MUUQAAL: Wafdiga Garaadka Guud ee SSC oo Soo Gaadhay Horufadhi iyo Nabadaynta Colaada Gobolka Cayn

Buuhoodle ( Kalshaale ) Waxaa maanta Magaalada Horufadhi  lagu soo dhoweeyay Wafdi uu Hogaaminayo Garaadka Guud ee Beelaha SSC,  Garaad Jaamac Garaad Cali,    oo Halkan usoo gaadhay sidii Xal Waara looga gaadhi lahaa Colaad  kasoo Cusboonsaatay deegaano ka tirsan Gobolka Cayn,  Waxaana Garaadka iyo Wafdigiisu ay maalintii shalay ku sugnaayeen magaalada Ceegaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay inay Ceegaan kulan kula soo qaateen waxgaradka Qaybaha kala duwna ee Bulshada, hadana ay Halkan u yimaadeen Arimaha Nabadaynta Qaybtooda hore ee Wacyi gelinta.

“Waxaanu ka codsanaynaa islaamka na dhagaysan doona inay noogu soo duceeyaan, in Alle Howsha nagu Asturo, iyo in walaalaha uu Alle nabad siiyo”. Ayuu yidhi Garaadka.

Dhankeeda Hooyo Aamina aadan ayaa Suugaan ku Cabirtay   Xaalada Iyo Murugada ay leedahay Marka ay Wiilkaaga iyo Abtiyaashii isdilaan “ Kaan dhaliyo, Kii na dhalay baan dhex taaganahay, oo Dhiig Baxoodaa Dhulkuba nala Wareegayaa,  Maxaad kala haystaan oo u heegantiin, Maxaad u hurtiin Naftiina oo hadeer Hesheen,  Allow Hagar iyo Hayaag maanta noo Hadee, Habaari maynee Allow maanta Noo Hadee”.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. GEDO LAND says:

    Walee waa yaab maxay isku dilayaan markay is dhameeyaan yay kuleeyihiin waa heshiinay

  2. Somali galbeed says:

    DHAMAAN DADKA KA SHAQAYNAYA ISLAAXA WAA MAHADSAN YIHIIN WAAJIB IDIINKU AADAN BAAD HAYSAAN ALLE HAYDINKU GUULEEYO, DADKA WAYSKU DHACAA LAAKIIN WAA IN HESHIIS XAALADA KU DAMBAYSAA..

  3. LAFARUUGAAWI says:

    EVER NEVER DHULOOS DHUL-MA-HANTE THEY HAVE A BRAIN ANIMALS BECAUSE
    DEE REER LABA QAR IYO REER GAR’ADAG UUN IGA DHEH
    IS SOME ONE OF THE Y0U KNOWS WHAT MEANS
    LABA QAR IYO KOLBA DHINACA RAACAA?..
    REALITY DHUL-MA-HANTE ARE HAMAGE SAVAGE LIKE
    JUST CLICK ON
    @ ZULU TRIBE.COM

    • Ahmed Somali says:

      ASC.
      LAFARUUGAAWI, Daanyeer yahaw kala tag Barxadda afka qalaad oo la aad meesha looga hadlo HADDAAN yasayso Afki Hooyo. WBT

  4. Mustafe Daacad says:

    Dhamaan waan idin salmay akhyarta.Alle hakala qaboojiyo umadda islamka ah e isleyneysa hadana wada dhashay.Waxa igu maqaale ah labada Rer mid ayaa Somaliland wata o raba iney Buhoodle qabsato weyna som hubeysay wana sida ay u egtahay lakin inlayskukin diro dhulkinana malinba meel laqabsado miyeydan fahmeyn?Dhulabahante isgaa xoog isku leh xabadana isku ridi kara.Garaadkana waxan leeyahay alle hakuugu guuleeyo nabadda aadka shaqeyneysid inshallah.

  5. Yusuf says:

    War ka dhexbaxa hadaad ka Dey’s aan wadwadaynta waa heshiinayaane
    Garaad guud iyo agaasime guud ayaa intaa dyed ordaya waxna tari maayaan
    Fidno oo ergooyinka munaafiqiinta ah

  6. Somali galbeed says:

    DABA-GAALO RUUGAAWI

    DHULOS WAA DAD TAARIIKH LEH JECLOW AMA NECBOW INGIRIIS IYO AMXAARO DABADA LOO LEEFO YAA KUGU KALIFAY ?

    SIDII NAAG DHALI WAYDAY DHALADKII INGIRIISOOW XAGEE KAA DHUNKADAA??

    YAA YIDHI? IYO KUWO KALOO BADAN..




Xiisada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose iyo Cabdi Xaashi oo Warqad u diray Madaxwayne Farmaajo (Akhriso)
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Cabdi Xaashi Cabdullahi Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa codsaday in ...
Madaxwaynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Istanbul
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayaa si ...
MUUQAAL: Abwaan Buuhoodle kasoo Diray Dhambaal Jacayl iyo DHEEMAN
- Aug 6, 2020
Buuhoodle ( kalshaale ) Abwaan Buuhoodle kasoo Diray Dhambaal Jacay iyo DHEEMAN
Dawladda Somalia oo War Cusub kasoo saartay Shidaalka Somalia iyo Shirkadaha ku Guulaystay
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqdo ...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu diley dalka Koonfur Afrika iyo waxa dhacay
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar  dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil muwaadin Soomaaliyeed ...