|

Qoor Qoor oo Xaaf ku qaabilay Hoyga uu ka degan yahay Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa hoyga uu ka degenyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Du’aale Geelle Xaaf.

Waxaa dhexmaray Labada Masuul kulan Xog waraysi ah oo ku aadan Xaaladihii ugu dambeeyay Galmudug,   Isbadalka dhacay , Guulaha la gaadhay , Waxaana sidoo kale Kulanka lagu soo Qaaday Arimo la Xidhiidha xaalada Guud ee dalka.

Axmed Ducaalle Xaaf oo markii hore diiday Doorashadii Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa markii dambe Aqbalay, kadib markii uu magaalada Gaalkacyo ugu tagay, Waxaana munaasibad Xil wareejin ah ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta u ah maamulka Galmudug.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa kulamo kala duwan ka wada magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa inuu dhowaan uga sii gudbo dhinaca dalka Turkiga.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30649

Posted by on Jul 29 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

32 Comments for “Qoor Qoor oo Xaaf ku qaabilay Hoyga uu ka degan yahay Muqdisho (Sawirro)”

  1. waa nin raged qoor qoor yaqaana sida ina rag loola heshiiyo ogna ragu wuxu heshiis ku dhaamo iney jrin aan heshiino wax dhaama lawa weli kuma arkin isla weyni iyo sheekadi Somalida

  2. Galmudug waxaa xaniinyaha ku dhagay oo ay shalay ka dhaqaaqi waysay waxay ahaayeen Khayrlaawe iyo Farmaajo Mooge laakiin maantay waa taa gacmaha is qabsatay wadadii cadaydna cagta saartay. Wada hadal, wadi tashi, ismaqal,is ogolaasho,wax wada qaybsi,is ixtiraam, wado shaqayn iyo isu tanaasul waxaa intaa ku xiga horumar deg deg ah.

  3. Wax galmudug layiraahdo majirto waa meel mooryaan isugu tagtay dekeda hobyana waa ladiiday in ladhiso waxaa kahaboon dekeda garacad

  4. GEDO LAND
    Galmudg adiga o ilkayar ah
    Ya wax kaa warsanaya dekadda
    Hobyo ma il baad wax uga qaadi
    Xoolaha Hawiye halkaas beey ka
    Dhoofayan dekadda ugu weeyn
    somaalia waa iyada
    Dekad kale o kaluunka lagu
    Keeydiyo lagana dhoofiyo
    Ayaa iyana laga dhisaya Mareeg
    Galmudug tagtey

  5. Xiniinyihi Hiraab baa kulmo
    Xaalku kululaa

  6. Gedo LAND isago badada wuu la yaaba marki uu arko biyaheda iskaba dekede lakin siduu sheegay waa run oo dekeda hobyo iyado macmal ah iney wax yar kala soo degan mooye habargidir dhisan weydey hobyo godan baa yaabtay

  7. Wiil xeraale
    Kkkkk maxaa tiri biyaha badda ayaad layaabtaa kkkkk oo habargidir maxay idhaantaa ayaguba waa layaabaane hadii ay macnaha deked leedahay garanayaan mar hore ayay hobyo dhisi lahaayeen

  8. Adeer Galmudug rag baa leh oo dhistay ilka yar Mareexaan meesha marqaati bay ka yihiin waxaa kuu soo haray Dekada Hobyo waxaa lagu dhisayaa aduun dhan $ 90 millions Dollars waxaana lacagtaa maalgashanaya $ 50 millions oo Habargidir ah iyo $ 40 millions oo ah Hawiye iyo irir samaale!

    Waa wanaag Sanaan lahayd in Mareexaan ilka yar ay qayb ka noqdaan fursadan maalgashiga ah laakiin waa Broke ass waa xubeero waxba mahaystaan oo waa Dawlad ku nool ! Inay wax boobaan oo wax dhacaan ama lagu dilo mooyee ma yaqaanaan sida loo shaqaysto beec mushtarka …!!

    Dekada Hobyo dhismaheeda waxaa uu bilaabanayaa sanadkan daba yaaqadiisa hadii Alle idmo Insha Allah.

    Dekada Muqdisho ayey wax yar ka waynaan doontaa waxaana dhisaysa shirkad Turkish ah. Waxaa mudan in la xuso President Hassan Shiekh inuu deal wanaagsan kula galay Dekeda Muqdisho iyo Aden Cade Airport labada shirkadood ee Turkish ka ah. For example Dekada Muqdisho waxaa lagula heshiiyey Shirkada Turkish ah 20 sano 60% daqliga soo gala waxaa iska leh Dawlada Soomaaliya 40% waxaa leh shirkada waxaa kaloo shirkada ay dhiibaysaa shaqaalaha mushaarkooda iyo tababarkooda waxaa kaloo shirkada ay dib u habayn iyo balaarin ku samaynaysaa iyo waliba qalabayn wiishash waa wayn iyo container Terminal $ 10 millions kaligii ku baxday waxaas oo wanaag ah waxaa qabtay Mudane Hassan Shiekh laakiin kuwa hada jooga warba kama hayaan cida dhistay Garoonka Aden Cadde iyo Muqdisho seaport !!!

  9. Gedo LAND
    habargidir tu dhulkoda kala badh waa xeeb maka dhab baa waar dhismaha ayaa lagu dhibay oo qola walba oo iyaga ka mida dhul xeebed bey leyhin kasoo bilow deegan meesha layira ee iyaga iyo waceysle ku kala baxan oo saruur dego cayr xaradhere ilaa miiroon iyo gaan saleban ila camara to hobyo sacad hobyo ila xaga ey cabdi ciisa iska galaan dhul dheer ayeey bada ka heystan lakin dhulkoda xoolaha islamed iyo boobka ayeey ka jecel yihiin iyo iney marna gedo qabsadan marna baydhaba qabsadan marna kismaayo qabsadan hada shabellada hoose kala dhad baa looga samray magaladi ugu danbeysey ee marka cadey baa qaati looga jooga hada waa inkaar umada lagu soo dhex tuuray

  10. Hal qof oo isugu jawaabaya 10 magac…

    Kalshaale waa mareeg aad u wanaagsan lkn xaaraan nijaas lagu dallacay baa dhex deggan…

    3 kooxood oo 3daba ay cuqadad Mrexaan googoysay baa meeshaan ku neefsada…

    1 Kooxda D. Calasoow oo magacya badan sita.
    2 Jeegaanta oo sidoo kale magacya badan sita.
    3 Dhabayacada sheegadkaa, yacni kuwii la qareemayay oo sidoo kale iyaguna magacya badan sita.

    Intaas oo Faddaro ah baa halkaan ku feegaara oo Mrexaan maalin iyo Layl afka qarmuun ku wada haya, waa dad dugaagoobay oon xishood iyo xaya toona lahayn.

    Cayda qof is qariyay oo la aqoon jin jaan wax uu yahay yay wax u dhintaa, adunbaa is hiifayee yaaba kula haysa?…

    Jaf-jaf fawqal jaf jaf…

  11. Dabshid baan ka hayaa dooligu
    Jawaanka u badarka ka cuno ayuu
    Ku xaara iyo weel Kama kacayaal
    Marti guriga ay martida ku they
    in ay iyadu maamusho rabta
    Tuke geed saaran e faanaya
    Kkkkkkk

  12. Kalsame
    Adigu sow ilkayar reer baadiye ah
    Maahid mise waxaad tahey Gaalgale
    Reer geeda qoroow e qoriloow
    Afweeyne ku beeri jirey e aan
    Futada xabada kaso geliyey

  13. Habaar qabaa I habaajiye
    Ninki i heeyn joroow I hoo

  14. wiil hiraab
    kkkkkkkkkkk
    waxaa oo magaca ah hada ma waxad kusoo xasuusatay mid kaan yar ee jooga tuulada layidha daarood ku xaar lakin adigu aad u taqaan dhadhaab ee gubanaya marki kaawetaga laga taabto ee maalina u qeyla dhaansada kalshaale.ocm
    ee yidha sow daarood maahidin dadka kale ka saara meesha maalina yidha yaa daarood ah iyo cabaad

  15. wiil hiraab
    wax gaalgala halkan kuma jiran lakin gaagabta daarood ka iyo gorayo hiig oo dhan baa jooga oo sida u cabaadaya marki gaaweetada laga taabto waa nala caaya kuye adeer hadii aan qolo la caayayo oo koley anigu caayayo daarod kaas laandheere haa ayaan caayaya sida niman kaa maseyr teen ee banaanka degey oo ey iqaado geesti an kasoo galaba ama ogaaden kaas dowladaha xit hal dowlad maahan ee adigu iska wado la noolasha cidahas kale iyo gaaweetada

  16. dad is qarinaya jira ayuu yidhi oo adeer axmed kaa xawadle baa ii sheegay
    kkkkkkkkkkkkkk
    dad is qariya jira lakin adeer asagu waa xawadle kuye Dabshid baa yaabay hadii aad lix saac caana boore cabto dadko dhami waxey kula noqanayan 10 qof oo isku nuuca ee hala ogaado

  17. Nin wayn oo guryaha F…… ka Hargaysa ku dhashay, oo School abaarso lagu soo koriyay walina aabbihi goobaya asagoo 30 jir ah waxa kaliya ee laga filan karaa waa sidan oo kale…

    10 magac baa tiriye 20 ku caytan lkn maxay kuugu taal miyay huqda iyo ciilka kaa bi`in kartaa?. May.kkkkkk

  18. wan ogahay ma qori kartit magaca xeraale waayo xasus kaliya wadnaha ayaa ku gariiraya marka hargeysa iyo xaafada islamed ku rafo waa qasab inaan mar walba oo aan halkan soo galo inaan gaaweetada kaa laado ama daarood ku xaar joog ama owrkirale cayr noqo ama cida islamed la noolow miskin xogta aan kaa hayo dadka ku nool gobolada waqooyi oo dhan kama hayan hargeysa ku dhalatay kuye car xeraale sooqora inta isu tagtan ilkayar oo dhan raadi mid kalo ilkayar oo wadnaha kuu qabta marka aad qoreyso magaca xeraale

  19. wiil xeraale
    Aaan ku saxo sacad iyo Cumar Maxamuud dhanka badda xuduud ah kuma laha. Waxaa u dhaxeeya Ceel Dhanaane oo beesha dir degto.
    Markaa kabacdi ayaa la galayaa Dhinowda, Garacad, Kulub, dhanaane

  20. Wiil Xeraale
    Horta ninyahow waxaad tahey
    Nin waaya arag ah o dadka
    Kala yaqaana … caruurtadaba
    Mid baa adiga o ganuunki caanaha
    Uso wadid si ooya o u maleeya
    In aad canug kale siin rabtid
    Adiguna asigaadba uso wadey
    Kkkkk. Faham sheekada

  21. Wiil Xeraale
    Somaaliya waxa ugu xeeb Dheer
    Abgaal o aan cidi dhex degin
    Dadka badda ka shaqeeystana
    Waxaaba ay u yaqaanin Jaaji
    O xataa maba salaaman
    Kkkkkkkkk

  22. wiil xeraale kuye

    Sababta aad u soo qaadatayba soo ma aha in Mreexaan beesha Fiqi muxemad aflagaaddeeyo… Hobya waxaad u soo qaadatay soo ma aha sidoo kale… Soo ma aha inaad dadka u tusto in beelaha oo dhan Mrexaan ku kacsanyihiin… Wiil hiraab soo sidoo kale ma aha, ujeeddada ugu wayni soo ma aha in aad reer koofureed isku huriso si aad citiraaf uga hesho Cooper?…

    Waallida jaahilnimaa kuu raacda iyo cuqdad, fulay xun oo aan bannaanka iman karin inuu PC ga gadaashiisa ku gabbado, dad kalana iska dhigo mooyee wax maicna ah oo uu leeyahay ma jirto…

    Naftaada wax u tar dadka ha ku mashquuline, oo bar aadaabta iyo akhlaaqda aasaasiga ah oon guriga lagugu soo barin…

  23. Kkkkkkk weel koda ahna cunto
    Kuma siyaan jaajida iyo dadka
    Eeyaha ku ugaartaba abgaalku
    Marka ay cunto sinayaan waxa
    Ay dhahaan weelkagi ma wadata
    Iyana waa barteeno weelashoda
    Weey sitaan kkkk

  24. Kalsame
    Adigu waad waalantahey
    Dadkiba 30″30-30 Kuula muuqada
    O haddana wada isaaq ah
    War nimanki Isaaq ma joogan
    E Sug inteey imaanayan koleey
    Waad caashaqdaye kkkk war naxaris
    Leh kamaba koobin doontid
    Laalays iyo Somaalilander

  25. xaange waa sidaas aad sheektay sxb Nin layira GEDO LAND baa yidhi habargidir bad waxba iguma dhaaman ana waxan ku idhi marki laga reebo intii xamar joogtay xiligi ina siyaad bare mooye inta kale marexan bad waxa ugu horeysey berigi cayr kismaayo geeyen

  26. wiil xeraale
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Waan gartay. Waa sababta ay Kismaanyo uga dhegentahay mareexaan,xeebtu inay tahay meel xaddaaradi taal oo caalamka kugu xidha waa la isla fahmey. Teeda kale xeeb nin jooga gaajo waliguu u dhiman maayo

  27. wiil hiraab
    sxb nin dalka iyo dadkaba iga aqoon og sooma galo halkan laga yaabe xaange lakin aad baan u kala aqaan dadka iyo dalkaba mida kale wan ogahay abgaal isagu gees ilaa geesta kale wuxu lasocda bada deegan kiisa oo dhan kaso bilow magalada marka cadey ilaa xaradheere afkiisa soke lakin anigu waxan maray ceel macan warshiiq geed timirka raaga ceele masajid cali gudug nuur dugle cadaan laxey ceel baraf galcad towfiq halkaas ayaan ceel buur kasoo galay beri ninka layiri xaange na aad buu ukala garanaya waxan arkayey isago caroole axmed ka sheekey naya

  28. xaange xadarad iyo aqoon midna uguma dhegana ee cayr baa ku seve gareyey xita ma gartan sheekadi hore waa laga tegey ee isaga taka magaladan gaariga BG biigiga la idinku keenay xit warsan maayan habargidir tii taqaney sida dhulka islamed loo qabsado dego
    shan 5 sano heystay oo baydhaba 7 sano heystay oo beledweyne hal sano heystay oo kismaayo iyaga geeyey baa filim kaas xaga iska dhigay ma gartan dadka dhinac ka raaca

  29. Wiil xeraale walaahi Dhul yaqaan
    Ayad tahey aniguna kaama liito
    O dhulsomaaliyed daayo bartamaha Diridawa xaafad Ciise ayaan kasameeyey
    Geed weeyn o la yiraa geed
    Hawiye o somaalidu garta ku
    Kala goosato somaali o dhan ayuu
    U dhaxeeya geedkasi qofki cusub e Diridawa taga geedkas aya la geeya
    Si u dadkisi u helo ilaa maantana
    Wu ku yaala

  30. Akhyaareey meeshii waad ku cayaarteen,waxba ma soo kordhinayso in aad is caydaan.
    Waan hubaa dadka qaar in magacyo kale wataan.
    Waxa weyn madaydan sheegin waqtigiina waa iska lumiseen.

  31. Wiil Xeraale
    Cadaan laxeey waxa ka sokeeya
    Nuur duglle Waa magaalada ugu
    Hilibka iyo caanaha baddan
    Wadada dheer e laamiga ahna
    Waxa ugu holib iyo caana badan
    Buurane ..
    Bariiska iyo hilibka ugu
    Macaan waxa laga cunaa Hudisa
    Buurta Sheekh marka laga dego

  32. wiil hiraab
    wan aqaan sxb nuur dugle saacad walba oo aad timad hilib baa sida usafan waxa lamida kuunya barow xili walba oo aad timad hilib baa safan xita buurane waa sidaas lakin waayihi danbe buurane iyo mataban waa is bedelen oo sidii hore maahan maraban xita sidaas buu ahaan jirey sowma ogid
    mida kale ninkii laha maqaxidi bariiska cad ee macaan lagu karin jirey ee huduse waa dhintay ma ogtahay sxb sidii maahan huduse ninki lahaa maqaxida wuu dhintay

Leave a Reply to GEDO LAND

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented