|

Daawo: Dood kulul oo BBC u Qabatay Afhayeenka Madaxtooyadda Somalia iyo Siyaasi Mucaarid ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Soomaaliya waxay ku jirtaa Xaalad kala guur Siyaasadeed ah, Waxaana dhowaan magaalada Dhuusamareeb ka Qabsoomay Shir ay yeesheen madaxda DFS iyo maamulada oo looga hadlay Doorashada iyo Xaalada dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xilka ka qaaday Raysal wasaarihii dalka Xasan Cali Khayre, Arintaasi ma dhabarjab ayayse ku noqon doontaa Shirkii Dhuusamareeb ?

Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in lagu noqon doono Dhuusamareeb, Wuxuuna Rajjo wanaagsan ka muujiyey Doorasho wakhtigeeda Qabsoonta, Isagoo tilmaamay in madaxwayne Farmaajo la doortay Afarsano, Balse ay dhici karto dhowr bil Farsamo ah.

Cabdusalaam Salwe oo ah Siyaasi Falanqeeya Arimaha Siyaasadda ayaa Dhankiisada dooda ka qayb galay, Wuxuu tilmaamay in go’aankii baarlamaanku Caqabad ku yahay Shirkii dhuusamareeb, Wuxuuna tilmaamay inay muuqato in Madaxtooyaddu ay rabto Muddo kororsi.

DAAWO DOOD XIISO LEH OO BBC-DU AY QABATAY

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30708

Posted by on Jul 31 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

65 Comments for “Daawo: Dood kulul oo BBC u Qabatay Afhayeenka Madaxtooyadda Somalia iyo Siyaasi Mucaarid ah”

  1. Page hoose waxaan arkayey waxiiradii dhacay oo wax ansixinaya. Waa wax lagu qoslo gole wasiiro oo dhacay ayaa hadana wax ansixinaya.
    Sharciyada ay wax ku ansixinayaan xagee ka keeneen?
    Dowlada Khayre sow maaha tii xasanada lagala noqon sidee wax ku ansixin karaan iyadoo aan wisiiro cusub lasoo magacaabin oo la dhaarin.
    Wasiiradan shaqada kaliya oo u dhiman waa xil wareejin.
    Mise waxa dhacay wasiiradu kuma jirin ee Khayre kaliya ayuu ahaa.

  2. Aqristow

    Haddaad la yaabtey Caruur yar yar oo Xafiiska Mr Farmaajo joogo ama u hadlo

    Hala yaabin waa Rag hayo shaqada ka farxiso Mr Farmaajo oo loo shido habeenkii

    4 Sawir oo laga soo qaadey shacab lugeyn Jidka Makka Almukarama

    3 Sawir oo laga soo qaadey Dumar dahab ku iibsan suuqa bakaaraha

    50 caruur ah oo markaas ka soo baxdey Jaamacadaha Xamar

    Waxaas oo sawiro ah oo HEESO KUGU SUUGEEYEY, OO CALANKA BULUUGAA circle yar oo dhexda Sawirada lagu taagey

    Ayaa duqa loo shidaa markaas ayey dhahaan
    WAA SHACAB KU SUGAAYEY
    waa Ardey xukunwanaagada ka DEBATE gareyn
    Waa haween ku amaanaayo

    Shaqadaas miyuu qaban karaa Quburo
    Prof Gaani oo kale ah

    Mr Trump wuxuu jecelyahay ninkii amaano TIMIHIISA

  3. ASC.
    Haddii, W/koowaad loo magacaabo Ruux aan ahayn reer Waqooyi, WAXAAN leeyahay oon ku Qaylin; “Farmaajow Dhac oo Dhac oo Haddane DHAC. WBT

  4. ASC.
    Haddii, W/koowaad loo magacaabo Ruux aan ahayn reer Waqooyi, WAXAAN leeyahay oon ku Qaylin; “Farmaajow Dhac oo Dhac oo Haddane DHAC.
    WAR YAA Akhyaarta Barxadday IGU raacsan? IDINKUNA Markay Dhiida Gaarto Waad Amusi Jirteene. WBT

  5. Bal waxaas fiirsha. Yaan eeda saarnaa.

    Somaliya waxaa lagu kala tegay. 1991dii.

    Reer sheekh isxaaq ake somaliland halkaasbeey degeen. Oo wexey dheheen isma naqaano..

    Laandheere darood. Waa harti darood. Halkaa iyo pudland ayey xaarxaarteen wixii ilaahey ka siiyaba.

    Hawiye. Mr farmaajo oo tahriibkii America kasoo laabtay ayey xaniinyahoodii u dhiibteen.

    Caqligaga saliimka ah kaasho ee bal jawaab u hel mexey ugu dhiibteen xuriyadoodii?

    Canshuur kuma darsan..
    Ciidan kuma darsan.
    Dhul kuma darsan.

    Hawiye isma saarno. Waa in lakala qadaa.

    2dii nin ee kursiga iskaga danbeeyay. Mudulood ayey ahayeen.

    Inta laba dhinac ka istaageen. Wiilkii siyaad Barre wax barashada u diray. Ayey ayagoo qoslaa xaniinyahoodii faraha ka saareen. Oo waaba Isla fiicnayeen.

    Bal eega nimankaas doqonimadooda.

    Maanta ayey lasoo taagan yihiin. Farmaajoow waan ku tuugeynaa doorasho qabo.
    Walaalo doorasho qabo. Wel wel iyo wadna kurkur ayaaba ku dhacay.

    Gartu alley leedahay. Miyeysan astaahilin 2 doodaba farmaajo in uu daldalo?

    Baaritaan aan sameeyay. Waxaan ku ogaaday.
    Inta hawiye mudulood horbodaayo. Weligood guul gaari mayaan. Ciilna ka bixi mayaan.

    Hawiyaha nool waxaan kula talin lahaa in ay reerka mudulood la yiraa dagaal culus ku qadaan Kana saraan saaxadda siyaasadda.

    Waa hadeey doonayaan waxa ay yihiin in ay aduunka kula noladaan.

    HAWIYE NIN HANUUNSHAY IYO HABAR NIN GUURSHAY WAA HARAAN.

    • Gar maqaate
      Ma weli baad u ciil qabtaa
      Dhiiga walaalaha mudulood
      Adeer meesha aad ka timid
      Gadaal u eeg maxaad u qabatay
      Shaqi dadkiisa weli isbaaro u
      Taalo muxuu dad kale u tari karaa

  6. Ahmed Somali

    KKK

    Yaan lagaa waayin balan qaadkaas
    Oo hadhow ha dhuuman

    Anigu geesi ayaan u aqaan ninkii Rasalwasaare ka dhigo REER SNM,
    Sidii Adeerkay Cali Mahdi

    Farmaajo hadduu Rasalwasaare ka dhigo nin Isaaq ah, waxba kama qabo

    Lkn hadduu xitaa walaalkey ka dhigo oo uu isku dayo GUNO KORORSI ‘ waxaa u qoran EXILE

    Allow ha idilin anigoon fiirsan Taariikhda ninkii ugu horeeyey reer Qurac oo lagu qoro buuga Xilwareejinta-

    AMA NINKII UGU DAMBEEYEY REER QURAC oo kursiga laga masaafuriyo
    ( Haddii Farmaajo laga masaafuriyaa ) nin dambe oo reer Qurac ah waa uga dhamaatey XORIYO

    MASAAFURIS MAA LAGU JIRAA,

  7. Garqaad

    KKK

    Eedaas Ceydiid ayaa iska leh oo 4 sano sugiwaayey,

    Haddaad ogtahey

    Siilaanyo wuxuu ahaa Sargaalkii ugu Cad caddaa Somaliland, Walal ayaa dhahey CANSHUURTEENA ayaa Hargeysa lagu wada jooga,

    Ok ayuu dhahey

    Haddan Cigaala ayaa kaarikeeyay RIYAALE

    Markale ayuu dhahey Ok

    Markii ugu dambeysay waxey noqotey in Calanka Bluega laga taago Burco, in lacag Soomaaliga laga isticmaalo Burco

    Siilaanyo maalintii la doortey,
    Calankii iyo shillin Soomaaligii isku meel ayaa lagu gubey.

    Garxajis asagaa labo xisbi sameystey asagoo horeyna u ahaa HABAR-GIDIR WAQOOYI
    Ee Wareegan kamuu qaadeen Muuse Biixi

    Doorashada soo socoto waa CIRRO

    LKN hadda Habar-Gidir waa nabad-doono
    Waana garowsadeen qaladkii 91.

    Kursiga iiga kac waa naagtaada ii fur.

  8. Walal = AWAL

  9. Garqaad salaan kabacdi,
    Waad ogtahay in aan wax badan ka hadlay waxa beenta ah iyo wacaladda lagu sheegay waxa loogu yeero Habargidir ( hadde ogaada Somali badan oo daanyeero ah oo is leh wax ka faa’iideeysto ayaa magacaas Habargidir isku wadda qabta iyaga oo og in eey xaqa tahay in lakala qaado oo eeysan dadkaan la leeyahay Habargidir waxba isku aheeyn, iskuna caqli iyo dhaqan aheeyn).

    Anyways sidaas oo kale ayaa waxaa jirra nijaas Abgaal sheegto maalin, maalinta xigtana Gaalgaalo iyo Nuux or whatever sheegta. Yacni wacalo.

    That is why eey dadka caqliga leh ee hormarray eeysan u fiirin amaba u dhageeysan qofka qabiilka iyo dalka uu sheegto bal eey fiiriyaan “yuu la jirraa”.

    Dadka aanan intaas fahmeeynin waa daanyeero waana waxa heeysta Somaliya.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  10. Arabku ayagu Shabaab iyo Ganacsi ayey ku FAATAXEYSTEEN

  11. Cadaado

    Kkkk

    Magaca iska sax haddii kale waa xaal

    Not Gaalgale,

    Nuux Maxamuud Saleemaan dheh Horta

  12. Akhyarey horta ciid mubaarak waxba yaan la edayn

    Habar gidir iyo mudulood khaladka waxaa lahaa

    Siyasiyiin aan dowladnimo waxba ka aqoon waxay

    Ku fafeen inay dhac iyo barakicin bilaban meeshii

    Laga rabay inay QARAN mamulan oo dadka ay

    Tusaan inay dalka xukumi karaan waqtigaas waxaa

    Ugu caqli badnaa abdiqasim salad xasan oo yiri war

    Boobka intaad daysan dalka dejiya oo 30 sano

    Xukuma hadaad rabaan inaad taariikh ka tagtaan

    marka waxaa fiican in maandeeq loo daayo ninkii

    Geeya

  13. CIID MUBARAK Somali weyneey.
    Goormaan la gudbaynaa heesaha qabaailka?
    Farmaajo wax uu dhimay oo dal iyo dad Somaliyeed ku kala tagay umada jeedo.
    Kii qabiil ku taageeraa wuu qaldan yahay.
    Kii qabiil ku mucaaradaa wuu qaldan yahay haddii alle dulqaadkii naga qaaday xal kale waa jiraa.
    @Wiil xeraale,Wiil Hiraab,Gedoland,Hoybo man etc.Waxaan arkaayay idinkoo isu tacsiyaynayo cafis etc.
    Qofka islaamka waa inuu is ilaaliyaa marka hore,Somalinimada xeeriyaa ka gudbin Islaamnida,Somalinimada.
    Wax xumaan ma arkin oo aa ku hadasheen magacyadaan ma ahanwax weyn waa iska kagtan naanays.
    Ilkayar,Iljeex,Jaaji,Dhabayaco,Ilkadheer,Iidoor,Bucurbacayr,Gaalgale,Dhaaniye iyo kuwo kaloo badan wax weyn ma ahan qofkii mucaarad xaq ayuu u leedahay iyo mucaarad xaq ayuu u leedahay in aan isku fakar noqono macquul ma ahan.

  14. Ciid Mubarak
    dhamaan tiin iqyaarta kalshaale wan idin salamaya aqyaarta waxan idin leeyahay ciid Mubarak

  15. maanta waxan arkayey farmaajo oo soo magacaabay shan qof oo dhaman wada shaanshi iyo bandhabow iyo boortaqis ah isago isleh kuwani xukun iyo maamul iyo dad midna kama fekeran oo waxay dhihi doonan qof iyo cod hala qabto marki uu arkay sawir ka laga qaaday iyo waxay ka aamin tey beesha caalamka iyo kuwa lacagta siiya ayuu is yiri boor isku qarin samey oo afar boortaqisa dhuusameb udir si aad isaga leexiso indhaha caalamka

  16. waa arin kale hadii farmaajo soo urur saday shaanshi iyo bandhabow iyo cad cad iyo boortaqis ee uu leeyahay kasoo hadla masiirka umadan aad shalay doonta ugu timaden isago isleh dadkani maamul iyo xukun midna ma raban waxey dhihi doonan doorasho qof iyo cod hala qabto waa yaab tano kale

  17. xaange

    sxb sidii aad sheektay farmaajo ma dooneyn inuu gudi usoo diro amaba dib la isugu soo noqdo dhuusameb lakin waxan ku kalifey jugta kasoo gaartey dhan beesha caalamka iyo sawir ka laga dheehday ee ah qaswade inuu yahay oo uu doonayo inuu bur buroyo wixii lagu soo heshiiyey waa kaa hada soo magacaabay afar shaanshi iyo boortaqiis ah si uu isaga leexiyo beesha caalamka indha hooda

  18. Ciid Mubaarak dhamaan Xerta Kalshaale Forum.

    Wararkii ugu dambeeyey XARUNTA BOONDHEERE

    – Sidaad ogtahiinba
    Farmaajo iyo Baho-wadaag Xeerbaa u yaalo.

    Miiska waxaa saaran
    INA FUURSADE, Horjoogaha Xafiiska Farmaajo

    Museyga ama Odaga dumaashidiis la dhalatey MARWO SEYNAB.

    Oo SACAD SACIID AH (Deni haddow soo celin darbigii Galkacyo)

    Maamo Seynab waxey dhahdey hadduu ina adeerkay Kheyre tagey, cadka ha dhaafin Walaashey.

    * Xil Xamar Qaar-dambow ku soo aruurey.

  19. Jabhad

    Maanta waxaad iska dhigeysaa wiil reer Diini

    Seen yeelnaa hee Alla MJ kaa dhigaye,
    adba noqo ma islaheyne

  20. Dabshid
    qaraabo waa qaar danbe miya sheekadu kkkkkkkkkkkk
    warki ugu danbeyey ee villa wardhiigley ma nuucas baa horta anigu maaqan ina fuursade shaqsiyan lakin waxan ogahay inu yahay ninkii farmaajo siiyey saynab
    farmaajo wuxu ka guursadey guriga ina fuursade seynab oo isku barten lakin isag maaqan qaabkisa iyo dhanka uu iga xigo ma dooli qarson baa ma miskin seefla ma miishaar gal ku jirta ma midi aan af laheyn baa ma madax iska madow baa ma nin wax gala ma raga sanbalolshe
    ma carfiid kalaa mooji

  21. Wiil xeraale

    Reer Fuursade waa Ayaanle Sacad oo waa reer magaalka Sacad, sidoo kale waa reer Beesaani.

    Lkn Farmaajo iyo isagaba waa iska Ciyaal Xamar. Yes man iga dheh

  22. Cadaado aka wiilxeraale aka hobyo godan dulli yahay daciifkaa hadba soo qaado magacyo badan iskuna jiibi illeyn iskuma kalsoonide kalshaalana dhex rafo 24/7 illeyn looser homeless ah baa tahaye qufka nolasha ka dhacay waxaa lagu gartaa akhlaaq edeb,asluub ma leh 24/7 waa inuu kalshaale ka nacnacleeyo illeyn camal ,cibaado iyo shaqo midna kama dhacdee waa kan looserkaa ee wata cadaado mida kale qufna waxaad u tahay kaas nolasha ka dhacay ee cadaado ah qabiilna saleebaan oo cawaan qaawan oo seyn leh bililiqo,burcad badeed isbaaro iwm aryaa xaan cunaa.dulli jaahilin ah.

  23. CIID MUBAARAK DHAMAAN REER KALSHAALE.

    Mr farmaajo.
    Weli ma wuxuu raadinayaa.
    Qof dhiman dhiman ah.

  24. @Wiil xaraale magaca villa wardhiigley anigaa is ticmaala haga bililiqaysan.
    Marka aan ku qanacsanayn wax ay haddaan villa wardhiigley ayaan isticmaalaa,marka asn happy ku ahay waxa ay waddaan dawaladda federalka ayaan isticmaalaa.

  25. somalijecel
    iga raali noqo kaa taaban maayo mar danbe sidaas ulama socan sxb si kale ayaan u dhigaya aanba dhahdo guriga Somalida
    marka opologiz

  26. Somalijecel
    sxb kan yar ee naxsan hoos ula hadal luuqa koley waad igaraneysa wuu isku dhex yaacay kuye wiil xeraale waa isaaq cadaado waa saleban hadana waa isku qof xanuun baa ku dhacay buuryaqab waa laga daaweyn ee iska sug

  27. Jabhad

    Hoos ka fiiri AFXUMADA REER BARI

    sidaan nin u hadlaa ma lagu aaminikaraa
    Eedo Batuulo

    * Doqontu inaad Biishana wey rabtaa, inaad Baaba’adana wey rabtaa.

    – Faan, Faqri iyo Faduul iga dheh

    http://allsanaag.com/qadar-iyo-hag-oo-kulmay-2/

  28. Cadaao aka wiilxeraale aka hobyo godan cabaad ama calaacal waa lagaa cuudin jinka ku haya xilligii boqor cali yuusuf uu xukumaayey hobyo ilaa cadaado baa waxaa dhaqan ahaa marka askarta cali yuusus ay canshuurta uruurinayaan oo ay yimaadaan deegaan inay hor istaagaan guriga dabadeedna inta askarigu faraska ka dagin waxaa soo bixi jiray ninka guriga iska leh waxaana sharci aheyd in uu faraska soo daajiyo askariguna guriga ku sii nasto inta la soo uruurinayo canshuurta,markaa ninka guriga iska leh uu ka baxaayo gurigiisa waxa uu la dardaami jiray Naagtiisa oo ku oran jiray (iiga gunud)oo macnaheedu tahay Naa qaad uur oo iiga reeb wiil dirac oo daarood ah marka cadaado aabahaa waxa uu ku dhashay inoodey iiga gunud dii askartii Cali yuusuf,adiguna waxaad ku dhalatay iiga gunidii wagardhac marka yaad la hadleysaa Inoodey iiga gunud taarikh lama ilaawaan dheh adeer cuqdada ku heysa waan garan karaa iyo boogaha ku damqanaya.iiga gunud.hedhe hedhe.

  29. Cali Yuusuf soo maaheyn Jaajuuskii Talyaaniga ee wiilasha Talyaani ka duubeen Video ayagoo ku dabaal bari Badaha Bari

    War Ba’aa waa maxey waxaan DABAASHA WEHLIYO

    – waxey dhaheen

    E la parte dell’accisa

    Waa qeyb ka mid ah jimicsiga dabaasha

    War bal Caruurta iga qariya.

    – Qorshaha ku darsada sanadka 20200, Daaroodku waxey dhihidoonaan Caruurta aan awoowga u ahey

    Aabahaa waxaa maamuley C/LLAAHI YUUSUF oo Axmaaro la sacdey, ileen haddeyba dhahaane

    Meeshuu Cabdullahi Yuusuf u joogey AXMAARADA ayuu 2000, ayuu Cali Yuusuf u joogey Talyaaniga

    – Inkastoo C/llaahi Yuusuf la barin dabaal, MASHEEGIKARNO WIXII Xabsiga ku qabsadey.

  30. Kuwo Isaaq ah waxey dhahaan

    Qaaligii isku Mehriyey Afxakame iyo ina adeerkiis wuxuu ahaa CALI YUUSUF

    Sayidkii Geelba ha iska dhacee, lkn
    Dhulkaas Nugaal Gaaladu waxey ka bilowdey fusuq iyo waliba Schools lagu Barto Masiixiga.

  31. Dabshid salaan sare imaam. Ciid wanaagsan.
    Kkkķkkk.

    Maxaa tiri ARAB shabaab iyo ganacsi ayey ku faataxeesteen.

    Arabka iiga leexo.

    Hadaad maqasho beesha dhexe go.aanka ugu danbeeyo ARABKA. Laga qaataa.

    ARABKU waa reerkii ugu horeeyay ee bilawgii somaliland inta hubkoodii ku wareejiyay dowladda ee halkaa iskaga baxay.

  32. Dabshid

    Waa gartaa inaad kolba caydo odayadii. daarood ee

    Dalkan soo xukumay ilayn wax taariikh iyo saamayn

    awoowada kuma lahayn taariikhda somaliyeed

    dhulka labada badood leh ilaa webiga TAANA ragii

    Degay iyo taariikhda ka soo bilaaban 91— yaa u

    Garnaqi doona. balwaan baa yaabay

  33. Garqaad

    Ciid Mubaarak Ugaas

    Waa run Arabku waa dad reer Magaal ah, London kuwa joogo ayaan aqaan waa dad beysaani ah

  34. Ali Zubeer

    KKK

    SANBALOOLSHE oo Xalane ka ahaa Taliye,

    Wuxuu ahaa NIN ISAAQ AH, OO WALIBA GAABAN SIDA GENERAL GALAAL.

    • Dabshid,

      Sanbalooshe, taliyihii Xalane, magaciisa oo dhan wuxuu ahaa Maxamed Cilmi Colow. Wuxuu ahaa Isaq, Arab, sidaa aad sheegtay baanu u ekaa,

  35. Jabhad

    Aniga gurigeena waxaa Surnaan jirey walina Suran.

    GENERAL DAA’UUD
    Generaal Gabeyre
    Col. Xusseen Kuliye

    Aadan Cadde
    C/llaahi Ciise

    Iyo Only Siyaad Barre oo Salaan siin hayo Madaxda Hiraab

    Waad ka heleysaa YouTube iyo Google

    Waagas la iidinma ogoleyn Xamar,

    Oo Ninka Xamar rabo waa inuu sheegto Sacad ama Waceysle

    The definition of history is the well known fact, not DHADHAAB MYTH.

    EEDADAY OO XAMAR NIN SACAD AH KU QABO AYAAN U SOCDAA ayaa lagu soo cidgalijirey.

    – Saxaraha Somalia iyo Nin wax maamulbaan haweystey isu key qabadsii.

  36. Waan Qirsanahey Inuu UJUURAAN maamulijirey Dhulka SOMALIA ee Hobyo to Kismaayo

    Waxaa wali laga helaa Lacagtii, dhismihii iyo Taariikhda la qorey DAGAALKII HIRAAB IYO AJUURAAN.

    Yacni Gaal Cad, Gaal madow, Ujuuraan, Hiraab, dowlad Koofur iyo Waqooyi, Dowlad Kacaan, Warlords, America iyo Axmaaro, Sankadhuudhi iyo Kuukuuyo
    shimbiro iyo Daanyeer

    Only waxey soo maamuleen
    Dhulka u dhaxeeyo HOBYO ILAA KISMAAYO.

    Saxaraha Soomaaliya nin degan waa nin la takoorey.

  37. buuryaqab
    mid kalena wan arkayey oo hooyo iyo naag uun caayaya iyo waxan golaha laga aqoon lakin aniga hooyadey loo caayi mayo habar ilkayara oo batarigi hawiye futada uga soo gureen kaakuma kula baqtisay ama mid oday sawaaxili ah laga sii kireyey inta cidu kala qabsaneysey xerada dhadhaab
    weligaba qeyli oo magacyo islamed ku rafo ha iga sugin inaan amaano farmaajo qurunle iyo ilkayar midgaan oo dhadhaab daash hadhsanaya

  38. buuryaqab
    dad anan garaneyn anigu ku carar oo wax ka sheek adigo ka cararaya xeraale wan ogaa tii idinka raacday xeraale in ilkayar oo dhan xaar qabanayo marki ey maqlaan xeraale oo ey ku waalanayan xage noogu dhow xera qaxooti
    iyo xeraala nooga daran beytarigi ee xage qabana ee inta jajar is geliso adigo battery full ah kaalay

  39. ASC.
    BAARQAB, taariikhda dhankaad rabtaad u dhigta, WAAGAA cidaha aan Cuthmaan M/muud ahayn WAXAY ahaayeen SIMAN Reer Ciise Bootaa-naana Ka mid ahaa madaxdda sare ee gaardisiisa jufada XAANGE. WBT

  40. Asa Akhyaarta

    Aniga waxaan qabaa in loo daayo ninka Mahad Guleed ee ah ku meel gaadhka ah

    Laakiin miiska waxaa saaran sidaan soo dhega dhageeyay:

    Fuursade

    Ali Geeddi

    Cosoble

    Thabit

    A baadiyow

    Safiirka Soomaalida UN ta

    Qoor qoor

    iyo rag badan oo igu cusub

    Dabshid

    Sanbalooshe inuu Iidoor ahaa gartay laakiin adigu lootkeed ahayd ma kii 1972 mase lootkii 1973kii?

    Sanbaloosha oo waxaan garan ardada uga horyimaada bannaanka qaylo iyo ul ardada wadnaha ku gooya.

    Gaashaanle Muudeey ma tiqiin

    Adduunyo….maanan garan cajuuz gowza xiin ah inaad tahay?

    kkkkk

    Midda kale taariikhda nin yahow iska sax. Cawlahan baa caanaha iyo qoryaha keena Kismaayo kulahaa! kkkkkkk

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  41. Cadaado aka wiilxeraale aka hobyo godan hada ka hor baa waxaa is dagaalay sacad iyo saleebaan sababtoo ay isku dagaaleen waxay ahayd nin saleebaan ah oo la qaawiyey oo qeyd uu xirnaa laga furtay kadibna la uleeyey,markii sacad la weydiiyey waxay arintaa u sameeyeen waxay ku jawaabeen waaba saleebaane cawaan ehe maxaa qeydka u xiray illeyn sacad wuxuu yaqaanay saleebaan cawaan ah oo qaawan sidii xoolihii marka layaab ayay ku noqotay nin saleebaan ah oo qeyd xiran waa sanadkii 1963 dii taariikhaadsi xiligaas saleebaan waa cawaan qaawan sida turkaanaha dabadeed somalidii deegaanka oo dhan baa isku timid dagaalkiina waa la dhexgalay waana la joojiyey waana loo garqaaday sacad iyo saleebaan markii gartii la dhameeyey laguna faataxeystay ayaa waxaa shirkii ka istaagay nabadoonkii saleebaan oo yiri xaa laga yeelaa qeydkii,inoodaw xaa laga yeelaa qeydkii,markaasaa la yiri war heedhe waxa laga heshiiyey saw maahan wixii dhacay oo dhan .marlabaad buu nabadoonkii saleebaan intuu istaagay ku qeyliyey xaa laga yeelaa qeydkii,xaa laga yeelaa qeydkii.dagaalkaas waxaa ku dhimatay labaad dhinac 142 nin .dhacdadaas magaceeda waxaa la yiraahdaa caadi-kibir hada cadaado xaan ka yeelnaa qeydkii caqli ma jiro cawaan.com.

  42. waa wax lala yaabo midgaan taariiq baan ka sheekey naya odhanaya iyo majerten xawadle sheeganaya
    waxanu ogeyn marexan cayr sheekta berigi kismaayo ey teen dhooyinka uga dhiseen iyago is odhanaya ku cabsiiya majerten oo yaanu idin ogaan majerten inaad ilkayar tihiin waayo aad looma kala garto

  43. buuryaqab
    aniga heygula cararin cida islamed ee wad caydi dumarka dhaqan kiinu waa nuucase maxad mida kale heygula cararin cida islamed waa waxa cadeynaya inaad midgo tihin oo eydan laheyn wax laga sheekeyo haba yarate mida kale waa waxa aan idinku nacay inaad cid islamed hoos orodan moye wax kale ma gashan la nooshaha ayaad ugara neysan waar hadii aad cid la noolaneysan raaca daarood
    oo wax la qabsada oo kahara hawiye haan aad eyga u tihiin midgan yohow midgaan ku dhalay ee gaaweetada la wir wiraya

  44. ASC.
    BAL DAYA HALKUU 2BA Miirre u jiheeyay Maan gaabti Barxadda, Qaran iyo Ummaddiis baan ka hadlaynay ISAGUNA wuxuu u horkay MOORO Qabiil, DAANYEER. WBT

  45. buuryaqab
    aniga heygula cararin cida islamed ee wad caydi dumarka dhaqan kiinu waa nuucase inaad dumarka caaydan uun maxad iigula carareysa cida islamed taasi waa waxa cadeynaya inaad midgo tihin oo eydan laheyn wax laga sheekeyo haba yarate mida kale waa waxa aan idinku nacay inaad cid islamed hoos orodan moye wax kale ma gashan la nooshaha ayaad ugara neysan waar hadii aad cid la noolaneysan raaca daarood
    oo wax la qabsada oo kahara hawiye haan aad eyga u tihiin midgan yohow midgaan ku dhalay ee gaaweetada la wir wiraya

  46. War ma durba?. Oo lamaba ciidine ma la isku bilaabay?… War soo annagii is cafinay!…

    Asxan si hufan ha la isu maago…

    Baarqab
    Sxb sidaa aad u dhigtay uma hadalno…

    Beelaha aan waxba naga galabsan waa ka caagganahay inaan u cayno shaqsi aynaan ogayn xidtaa inuu iyaga ka soo jeedo…

    Arrinkaa Xaal baan ka bixiyay…

    CIID MUBAARAK…

  47. 80 jir dayuusa oo dadkisa ka cararaya leyma tuso aniga xawadle ayaan ahay iyo cali yuusuf ciidan kiisan ahaa majerten qabiil kale sheeganaya waxan ka arkay berigi ey soo dhamatay amxaarow xamar nage ee ciidan kii cabdulahi yuusuf dhamaan noqden reer mataan

  48. Cadaado aka wiil xeraale aka hobyo godan sxb xaarka cesho laysma gaarine 1982 markii uu qarxay dagaalkii wagardhac iyo saleebaan waataad xaqdeen oo xuduuda goyseyn una gasheen amxaaro dabadeed xabashidu idiin keentay mj ssdf .mj idinku yiri dagaalka waa inaad wadaan sababtoo ah cid idinka liidata oo dagaalameysa ma jirto markii ay idinku shaqeysteena waxay idiin bixiyeen (gob nasiye) marka adigoo dhaanshaw ah oo lagu rarto sidii awrtii laguna gumeysto yaad la hadlin gob nasiyaw illeyn adigu gob ma tihide,ina gumeyd waligiis la gumeysanayey ileen ciil iyo calool xumo kama baxo.hello hello gob nasiye

  49. kkkkkkkkkkk
    kalshaale adiga maahan sxb raali noqo mid yaro layira buuryaqab oo gaaweeto lawn widh widhaya baa iso doontay

  50. ASC.
    Ali Zubeer says:
    July 31, 2020 at 4:39 pm
    Asa Akhyaarta
    Aniga waxaan qabaa in loo daayo ninka Mahad Guleed ee ah ku meel gaadhka ah
    ≈©≈MAHADSANID Ugas, waan ogahay inaad MAR hore tuurtay Qabyaalad, Aragtidaaduna WAA midda kaliya ooy Somalia Addunka kula tartami karto. WBT

  51. wiil xeraale

    Sxb arrinka ha ka dhigin meel aan rabay roob ma iigu da`aye jooji… Ta kale ma hubtaa Baarqab inu yahay reerkan aad ka hadlayso?…

    Adigase yaa huba inaad Ree Xeraale tahay?… Labadiinna hadalbaa waxaa ka dhadhamaya lahjadda Tuulo buuryaqab…. kkkkk

    Ma ogtihiin in la yaqaanno beel kasta sida ay u hadasho iyo waxa calooshooda ka guuxa?…

  52. Kalsame ugaas ciid mubarak intaas ka dib arintaan adiga kuma joogto halkaan waa laysku baran mana lays baryaayo qaniinyaa qaniinyo kaa fujisa maalin walba looserkaas caadaado ah in uu caayo Mohamed siyaad oo dhintay iyo qabiilka dhan ee mareexaan loona jawaabin xaq maahan marka ugaas arintaas ka bax cadaado wiilxeraale aka hobyo godan waa saleebaan siiqasiida iyo lahjadiisa fiiri nin iga danbeeyana ha weydiin,hana iga dagdagin.mahadsanid

  53. sxb kalsame horay ayaan kugu dhaartay inaan cid kale sheegan weligey ama soo qaadan magac kale waa walahi oo bilahi oo talahi
    qof garanaya loogu dhaartaye inta kadib buuryaqabow hada kahor baa lagu yidhi maxamed qanyare daarood maxa kuu galay markas buu yidhi gus baa ii galay oo naag baan ka qaba kow dheh walahi bilahi inaan saleban xita gus ii gelin iska dhalashe
    waxas aad malmaluqday ma fahmin hadii ey jirana CADAADO ayaa kaala hadli doona warkaduna wuxu iga yahay soonfure waashay inta kadib Somalijecel iyo KALSAME iyo gedo LAND oo maqan ayaan xerada caana booraha kugu qaban doona ee sii dhuus dhuus midgan yohow mutaalku hada KALSAME oo aan balanay baa igu soo baxay isma nuuxin kare

  54. wiil xeraale
    waad fasaxantahay, iska dhici, waar adna Baarqaboow iskarow… kkkkkk

  55. Cadaado aka wiil xeraale aka hobyo godan war xaarka cesho dulli yahaw libaax baa I fuulay ma dhuusin been dheh war yaad ka dhuunan kartaa oo hadba magac u soo qaadan kartaa looser yahay ma shaqeysay ah halkaan maalin walba taariikhdiina foosha xun baan ku soo qorayaa ee cabaad iyo calaacal Uma baahni dulli yahay ayadoon aan lays gaarin baa jihooyonkii iskaga kaa darsaneem sifiican u qor magaca kalsame intaad gariirka iska deyso

  56. ASC.
    BARXADDAY, waa ii sahlantahay Magac Bixintu, WAXAAN uga jeedaa Hadduu jiro Mid keliya oo ka mida Qolyaha Barxadda oon magac u bixiyay HADDU yiraah; “IGA DAA” waxaa igu Ballana inaanan mar dame ugu yeerin. WBT

  57. buuryaqab heyga leex leexan ee isoo badhedh walhi inanan weligey wax ka sheegin qof dhintay cidu doono ha ahaado car halkan soo dhig anigo m/siyaaad iyo qof dhintay wax ka sheegaya mida kale hadii aad CADAADO ciilkisu ku hayo badhedh dee wan ogahay nimanka aad ku qarweysa waa kuwii idiin sameyey xeryaha qaxootiga waxan maqli jirey Hitler baa yuhuuda xerya uga sameyey Poland iminka waa halkii minan kaan aad igula waalatay waa kuwii idiin sameyey xeryaha qaxootiga kaakuma iyo dhadhaab iyo xagar dheer beerta caana booraha

  58. buuryaqab soo wareyso cidaha inta gaaweetada biya ku qaadato cadceeda kulul xagaso waa Africa maku jiran reeraha wax battery gii cadaado kusoo guray ka dab beelay sidaada oo kale mase weli waa full jajar reeruhu iskana soo hubso

  59. Cadaado aka wiilxeraale aka hobyo godan waan kuu abtirinayaa waxaadna oo magac ah waa adiga ooy ama cabaad ama calaacal hada ka hor baa laba qabiil intay is dagaaleen baa qolo la jebshay markaasaa qoladii jebtay nin ka mid ah baa la ceyrsaday markaasuu naftii u yaabay markaasuu wuxuu is yiri go’a u tuur ha kaa haraane markaasuu go’ii tuuray wey ceyrdaseen hadana wuxuu tuuray qorigii oo wuxuu daniyey wey kaa harayaan markuu qorigii tuuray baa ninkii ceyrsanayey yiri iimana dhigtid ,kaagamaba haro,hada cadaao aka wiilxeraale aka hobyo godan iimana dhigtid kaagamana haro gebel maahi ee xaarka cesho.

  60. buuryaqab
    shalay waxad laheyd isaaq tahay oo hargeysa ku dhalatay oo aabaha ayaad raadineysa maantana cadaado berina maxad odhan sii diyaarso cida kale adigo ka cararya xeraale koley anigu deny maayo inaan wax kasoo qoro farmaajo qurunle iyo mid gaaweeto site maxa kuu diyaar San oo kale

  61. koley ilkayar taariiq malahan oo maanta oo dhan taariiq islamed baa soo qoreysa waxasina waa wixii aan idinku nacay oo idinku kalifey inaad noqatan na noosho qola kale iyo hoos jooge taariiq cid kale uun baad heysa meeday tii kaakuma

  62. Cadaado aka wiilxeraale aka hobyo godan ma waalidii baad bilawday dhaqsadiiba oilkii iyo biyihii baad isku dartay waan filaayey maxayse kuugu taalaa laysmaba gaarine ha tartarin xusuus fiican lahaw waligay kumaan oran waa isaaq waligeyga qabiil kale kuma sheegin saa waa ii cadahay cidaad tagaye saleebaan seyn leh inaad tahay google ka baa ku sgeegay luuqadaada iyo lahjadaada baa ku sheegtay ninkii wuxuu yiri anigu ku sheegi maayee yaan shan bilood ku sheegin inoodaw qeydkii xaa laga yiri, Naa iiga gunud wiil Dirac ah.qaar-madoobe mayla socotaa

  63. berigi 1993 caydid qabsaday gobolka gedo ciidamadii caydid xit howraar samihi iyo uur midig tii waa fuuley iskada ilkayar tii kale marka armad tahay kuwii ciidamada caydid berigi ey ilkayarta qabsaden uga soo tagen buula xaawo midgaan koley shan sano wixii ey wasayen waa ilkayaralti laqabsadaye

Leave a Reply to wiil xeraale

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented