|

Kulan Xasasi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Qoorqoor iyo C.raxmaan C.shakuur

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho kulan  ku yeeshay Caawa Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Gudomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdirashuur.

Kulankan ayaa looga hadlay arimo Xasaasi ah oo la xidhiidha xaalada Guud ee dalka,  Arimaha Siyaasadda,  Doorashada la filayo, Shirkii Dhuusmaareeb iyo Xaalada Galmudug.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si kooban uga hadlay Shirka uu la yeeshay madaxwaynaha Galmudug ayaa yidhi.

“Waxaan caawa kulan talo wadaag ah yeelanay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmad Cabdi Kaariye (QoorQoor). Waxaan ka wada hadalnay guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Galmudug iyo sida ugu habboon ee uu ku guulaysan karo shirka Dhuusmarreeb 3.”

Madaxwaynahe Qoorqoor ayaa ah  siyaasi qaaday Tallaabooyin lama filaan ah, sidoo kalana wuxuu Saaxiib dhow la yahay Madaxda DFS  iyo Weliba Siyaasiyiinta kale ee Mucaaridka ah, waxaana lagu xasuustaa siduu Galmudug wakhtiga kooban uga saaray  khilaafyadii dhinaca siyaasadda iyo garabyadii kala fadhiyey, una soo celiyey doorkii ay ku lahayd guud ahaanba dalka.  

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30961

Posted by on Aug 5 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

26 Comments for “Kulan Xasasi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Qoorqoor iyo C.raxmaan C.shakuur”

  1. ASC dhamaantiin.
    This is indeed bad idea or move on the Galmudug leader’s side Qoorqoor.

    Yes, hogaamiyaha maamulka beelaha ee Galmudug waa arrin fiican in uu dadka oo dhan isku wada, kana shaqeeya in fact heshiisiinta iyo isku soo dhaweeynta odayaasha siyaasi isku sheega ee Somaliyeed, mucaarad iyo dowladda kuga kujirraba. Hase yeeshee, Abdirahmaan Abdishakuur waa daanyeer doqon ah, mana ahan in uu Qoorqoor la shirro. Sababtoo ah, waa beenaale daanyeer ah, oo caqli laheeyn ina soo hoyde, Abdirahmaan Abdishakuur. Bal hala weeydiiyo in uu walgiis tagay Galmudug amaba Dhuusamareen doqonkaan? Waxaan u maleeyn maya. So, waligiis ma invest gareeyn, mana galin waqti uu hadiiba wax ku dhaamo reerkiisa Ceeyrka ee doqomadda u badan in uu u caqli celiyo. Markaasuu ku leeyahay xisbi iyo blah blah, iyo madaxweeyne Somaliyeed Ayaan rabaa. Daanyeer. Waxuusan ogeeyn all politics in Somalia is local, waa reerro Somalida, siyaasadeeda iyo waligeedna waxeey ku dhisneeyd reero iyo qabiil. Iyadadaas ayaana eey tahay in Somalida ku socota, ilaa waxbarashada iyo ilbaxnimadda dadka Somaliyeed lagaarsiiyo meel eey qabiilka uga gudubto. Laakiin taasi ma dhaceeyso 40ka sanno ee soo socota.

    Sidaas owgeed, daanyeer Farmaajo iyo ilkayarta caqliga xun ha joojiyaan beenta ah doorasho qof iyo cod Ayaan qabban! Wax suurtagal maahan taas. Marka daanyeer Farmaajo ha qabto doorasho lamid ah tii uu kusoo baxay oo ku dhisan 4.5 qabiilada Somaliyeed oo doorto xildhibaanada, kadibnta eey xildhibaanada doortaan madaxweeynaha.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  2. Xerta Kalshaale waan idin salaamey.

    – Xassan Daahir UGUS oo u gardhigtey Mudulood

    – Somaliland oo dhex dhexaadineyso
    Chinese iyo Taiwan

    – waan soo dhaweynaynaa howlaha uu Qoor Qoor kula kulmaayo Mucaaradka reer Galmudug ( Galmudug waa halka meel ee lagu xasuusan doono Co-Madaxweyne Kheyre)

  3. xaange

    KKK

    Kheyre wuxuu ahaa reer Galmudug, hambadiisa waxaa iska leh reer Galmudug

  4. Cadaado

    Salaan sare Ugaas

    Ninkaan Qoor Qoor ah waa ka socod fiicanyahey Duq Xaaf, halala shaqeeyo ilaa uu asagu la yimaad XUJO AAN SOCONEYN.

    – Waaba hadduu ka fakado ( Fahad Axmaar iyo Qatar Qatal).

  5. layimaado

  6. iimaam Dabshid waan kusalaamay.
    Of course, Qoorqoor was ka socod fiicanyahay due Xaaq, iyo dhamaan waxa eey soo saareen kasoo dhexbaxay Sacad oo dhan iyo Ceeyr oo dhan.

    Marka dadka Somaliyeed si hoose ha u fiiriyaan reeraha doqomadda soo saara iyo kuwa kale.
    Dalmida.
    God bless Somalia

    • Cadaado

      Saaxiib war kaagu waa cad yahay waana qabyaalad aysan yahay. Ceeb weeye inaad si toos ah u aflagaadayso Sacad iyo Cayr oo ah ummad Alle badiyey oo shiiq iyo shariif ba leh waxaan kaa sugaynaa waa apologie inaad hadalkaa ka bixiso.

      Qoor Qoor wuxuu yahayba waa cusub yahay marka haku talax tegin amaantiisa kulay waa bini’aadan wax walba ka filo !!!
      Maantay lama joogo waqtigii reer Galmudug la kala qaad qaadi lahaa waxaana shalafta ku jirtaa inaan ahaano One United We strong!

    • ASC.
      Horta SEBIGI, Caawuu ugu Aflagaado yaryahay.≈©≈Horta sebiyow waxaad ku faanta inaad Caqli iyo Aqoon gurigoodi tahay, Haddaba Oday waaya arag ah Waano Ka dhegayso Berdu waxba ka qaadan mayside.≈©≈Markaad leedahay, Beelaa Caqli xaraystay Kuwo kalana waa ka arradanhiin (waa sidaad dhowr goor ku doode) WAA qalad, Beelkasta waxay leedahay Caaqil-keeda iyo Maan-gaabkeeda Saleebaanne, Bulshadaa nooc kasta leh buu ka mid yahay. ≈©≈Maandhow, waad dhega digtaaye oo hadalku sisiyuu kuu dhaafaye Dadkaaga ku dhexjir Hana is liidin Samadana hays geyn Ma gaarikartide. WBT

  7. BEIRUT BLAST KILLS 25 AND INJURES 2500,

    KII MOGADISHU KA DHACAY 500+ DHIMASHO, DHAAWACA KA DARAN, LAAKIIN FARQIGA CAALAMKA OO DHAN IYO LEBANON WAA LAGA DAREEMAY, MARYOOLAY XATAA IYAGA MADAREEMIN EXCEPT FEW OF THEM, SIYAASAD, SIYAASAD BAA KA CARARTAY..

  8. SALAAMU CALEEKUM

    ALLOW ALLEEEEE, HABAR GEDIR oo dhan ul iyo diirkeed, ma waxeey lugaha haaystaan XAAR FARMAAJO… oo ka baryayaan RAISUL WASAARE Mudadiisu tahay 6 bilood….

    WALEEEEEEEEEEEE, hankii HABAR GEDIR waa jabay…
    Hankii HABAR GEDIR rakhiis uu noqday..
    Hankii HBAR GEDIR ma waxeey ka badin waayeen, in ay XAAR FARMAAJO hoos fadhiistaan.

    ALL SOMAALIS are required to know that XAAR FARMAAJO last day is 28 FEBRUARY 2021. If he doesn’t move in his own accord, he will be removed by force, same scenario of his uncle..

    BELIEVE IT OR NOT BELIEVE, it is up to you.

    Waxaanse rajaynayaa in uu XAAR FARMAAJO ku waano qaato arrimaha ku xeedhan.

    WA BILAAHI TAWFIIQ…

  9. SALAAMU CALEEEKUM

    Hadii XAAR FARMAAJO waddanka u naxi waayo, oo uu doorasho xor ah, oo lagu wada qancsan yahay la’a qaban waayo…

    SOOMAALIYEEY… OGSONAADAA, SOOMAALIYA waxeey yeellan doontaa 20 MADAXWEYNE..

    SOOMAALIYEEY .. OGSONAADA, SOOMAALIYA waxeey yeellan doontaa 20 BARLAMAAN..

    SOOMAALIYEEEY.. OGSOONAADA, SOOMAALIYA waxeey yeellan doontaa 20 RAISUL WASAARE.

    SOOMAALIYEED… OGSONAADA, CIIDANKA SOOMAALIYEED reer reer uu jabi doonaaa… Askari kastana iyo hubkiisa wuxuu ku biiri doonaa qabiilkiisa..

    MARKA sidaase dhacdo.. 50 SANNO aa SOOMAALI deb u noqonaysaa..

    Sidaasna waxaa yeellay HAL QABIIL…. QABIILKAASE YAA WAAYEEE?????

    DHACDADAAS XUN OO DHACADAY, EE 1991 iyo 2021, waxaa qaadanayaa HAL QABIIL OO QUDHA……

    WAA QABIILKA LA DHAHO MAREEXAAN, IYO DHULBAHANTEEEEEE…..

    SOOMAALIYEEY, hadda madaxa sii geliyaaa..

    SAANSAAN COLAADEED baa u jeedna, dagaalkaasna waxaa qaadanayaa MAREEXAAN IYO DHULBAHANTEE.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  10. Waar Suldaanku weligiis ma odhan governor beeleed baan wax yar la dhacsanahay aanan ka ahayn Qoorqoor oo meeshii Galmudug midha muuqda ka sameeyay.

    Waar ninkan waxay ahayd inuu Khayre beddelo ama Madaxwayne noqdo.

    La kulankiisa daanyeer ina Shakuur wax wayn uma arko waayo daanyeerkan waa naf la caari doonaya inuu kaadhka ku marsado waxaan la kulmay qoor iwm.

    Dabshid aka Ugandha lover

    Imminka waxaan kuu aqoonsan doonaa afhayeenka mooryaanta SNM. How is that ?

    Iidoor baa dhex dhexaadinaya China iyo Taiwaan kulahaa sida iyagoo laba dal ah.

    kkkkkkk

    Adduunyo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  11. Ali zubeer aka Ali zero

    Istaaqfuralah dheh iimaan dabshid haku gafin
    Isu soo dhawaynta reer gal mudug waa furaha hiraab midaysan kadibna hawiye

    Hawiye midaysan Somali oodhan baa walaahay Dani ugu jirtaa
    Clan based politics is the foundation of this aarmaajo government
    Hawiye clan are the only hope for the residence of magadisho before history repeats itself
    Hiraab national conference must pave the way of a road map to get rid of this little crocodile aarmaajo

  12. Ali Zubeer

    KKK

    Marba hadey Masar iyo Ethiopia isku heystaan anaa LA SAAXIIB AH SOMALILAND iyo mayee anigaa kaaga soo horeeyey

    Marba hadey Chinese leedahey please ha aqoonsan Taiwan

    Marba hadduu Abiye Ahmed soo celinrabo Wakiilkii Ethiopia u FADHINJIREY Hargeysa- ee uu horey ugu bedashey 5 DEKEDOOD OO U DHAXEYSO MARKA IYO HOBYO

    – Awoowgaa lama Naare nimanku tage.

    – Go’aamadii ka soo baxey shirkii BAH- JIIR uga tashanaayeen MUKULAAL wuxuu ahaa

    ” Waa inaan Bell/dawan/koor ku xirno qoorta Mukulaasha, si aan uga cararno markaan maqalno CODKA DAWANKA.

    Lkn oo Lkn Wali waxaa la sugaayaa, Dooligii/jiirkii ku soo xirilahaa – DAWANKA QOORTA MUKULAASHA.

    ( Koofurna waxey wali sugeysaa ninkii xoog ku soo celinlahaa SOMALILAND)

    * Harar iyo Hawaash Habeen dambe waan hayaa, haku ekaado Taagteena iyo Bootadeenu.

  13. Garqaad

    Waxaan arkey maqaal dheer oo aad @ Mr Ali Zubeer ku leedahey – Waxaan ku wareer UUR-QABIILEYSTE IYO AF-QABIILEYSTE Midkaad tahey

    – Dadkale iska daaye, hadduu kaa maqlo CAWLYAHAN ayaa CAANO KEENO KISMAAYO,
    Wuxuu kuugu yeere CAWLYAHAN- Lover
    War maheyside KISMAAYO SOO BARO

    – adiguna waxaad leedahey ninku Socodkii Prof NAANIIN LAHAA.

    – NIN aan aheyn CIILTIRE FAROOLE haka aaminin Reer Qurac,

    Nin warkiisa, Calooshiisa iyo Afkiisuba Cadyahey waaye SENATOR CIILTIRE Faroole.

    Ahmed Somali, Max’ed Cabdi Yuusuf, Mr Idiris, Ali Zubeer – waa wada BAR- GO’A.

  14. Cadaado
    wan salamaya sxb
    qoor qoor waa nin raged
    ee kadaa amaanta iyo aflagaadada isla wada socda mida kale waxan modayey in reer xaaji uu daayey xanaqi cadaado
    ee waa side mudane mida kale qoor qoor wuu ku saxan yahay inuu cid walba la faristo ama qacniyo ama la shiro tusale beelaha degan galmudug kuwa ugu yar baan ku jirna doorashadi qoor qoor kahor xeraale iyo huurshe isma salami hirin hadana waa nabad waad ogeyd cadaado iyo dhuusameb halki uu kala geeyey daanyer odawa iyo colki uu dhex dhigay maantana gacmaha ayeey is heystan sababtuna waa qoor qoor amarkuna waa kii alle marka kada faragelinta howsha qoor qoor mida kale sxbow ma waxan kaa dhegeysana cayr iyo sacad waa dad xun saleban kuna waa dad aad u wanaagsan waa dhici karta lakin adigu nagama iibin kartit taas ee waxey u baahan tahay dad kale saleban waxa ku jira CABDI RAXMAN ODAWA oo kale ee aan ognahay wuxu galmudug kasameyey xiligi uu wasiir ka aha hadana laga waayey qoor qoor koley la dooray we u tanaasul sida kamaal gutale iyo ragi lamid ka ahaa marka xoog biya nooga dar sxbow

  15. Cadaado
    wan salamaya sxb
    qoor qoor waa nin raged
    ee kadaa amaanta iyo aflagaadada wada socda mida kale waxan modayey in reer xaaji uu daayey xanaqi cadaado
    ee waa side mudane mida kale qoor qoor wuu ku saxan yahay inuu cid walba la faristo ama qacniyo ama la shiro tusale beelaha degan galmudug kuwa ugu yar baan ku jirna doorashadi qoor qoor kahor xeraale iyo huurshe isma salami jirin hadana waa nabad waad ogeyd cadaado iyo dhuusameb halki uu kala geeyey daanyer ODAWA iyo colki uu dhex dhigay maantana gacmaha ayeey is heystan sababtuna waa qoor qoor amarkuna waa kii alle marka kadaa faragelinta howsha qoor qoor mida kale sxbow ma waxan kaa dhegeysana cayr iyo sacad waa dad xun saleban kuna waa dad aad u wanaagsan waa dhici karta lakin adigu nagama iibin kartit taas ee waxey u baahan tahay dad kale saleban waxa ku jira CABDI RAXMAN ODAWA oo kale ee aan ognahay wuxu galmudug kasameyey xiligi uu wasiir ka aha hadana laga waayey qoor qoor koley la dooray we u tanaasul sida kamaal gutale iyo ragi lamid ka ahaa marka xoog biya nooga dar sxbow

  16. Dabshid
    Dhaxal goroyo dhebed baa leh miyaad leedhay lol.
    Mise isbahaysigii dooxada jubba ayaa boodhka laga soo jaf jafayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. XAANGE
    sxb isbaheysigi
    Dooxda juba filim kiisi ey baa cunay farmaajo baa banaanka soo dhigay wixii baqti huursana oo dadki isbaray marka taa haldal keeda daa mida kale farmaajo isma deldelayo daanyer ba ha ahaado lakin caqli wuu leeyahay soo dhafi maayo murusade hadii uu dhaafana Salad cali JEELE iyo cali geedi soo dhaafi mayo isaguba caqli wuu leeyahay sidey ila tahay hadii aan habeen marqaanku lategin lakin waxa laga yaaba inuu habeen si fiican u qayilo oo isku dhexyaaco oo uu subaxdi bilaabo derbi saar

  18. SALAAMU CALEEKUM

    OGAYSIISSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSS

    XAAR FARMAAJO, hadii uu korsiga ku dhigo oo uu ka digi waayo

    XAAR FARMAAJOL hadii uu qaban waayo doorasho lagu wada qanacsan yahay..

    XAAR FARMAAJO, hadii uu qaban waayo doorasho waqtigeeda ah..

    Waxaa dhicidoona:

    1. Asaaskii 20 Madaxweyneeeeee
    2. Asaaskii 20 Baarlamaan
    3. Asaaskii 20 Raisul wasaaree
    4. Ciidankii uu burbura…
    5. Maxakamadihii oo burbura..

    LAAKEEN, SOOMAALI WEYN hal aan ugu bishaaraynayaaa…

    In aan SOOMAALI WEYN, aysan mar dambi is-dileen…

    In aan SOOMAALI WEYN, aysan iskufsanayn

    In aan SOOMAALI WEYN, is-bililiqsanayn..

    WAAYOOOOOOOOOOOO:

    Taas waa laga gudbay, caqliga la adeegsanaaaaa…….

    WAR FARMAAJOOOOOOW, dalka iyo dadka u tur..

    ALLOOOOOW ALLEEE, maxaan talo bixiyey, oo la iga qaadan waayey..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  19. WIIL XERAALEE

    Waryaa tuuldada xeraalee, yaa ku adkaaday… DIR mase MAREEXAAAN..

    Hadii MAREEXAAN ku adkaaday, magaca noo dhig..

    Hadii DIR ku adkaatay, waad sidan kartaaa..

    DHUSAMAREEB aa yaabtay, oo guri MAREEXAAN laga waayey…

    ALLOOOOOOOOOOOWWW ALLLELEEEE

  20. barawani king
    ma wixii xeraale ka dhacay baad saakay i weydineysa
    waa ogeyg wana la socata xeraale wixii ka dhacay mida kale tuuladi hada magalo weyn baan ka dhiganay sxb marka aad ha nooga caayin oo kadaa macaga tuulada waa loo qariya kor looguma yidha magacas

  21. WIIL XERAALEEE

    Wiil-hooog… xaal baan ka bixiyey, hadalkii iga soo dhacay….

    WISHING YOU GOOD LUCK AND BEST PROSPERITY IN THE CITY OF HERALI

  22. yes say like that thanks not tuulo it is our capital or our city

  23. Maryoolay,way is-caayitaqaane,isma caawin taqaano.

    Somalidu waa dad lagu shaqaysankaro.Sidaa waxaa yidhi Abasiniyan.

    Xoogii Somaiyeed ee 1977,wuxuu haligaliyay wadanka Ethopiya.waxaa Geeeska afrika ka soo baxay awoodda somaliyeed oo ay dambaysay,1600 CE.Markaasi oo ay somalidu wabsatay Ethopiya sida ay u dhan,kana talisay muddo 15 sano ah.

    1977,wuxuu noqday mid u eg 1550-kii oo Abasinianka u ahaa qarni Madoow oo soo maray.

    Amxaarku waxay soo abaabuleen Agoonta Amxaarka,oo ka koobnaa Majeerteen iyo Isaaq.Qorigii ku socday Ethopiya waxaa lagu soo jeediyay Somaliya.Sargaalkii Somaliyeed ee weererka Ethopiyana wuxuu soo weeraray wadankisii kii oo lagu shaqaysanayo.Halkaa ayay Ethopiya kana nasatay xoogiii somalida ee iyada ku eeday.Xoogii somaliyeedna wuxuu noqday mid lagu shaqysto sida Dameeraha oo ay Ummad ka isticmaasho.

    Haatan,Kenya ayaa sirtii heshay.Waxay ogaadeen in Somalida lagu shaqysankaro.

    Dalmida

  24. Garqaad iyo Dabshid —-waa laba nin ama hal nin oo Iidoor ah, hadalkaa iga gunta…

    Ma la socotaan Isaaq badan oo xamar ku dhashay kuna soo barbaaray inay dunida dhoobanyihiin, kuwaas oo yaqaan lahjadda ree koofur iyo taariikhadahab…

    Awal shaki baa igaga jiray waxa ku qasbaya maanat nin Abgaal ahi inuu ku hadlo afkii snm, lkn imminka baaritaankaygu wuxuu i leeyahay kuma aad qaldanayn shakigaa…

    Ree koofur waa laga dhex adeeganayaa… SNM CBB in the haouse…

Leave a Reply to Somali galbeed

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented