|

Somalia oo QM ka Qabatay Xil Muhiim ah iyo Danjire Baalle oo la Doortay

Muqdisho ( Kalshaale ) Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya QM Danjire Abuukar Daahir Cismaan {Abuukar Baalle} ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey gaar ahaan fadhi xileedka 75-aad ee golaha.

War kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa sidoo kale Hambalyo loogu diray Danjire Baalle.

Hambalyo Danjire Abuukar Daahir Cismaan (Baalle) oo loo doortay inuu noqdo Madaxweyne K/Xigeenka Shirweynaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, qeybtiisa 75aad.

Saddex sanno oo uu Soomaaliya ku matalaayay Qaramada Midoobay wuxuu muujiyay dadaal dheeri ah, wuxuuna soo nooleeyay diblomaasiyaddii looga bartay Soomaaliya.

Alle hakula garab galo.

Arintan ayaa ka dhigan Guul Taariikhi ah waana Markii ugu Horaysay Muddo 33 Sano ah Soomaaliya Xilkan loo doorto.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29169

Posted by on Jun 29 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “Somalia oo QM ka Qabatay Xil Muhiim ah iyo Danjire Baalle oo la Doortay”

  1. In international stage laga soo muuqdo waa talaabo wanaagsan.
    Qaarbaa u arki doona wax uu Farmaajo leeyahay,war xaqligiina ha kala garto shaqsi beri tagaaya iyo dalka.

  2. Waa markii shanaad oo ay soomaali xilkaa qabato maaha wax cusub

  3. ASC.
    xaage adeer, inaan 2laba hab oo waxbarasho ka kala nimid Waxaa kaaga daliila ANIGU xaange waxaan u qoraa Xaange Adna xaange.≈©≈Taasi waxay iga ahayd AAN isbarane Adeerow waxaa tiri; “Waa markii shanaad oo ay soomaali xilkaa qabato maaha wax cusub” Haddaba adeerow noo sheeg Sanadyadi Kacaanki ka dambay oo xilkaa Somali qabato?. WBT

  4. Guulaha N&N oo is daba joogga/talantaalliga ah mid ka mid ah…

    TALIYOO TALIYOO TALI TALI TALI
    HAYNAGA TAGIN WALIGAA TALI TALI…

  5. @Xaange waa runtaa,waxaa mucno samaynayaa 30 sanno diidanayd hore in loo socdo adigoo Somali ah reer ulama jeedo.
    Waa wax wanaagsan aragtidayda

    XAANGE GO’ITAANKII MAAD NAGA DEDEJISAAN FAATAXO HALA IDIINKU DAREE.KKKK

  6. Axmed Somali
    Ninkii labadeena waxbarasho fiican isaga ayay anfacaysaa,oo shaashadda gadaasheeda malaha marka la joogo nin walbaaba waa jaamici ama PHD holder.Markaa Xaange aan qoro ama xaange aan u qoree wax macnaa taasi samayn mayso.
    Teeda kale soomaalidu maanta xilal aanay caalamka hore uga qaban jirin iyo kuwa hore ay usoo qabteenba labadaba way qabataan oo waa loo dhiibaa ee kooxda Villa wardhiigley dadaal ay samaysay kuma iman. Ninkasta aqoontiisa ,khibraddiisa ,kartidiisa iyo dadaalkiisa ayaa meesha gaysey. Ee inta aad is leedihiin wax ammaana ninka aqoontiisa meel ku gaadhay ha xaqirinina oo haka dhigina nin dad kale meesha ku tagey dadaal ay sameeyyeen.

  7. Somalijecel
    Ninka aad ku daba dhunteen ilkayar haddaad tihiin iyo agoontiinii kacaanku bal cabaadka ka dhacaya iyo oohinta halkan dhagayso. Wallaahi waa ka naxay ninkaa sida loo bahdilayo. https://www.youtube.com/watch?v=qoQLbkStMjc

  8. War mahbarkii calaacalkii iyo cabaadkii ma joojiyeen mise wali oohintii iyo Baroortii baa socota .wallee ina farmaajo hooyadii baa nin dhashay Maryan Dhuux baa nin dhashay.saliiduu u qiyaasay ,yaase is gaaray ilaa idafacle,amartiwaaq,daanweyne,gaalgale,jaaji wan-dhogor weyn,,iyo zinzibaartii cismaan maxamuud Iyo qaar kaloo badan ay saaniga iyo saaxiga ay keenaan soo Degey soo dagey saarkii duleedaw soo dag soo dag.deni iyo galaan baayaabay.

  9. Mursal
    Muxuu salynle saynta xaar daray oo ku saydhay wadaado saafiya.
    Raggaasi dhulkoodii ayay joogaa oo u tashadeen inan gumeed loo sarreeyo waxba uma yeedhin karo.
    Farmaajo waa nin la hayste ah oo aan maskaxiyana u dhammayn. Hadaladiisa is dhaafka ah ayaa caddayn u ah inuu yahay qof mental disorder ah.
    Car bal inta meel soo istaago laba kalmadood oo isku toosan oo sax ah dadka ha kula hadlo.
    Walaashi ayaa in muddo ah FB ka hadlaysey oo lahayd ninkaan anuu walaalkay yahay ee soomaaliyey qof caafimaad qaba maaha ee haddeerba iska qabta. Wallaahi waxaan ogaadey gabadhaasi inay run tahay waxa ay ninkaa ka sheegayso,

  10. Waar horta Puntland ma ku dhawaaqday gu’itaankiii?

    Dalmida

  11. @Xaange aboowe GO’A.nin baa la bahdilay ayay ilbaxminadiinii dhaafi weyday.NAAG MASAYERTA XAL WAA LEED AHAY.NIN MASAYRAA XAL MALEH.
    Waa la idin bartay,ilkayarka hadduu tago ankee 50 sanno psychological damage ayaa idinku dhacay,rag sidii dumarkii u fakaraaya bal meel gee.

    ZINJIBAAR ISKA AADA IYAGAAD U EGTIHIINE.

  12. Xaange iska hadlaw ina igare baad batay .mida labaad waa aduun malley dabatadii magaca dooneyso,maskax yare malley xarig ku Dave muranle naagoodle.adeer cabaad iyo calaacal iyo baroor looma baaxnee dadkaaga dhinac ka raac Yaadan dhumine dhinac ka raac.mida kale ha Karaamo seegina habaar lagu kari waaye,wixii habaara waa xagiina.mar hadaan kugu gaardiyoo golihiina aan kaa ceyrshay ,garoowaa qeylineysa maxaa iiga gidhiisha.guul iyo gobanimo.

  13. Mursal ,xaange dhul uu ka taliyuu haystaa cidina kama maarantee xataa kaagii buu kugu maamulayaa nin ragan u aqaaan nin wixiisa kaa soora ,wax ninkale kaa soora nimanyo dheh bal adi kawaran dhulkaad garabka ariga siisatay

Leave a Reply to Kalsame

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented