|

Qoorqoor oo ku biiray shirka Mudulood ee Muqdisho iyo C.raxmaan C.shakuur oo ka hadlay (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ka qeybgalay Shirka Wadatashiga Beesha Mudullood ee ka socda Mowlaca Macallin Nuur ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor  ayaa Shirka u Rajeeyey inuu ku Dhammaado Guul iyo Midnimo.

Dhinaca kale Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la socday madaxwayne Qoorqoor ayaa dhankiisa ka hadlay Shirka ay ka qayb galeen iyo arimaha diirada lagu saarayo.

“Madaxweynaha Galmudug ayaan si wadajir ah uga qayb galnay shirka wadatashiga beelwaynta Mudulood.

Dareen walaaltinimo iyo maqaam milgo sare leh ayaa na la ku soo dhoweeyey. Dareenka Dadku wuxuu ka midaysan yahay walwalka ay kaga qabaan masiirka dalka, gaar ahaan maaraynta xiliga kala guurka ah.

Inkastoo ay Gogoshu mid nabadeed tahay, hadana ka qaybgalkii maanta fariin kama marnayn, taasoo ah in dadka deegaanka ay doorasho iyo nabad doonayaan.” Ayuu yidhi Cabdiraxmaan C.shakuur.

Shirka Beelaha Mudulood ayaa u muuqda inuu isku bedalay  Shir ay ka qayb geleen Xisbiyo Siyaasadeed, kadib markii Hadaladii ugu badnaa ee Madasha Shirka laga jeediyey ay Noqdeen Arinta Doorashada Dalka.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30982

Posted by on Aug 5 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

23 Comments for “Qoorqoor oo ku biiray shirka Mudulood ee Muqdisho iyo C.raxmaan C.shakuur oo ka hadlay (Sawirro)”

  1. Maasha Allah

    Waxaa ii muuqda wanaag iyo kalgacaltooyo nabad iyo barwaaqo.

    Hambalyo shirka walaalaha Mudulood baan leenahay. Waxaa ii muuqda in kun talaabo oo wanaag ah haray loo qaaday guulaysta dhamaan inta nabada jecel iyo Democraadiyada.

  2. As, dhamaantiin.
    This is another bad move on the part of the tribal regional state leader Qoorqoor. Waa tillaabo kale oo qaldan oo uu sameeynayo hogaamiyaha maamulka beelaha Galmudug Mr. Qoorqoor, in uu la socdo, oo uu raacraaco nacas, doqon iyo daanyeer Cabdirahman Abdishakur.

    Doqon nacas Abdirahman Abdishakuur waxuu Wadaa kula daaro, iyo isla sawir qof kasta si uu publicity iyo daabacaad u helo oo loo sheeg sheego. Waana doqon daanyeer ah Abdirahman Abdishakuur, kulahaa “milgo” what the fuck does that even mean, yaa dhaho oo ku hadlo copy garreeyn iyo Iska dhigdhig? Daanyeer inna Abdishakuur soo hoyde! Oo loola jeeday in uu doqommo kazoo farcammay.
    Dalmida.
    God bless Somalia

  3. Hobyo godan
    shirka mid hiraab miya loo rogey waa see xaalku awalbaan uga jeedayey waare waa side xaalku awalban hada shir mudulod wax natija oo iyaga ama somali anfacaya kasoo baxeyn ee waa iska waqti lumis uun

    • Xeero weyne

      Dadyowgan halkan isugu yimid
      Dantooda ayay isugu yimaadeen
      Ee adiga miyaad ka xuntahay
      Wanaaga kasoo baxa Somali
      Buu u dan yahay

  4. Maasha alaah mudulood oo muuse biixi utagay ayaa ii muuqata soomaali waa mudulood iyo in maciin baday

  5. Wiil Xeraale

    Waan ku salaamay Ugaas.

    War nin yahoow Shirkan waa Shir Mudulood aad baana loogu baahnaa in reer ku ay isku yimaadaan oo mustaqbal kooda iyo aayahooda ka tashadaan.

    Mudulood 20 tankii sano ee lasoo dhaafay waxaay ku mashquuleen siyaasad iyo kursi run ahaantiina waxaa reerka soo maray fursado badan oo qaali ah kamana aysan faaiidaysan deegaanadoodiina waa dayaceen waxaana ku ukumo dhalay Al shabaab!

    Waxaan aamin sanahay in ay wali haystaan jaanis ay ku xoraysan karaan deegaanadooda iyo waliba Shirkan uu usii gudbi doono Shirweyne Hawiye kadibna Shir Soomaali marka saaxiib rajo ayaa ii muuqato.

  6. EX PM Khayre maxaa loo casuumi waayay illayn meesha Hawiye waa ku dhanyahaye, mise MURUSADE ma aha Hawiye?…

    Siyaasadda la qabiilaynayo goormaa laga waynaan doonaa?…

    -SNM CBB waa desperate, waxay taaganyihiin mar ha naloo yimaado, oo Mudulood ha noo yimaado, waa la idiin iman doonaaye iska suga,lkn joojiya isku dirka Koofur aad isku diraysaan…

  7. Rag iyo Dumar qabiilo kale ah oo jecel reerkooda ayaa faaqidaya kana sheekeynaya oo xataa dhaliilaya beel Somaliyed oo ka shireysa wanaaga iyo towfiiqda iyo rabitaan kooda iyagoo colaadineyn beelo Somaliyed.

    Marka laga soo tago munaafaqnimada kuwaas waxey tani caddeyn u tahay mansabka iyo miisaanka beesheyda Muddulood oo aan rabbi uga mahdinayo inuu iga dhaliyay iyo tusaale qurux badan oo ah welwelka ay ka qabaan midnimadeena iyo awooddeena👌

    USA United States of America iyo Muddulood waxey ka siman yihiin markey hadlaan ama shiraan ama go’aan gaaraan mid waxaa gariira caalamka midna Somaliya oo dhan”

    Waa nagu daaleysaan maahee waxba lagama qaban karo Soomaaliyey caadi iska dhiga.

    MUDDULOODNIMO. ALLOW BARAKEEY.

    @ kalsame.
    No wadna xanuun. Boowe.

    Canjeero say u kala koreyso ayaa loo kala qadaa.

    Hadda waa hiraab hiraab waxaa xigo hawiyaha kale.

    Murusade waxaan nahay tol waxaan nahay ood wadaag.

    Welwelka jooji.
    Waxaa kuu wanaagsan adigoo wanaag u rejeeyo. Ileen waxba kama qaadi kartide.

    Gacantaadan goyn Karin waala dhunkoodaa eboow. Waa talo garqaad.

  8. Garqaad

    Eeboow kuwa ka xun Mudulood waad sheegtee laakiin waxaa dan ku darin xisaabta inay jiraan kuwa kale oo bogaadiyey Shirka Mudulood kuna faraxsan in ay jiraan. Bal taana qalinka ku duug.

  9. Rag ayaa Shuban ka daadanaya
    USC Weey shireen waxana la
    Adayaa Hargeeysa Har Wanaag
    Si labadi buuk lo mideeyo
    Kadibna waxa la aadaya Djabuuti
    Si lo wada xuso Odagi Irir Somaal

    Dhib kale ma jiro

  10. Ha leeys dejiyo dhib majir

  11. Hobyo godan. Salaan sare.
    Kkkķkkk.

    Waad mahadsan tahay. Mudane.

    Waan soo wadaa midaaas. Eeboow.

    Ee marka hore canaasiirta ayaan buufihaayay.

  12. Somalijecel@hotmail.com

    WAR SOMALIDU WAA WAALATAY.
    1-Haddalkii Ali Mahdi aniga xumaan uma arko.Hadduu dhaho caddalad ayaan rabnaa muxuu haleeyay?Ali Mahdi xaq aw u leedahay inuu caddaal dalbado aniga waan taageersanahay.
    2-Shirka Muddulood wax xun aniga kuma arkin,shirkii jiis Maxamed wali ee Mareexaan ee lahaa wax la dilo qof Islam ah dhiigiisa banaysanaayay xumaan ma lahan?Shirka beelaha kale caadi ayaa loo kana si kalaa loo arkaa waa qalad waxaas.
    Wey fiicnaan lahayd Ali Mahdi in uu waxaanba isaga dhex baxo da’diisa awgeed from 1964 ayuu siyaasad,dagaal,qabiil soo arkaayay.

  13. Somalijecel

    -Yaa shirka MUDULOOD dhibsaday oo dadku la hadlayaan?… Anigu maba arkin cid dhibsatay oo halkan wax ku qortay…

    Sheekadaan waxaa buunbuuninaya SNM & SSDF oo rabta inay MUDULOOD inta ka xanaajiyaan Farmaajo ku tuuraan…

    Haddaad maqashid qof sidaa hadalka u dhigaya oo leh Mudulood baa shirkooda laga xunyahay waa qof dan leh mana aha annaga….

    CALI MAHDI waxaa laga hadlayaa sida uu u hadlay ee shirka Mudulood cidu ma diidin, raggii kale si ayna u hadlin buu u hadlay isagu, taasaana keentay REACTION ka SOCIAL MEDIA-ha…

  14. Cali Mahdi wuxuu iila egaa nin raba wax qasab lagu siiyo.Hadalkiisa iyo hanjabaadiisu may ahayn wax iska yimid e u jeedo ayuu ka lahaa.

    Shirka waxaa wata kooxo kala dano ah.
    Laakiin danahaasi ayaa loo adeegsanayaa Magaca qabiilka.

    Formaajo ayaa la tusayaa in balaayo lagu kicinkaro,in dhul gariir lagu ridi karo.Kooxo kala duwan ayaa adeegsanaya Mutulood lol

    Dalmida

  15. Aniga waxaan aaminsanahay in Mudulood aqli yeesheen…kkkk
    Markaan arkay sida usoo dhaweeyeen Qoorqoor..kkkkkkkk.
    Anaga Daroodka oo Majeerteen iyo Ogadeen siyaasad ahaan iyo dhaqaale hogaamiyaan, cuqdad ma qabno oo rag laandheere ah oo dhul weyn dega nahay ilaa wadama deriska ah dega…kkkk
    Somalia oo nabad ah oo sharaftoodii soo ceshanayaan rabnaa……hore haloo socdo Maryooley..🇸🇴
    Waan ka kornay in jago nin la siiyey macne noogu fadhido…Somalia oo democracy, fedral, free oo mid ah ayaan rabnaa..run.
    Dhabayacada halala tashado walle in Somali wax uga halaabayn qorshaha wadaan…
    Guul Maryooley.🖐✌️🇸🇴

  16. Habargidir iyo Mudulood oo is dhunkanaya u jeedaa,…kkkkkkk.
    Goorma ayey Al-cabaas isku buufin doonaan…kkkk
    Haddaad Somalinimo u dadaashaan rajo ayaa jirto haddaad mooryaanimo iyo qaswadaan, bal hala arko ninka gus Ugaandese in laga siibo u baahda..run🥺
    Somalinimo waa meesha idin kugu dhow in sharaf ku noolaataan oo xoolaha dhacdeen, Caasumadii iyo deeqdii aduunka ku darsateen nabad ku dhuuqi kartaan..run
    Haddad diidaan; Car Baraxley iisoo dhaafa tuug yahay..🤥

  17. Daanyeerkaan Farmaajo oo isleh si kuu taageeraan Hawiye cunaqa qabo gobolada Daaroodka sida adeerkiis Siyaad Bare, taas waa la isaga daba yimid..
    Yeelimayno mardambe ilaa xorriyaddii in naf iyo maal ku bixino koofur marka naf kusoo noqoto in shaah kuu quurin…Fucking Ilkayar iyo Hiraab….
    Car Baraxley iisoo dhaafa…👎
    Puntland in reer Puntland mardambe hoos fariisan Xamar….run
    idiinma baahandoono ee idinka hanoo baaganina, sida Somaliland Albaabka ka xiran daanyeerta Koofur oo dadnimo lahayn…👎 Wax garad lahayn.

  18. Lop

    Adigu ma laha kuma noolid aduunka siyaasada iyo hogaanka ee maanta.

    Somalidu ma noqonkarto democracy.
    Isma qabayaan qabiilka iyo democracy.

    Democracy-gu ma yaalo meel uu qabiil yaalo.

    Somalidu ha raadsato sidii ay qabiilka ugu noolaan lahayd ee dambiyada loo xakamaynlahayd.

    Bacbacda ka baxay Muqdisho ee Mutulood ayaa kaaga filan somaliya halka ayjoogto.

    Qaylada ka baxay Hawiye ayaad ka garan kartaa inay raadinayaan wax iyaga ka maqan kkk

    Doorashada wakhtigeeda ha ku dhacdo kk
    Formaajo ayaa ka haysta wax uu lahaa Mutulood,hadii aanay sidaa ahayn waxaan arkilahaa Somalida kale oo qaylinaysa.
    Umukaale camal.

    Daroodbaa iska aamusan,raxanwynbaa iska aamusan,Dirbaa iska aamusa,oo Jareer iyo somalidii kale ayaa iska aamusan.

    waa in la helaa qaab loogu noolaan karo qabiilka.

    dawladiba reer baa yeeshay,oo maalmaha u tinaya.

    Dalmida

  19. Mr Bahal
    Daarood qabiil ma yaqaan oo hadday yaqaanaan, Harti oo qabiil hoose ah ayaa Puntland aadi lahaa, waa kuwaas Somaliland ku biiray qaarkood.
    Aniga democracy lee rabaa in tuulo kasta wax ku qanacsan yihiin oo ku raali tahay xukumaan, clan democracy xitaa wax kama qabo hadaan wax dhaama waayo. run
    No more dictstorship..run.
    Agoontiina Kacaanka Mudulood Xamar ku habsaday oo marti idiin arka see la yeelin?😂

  20. @LOP kkkk Daarood anagaa hogaamina dhul weyn haysana.Puntland waan gartay Ogaadeen ka Somaliya maxaad u waalaysaa?
    Ogaadeen Somali waa qabaailka ugu yar dad iyo degaan.Haddii aad ku faanayso gumaysi u jaajuusid cidi kuma haysato,nin isaga kaa kalsoon looma faano waqtigii huuhaada waa dhamaatay Ogaadeen ha waalin.

  21. Somalijecel
    Waxaa la yiri:ollow nin wax ogeyn ha cadaabin.
    Daroodka cid tiro iyo dhul ku gaarta ma jirto.
    Waa ninmanka Somalida 3 webi dega oo maalinta webiga naga xirtaan Somalida oon dilin.
    Sxb Majeerteen dhul weyn degaa oo Galkacyo to Raascasayr 1010km badda India, weli badda cas oo Bossaso ku taal lama gaarin.
    Laaakiin Ogaden dhul iyo Barwaaqo laguma gaaro. Tana river Gaarisa mara, Webi jubba oo Yeed ilaa Goobweyn mara iyo Webi shabeele oo Goday, Iimey, qabridahare soo mara, ragga fadhiga miyaa tiro dhul malaha.
    Somalida inta kale iyo Ogaden soo dhafay helaan.. War nimnaka hanagu dirin sida Masar yaan qaylo lagu waalane.
    Anaga Dhabayaca awalba webi ma haysan ee 7 durdurkaas biyo noo ah iyo roobkii ilaahay keeno…Malaygeena iska daban oo gaajo na dili mayso…kkkk
    koofur oo macaluul loogu dhimanayo aragtay ee weligaa Puntland macaluul loogu dhimanayo ma aragtay…?
    Waayo maba dhici karto haddii xitaa roob di’in.
    War dalkaaga baro..run

  22. @LOP KKK Somalida kale naga celi. Daarood taagnow haddii kale wey naga dhabqaysaa.
    Aan ku saxo Yeed wabi uma dhawa.Somaliya meel Ogaadeen wax ka dego wabi maro waa un Buaale.
    Mareeray iyo Hagaysa yarey waa looga badan yahay.
    Somali qoloda kaliya ee 2 wabi koontarools over 800Km waa Marexan haddii aad sharaxaad u baahato waa diyaar.Balse badow gaajo dishay geelay ah dheh.
    Waxa aan Gedo ku arkay caadi ma ahan DADSE KAAMA JIRO.

Leave a Reply to Land of Punt

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented