Qoor Qoor oo Xaaf ku qaabilay Hoyga uu ka degan yahay Muqdisho (Sawirro)
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa hoyga uu ka degenyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Du’aale Geelle Xaaf.
Waxaa dhexmaray Labada Masuul kulan Xog waraysi ah oo ku aadan Xaaladihii ugu dambeeyay Galmudug, Isbadalka dhacay , Guulaha la gaadhay , Waxaana sidoo kale Kulanka lagu soo Qaaday Arimo la Xidhiidha xaalada Guud ee dalka.
Axmed Ducaalle Xaaf oo markii hore diiday Doorashadii Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa markii dambe Aqbalay, kadib markii uu magaalada Gaalkacyo ugu tagay, Waxaana munaasibad Xil wareejin ah ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta u ah maamulka Galmudug.
Madaxwaynaha Galmudug ayaa kulamo kala duwan ka wada magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa inuu dhowaan uga sii gudbo dhinaca dalka Turkiga.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30649
waa nin raged qoor qoor yaqaana sida ina rag loola heshiiyo ogna ragu wuxu heshiis ku dhaamo iney jrin aan heshiino wax dhaama lawa weli kuma arkin isla weyni iyo sheekadi Somalida
Galmudug waxaa xaniinyaha ku dhagay oo ay shalay ka dhaqaaqi waysay waxay ahaayeen Khayrlaawe iyo Farmaajo Mooge laakiin maantay waa taa gacmaha is qabsatay wadadii cadaydna cagta saartay. Wada hadal, wadi tashi, ismaqal,is ogolaasho,wax wada qaybsi,is ixtiraam, wado shaqayn iyo isu tanaasul waxaa intaa ku xiga horumar deg deg ah.
Wax galmudug layiraahdo majirto waa meel mooryaan isugu tagtay dekeda hobyana waa ladiiday in ladhiso waxaa kahaboon dekeda garacad
GEDO LAND
Galmudg adiga o ilkayar ah
Ya wax kaa warsanaya dekadda
Hobyo ma il baad wax uga qaadi
Xoolaha Hawiye halkaas beey ka
Dhoofayan dekadda ugu weeyn
somaalia waa iyada
Dekad kale o kaluunka lagu
Keeydiyo lagana dhoofiyo
Ayaa iyana laga dhisaya Mareeg
Galmudug tagtey
Xiniinyihi Hiraab baa kulmo
Xaalku kululaa
Gedo LAND isago badada wuu la yaaba marki uu arko biyaheda iskaba dekede lakin siduu sheegay waa run oo dekeda hobyo iyado macmal ah iney wax yar kala soo degan mooye habargidir dhisan weydey hobyo godan baa yaabtay
Wiil xeraale
Kkkkk maxaa tiri biyaha badda ayaad layaabtaa kkkkk oo habargidir maxay idhaantaa ayaguba waa layaabaane hadii ay macnaha deked leedahay garanayaan mar hore ayay hobyo dhisi lahaayeen
Adeer Galmudug rag baa leh oo dhistay ilka yar Mareexaan meesha marqaati bay ka yihiin waxaa kuu soo haray Dekada Hobyo waxaa lagu dhisayaa aduun dhan $ 90 millions Dollars waxaana lacagtaa maalgashanaya $ 50 millions oo Habargidir ah iyo $ 40 millions oo ah Hawiye iyo irir samaale!
Waa wanaag Sanaan lahayd in Mareexaan ilka yar ay qayb ka noqdaan fursadan maalgashiga ah laakiin waa Broke ass waa xubeero waxba mahaystaan oo waa Dawlad ku nool ! Inay wax boobaan oo wax dhacaan ama lagu dilo mooyee ma yaqaanaan sida loo shaqaysto beec mushtarka …!!
Dekada Hobyo dhismaheeda waxaa uu bilaabanayaa sanadkan daba yaaqadiisa hadii Alle idmo Insha Allah.
Dekada Muqdisho ayey wax yar ka waynaan doontaa waxaana dhisaysa shirkad Turkish ah. Waxaa mudan in la xuso President Hassan Shiekh inuu deal wanaagsan kula galay Dekeda Muqdisho iyo Aden Cade Airport labada shirkadood ee Turkish ka ah. For example Dekada Muqdisho waxaa lagula heshiiyey Shirkada Turkish ah 20 sano 60% daqliga soo gala waxaa iska leh Dawlada Soomaaliya 40% waxaa leh shirkada waxaa kaloo shirkada ay dhiibaysaa shaqaalaha mushaarkooda iyo tababarkooda waxaa kaloo shirkada ay dib u habayn iyo balaarin ku samaynaysaa iyo waliba qalabayn wiishash waa wayn iyo container Terminal $ 10 millions kaligii ku baxday waxaas oo wanaag ah waxaa qabtay Mudane Hassan Shiekh laakiin kuwa hada jooga warba kama hayaan cida dhistay Garoonka Aden Cadde iyo Muqdisho seaport !!!
Gedo LAND
habargidir tu dhulkoda kala badh waa xeeb maka dhab baa waar dhismaha ayaa lagu dhibay oo qola walba oo iyaga ka mida dhul xeebed bey leyhin kasoo bilow deegan meesha layira ee iyaga iyo waceysle ku kala baxan oo saruur dego cayr xaradhere ilaa miiroon iyo gaan saleban ila camara to hobyo sacad hobyo ila xaga ey cabdi ciisa iska galaan dhul dheer ayeey bada ka heystan lakin dhulkoda xoolaha islamed iyo boobka ayeey ka jecel yihiin iyo iney marna gedo qabsadan marna baydhaba qabsadan marna kismaayo qabsadan hada shabellada hoose kala dhad baa looga samray magaladi ugu danbeysey ee marka cadey baa qaati looga jooga hada waa inkaar umada lagu soo dhex tuuray
Hal qof oo isugu jawaabaya 10 magac…
Kalshaale waa mareeg aad u wanaagsan lkn xaaraan nijaas lagu dallacay baa dhex deggan…
3 kooxood oo 3daba ay cuqadad Mrexaan googoysay baa meeshaan ku neefsada…
1 Kooxda D. Calasoow oo magacya badan sita.
2 Jeegaanta oo sidoo kale magacya badan sita.
3 Dhabayacada sheegadkaa, yacni kuwii la qareemayay oo sidoo kale iyaguna magacya badan sita.
Intaas oo Faddaro ah baa halkaan ku feegaara oo Mrexaan maalin iyo Layl afka qarmuun ku wada haya, waa dad dugaagoobay oon xishood iyo xaya toona lahayn.
Cayda qof is qariyay oo la aqoon jin jaan wax uu yahay yay wax u dhintaa, adunbaa is hiifayee yaaba kula haysa?…
Jaf-jaf fawqal jaf jaf…
Dabshid baan ka hayaa dooligu
Jawaanka u badarka ka cuno ayuu
Ku xaara iyo weel Kama kacayaal
Marti guriga ay martida ku they
in ay iyadu maamusho rabta
Tuke geed saaran e faanaya
Kkkkkkk
Kalsame
Adigu sow ilkayar reer baadiye ah
Maahid mise waxaad tahey Gaalgale
Reer geeda qoroow e qoriloow
Afweeyne ku beeri jirey e aan
Futada xabada kaso geliyey
Habaar qabaa I habaajiye
Ninki i heeyn joroow I hoo
wiil hiraab
kkkkkkkkkkk
waxaa oo magaca ah hada ma waxad kusoo xasuusatay mid kaan yar ee jooga tuulada layidha daarood ku xaar lakin adigu aad u taqaan dhadhaab ee gubanaya marki kaawetaga laga taabto ee maalina u qeyla dhaansada kalshaale.ocm
ee yidha sow daarood maahidin dadka kale ka saara meesha maalina yidha yaa daarood ah iyo cabaad
wiil hiraab
wax gaalgala halkan kuma jiran lakin gaagabta daarood ka iyo gorayo hiig oo dhan baa jooga oo sida u cabaadaya marki gaaweetada laga taabto waa nala caaya kuye adeer hadii aan qolo la caayayo oo koley anigu caayayo daarod kaas laandheere haa ayaan caayaya sida niman kaa maseyr teen ee banaanka degey oo ey iqaado geesti an kasoo galaba ama ogaaden kaas dowladaha xit hal dowlad maahan ee adigu iska wado la noolasha cidahas kale iyo gaaweetada
dad is qarinaya jira ayuu yidhi oo adeer axmed kaa xawadle baa ii sheegay
kkkkkkkkkkkkkk
dad is qariya jira lakin adeer asagu waa xawadle kuye Dabshid baa yaabay hadii aad lix saac caana boore cabto dadko dhami waxey kula noqanayan 10 qof oo isku nuuca ee hala ogaado
Nin wayn oo guryaha F…… ka Hargaysa ku dhashay, oo School abaarso lagu soo koriyay walina aabbihi goobaya asagoo 30 jir ah waxa kaliya ee laga filan karaa waa sidan oo kale…
10 magac baa tiriye 20 ku caytan lkn maxay kuugu taal miyay huqda iyo ciilka kaa bi`in kartaa?. May.kkkkkk
wan ogahay ma qori kartit magaca xeraale waayo xasus kaliya wadnaha ayaa ku gariiraya marka hargeysa iyo xaafada islamed ku rafo waa qasab inaan mar walba oo aan halkan soo galo inaan gaaweetada kaa laado ama daarood ku xaar joog ama owrkirale cayr noqo ama cida islamed la noolow miskin xogta aan kaa hayo dadka ku nool gobolada waqooyi oo dhan kama hayan hargeysa ku dhalatay kuye car xeraale sooqora inta isu tagtan ilkayar oo dhan raadi mid kalo ilkayar oo wadnaha kuu qabta marka aad qoreyso magaca xeraale
wiil xeraale
Aaan ku saxo sacad iyo Cumar Maxamuud dhanka badda xuduud ah kuma laha. Waxaa u dhaxeeya Ceel Dhanaane oo beesha dir degto.
Markaa kabacdi ayaa la galayaa Dhinowda, Garacad, Kulub, dhanaane
Wiil Xeraale
Horta ninyahow waxaad tahey
Nin waaya arag ah o dadka
Kala yaqaana … caruurtadaba
Mid baa adiga o ganuunki caanaha
Uso wadid si ooya o u maleeya
In aad canug kale siin rabtid
Adiguna asigaadba uso wadey
Kkkkk. Faham sheekada
Wiil Xeraale
Somaaliya waxa ugu xeeb Dheer
Abgaal o aan cidi dhex degin
Dadka badda ka shaqeeystana
Waxaaba ay u yaqaanin Jaaji
O xataa maba salaaman
Kkkkkkkkk
wiil xeraale kuye
Sababta aad u soo qaadatayba soo ma aha in Mreexaan beesha Fiqi muxemad aflagaaddeeyo… Hobya waxaad u soo qaadatay soo ma aha sidoo kale… Soo ma aha inaad dadka u tusto in beelaha oo dhan Mrexaan ku kacsanyihiin… Wiil hiraab soo sidoo kale ma aha, ujeeddada ugu wayni soo ma aha in aad reer koofureed isku huriso si aad citiraaf uga hesho Cooper?…
Waallida jaahilnimaa kuu raacda iyo cuqdad, fulay xun oo aan bannaanka iman karin inuu PC ga gadaashiisa ku gabbado, dad kalana iska dhigo mooyee wax maicna ah oo uu leeyahay ma jirto…
Naftaada wax u tar dadka ha ku mashquuline, oo bar aadaabta iyo akhlaaqda aasaasiga ah oon guriga lagugu soo barin…
Kkkkkkk weel koda ahna cunto
Kuma siyaan jaajida iyo dadka
Eeyaha ku ugaartaba abgaalku
Marka ay cunto sinayaan waxa
Ay dhahaan weelkagi ma wadata
Iyana waa barteeno weelashoda
Weey sitaan kkkk
Kalsame
Adigu waad waalantahey
Dadkiba 30″30-30 Kuula muuqada
O haddana wada isaaq ah
War nimanki Isaaq ma joogan
E Sug inteey imaanayan koleey
Waad caashaqdaye kkkk war naxaris
Leh kamaba koobin doontid
Laalays iyo Somaalilander
xaange waa sidaas aad sheektay sxb Nin layira GEDO LAND baa yidhi habargidir bad waxba iguma dhaaman ana waxan ku idhi marki laga reebo intii xamar joogtay xiligi ina siyaad bare mooye inta kale marexan bad waxa ugu horeysey berigi cayr kismaayo geeyen
wiil xeraale
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waan gartay. Waa sababta ay Kismaanyo uga dhegentahay mareexaan,xeebtu inay tahay meel xaddaaradi taal oo caalamka kugu xidha waa la isla fahmey. Teeda kale xeeb nin jooga gaajo waliguu u dhiman maayo
wiil hiraab
sxb nin dalka iyo dadkaba iga aqoon og sooma galo halkan laga yaabe xaange lakin aad baan u kala aqaan dadka iyo dalkaba mida kale wan ogahay abgaal isagu gees ilaa geesta kale wuxu lasocda bada deegan kiisa oo dhan kaso bilow magalada marka cadey ilaa xaradheere afkiisa soke lakin anigu waxan maray ceel macan warshiiq geed timirka raaga ceele masajid cali gudug nuur dugle cadaan laxey ceel baraf galcad towfiq halkaas ayaan ceel buur kasoo galay beri ninka layiri xaange na aad buu ukala garanaya waxan arkayey isago caroole axmed ka sheekey naya
xaange xadarad iyo aqoon midna uguma dhegana ee cayr baa ku seve gareyey xita ma gartan sheekadi hore waa laga tegey ee isaga taka magaladan gaariga BG biigiga la idinku keenay xit warsan maayan habargidir tii taqaney sida dhulka islamed loo qabsado dego
shan 5 sano heystay oo baydhaba 7 sano heystay oo beledweyne hal sano heystay oo kismaayo iyaga geeyey baa filim kaas xaga iska dhigay ma gartan dadka dhinac ka raaca
Wiil xeraale walaahi Dhul yaqaan
Ayad tahey aniguna kaama liito
O dhulsomaaliyed daayo bartamaha Diridawa xaafad Ciise ayaan kasameeyey
Geed weeyn o la yiraa geed
Hawiye o somaalidu garta ku
Kala goosato somaali o dhan ayuu
U dhaxeeya geedkasi qofki cusub e Diridawa taga geedkas aya la geeya
Si u dadkisi u helo ilaa maantana
Wu ku yaala
Akhyaareey meeshii waad ku cayaarteen,waxba ma soo kordhinayso in aad is caydaan.
Waan hubaa dadka qaar in magacyo kale wataan.
Waxa weyn madaydan sheegin waqtigiina waa iska lumiseen.
Wiil Xeraale
Cadaan laxeey waxa ka sokeeya
Nuur duglle Waa magaalada ugu
Hilibka iyo caanaha baddan
Wadada dheer e laamiga ahna
Waxa ugu holib iyo caana badan
Buurane ..
Bariiska iyo hilibka ugu
Macaan waxa laga cunaa Hudisa
Buurta Sheekh marka laga dego
wiil hiraab
wan aqaan sxb nuur dugle saacad walba oo aad timad hilib baa sida usafan waxa lamida kuunya barow xili walba oo aad timad hilib baa safan xita buurane waa sidaas lakin waayihi danbe buurane iyo mataban waa is bedelen oo sidii hore maahan maraban xita sidaas buu ahaan jirey sowma ogid
mida kale ninkii laha maqaxidi bariiska cad ee macaan lagu karin jirey ee huduse waa dhintay ma ogtahay sxb sidii maahan huduse ninki lahaa maqaxida wuu dhintay