MUUQAAL: Daawo Cali Sabarey iyo Xaglotoosiye oo ka hadlay Colaada Gobolka Cayn iyo Kulankii dhexmaray

Buuhooodle  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Buuhoodle Warbaahinta kula hadlay   Saleebaan Ciise Axmed xaglotoosiye Hogaamiyihii Hore ee SSC  iyo Hogaamiye ku xigeenkii SSC  Col. Cali Sabarey, oo Markii dambe Xilal wasiiro ah kasoo Qabtay Puntland iyo Somaliland.

Waxay Baaq Nabadeed kasoo saareen Colaad kasoo Cusboonaatay deegaanada Gocondhaalle, Ceegaag iyo Horufadhi  taasi oo u dhaxaysa Laba beelood oo Wada dhashay, Waxayna sheegeen in Colaad  uu Wiil ku dhinto balse aanu jirin wiil ku dhasha.

Waxay ugu baaqeen Waxgaradka labada dhinac in looo istaago Nabadda iyo Sidoo xal looga gaadhi lahaa Colaadan oo dhowr jeer soo Noq-noqotay.

Dhinaca kale Cali sabarey ayaa ka hadlay Kulan ay maalintii shalay magaalada Buuhoodle ku yeesheen isaga iyo Saleebaan Ciise Xaglotoosiye, Wuxuuna sheegay inuu ahaa mid saaxiibtinimo, Ehelnimo iyo Iswaraysi ah.

Deegaanada ay Colaado kasoo Cusboonaatay ayaa maanta Xaaladoodu tahay mid dagan , Waxaana Halkaasi gaadhay Ergooyin kala duwan oo Nabadeed.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

XAGLOTOOSIYE IYO CALI SABAREY BUUHOODLE

Xaglotoosiye iyo Cali Sabarey oo ka hadlay Colaada Ceegaag iyo Horufadhi .Muxuuse daraanaa Kulankii ku dhexmaray Buuhoodle ? ( Daawo )

Posted by Kalshaale Channel on Monday, July 6, 2020
Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Cabdiraxmaan Odowaa oo Waraysi Bixiyey iyo Weerar uu ku qaaday MD. Farmaajo
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)  Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya ...
Xiisada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose iyo Cabdi Xaashi oo Warqad u diray Madaxwayne Farmaajo (Akhriso)
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Cabdi Xaashi Cabdullahi Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa codsaday in ...
Madaxwaynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Istanbul
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayaa si ...
MUUQAAL: Abwaan Buuhoodle kasoo Diray Dhambaal Jacayl iyo DHEEMAN
- Aug 6, 2020
Buuhoodle ( kalshaale ) Abwaan Buuhoodle kasoo Diray Dhambaal Jacay iyo DHEEMAN
Dawladda Somalia oo War Cusub kasoo saartay Shidaalka Somalia iyo Shirkadaha ku Guulaystay
- Aug 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqdo ...