|

Cali dheere oo si Lama Filaan ah uga hadlay Xil-ka Qaadistii Xasan Khayre

Muqdisho ( Kalshaale ) Afhayeenka Alshabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay isbadalka ku yimid Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Kalsoonida ka weysay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya bilawgii todobaadkii hore.

Wuxuu sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xasan Cali Khayre ay sheegi jireen in daacad u yihiin u adeegista dalkooda, kana shaqeynayaan horumarkiisa, balse kala taggooda uu meesha ka saaray waxa ay sheegayeen.

Cali Dheere ayaa tilmaamay in kala qaybsanaanta Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ay meesha ka saartay himilooyinkii ay ku taahmayeen.

“Waa kuwaas maanta wixii ay sanado badan soo dhisayeen gacantooda ku duminaya, wadamadii dhaqaalaha iyo ciidanka ku taageerayay ayaa canaan la daba taagan, waliba ka shalaynaya wixii hanta iyo taageero ay ku bixiyeen” ayuu yidhi.

Go’aanka Golaha Shacabka kalsoonida ay kala laabteen Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka waxa uu Afhayeenka Alshabaab ku tilmaamay mid waji cusub u yeeleysa Siyaasadda Dowladda Federaalka.

Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku howlan magacaabista Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Dalka, waxyaabaha horyaalla shaqsiga xilkaas qabanaya waxaa ugu weyn qabashada Doorashada oo waqti xileedka Dowladda uu haatan sii idlaanayo.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30761

Posted by on Aug 1 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

24 Comments for “Cali dheere oo si Lama Filaan ah uga hadlay Xil-ka Qaadistii Xasan Khayre”

  1. Baho Villa Xamar hadey kala baxeen, waxaan rajeynaynaa iney kala gurtaan BAHO-UGUSna, oo Xamar iyo Kismaayo laga deyndoono Qaraxyada.

    Arab wuxuu shabaab ugaley Baho-Isaaq

    Murusade wuxuu shabaab u galey Baho-Gidir

    Sade wuxuu Shabaab u galey Baho-Absame

    Guul iyo kursi waxey ka faa’iideen ayagaa la weydiin.

  2. Cali Dheer eey eey dhalay mass murderer ah.
    One day you bit the dust Insha allah.
    Haddii ina adeerkaa laga qaaday Raysalwasaarihii bilow qaraxyadii…Mooryaan Mooryaan dhalay.🖕

    • ASC.
      LAND OF PUNT, saaxiib ka noqo GARDARRADANA daa ma fiicne, GARANAY Cali Dheere oo waa noo; Cadaw Diineed, cadaw Somali, BALSE Muxuu kaa halleeyay Cali Dheere Aabihi? Soow kuma filnayn inaad tiraah EY aan EYKALE JIRIN ama DOOFAAR aan DOOFAAR KALE JIRIN oo weliba aan si fiican kuula qaybsa Lahaa. ≈©≈Saaxiib, Waxaan kula Jeclahay INAAD dhawrsanaato Aakhira iyo Adduunba. WBT

  3. waa warey waa midan ka baqayey wan ogaa iney ugus dhex fadhiso villa qarax
    cali dheere halkaas buu hada ka botorinaya
    waa Shire cajiiba

  4. Dabshid
    sxbow sxb adiga ayaa la jaar ah ee sxb waxad iiga waranta dhibta ka jirta oo bil walba loo bedelo gudoomiyaha ama duqa beledweyne halki sano waa in lix ama shan la isku bedela badageed kadib malaha shan 5 gudoomiye sanad gudihi waaxay cilada qarson

  5. Alshabaab waa factor ka mid ah dhibka Somaliya haysta.waliba waa Foctorka ugu dhibta yar ee lala dagaalamikaro.Dadka Doqmaha ahi ma arkaan alshabaab wax aan ahayn.kuwaasi sida xoolaha u fikirayaa ha ogaadaan in alshabaab tahay 10 jir ndhibka ka jira somaliya,Somaliyana xaarka cunayso 40kii sano ee u dambeeyay.Laga yaabaa in dhibka alshabaab yahay % 10,laakiin inta kale waxaa gaysta Kooxo qabiileedyo dadka hogaamiya.Kooxahaasi waa kuwa ugu daran ee baabiiyay rajadii Caruurta somaliyeed.Marka ay kufsadaan gabdhaha yaryar,qabiilka ayay hoos gala,halkaana lagu dhameeyo dhagartii la galay.Burburinta wadanka waxaa loo adeegsaday qabiil,dhisitaankiisniina qabiil.Ma jiro Dawo la cuno hadaad bugto iyo hadaad caafimaad qabtaba.

    Waxan jeclaan lahaa in alshabaab gacanta ku dhigto somaliya sida ay u dhantahay si dadkaasi u qaataan jaho kale oo nololeed.Waayo? meeshan ay joogaan ee qabiilka waxaa ku xidhan dhagar abadiyan ah.
    Dalmida

    Alshabaab waxay qayb ka tahay kooxaha danaha wadaaga ee ka jira Somaliya.

  6. Mr bahal laakiin Dee jamhuuriyadeena barakaysan ee maalinba Hal talaabo hore u qaadaysaa kuma jirto saw Maaha cidaad ugu ducaynaysaa in ay al shabaab qabsato saw Maaha seedi

  7. Kaahin

    Somaliland waa meelaha abuurmay burburkii ka dib.Dadkii loo adeegsaday burburka somaliya aka kaba qaadkii Amxaarka ayaa helay fursado banaan.wadankii oo bilaa dawlad ah.

    Magacaantan kala duwan ee ay wataan koaxaha Somaliya ku habsaday macno ma laha,dadkuna magacaantaasi ayay ku mashquulsanyihiin.

    Aduu Somaliland ayaad sidataa.
    Mid kale wuxuu wataa alshabaab
    Mid wuxuu wataa Puntland
    Jubland

    Xisbiyo

    Wadaaddo kale/faafinta khulaafaadka

    Ganacsato/ganacsiga Daroogada,raashinka dhacay iyo dawooyinka dhacay

    Isku soo wada doob oo wadanku wuxuu gacanta ugu jiraa kooxo kala wadan oo ay horboodaan shaqsiyaanka danaha dhaqaale ka fushada somaliya.

    Laakiin wadanku waa somaliya.Waa failed State.

    Dalmida

  8. Cali anaa diley hadalkiisu waa ku digasho wuxuuna la jiraa ninka shaqooyinka u dirsada oo Qatar iyo iyaga u dhexeeya Fahad Yaasiin

  9. Page hooseRagga halkan waxaan suaal ku wadiiyay ragga halkan commen ka ku qora oo aan muddo akhrisanayay. waxaa ka mid ah, wiil xeraale, dabshid , xaange, land of punt, wiil hiraab, hobyo godan, mr. gedo, kalsame, gaafow. Wsiir nagerian ah ayaa tusaalaha aduunka ugu nxun usoo qaatay soomaaliya, taas oo aanu keligii kun ahayn ee caalamkoo dhami fikradda la qabo. mjuxuu u arki waayay in qabyaaldda aad sida yaabka leh u aamintaan habeen iyo maalin ku wardiyaysaan ay tahay wax wanaagsan. wuxuu u odhon waayay hawiyuhu soomaalida kale waa adag yahay, daaroodku waa niman belaayo ah, hartigu waa belaayo , mareexaanku waa raga rag ka tegay. isaaqu soomalida rogmatay kuma jiraan, hiraab kablalax, mareexaan mooyaane dad ka kale waa wax dhintay.Haddii sida dunidu idiin aragtay aydaan isu arag ma caddayn kartaan in reerkiinu inta kale ka heer sareeyo somalida kalena baaba tahay

  10. War aaway reysalwasaare hii maqaarsaarka ahaa maxaa dhacay waqtigii waa is gurayaa

  11. Xalay waxaa garoonka aadan cade kasoo dagay dr cabdinaasir maxamed cabdulle

  12. I arkaay iyo anna way kan un weeye…

    Sida uu Mr BaHaL sheegayba Soomaaliya waxaa xuurta ku haysta kooxo badan oo kala duwan iskuse hal hadaf ah…

    In aan Soomaaliya waligeed dawlad, midimo iyo qarannimo midna helin oo halkaa dadka dhiiggooda iska nuugaan kuna cayilaan…

    Ilaahow kacaan kale baan kaa baryaynaa oo mar kale dawlad noo dhisa… Aamiin..

  13. Qolada golahan doodda suaal aan hore U watdiiyay kamay jawaabin. Suaal kale immisaa rumaysan in qabiilkooda keligii qaran madax bannaan noqon Karo soomaalida kalena ka maarmi Karo ?

  14. Samatalis
    Wax dhici kara maaha qabiil kaligii gooni u is taaga ee soo dhaweeya wiilka sacad reer jalaf dr cabdinaasir maxamed cabdulle waa laa hubaa

  15. war inaad UGUS naga daysaan noo soo daaya

    Damashadka dowlada puntland——- ku dayo ku ku

    Dayo beelaha puntland dega

  16. Hanbalyo puntland waa in taalo loo dhisaa geesigii puntland iyo soomaaliya adeerkay CABDULAAHI yuusuf axmed raximalaah

  17. Hambalyo Jubboland waa in taalo loo dhisaa
    Geesigii Jubboland, iyo saaxiibkeen Axmed Cadde Garmadoobe oo ilaa General Ceydiid Mujaahid nala ahaa.

    Governor ugu horeeyey ee LABO MAR LOO DOORTO ONLY MR Axmed Cadde Garmadoobe

  18. Wararkii ugu dambeeyey Mowlaca Boondheere

    Ina C/llaahi Caddow oo laga yaabo in loo magacaabo Rasalwasaaraha Banaadir state.

    Koley gaarimahayo Co-Madaxweyne Kheyre the Most powerful Prime minister ever.

  19. Puntland iyo G.Mudug oo ceesh iyo milix noqday…Aadbaan u soo dhawaynayaa arrinkaa…

  20. ASC.
    Somaliyeey, waxaan idin weydiin, Beelaha Reer Waqooyi ee; Ciise, Gudabiirsi, Isaaq, Warsangeli iyo Dhubahante MA SAB-BAA mise Somali?. ≈©≈HADDAY Somali yihiin MAXAA DIIDAY in shaqsi u dhashay Beelaha uu Waddanka M/weyne ka noqdo?. ≈©≈WAR qolyaha Barxadda Kalshaale wax ku qoroow DADNIMO ISKA BAARA oo Aragtidiinna Bannaanka SOO dhiga. WBT

  21. Ahmed Somali

    Adeer adiga waxaa lagu kala ogaan
    Maalintuu Farmaajo magacaabo Rasalwasaare AAN AHEYN REER WAQOOYI

    -Balantaada iyo CALOOSHAADA markaas ayaan kala Hubineynaa.

    Inta ka horeyso WARKU KAA XIRAN

  22. ASC.
    Dashid adeer, ilaa maanta Haddaadan i fahmin, Abidkaa i fahmimayside KUWO aad isku nooc tihiin Raadso, sida SEBI=ex Cadaado, 2BA Miirre=ex Garqaad iyo KII kale wil.xeraale KAA inaan magaciisa qoro ayyaaba ii nacnima. WBT

  23. ASC.
    Dabshid, Hadduu Farmaajo magacaabo ruux aan ahayn reer Waqooyi WAA miskiin aan aragti fog lahayn WUXUUNA istaahilaa in Waddanka laga qabto.≈©≈Maanta waxaan leeyahay VIVA Mahdi M/med Guuleed. WBT

Leave a Reply to GEDO LAND

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented