Wiilka uu dhalay Bashaar Al-Assad oo Maraykanku dul dhigay Cunaqabatayn

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunaqabateyn safar iyo dhaqaale dul dhigtay wiilka uu dhalay hogaamiyaha Siiriya Bashar Al Assad.

Wiilkan lagu magacaabo Xafid Al Assad ayaa loogu magacdaray awoowgiis ayaa hada ah 18 sano jir, wuxuuna marar badan ka qeyb galay tartamo caalami ah ee dhanka aqoonta Xisaabta.

Maraykanka ayaa horey cunaqabateyn u saaray Bashar iyo Xaaskiisa, waxayna sheegeen inay cunaqabateyn saari doonaan dhamaan xubnaha Qaan-gaarka ah ee kamid ah qoyskaasi.

“Waan sii wadi doonaa Cadaadiska aanu dul saareyno Bashar Al Assad oo xasuuq ku wada shacabkiisa” Mike Pompeo” Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Xiisada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose iyo Cabdi Xaashi oo Warqad u diray Madaxwayne Farmaajo (Akhriso)
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Cabdi Xaashi Cabdullahi Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa codsaday in ...
Madaxwaynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Istanbul
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayaa si ...
MUUQAAL: Abwaan Buuhoodle kasoo Diray Dhambaal Jacayl iyo DHEEMAN
- Aug 6, 2020
Buuhoodle ( kalshaale ) Abwaan Buuhoodle kasoo Diray Dhambaal Jacay iyo DHEEMAN
Dawladda Somalia oo War Cusub kasoo saartay Shidaalka Somalia iyo Shirkadaha ku Guulaystay
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqdo ...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu diley dalka Koonfur Afrika iyo waxa dhacay
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar  dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil muwaadin Soomaaliyeed ...