|

Maxaa kasoo Kordhay Safarka RW. Khayre Ku joogo Dalka Qatar (Warbixin)

Doha  ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dowladda Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman.

Kulanka u dhexeeyay labada dhinac ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan, waxaana qeyb ka ahaa xoojinta xiriirka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar.

“Sharaf ayey ii ahayd in kulan miro dhal ah aan Dooxa kula qaatay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dowladda Qatar. Waxaan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal, iskaadhiga dhaqaalaha iyo aminga” ayuu yiri Ra’iisul Waasare Kheyre.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo jimcihii u ambabaxay dalka Qatar ayaa wax war ah laga helin safarkiisa, mana jirin wararkii looga bartay oo Xafiiskiisa Warfaafinta ka soo saari jiray safaradiisa dibadda.

Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ku aaday dalka Qatar ayaa waxaa ku wehliyay Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29199

Posted by on Jun 30 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

13 Comments for “Maxaa kasoo Kordhay Safarka RW. Khayre Ku joogo Dalka Qatar (Warbixin)”

  1. Islaantu waa amoore weyn igaarka yaa aroosihaa

  2. Safarku wuxuu ahaa

    Ama anigaa ah Musharaxa Nabad iyo Nolol ee HALKII KA QADA KHARASHKA IYO QARAXA

    Ama wuxuu ahaa Farmaajo marlabaad ma gudbahayo ee MARKAAN ANIGA I KAARIKEEYA

    = Midkastuu yahey warku wuxuu imaandoona Boondheere, waase soo daahaa.

  3. * Igaarku waa SAGAAL ABGAAL (Habar’ceyno), Seynab iyo Seedina waa wataan.

  4. Dabshid
    Madaxweynuhu waa mudulood r.wasarahuna seedi kale oo saacid faarax ah kkkkkk

  5. Cali maxamed geedi oo saaxiibadii mj kutufay xaalku mafiicna

  6. ASC.
    BARXADDA waxaa ka booda qaar badan oo aan weli garan inuu Baabuurki ka tegay Kuwo kashaqeya inay Farmaajo iyo Khayre isku Dhacaan Kuwo ka xun Bilicda maanta Xamar ka muuqata Kuwo aan u jeedin Horumarka la gaaray.≈©≈LA kala tegay waan u taagnaa.≈©≈Waa ILAAHEEN SWT mahadi hadday Labadani is heleen Annaguna aan helnay.≈©≈Farmaajo ma ahaadeen Farmaajaha maanta hadduusan Khayre heleen Sidoo kalana Khayre=Aden Cadde+C/Rissaq X. Xuseen. WBT

  7. Somalia waxaa dumiyey Ilkayar iyo Hiraab aqligii ku dumiyeen soo celiyeen
    Laakiin anagana dhulkeenii waa dhisan oo naga badan.
    Federal waaba ka noqonaynaa, hadda ka dib confaderation baa nagala.
    Waxaa ku xiga, independent Puntland, 1/3 of Somalia.
    Yaa Quule cun iyo Gocoso qodato, Moxog qodato dal hogaamiya oran jirey.
    Wir Baraxley isoo dhaafa najid sayn leh.👎

  8. Waa noo caawa insha allah.
    Munaafaqad in Somalida la isku jeediyo arkaa oo Qadar ka dambayso.
    Khayre iyo Farmaajo si kusoo noqdaan u daran, qaybiyoo xukun, aqli daanyeer.
    Moqdishu&Meeshaan waa är kacsi.
    N&N kama duwana daanyeertii anagoo hurudna qori nagu qabsaday aakhirkiina god nagu guray….
    Walaahi waan dhaartay hadday soo noqdaan 4 sano kale in loo xiisiin 1991.
    Time Will tell.👎

  9. Dagaalka soo socda Puntland waa diyaar xag ciidan iyo hub in la eedo cidda isku doonata.
    Ayagoo shacab ah ayey daayeerii 1969 xoog nagu qabsay oo ku daba faylnay ilaa xoolihi naga sumeeyeen oo qori u qaadanay “wixii dhiig lahow kaca uga yeersiinay” maanta oo Xamar xoog ku qabsan karo, ka waran hee.kkkkkkk.ma Amisom iyo Ugandese ayaa u dagaalin?
    Aan aragno meesha Nabar&Naxdin nagu furaan iyo cidda la siri karo, maqaam Xamar ok awr kacsi ah lagu siri karo .
    Saqiirka ayaa u jeeda in Somalia marxalad adag gashay oo qabyaaladaysan.
    War is coming, “Karkaa Dhuuqsooy.”
    😉

  10. Walaahi haddii cid Xamar xoog ku joogto ln jiri lahayn in Xamar Kaare Ugandese joogeen laakiin dowlad rayid ah oo parleman 4.5 ku joogta UN biisho dagaal ma jiro.
    “Run aan la sheegine Rati Dameer ka raad qurxoon”
    By Raage Ceele.
    Raage wuxuu ahaa Galgale asagoo Awr wata ayuu mid Abgaal ah Dameer wata ku yiri “geel xow dheega belada qoorta dheer maba gaaree see ku raraa..
    Geel xoolo Galgale waaye..kkkkk
    Dameer Geel ka fiican…carro Waambe cune laga yaqaan. Kkkkk
    Somali isku dhaqan maaha ee goboladeena iyo dhulkaas weyn ilaah na siiyey aan kala joogno.

    .

    • Land of punt
      Sxb horta umada adcaysay xaalsii gaalgale lama dhaho ee nuux maxamud miyaada aqoon mise dadka iyo dagaanka puntland umaad dhalan E riwaayad been ah baad jilaysaa waxaada aqoon u lahayn lagama sheekeeyo

  11. Xamar waxaa hadda ku hardamaya mudulood, Habargidir, agoontii Kacaanka iyo Ilyar oo riyadii Kacaanka iyo Majeerteen aniga ii daaya anaa geed ku xirin……kkkkk
    Walle in aqli walaaha Galguduud iyo Murursade keensy in Somali dhiiqada gashay ka saarayn…
    Dhabayaco ilaah leh oo ka fool dhaqatay wixii ku dhacay sida Iidoorka.
    Xamar iyo goboladiina uray nolol u raadiya.
    Waagii Xamar loo tartamayey dhimato …caasumado ayaa la samaysmay.
    Qaranimo haddii la isla fahmo ayaa hartay.
    Allow dadkaaga aqli sii.@
    Nin asaga qaawan oo raba in dhar ii gado..
    Kab&Lax cidna uma baahna ee qabyaaladda la wado ma tahay mig agoonta ku heshiin karaan…. 13 xilhibaan la suuxeen oo qaranimo ku ilaaween…seed ugu heshiin liiska malagu daray 100 qabiil Xamar wada sheegtay.. Farmaajo iyo daanyeerka Khayre oo iska dabo socda Farmalajo PM lagu dheegi karo waayo marmar waa in wax qaldan sheegi karo.
    War qabiil iyo shaqsi dax ma taro..haddii duurwareegi iyo in bac madow la isku dilo lagu noqon….run

  12. Mahad Dirir
    Sxb Galgale cay uma aqaan, gabar cad oo dhalay ku dari hadday jeclaato…
    Waxaas waa ka gudbay Nuux Maxamud iyo Galgale kasoo qaad ninka iigu yeera Cumar Maxamud ama Dhaayaco ma kala jecli…
    Kalsooni ayaa muhiin ah..
    Qalad ha iga fahmin.

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented