MUUQAAL: Madaxwayne Qoor-Qoor oo Guriceel Kusoo Afmeeray Safarkii, Soo dhowayn looga yaabsaday Iyo Khudbadii
Guriceel ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Galmudug ayaa soo Afmeeray Safarkii Shaqo ee uu ku Marayey deegaanada Galmudug, Waxaana ugu dambayntii siwayn loogu soo dhoweeyay magaalada Guriceel oo maalmihii lasoo dhaafay uu ku Sugnaa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhinaca kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, oo ku sugan Degmada Guri-ceel ayaa xalay Munaasabad soo dhaweyn iyo mahadcelin ah loogu sameeyay xarunta dagmada Guriceel.
Munaasabaddaas oo ay soo agaasimeen maamulka Degmada, isla markaana ey ka qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Bulshada, Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda.
Khudbad dhiancyo badan taabanaysa ayaa wuxuu uga hadlay xaalada Galmudug, Safarkii iyo arimaha uga soo Qabsoomay.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29554