Somaliland oo sheegtay inaysan Masar ka aqbalayn Heshiis wax yeelaya Itoobiya
Hargeisa ( Kalshaale ) Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Dina Mufti oo u waramay wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay inay Masar xaq u leedahay inay xidhiidho la samaysato dalalka gobalka, laakiin aan la aqbali karin in xidhiidhadaas loo abuuro in lagu waxyeeleeyo dal kale oo gobalka ah.
Wuxuu sidoo kale afhayeenku dafiray in weftigii Itoobiya ee dhawaan socdaalka ku yimid Hargeysa ay daba socdeen dareen ay ka qaateen weftigii Masar ee iyaguna isla bishan Hargeysa yimid.
“Dal madaxbanaan ahaan, Masar waxay sharciyad sax ah u haysataa inay xidhiidho la samaysto dal kasta oo gobalka ah.” Ayuu yidhi Afhayeenku,
waxaanu intaas raaciyay oo uu ka digay in xidhiidhada Masar ay abuurayso aan loo samaysan in lagu dhaawaco dal kale.
“Haddii joogitaanka gobalka ee Masar uu khatar ku yahay dal saddexaad, taasi maaha mid haboon.” Ayuu yidhi Dini.
Arintan ayaa waxay kusoo aadaysaa iyadoo dhowaan Wafdi ka socda Itoobiya oo siwayn uga Cadhooday Xidhiidh Masar iyo Somaliland dhexmaray ay soo gaadheen magaalada Hargeisa.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=30641
That is our advice, nimaan kuu furidoonin yuusan kuu rarin.
Ma jirto ganacsi, xuduud iyo waliba is dhex deg ka dhaxeeyo Somaliland iyo Egypt.
Raiisal Wasaarihii hore ee Singapore, Lee Kuan Yew, ayaa laga hayaa, jiraankaaga xoogga badan laguma doorsado cid kale.
Dabshid
Imaam waamaxay itoobiya aad taageereysid aawey walaalihii masar .waa sidii ilkayartii intay itoobiya utagaan iyagoo AF xabashiga jajabinaya oo dhanayey ugadeen ayaan kismaayo ka ilaalineynaa
Dabshid iyo garqaad
Waxaan rabaa beesha galmaax yoonis ee abgaal inaad ii dharaxdaan
Gaafaw
KKK
Ethiopia waxaa naga dhaxeeyo dagaal deegaan lkn waa dariskeena naga xigo Shukoweyn iyo Gumeystaha Cad.
Soo maadan maqal hadalkii Muuse Suudi iyo Qanyare dhexmarey markuu Qanyare weerarey Suuqa Bakaaraha oo uu maamuley Cismaan Caato.
Suudi wuxuu weerarey Qanyare markaas ayuu Qanyare dhahey maxaad iga rabtaa adiguba waad weerarijirtaye,
Markaas ayuu dhahey LABO NIN OO HIRAAB AH waa is weerarikaraan, lkn adigu ma weerarikartid NIN HIRAAB AH
Dabshid
Nimankaa mururusade akabafar qooble ,iljeex oo mar gabi ahaanba qabsatay ayaan garanayaa barigi kuweyd loobixiyey
Gaafaw
Kkkk
Daarood waa rag yaqaan CADKA LAGU CIDGALO,
hadda Galmaax Maku CID Galee.
Waa ragga Balcad iyo Xamar iska leh,
Xamar waa Goof Galmaax,
1. Mataan Cubdulle
2. Celi Cumar
3. Max’ed Muuse (reer Jowhar )
SOMALI REPUBLIC MAXAY MASAR KU SOO BIIRISAY DAGAALKAY LA GASHAY ETHIOPIA?? WAR TUULADA HARGAISA SHAN SAAC KA YAR BAA LAGU KALA CARARAYAA HADAY BUSINESSKAAS ISKU GASHO..
Dabshid
Baar sare ee mudulood igadheh halkaa salaanka kafuul
Gaafaw
Nimankaas Mareexan waxaad ka xigsateen Ethiopia iyo Kenya
Lkn waa Xaqdaro inaad ka xigsataan LUUQADDA AXMAARIGA,
Hanaga xanaajin nimanku waa half Hiraabe
adiguba caqla leedahay ee carar maxa dhama walahi muraayad baa lagu soo hor dhigaya markas baad garan ninka aad tahay hadii masar danbe laga maqlo waxa dhici doonta sheekadi ninkii faarax ee iska qayili jirey ee igu danbeysey isago 20 jir ah ee murayada iska arkay isago 50 jira ee isdu ulaha adeer sug wan ku baneyn faradhaqa lagu yidhi adeer waa uun adiga ninka ma muuqda murayada
Dabshid
Ilkayar waa sahan hawiye aka maqabe hiraab
Gafaaw.
Kkkķkkk.
Sxb murusade seedinimo ayey iska aamineen yar iyo weynkood. Dee hadda kadib habartaan. Wariiri in uusan waxaas qorin. Alla haka baxsho in ay maamada ku dhahaan sariirta u hoos dhig alaabihii cali dheere.
Anigu waxaan islahaa mareexaan kaaga filan. Waaba kuwii 8 minet lagu soo geba gebeeyay isjooxaariskii kheyre.
Hadda farmaajo haduu nin isbixin karo yahay hadaan arkeynaa.
Anigu waxaan arkaa. Gudoomiye mursal.
Oo madaxweyne ah.
Gaafaw
Wlh waagas Kaaran ayaan joogey, Habar-Gidir gacan fududaa, hal dharbaaxo ayey ku yimaadeen Kaaraan,
Waagas Murusade waxaa soo kaarikeyay Mudulood oo dhahey Dhulkaan Habar-Gidir naga soo weerareyso waa dhulkii aan idin siiney waagii Talyaaniga ee ama dhulka masuuliyadiisa qaada ama haddaan qabsano ayagaan kula heshiineynaa.
Hadda Habar-Gidir ayaa ka masuul ah
No 4 ilaa Kismaayo,
Dabshid
War maada hayaba gabartii first lady wxay tidhi kol haduu qulquley kheyre mid sabti ah magacaw
Gaafaw
KKK
Ina Caynte ayaa SABTI ah
Hadduu rabo, Maamada haka dhigto
Rasalwasaare, anagu DOORASHO WAQTIGEEDA KU DHACDO FADNAAAA.
* NO GUNO KORORSI
Dabshid
Kharash iyo qabyo
Guno iyo korosi
Masaafurin iyo wareejin
farmaajo qaain shaqo wacan buu qabatay horta waa fulay been badan lakin shaqada uu qabtay waxa weeye murusade oo aan la aqoona dadka ayuu baray ilkayar iyo habargidir tii dusha ku sidi jirtey na wuu is baray oo waa kala jaray oo wuxu soo af jaray sheekdi walalaha galgaduud iyo is xambaarki kismaayo waxan xasusta niman cayr ah oo gawadhi yaal BG ah biigii ah uga hararaya cabudwaq oo kismaayo u wada sidii qaxootigi haaway shiraaqyo loo xidhay marki xaga la geeyeyna lagu yidhi odaagen iska celiya ee marki ey Morgan maqlan soo yaaca ee marki ey jilib soo gaaran xamar looga diro suugag uu lahaan jirey nin layira ina daylaaf ee dib loogu celiyo
Wiil xeraale
Kkkk
Waryaa Dagaalka Xulufada Walaalaha Galmudug soo kumaadnaan Jirin
Ina Daylaafow na soo xooji, Ogaadeenkii Kenyaa so xoojisaye
Dee waa Heshiiskii Walaalaha Galmudug ( Dagaal iyo Diyo) iney dagaal Isla galaan, diyadana Isla dhiiban.
Gaafaw
Thanks
Wax qabadka Farmaajo iyo Taariikhda Farmaajo
1. Kharash iyo Qabyo
2. Guno iyo Kororsi
3. Masaafurin iyo Wareejin
Dabshid sheekadi walalah galgaduud farmaajo ayaa soo xidhay hada isma maqli karaan kii cayr ah ee aad la sheekeysato wuxu kuleyahay waar wuxu ma sidaan ayeey ahaayen walahi been baad moodeysa berigi kuwa badan oo cayr ayaan gawadhi wada kaxeyn jirney oo aan wado iskala shaqeyn jirni marki farmaajo la doortay baan ka joogi weyney dhuuso iyo sheekadi walalah galgaduud maxa xigey inuu murusade keeno ee uu albaabka ka xirto markas bey ku waashen waar ileyn midgan abaal malahan waar ileyn laangaab lalama saxibo iyo cabaad markas baan ku idha ii warama
Dabshid sheekadi walalah galgaduud farmaajo ayaa soo xidhay hada isma maqli karaan kii cayr ah ee aad la sheekeysato wuxu kuleyahay waar wuxu ma sidaan ayeey ahaayen walahi been baad moodeysa berigi farmaajo la doortay kuwa badan oo cayr ayaan gawadhi wada kaxeyn jirney oo aan wado iskala shaqeyn jirni marki farmaajo la doortay baan ka joogi weyney dhuuso iyo sheekadi walalah galgaduud maxa xigey inuu murusade keeno ee uu albaabka ka xirto markas bey ku waashen waar ileyn midgan abaal malahan waar ileyn laangaab lalama saxibo iyo cabaad markas baan ku idha ii warama
Xeraale kk xarxariiqa kalshaale dhadhan aad ku haysaa wadigan dhinac walba u ride dalaadala
bandiiradley
sxb kalshaale waxan ku qora wixii aan usoo joogey iyo waxii hada taagan anigo aan cidna ka duyin wuxu yahay qarina wixii jira iyo weliba wixii ey aniga ila tahay runtu waa
in la sheega
Xeraale
Halkaa kawad haday sidaa tahay si fiicana ugu tuf taliskan ciirciiraaya ee far far ajo
Waar badownimada Soomaalida ayay ka mid tahay in maalin walba la baayaco qayb ka mid ah geyiga Soomaaliya
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors