MUUQAAL: Siciid deni oo shacabka kula Tukaday Gaalkacyo iyo Arimaha uu ka hadlay
Gaalkacyo ( Kalshaale) Madaxweynaha d Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha Galkacayo kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweynuhu wuxuu shacabka Puntland iyo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa oo guud ahaan Caalamka Islaamka maanta laga ciidayo
Madaxweyne wuxuu bulshada Galkacayo ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loogu nolaado nabad iyo barwaaqo, waxaa kaloo uu ugu baaqay inay is cawiyaan oo isku gargaaraan, Wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30723
ASC.
REER KALSHAALOW, ma waxay idinka tahay aqoon darro MISE Qabyaalad?, MARKASTA waxaad soo gudbisaan Wixi Quseeya Puntland, HADDABA Gobolladi Kale maxay noqdeen?. WBT