|

Wararkii ugu dambeeyay ee Loolanka loogu jiro Qabashada Xilka R/wasaaraha

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho weli ka socda xusul-duubka iyo orodka loogu jiro ciddii beddeli lahayd Raysalwasaare Xassan Cali Kheyre.

Qabashada xilkan ayaa waxaa ku hoos jiro shuruudo la doonaayo in ay fulaan, waxaana ilaa hadda si weyn loo baadi goobayaa sidii leebka iyo qaansada la isula heli lahaa.

Shir-guddoonka Golaha Shacabka oo kala ah Mursal iyo Muudey ayaa dhankooda ka bilaabey in ay suuq geeyaan barnaamijkooda, Sida laga soo xigtay Kulankii ay la qaateen madasha.

Mursal iyo Muudey ayaa ugu horreyn kulan la qaatey Madaxweyne Farmaajo waxaana ay u sheegeen in ay hal doon wada saaran yihiin, halka uu wax ka doonaayona aysan jirin, inuu iska iloobo maamul goboleedyada ee lala heshiisyo mucaaradka ku sugan Muqdisho kuwaas oo ay ku tilmaameen in ay yihiin kuwa sida rasmiga ah wax uga ciideyn kara, ayna ugu horreeyaan labadii Madaxweyne ee hore. Madaxweyne Farmaajo ayaa Mursal iyo Muudey u oggolaadey in ay heshiis iyo gorgortanba soo geli karaan.

Shir-guddoonka Golaha Shacabka Mursal & Muudey ayaa xafiiskooda ugu tegey Madasha Xisbiyada Qaran oo ay kala hoggaaminayeen labadii Madaxweyne ee hore iyo weliba Siyaasiyiin kale, waxaana ay u soo badnhigeen Dowlad midnimo Qaran in la dhiso laba sanona dalka lagu gaarsiiyo doorashooyin xisbiyo ku dhisan, arrintaas waxaa ka xanaaqey Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo shirka isagaba baxay.

Madaxweyne Xassan Sheekh oo markii hore la tuhmey aya isaguna maalintii shalay iska beri yeelay oo sheegay in aan dalkan loo horseedeyn wax sharci darro ah.

Ugu danbeyn madasha Xisbiya Qaran ayaa ku heshiiyey qofkii iskiis wax u raadsanayo in uu doonan karo laakiin aan magaca madasha heshiis lagu geli karin.

Siyaasi Cabdulqadir Cosoble Cali oo laba jeer oo hore u tartamey Madaxweyne, hoggaamiyana mid kamid ah Xisbiyada ayaa Dhankiisa wada Abaabul uu ku doonayo xilka raysalwasaaraha inuuu qabto.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in Raysal wasaaraha Cusub la magacaabi doono  1da Agoosto ,  Inkasta oo uu dib uga dhici karo, Waxaana  Magaalada Muqdisho waxaa ka socda Kulamo Xasaasi ah kuwaasi oo lagu Baadigoobayo  Hanashada Xillka Raysal wasaarahaha.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30738

Posted by on Jul 31 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

41 Comments for “Wararkii ugu dambeeyay ee Loolanka loogu jiro Qabashada Xilka R/wasaaraha”

  1. Soomaali jecel

    Madaxweyne jiska jir cadow kula jira oo kaa jiraa joogee ey Jolinks kuu dhigan. Ka fogoow beer la xawsi yaan lagugu hodin hogna lagugu ridin waad qoomameyn hadaad aamintid mucaarad , Dam jadiid iyo asxaabtood. Hadoo dhoweysan mucaarad weji kuuma hayee. Ummaddu way ku jeceshahay ee yey ku nacsiin.
    Sii hayaha xilka khadar waa u qalmaa inta ordeysana isaagaa uga xaq leh, yaa yaa qalinka ugu jiiday labadan cidood Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha hala siiyo waqooye markan.

  2. Cadow aan iskaga ahayn malhan soomaaliya

  3. Somali jecel.
    Kkkkkkkkkk.

    Ha soo dhawaysan mucaaradka.
    Weji kuuma hayaane.
    Umaddu way ku jeceshahay ee yeysan ku nihin.

    Talada ugu wanaagsan waa sidaas sow maaha.

    No comment.

  4. xage laga maraya 4.5
    malaha sababta loo keenay baa aheyd inaan hunguri gelin daanyer shaqo taga oo been been umada kula noolada

  5. ASC.
    WAR SHIB YAM, ruuxaan Reer Waqooyi ahayn, Hadduu Farmaajo u magacaabo Wasiirka Kowaad waa FULAY, anna waa ii cadaw. ≈©≈OO aniga iyo Farmaajo MAXAAN isu nahay 2BA miirrow? Waxaa i dhashay eedadi Mreexan reer Dalala Xaaskisa waxaa dhashay ina adeertay laxmiya WAXAASOO dhan waxaa igala weyn Somali iyo Somaliya, MA IHI sida 2BA Miirre iyo Xaange oo Sanam Qabiil caabuda. WBT.

  6. Madaxweyne farmaajo.

    2 u jeedo ayuu ku raadinayaa qofka uu soo xulanaayo.

    Wuxuu raadinayaa raisulwasare isaga wax u qaban karo. Not mid somaliya wax u qaban karo.

    2 wuxuu raadinayaa raisulwasare. Dhiman dhiman ah. Oo isaga kasii liito.

    Nimaan talin jirin

  7. horta waaba wanaagsa nan laheyd hadii daanyer farmaajo jebiyo gidaarkan 4.5 layira oo uu birta ugu dhofto sheekada layira 4.5
    lakin yaa siinaya xiniin yahaa waa daanyer maqsin ku jidhe Somali iney inkaaran tahay farmaajo qurunle ayaa xil loogu dhiibey waar ileyn tano kale waar niman yohow yaara hee

  8. ASC.
    MASAWIRKU waa macaan jeceshi MA QUUSATAYAASHA AHAA. WBT

  9. oday axmed
    waar bal nasladan eega
    wixii laangaab daarood ahaa waxa ku dhacay cudur layira majerten ka carara waxey noqden kuwa dhanka shishe u cararay oo xaga iska dhiibey iyo kuwa hawiye laga reebi la yahay
    adeer majerten somali oo dhan baan ka carari karin marka waan ogahay XAANGE
    waxad ku maageysa laangaab daarood oo ciilan baa tahay ugu yaraan kuwan boosaso ka qeylinaya marki farmaajo qurunle xooga usoo diro ugu yaraan kuwa ayaa tahay

  10. Axmed hangashoow.

    Farmaajo eedadaa ayaa dhashay.
    Xaaskiisa waxaa dhashay ina adeertaa run ah.

    Waxaad sheegataa xawaadle.
    Waxaad ku doodaa asalka xawaadle in uu wacal yahay.

    Waxaan meel kale ku arkaayay adigoo leh dadka intaan cuthmaan mahamuud ka aheyn siman ayey ahayeen.

    Waxaan meel kale ku arkay adigoo leh in aan magac bixiyo qatarbaan ku ahay.

    Hangashoow. Magaca laba miirle. Anigu ma bixin laakiin. Golaha kalshaale Anigaa keenay. Oo waxaa joogay ninkaan ugu yeeray. Ee igu qabsaday.

    Hadaad magac bixinta ku fiican tahay. Mid kale ii raadi. Ileen caqli Maaha waxaad keentay ayaan kugu yeraahe.

  11. Garqaad
    waar odagu ma habeen ba meel baa manigan garan wuxu ku maagayo mar walba XAANGE adeer waan runti xaange ee jooji laba go leynta calashan habeenba calan caadi iska dhig gaagabta daarood oo dhan alle ayaa masuul uga dhigay majerten car carara ama cida islamed hoos orda ilkayar tii hawiyuhu soo shidaaliyey baan laga dhegeysan doonin niic danbe xaqiiqatan

    • ASC.
      w.h, haddaad runta rabto Xaange Waxaan ku nacay Qabyaaladda iyo dhaqan xumadee MARKAY joogto ISAGA IYO Adiga waxaan qaada lahaa ISAGA. WBT

  12. @Garqaad abti ninkaan magaca iga dhacay muxuu ahaa?hadda la horna waan kuu dayn buu yiri.
    War Somalijecel iyo villa wardhiigley hala ii daayo

  13. 4.5 iyo doorasho dadban waa in laga gudbaa, waa 2 da qiddadood loo adeegsado gumaysiga cusub ee so called beesha caalamku nagu hayaan….

  14. Maqaaxida ma walaweyntii ayaa weli isku jafaya. Waa Tom & Jerry, ma kala tagaan, ma heshiiyaan mana kala ad-kaadaan.😀

    Waar bal horta ciid wacan. Labaad waxaan arkaa qaar caqliga ka curyaamay oo ku hadaaqaya; Mahdi Guuleed PM villa Zoo-maal haloo magacaabo. Kkk
    Hadaanu nahay Somalilanders-ka waa isugu kaaya mid hadaad Mahdi Guuleed PM ka dhigataan & hadaad PM ka dhigataan jaariyada guriga idiin xaaqda. 😀😀😇🤓

  15. waar horta wiil xeraaloow

    Xaq baad u leedahay iyo gar inaad Farmaajo iyo maamulkiisa iska dhex aragto, waxaase muuqata sida qof kastoo garaad lihi arki karo inaad Mrexaan u marayso Farmaajo, ood bridge ka dhiganayso iyo marmarsiiyo aad beeshaa ku aflagaaddayso…

    SXB Qofku qof waa nici karaa lkn beel dhan wax macquul ah ma aha, xidtaa haddaad dagaal idin dhex maray ka dabaaqayso…

    Waa anoo maalin walba dir caayay sababtoo ah nin dir ah baan rabaa inaan dhaliilo oo xil sare dalka ka haya… Wax maanka caadiga ah gali kara ma aha…

    Haddaba anoo si xushmad leh kuu waydiinaya sxb maxaa si ah, bal ii bayaami sababta waxaa kugu qasbaysa fadlan?…

  16. Kalsame

    Waar waxaan ku weydiiyay miyaanad weli is qarxin? Sowdigii ka dhigay qac-da noqday. Qofkii Kalshaale.ca feker ka dhiibta Isaaq waaye miyay kaaga dhegtay. Canda dawl yaa damiin waan ku rabaynayaa sug ciidku hayna dhaafee. 🦁🦁🦁

  17. Wiil xeraale.

    Odagu qofka uu kow maago waa Aniga.
    Magaca 2BA MIIRROW. Aniga ayuu iigu yeeraa. Xitaa kuma dhoco. In uu magacayga garqaad iigu yeero.

    Midda kale golaha dadka joogo.
    Hawiyaha iyo dirta ayuu ugu neceb yahay.

    Bal u fiirso.

    Cadaado wuxuu ugu yeraa. SOBIGA.
    Dabshid wuxuu ugu. HABAABIYE.
    Garqaad wuxuu ugu yeraa. 2BA MIIRROW.

    XAANGE wuxuu ku neceb yahay. Maxaad farmaajo u maagtaa.

    Axmed Somali. Golaha kalshaale kama soo heli karo qof aan darood aheyn oo ku qanco waxa uu qoro.
    Rumeyso ama ha rumeysan isagu xawaadle ayuu sheegtay.

    Marka ma dirta iyo hawiye golaha joogo waa wada qaldan yihiin. Isagaa saxan.

    Maxaa lays fahmay

  18. Garqaad alcajuus a.zoo-maal kalshaale markaad soo gashay ayaan ku sheegay in aanu Xawaadle ahayn. Kkk

  19. Axmed xaare caawa war kale ayuu
    Keeney awelbu qabiila Fara badan
    Nagu wareeriyey in u yahey caawana
    Waaba Kasi darey o Farmaajo
    Ayuu saliga kula fariistey
    Midgaan habeenba reer sheego

  20. Kkkkkkkk war ninka axmed soomaali layiraahdo jaahwareer buu idinku ridaye maxaa dhacay wuuba idin dawikhiyay

  21. Laalays
    Ninkan mahdi sawkii wasiir kuxigeen ka ahaa jijiga civil service addis Ababa kaqlanjabiyey aad baan uaqanaa

  22. LAALAYS
    Meesha baarixi lagu cuni mayee rag baa ku wada hadlaya… Su`aasha ka jawaab haddaad qof caadi ah tahay… Carruuryahay cidna waxba uma dhibi kartide…

    Reer galbeedka dadka qaar waallida shahaado lagu siiyaa jira oo jeebka ku wata, haddaad is maagtaan adaa lagu xiriyaa, sidaa si le`eg adiga Kalsheele.ca ayaa shahaadada sinji-dhaannimada iyo waallida ku siiyay… kkkk

    Waalli ka wayn miyaa jirta inaad 10 magac Kalshaale.ca ku dhex joogto, Paranoia.com…

  23. KALSAME
    sxb hada ayaan kaga jawaabaya su aashi hadayo wan yar mashquulay lakin ii sheek ma anigo dira oo reer faqi muxumad ah ayaan kaga jawaaba mase aniga isaaqa qaladna ha ii fahmin waxan doonaya inaan si nadiifa kaga jawaabo
    ee ii sheek labadas

  24. KALSAME
    marki aan sidaa ku leeyahay xita wan ku sheegay magacayga saxda iyo qabiil keyga saxda lakin adigu cid kale baad igu sheekta iyo isaaq

  25. Cadaado aka wiilxeraale aka hobyo godan baranbaro adiga baaris dheer ka dib waxaa lasoo ogaaday in lagu kufsaday hadana aad tahay lagaroone bidixda kalaafyooda oo aan xaarka ceshen karin dhibkaas kugu dhacay ayaa xayadii kaa qaaday muraalkiina ku jabiyey marka nolasha inaad ka quusato waxaa kugu kalifay hurgumadii iyo haarihii kaa soo gaaray kufsigii maxaad la cabaadeysaa maanaa soodaanta keenay lagaroone.

  26. wiil xeraale
    Soo wuxuba dir ma aha?… haddaad isaaq/Laalays tahay waxaad doonto naga sheeg, oo taa dhibba kama qabo…

    Waxaa isu kay qaban la` Fiqi Muxummed baan ahay iyo sidaa baan u hadlayaa…

    Koox reerkaa ah baan isla joognay maalin dhexdaas ah, waxay dhaar ku wada mareen ina aadan Fiqi Muxummed sina ku ahayn…

    Iyakaaba shakiga igu daartay, waayo waxay ogyihiin Mrexaan iyo guud ahaan dirta koofur sida ay u yihiin dad wada dhashay isna dhalay…

    Midda kale anigu maba kala jecli cidda aad tahay, ee shaqsiyan baan kuu waydiiyey, naca gaarka ah ee reerkaa aad u hayso, inaan kaa daaweeyo ayaa dhici kadhee…

  27. Cadaado aka wiilxeraale aka hobyo godan nin kastaa ha shubee,shantu wey ku geydaa adiga baranbaro maxaa kaa galay cida la magacaabayo ma awalbaa geydey waa maya ina gumeyd xun oo cuqdad qaba Baad tahaye tartiib meel fariiso oo dhidhibso korna ka daawo hawsha socota illeyn looma ooyaan baad ka tahaye .kan wax magacaabaya ma tihid kan la magacaabayana ma tihid ee waxaad tahay hooyaday ninkii guursadaa waa adeykey marka adeerkaa sug soona dhawee nolasha cusub .adiga rajo lagama qabo inaad xorriyo hoganka aad u qabato iskadaa madaxeyne iyo R/wasaare saa ma geydide ina gumeyd laangaab ah ma dilaacin mise waad habaartamin illeyn jid kale kuuma furnee dameer aan saaranay dhuusadiis maxaa iiga gidhiisha .

  28. Noo no axmed abdisalan madaxwayne hadaad

    Magacawdo ina abdi slan ha sugin inaad hawsha ku

    Dhiman dhamaystirto hadaad habar gidir keenayso

    Keen ina fuursadaha reer ayanle hadii kale harti

    Abgaal iyo mudulood

  29. KALSAME
    horta anigu wan ku sheegay reer ka aan ahay oo weliba kugu dhaartay inta kadib anigu walahi marexan waxba uma qabo wax gooniya na igama haleyn marexan lakin marki aad iga aamin santahay laaleys ama aad aamin santahay qola kale ima odhan kadhid adigo faqi muxumad ah maxad ka rabta marexan inta kadib qalad iyo sax meel igu hagaaji koley iga aamini weysey cidan ku sheektay iga aamin weysey dhaarti aan ku dhaartay marki aad meel igu qorto cidii aad doonto weliba ka dhigo markas ayaan kala hadlaya inaan marexan wax karabo iyo waxan u caayo si dhab ah weliba oo hagaagsan

  30. buuryaqab
    berigi 1993 caydid qabsaday gobolka gedo ciidamadii caydid xit howraar samihi iyo uur midig tii waa fuulen iskada ilkayar tii kale marka armad tahay kuwii ciidamada caydid berigi ey ilkayarta qabsaden uga soo tagen buula xaawo midgaan koley shan sano wixii ey wasayen waa ilkayarti laqabsaday uune ileyn waa adigan ku waashay dad Islamed oo aan meeshaba joogine

  31. KALSAME
    walahi bilahi hadii aad garaneyso hawiyen maahi daarood na maahi ee dir baan ahay mana kala jecli hawiye iyo daarood hadba kii ila qalad baan u miisa waayo kalama jecli halkan waxan usoo galyna waxa ugu badana inaan ka wacdiyo oo wax u sheego hawiye haan caloosha madow ee lagu kari la yahay qaata federal dad iyo dalba idinkuma yare weliba green line kii somaliya idinka degan lakin adigi baa kasokeya oo difaacaya waana mida aan diidayo

  32. buuryaqab
    adiga jawaabta aan beri kugu imaado koley hada xeryaha qaxootiga waa laga hurdaye waa xili danbe dhanka xeryaha qaxootiga wan ogahay ee beri la kaalay jawaabta ?????
    !!!!!!!!!!!!!!

  33. wiil xeraale
    Waayahay Jaalle… Ciddii ku maagta iska dhici lkn beeshu mareegtan way ku wada taxantahay waxbayna ku qorin mooyee, marka beesha Dir dakana aynsan galin ama u diyaar ahayn ha u soo jiidin weeye dulucda hadalkaygu…

    Yacni waxaa laga yaabaa hadalkaa yar eed sida sahalkaa meeshan ugu qorayso inuu dhib ka dhex abuuro beelo wada nagi, saamaynna ku yeesho dadkaa…

    Dirta waqooyi inaad tahay baan qiyaasayaa anigu ama ta mudug…

  34. KALSAME
    waa lato aad u wanaagsan xaqiiqatan wana kaa qaatay oo halkan uma soo gelin inaan beelo ama reero la caayo lakin marki aan farmaajo iyo ciyaal kiisa Facebook iyo maamul kiisa jilacsan wax ka sheego baa waxa soo boodaya mid yaro buurayaqab oo kala oo ku hor dhigaya cida islamed lakin si walba wan qaatay talada wanaagsan ee aad isiisay
    GOOD ADVICE

  35. ASC. ciid mubaarak

  36. Wiil xeraale. Xaange, dabshid, Land of punt, hobyo godan, Wiil hiraab, Kalsame, somali jecel, iyo inta lakala safan. muddo ayaan kalshaale iyo comment kiinna akhrisanayay. waxaan rabaa bal inaad hal suaala iiga jawaabtaan. Ninka NIgerian ka ah ee tusaala ugu xun soomaali usoo qaatay muxuu u akri waayay qabiilooyinka aad intaa ku wardiyaysaan oo u odhon waayay Hawiye, daarood, kablalax, Harti, Hiraab, Absame, Mareexaan Isaaq IWM. waa laandheere umdaha kale ka fiican. muxuu o odhon waayay hawiye daaroodka waa ka adagyihiin, Punt land waa qabiilada kale umna baahna waa ka heer sareeyaan. somali land waa dad qabiilooyinka kale ka belaysan. Hadduu khaldanyahay waa inaad caddaysaan in reerkiinnu adduunyada kale kan heer sareeyo qabaa,ilka kalee aad habeen iyo maalin caayaysaanna dad liita yihiin. Waxaan kaloo idiin ku darayaa wasiirka nagerian ka ahi fikaraddaa keli kuma aha ee caalamka siduu idiin yaqaan buu tilmaamayaa.

  37. wiil xeraale
    Mahadsanid sxb. Ninkasta oo madax ah oo Soomaali ahi wuxuu leeyahay taageerayaal iyo mucaarad…

    Taageerayaashiisu ma wada aha reerkiisa, sidoo kale Mucaaradka dad reerkiisa ah baa mid noqon kara…

    Muhiimaddu waxaa weeye haddaad aragto nin aad u taageeraya Farmaajo, ha u qaadan inuu ku beel yahay…

    Samatalis
    Soo dhawaw sxb… Caalamkoo idil baynala yaabban dugaagnimadeenna…

Leave a Reply to Garqaad

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented