
    ” Mid garoowe ka biqleeya,mid kismaayo ka biqleeya iyo mid Mudulood ah oo muqdisho ka biqleeya.
    waxaa intaa dheer mid fuckingstreet ka biqleeya kkkkk”
    Borama oo Kacaankii u biqlaynaysa ayaa yaabtay…
    ” Maha unukaa leh” meel iska saar..
    Daanyeer Farmajo waa aqaan meel ka maro..xoog iyo xeelad.. Waa ugaarsatadii oo waa aqaan sida ugaarta Somalida u kala qaybsano…kkkk
    kkkkkk✌️

  74. Gedo Land
    Dhaliishu waa meesheeda ee wiilkaan reer Dalal u yar kaadi..
    Hawiye meesha ka maro wuu yaqaan kuluu Dhabayaco hunguri iyo in dal dhacaan raba farta ugu fiiqo…..kkkkkkkk
    LOP hadduu qayliyo oo Farmaajo gooni uga qayliyo waxbaa qaldan, haddaan koofur dhan iyo in qas wadaan ka hadlo Farmaajo shaqo fiican wadaa..kkkkkkk
    Puntland cayilin u arag..ileen Xamar qasan, waa cayili Bossaso iyo Garoowe.kkkkkk
    ✌️
    Nin reer Diini ah oo nin reer Diini ah oo dalka xukumo eedaynaya haddaad aragto waa tallaabo hore loo qaaday..kkkkkk
    Tommorow is another day…🇸🇴🤣
    Yaa yiri geeljir isma qabato…zoo✌️

  75. Gedo Land
    Dhaliishu waa meesheeda ee wiilkaan reer Dalal u yar kaadi..
    Hawiye meesha ka maro wuu yaqaan kuluu Dhabayaco hunguri iyo in dal dhacaan raba farta ugu fiiqo…..kkkkkkkk
    LOP hadduu qayliyo oo Farmaajo gooni uga qayliyo waxbaa qaldan, haddaan koofur dhan iyo in qas wadaan ka hadlo Farmaajo shaqo fiican wadaa..kkkkkkk
    Puntland cayilin u arag..ileen Xamar qasan, waa cayili Bossaso iyo Garoowe.kkkkkk
    ✌️
    Nin reer Diini ah oo nin reer Diini ah oo dalka xukumo eedaynaya haddaad aragto waa tallaabo hore loo qaaday..kkkkkk
    Tommorow is another day…🇸🇴🤣
    Yaa yiri geeljir isma qabato…zoo✌️

  76. Land of punt hal oday yaan kaa xigaa kaliya adba waad qaban kartaa kursiga uu Ku fadhiyo adaa iska leh inta 4.5 laga gudbayo axmed madoobe iyo deni waxay laqayliyaan waa intaas hadii 4.5 laga gudbo markaas farmaajo cidna ma matalo

  77. Land of punt
    Reer aan daris ahayn howlwadaag xamar waa kala lunay waa reer mahad gotenberg Sweden ayay joogaan reer cabdi xasan baa layiraahdaa yaasiin iyo fowziyo ayaan maqlay inay joogaan 1991 aa iigu danbaysay . aduunyooy xaalkaa ba .reer xamarku waxay dhahaan ibnu aadam iswaayay arinaa kala gaysay

  78. Gedo land
    Meesha masha meel family ama saaxiibo, aniga reer Siyaad 10 qof baafiyo kubwaydiin lahaa..caawa.
    Ka soco taas.
    🧐

  79. GEDO LAND
    Nin doqonkiisa wata ima oran karo kaaga dil…

    Daanyeerta madax ku sheegtaa ee la daba wad dhuhlaynayo nin ku dhow ama gaara Farmaajo haddaad soo hesho waan kugu taageerayaa inaad iga dhimay tiraahdo…

    Haddii kale waxaad u ekaanaysaa nin laga kiraystay maanka iyo afka uu ku hadlayo 2daba, oo wiil faciis ahi ka kiraystay…

    Adduunyada waxaa u daran in caliga iyo garaadka lagaa kiraysto adigoonba war u hayn…

    LOP
    Markaan arko XAANGE iyo LOP oo DANI u miisaya, ama aan arko GAAFOW oo A.Maoobe dhuuxa kala baxaya, ama LAALAYS Biixi ku candhuufaya ama Kooxda Mudul oo Thumma wallaahi ku shidaya, anigana ha la idhaho Farmaajo ha taageerin, inta ka horraysa… Aa Ruwaayadeey, aa Ruwaayadeey…

  80. GEDO LAND

    Halkee ka degganayd Xamar bari-samaadkii?…

  81. Kalsame
    Waxaan daris ahayn clo. daahir kogeey iyo cali shire warsame guuleed waxaan kaloo xaafada laba dhagax guri aan kulahayn daris ahayn dr cabdiwaaxid cilmi goojeex oo ahaa maareeye ilmo cilmi dirir xasan dheere kamid ahaa oo qorileey haystay

  82. Kalsame
    Malaha meesha waa ku cusub tahay, Gaas Uusbuur ninkii bixiyey aniguu ahaa iyo daanyeer Faroole..Somaliana madaxweyne uma ahayn ee heer gobol joogeen..
    You can’t compere Somali leader iyo governer leader.
    Meel dhow ayaad fadhidaa..Aniga Puntland Maano Iisho jareer Shaanshi ah oo Garoowe Xalwo Hiilaal ku gada iyo Gaas kii danta shacabka Puntland wada taageerin..taas ku seexo..Maxaa qabiilka yahay/tahay iga galay..run
    Farmaajo hadduu inadeerka yahay habartiisa fuudka hala cabo; bal in soo doonano, hadduu hogaan Somali soo doonto maaha Mareexaan walaa fatuud kale..faraqaha la qabsan daanyeerka.
    Jaahil baa tahay haddaad madaxweyne Somaliyeed qabiil ahaan u difaacayso, waana sababta u iraado naga ilaaliya geeljirta! qaran dhan bay moodeen geeloodii kala dhacayeen….najis sayn leh🤥

  83. Xitaa CABDULAAHI cosoble siyaad wasiirkii boostada iyo isgaatsiinta guriga kudhagan aabahay baa lahaa waa muuse galaal agtiisa sxb anigu ma ahi mareexaankii iskoolka dadka waaweeyn ee farmaajo oo kale ayaan ahay haygu qaldamin dhul mareexaan waxaa iigu horaysay 1989 iskoolka marka laxiro Caro gadis aan u aadnay gedo laakiin markaan qurbaha imaaday waa tagay toban jeer ilaa caabudwaaq balanbale burgeesoole raqo

  84. Gedo land.
    Kkkkkkkkkkkkkk.

    Gurigaas aabahaa malahan jiray. Massa hadda ayuu leeyahay?

    Daaroodka. In la dharbaaxo. Saxbeey aheyd laakiin waan ku tarax tagnay.

    Guriga wasiir cosoble deganaan. Jiray Anigaa iibsaday. 1992.

    Horta marexaanku. Wuxuu uga fiican yahay daroodka kale. Hadeey wax helaan meel kale maba yaqanaan in ay wax geeyaan xamar mooyaane. Laakiin majeerteenku xitaa haduu raisulwasare yahay. Wuxuu isku dayaa wax kasto in uu xado ee uu pudland geeyo.

    Gaas ayaan xasuustaa mar uu doorasho ku galay waxaan idiin soo xaday xoolihii xamar.

    Farmaajo wuu cebeeyay magacii marexaanka.
    Hada cid danbo oo wax idiin dhiiban ma jirto.

    Horta odayaal. U caqli celiyo malihidiin miyaa.

    Ugaas cabdi weli ayaa yaabay.

  85. GEDO LAND

    CALI SHIRE Iskool AXMED GURAY agtiisa gurigii ahaa baan u gahmay…

    Ilma Calis shire oo dhan baan is niqiinnay iyo Ilma C.Nuur Xaaji Xaashi.. Liibaan Baraf iyo walaalkii Guuleed… Waxaa kale deggenaa xaafaddaas MURAAYO GGARAAD… Odagii Nabad Sugidda ahaa ee Sh. Xuseen…

    C.Llaahi Cosoble Gurigiisu wuxuu ku yaallay Muuse Galaal agtiisa, maqaayad baa meeshaas ku taallay ma xasuusto magaceedii…

    Deeqa C. Cosoble ayaan aqaannay… Dhabarka Danbe waxaa deggenaa, Shukri M.Afrax oo Hadda uu qabo A.Nuur Gaas… Dhabbis… Cumar Dheere iwm… Canjeexii Ree Siyaad iyo Giigiile… Hiike Farax, Gurigiinna ma xasuusto…

    Xagga Baar caasho waxaa ka xigay ilma Ciise Jabbuuti iyo Xaafadda Lammoos…

    Waan iman jiray xaafaddaas, waxaan deggenaa Hodan… kkkkkkk

  86. Kalsame iyo gedoland salaan ka dib saxiibayaal meeshani waa public in aad dadka isugu hornartaan waa qalad in laydinka faa’iideysto oo jumpal laydiin tuuro waa dadnimo xumo sidaas daraadeed waa inaad joojisaan is eegashada dhexdiina ah kor a aad u baxdaan waxaana idinku waajiba inaad ilaalisaan midnimadiina iyo magaca idinka dhaxeeya difaacdaana sharaftiina sidaas daraadeed maanta ka dib yaan laydinka maqlin is qabqabsi iyo is kala gurid golihuna yuusan idinla yaabin,is cafiya isna xurmeeya ilaashadana sharaftiina iyo tan golahaba. Balanteenu waa ilaawoow xila-qooq . wey helo war maxamuudaw wiil bay dalbaday.

  87. Kalsame
    Sh.xuseen wuxuu dhalay sakariye iyo cawil yaasiin cirkoow .shukri maxamed afrax walaalkeed aan banooni isla ciyaarijirnay wali qaylo aa ladhihi jiray.intaa sheegtay oo dhan waa aqaanaa cawil nuur gaas wuxuu ladhashay yaasiin raadeer body guard kii jaale siyaad

  88. Garqaad
    1992 hadaad iibsatay gurigii CABDULAAHI cosoble siyaad abgaal kii gadaal kayimid ayaa tahay sababtoo ah hadaad tahay dadkii hore maxaa kugu kalifay zone aan zone haaga ahayn inaad guri ka iibsato kkkkk abgaalkii hore zoonahaas waxay uyaqaaneen xamar daye

  89. ASC.
    CARUURTU waxay ku hadaaqaan, waxay Dadka Waaweyn ka maqlaan BAL hadda maqla waxa ka yeera Reer Koofur; Hebelaa lagu Wada in la magacaabo, War Maye hebela ka mudan, hebel Reer hebelbaa diidan, Sawaxankaa iyo ka badan waa Waxa ka dhexyeera Reer Koofur (hadde waa kuwii Bad iyo Berriba iibiyay), MABA oga in Waddanka lala leeyahay oo Reer Waqooyiga waxay u haystaan Ajnabi u soo shaqo tegay…..War igama dhammaane… TACBAAN sariirtaa ii yeeraysa ee iga war dhowra. ALLAA WEYN

  90. Bahal,

    Iska ilaali soo qaad qaadka fucking street, meeshu waxay ahayd business loo soo shaqo tago oo gobolada dhowdhow looga yimaado. Waxa laga yaabaa inaad maqli jirtay inantiibaa Hargeysa lacag ka soo dirtay oonad weligaaba is weydiin inantan uun lacagta soo diraysaa horta maxay ka shaqaysaa.

Leave a Reply to wiil xeraale

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented