|

MUUQAAL: Baarlamanka Puntland oo diiday Doorashada & Arinta Banaadir, Sanaag iyo Sool maxayse ka dhaheen ?

Garoowe ( Kalshaale )  Waxaa maanta kulan deg deg ah Mar kale ku yeeshay Magaalada Garoowe Baarlamaanka Maamulka Puntland, Waxayna ka hadleen  Arrimaha doorashada, Mataalada Gobolka Banaadir la siiyey iyo xeerarka ay an sixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlmaaanka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

War-Saxaafadeedka ka kooban 13 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah aysan Puntland marnaba oggolaanayn Xeerarka doorashadooyinka oo ay ansixiyeen Xildhibannada Golaha Shacabka.

Golaha Wakiilada Puntand ayaa waxaa ay sidoo kale ka soo horjeesteen matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare laga siiyay 13 Xubnood.

Waxay markan soo bandhigeen Baarlamaanka Puntland  Arimo la Xidhiidha Gobolada SSC, oo Xukuumadii hore ee Puntland ay dhaafisay inay Aqalka sare kuraas ku yeeshaan.

“Gobolada Banaadir, Sool iyo Sanaag ay xaq u leeyihiin inay helaan matalaada Aqalka sare,iyada oo loo marayo hab raacsan dastuurka dalka.”ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

HALKAN  HOOSE  KA DAAWO  MUUQAALKA WAR MURTIYEEDKA 

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29158

Posted by on Jun 29 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

34 Comments for “MUUQAAL: Baarlamanka Puntland oo diiday Doorashada & Arinta Banaadir, Sanaag iyo Sool maxayse ka dhaheen ?”

  1. Reer kab iyo lax waa wareereen ssc taad kuraasta u rabtaan sowdinkan leh waa puntland waar nimanku was miyir beel asqoobeen alow somali kuwan ka qabo intaa waa shami lahayd

  2. Kkkkkkkkkkkk.

    Caku doqon meel lagu kala tagay ayey taagan tahay.

    Shalay adigaa khaatumo xaniinyaha saaray in aysan wax noqon.

    Hadda miyaad ogaateen in ay muhiim. Aheyd aqoonsi khaatumo.

    Farmaajo waa aarsaday Kampala accord.

    Qaan mareexaan waa qaaxo kugu maqan..

    War ileen. In aad kursiga qof keensato eed ku maamulato. Waa muhiim.

  3. Kkkkk

    Laughting stock Market (according Somalilander)

    -Mingiska halaga tumo Hooyada Federalka-

    * Cadanbuu ka yimideey
    * Buuruhuu ku jiraayeey
    * Wuu nala hadlaayeey

    — Buuruuruf HaaaHaaa

  4. Sheekadiinu waaba DUQSIGII duday ee ka masayray SHINIDA la baryaayo ee yidhi aniguna waan tagayaa…

    Oo jawaabtisii noqotay Oo ma Awal baa wax aan qudhun ahayn lagugu qabay DUQSIYOOW.

    Hadeer horta Xamar maxay ku qabtay BUDHLAYN!?

    Kkkkkkk

  5. Real PUNTLAND = 8 kursi

    Plus 3 kursi oo ah Reer Waqooyi Harti

    Sidaas ayey ku yeesheen = 11 Kursi

    – MADMADOOBE FEDERAAL MELES WAA ISOO KAREY

    * Yaaba isgaarey waa sidaas oo Xagaayadii Kismaayo Garoob soo socdaan.

  6. Dabshid

    Kkkk magaca qudha ee hadeer ugu yeedhaysaan budhlayn waxa weeyee

    (The Laughing Stock Market) suuqa laga maadaysto!!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  7. Walaahi nimankaan waa la kibriyay xitaa waxaa lagaarsiiyay in dagmooyinka gobolka banaadir degmo kamida gudoomiye looga dhigo dhibkaasna waxaa keenay beesha mudulood

  8. War gobalka ,gobalka sida ka daaya wa puntland sida ka daaya.faroolaa quustay

  9. Gedo Land

    Kkkk

    Haddii lagu deydo soo Meles loo Mahbareyn mahayo

    1977

    Soomaali oo mid ah oo Hawiye iyo Isaaq qaadahayo SIYAADOW NADAADIHI, oo lagu jiro dagaalkii xoreynta SOMALIGALBEED ayey Mahbarnomo ka doorteen, sirtii Ciidamada soomaaliyeed ayey u gudbiyeen Axmaaro

    Why ONLY labo arin

    1. Waxey dareemeen in hadduu Siyaad Barre ku guuleysto Dagaalka 77 uu kursiga kuwaari doono

    2. Haddii Soomaaligalbeed la xoreeyo, iney miiska wax wadaqeybsiga Daarood ku soo biiridoonaan Daarood Majority (Absame) halkaasna lagu hilmaamidoono Saxaraha Bari

    Haddaad aragto Majeerten qeylo xarkaha goostey ama Mahbareyn – NIN DAAROOD AH oo aan ayaga aheyn ayaa Villada ka shaaho.

    * Saqiir waa ku kaadinkaraa Duud hooyo, kamase maarmo oo kali ma GARGUURANKARO.

  10. Dabshid
    Kkkkk ma waxaad leedahay nimanku nin kaloo daarood ah ma ogola inuu villada Ku shaaho oo maqaamka xamarba maaha sheekadu waa kaweyn tahay

  11. KKK

    Kursiga Xamar waa jid mar,

    Mudulloodka iyo Majeertenku sirta ma kala qarsadaan.

    Waxey ka simanyahiin dreamka ah

    Ana Hawiye ayaan horboodaa

    Ana Daarood igu halee Mahbarnibaba heyla gashee.

    Sheekada MAALMAHAAN SOCOTO EE WALAALAHA GALKACYO, ma waxaad moodey Run iyo daacadnimo.

    Waa sideed Habar-Gidir uga DABIIBTAAN Walaalaha Galgaduud.

  12. Dawladii mudane Madaxweyne Hassan Shiekh Axmed madaxiisa alaha raajiyee markii loo istaagay dhisida Dawlad Goboleedka Galmudug State waxaa qaylo yeeray af labadii Cabdi Wali Gaas madaxweynihii hore ee Puntland waxayna yiraahdeen oo kitaab ku mareen in hadii Galmudug la dhiso ay xiriirka u jarayaan Dawladii Dhexe ee Soomaaliya kadibka ay ka tashan doonaan aayahooda marka waagaa dhagay jalaq looma siin.Qolooyinkii UN ka iyo Beesha caalamka waa la balamay Galmudug na sidaas baa lagu dhisay oo waliba qalinka lagu doogay xuduudaha Galmudug ilaa iyo Butinle ayagoo reer Puntland daawanayaan!! Hada waxa ay wadaan waa wax aan laga yeelaynin laakiin waxay is leeyihiin hadaad buulaxooftaysaan yacni aad yara is waashaan hal iyo labo kursi waxbaa laga yaabaa in laydin kusoo tuuro 13 senatarada gobolka Banaadir. Aloow iimaanka nagali….

  13. Yaa dhahay , Majeerteen baa ugu siyaasisan Somalida !!! Dee Wakaas Farmaajo madaxa isku Galiyey Hawiye iyo Majeerteen. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walahay Farmaajo waa siyaasi , Cabdiwali Gaas oo xaliimo yarey haysta xataa aragnay kkkkkkkkkkkkkkkk eesh Calaa proff iyo
    Ex Prime minister kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Islaanta xaliimo yareey , Hawiye waxay ku noqotay laf dhuungashay xataa Uma Jawaabto kkkkkkkkkkkk sanadkii mar bay hadasha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Guulwade, wasiir Khadija maxamed diiriye iyaduna Baarlamaanka bay kala sifeysa kkkkkkkkkkkkkkkkk kii mucaarada ee hadla way u kacda oo 🎤 bay ka qaada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walahay Farmaajo dad masiibo
    Ah buu iska horeysiiyey bal eeg Xaliimo yareey iyo khadiija diiriye kkkkkkkkkkkk Hawiye u maleynmaayo in ay mar kale madaxweyne noqonayaan kkkkkkkkkkkk hadana waxaa lagu khalday maqaamka Muqdisho kkkkkkkkkkkkkkkk

  14. War Hawiye maqaamka Muqdisho qaata lkn 10 sano waa inaan dalka xukuna . Kkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Waxba ha u bixina Majeerteen qayladooda . Waa 5 Cisho uun kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. Xildhibaankii Majeerteen ee Ugaar saleebaan ee miiska fulay baa la dhahay Maxaad miiska u fuushay ? Kulahaa waxaan rabay in Gudoomiyaha baarlamaanku I arko , waxaa la weydiiyey ma ku arkay , haa buu dhahay lkn fadhiiso buu I dhahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    5 days u daaya ha qayliyeene , bal cirka ha soo dumiyeene . Kkkkkkkkkk

    • IIDDOORKA
      U JAQE

      JE BENT ECHT FLICKER VALWIS GEKKE GROOTE ASS HOLES
      ______________________________________
      I AM THINKING THAT YOU ARE UNDERTAKING WHAT I’M MEAN IDIOT WHO IS PRANOID.

      ____________________________________

      IIDDOORKU MIYAY KU FOORFOORIN JIREEN
      KKKKJKJIKJIKJIJI
      NAAGAN GADHKA LIHINA XAGGUU NALAGA QAADAY
      NAAYAA WAARYAA GOLAHA RAG BAA KU KAFTAMAYEE ISKAGA DHEH BAX NIICLE YAHAY
      MADHEERTEENIA HALAMASH NAAGOOD BIDOODA HA NOO XAYAYSIISAYE
      INA MALAAY XADHIG KU DABTAYAAL MURAN NAAGOOD LEH
      HADAL MADHEERTEEN LEH.

      @ DHIRBAAXO JIN.COM

  16. Somali galbeed

    NINKII CIIN DAAJA EE MURRE

    UGU CADAYAA KU LEH …

  17. At least Farmaajo wuxuu naga ogolaadey

    1. Inuusan soo hadalqaadin arimaha Waqooyi iyo Somaliland iyo

    2. Inuu Maqaamka Xamar ogolaado

    Dee Garbuu u leeyahey in 4 sano oo kale loogu daro.

    * Seedi loo bagow sade yare Hiraabow Caynaanka hay waligaa hay.

    4 sano oo dambana Waa KISMAAYO- iyo Kuukuuyo.

  18. Xaqma uma laha in Maamul Goboleed ka hadlo shaqada maamul goboleed kale.

    Parliament Putland wuxuu ku kooban yahay maamulkiisa kkkk

    Paarlamanka Hirshabele oo ka soo hor jeestay sida loo dhsahay Puntlan kkk

    Parlamanka Baydhabo oo ka soo hor jeestay sida loo dhishay mamaulka Galmudug.

    Hadiiba uu wadankii Federal yahay,maxaaba kaa galay gobolada kale waxa ay dhisnayaan.

    Jawhar oo kaliya ayaa noqonkarta maamul goboleed.Federalka ayaa sidaasi ah.

    Mooyaan inaad la socotaane somaliya waxaa loo qaybinayaa waqooyi iyo koon fur.Kuraastii dhuloos ee uu Majeerteen qaadan jiray way ku daayeen.Sheeko way soo socotaa.

    Kuraastii warsan gali ee Puntland qaadan jirtay iyaguna way ku daayeen.

    waar hooy wanaaga hala ilaaliyo.In wax la wadayeesho iyo in wax la kala yeesho mid uun ha loogu yimaado Reer Garoowe.

    Dalmida

  19. Dabshid salaan sare imaam.

    Arintaas haku degdegin. Ha tartamo. Calafkiisana ha qaado. Laakiin how go.aamin 4 sano.

    Waaya aragnimada aan haysano ayaa wexey i leedahay magarayo. Kursiga in loo siman yahay.

    Falsafadii aheyd. In geedaha laga soo dejiyo reer qurac. In ay ogaadaan. Cabdulaahi yuusuf in aan nacayb reernimo loo tarxiilin.==== in metelaada banaadir. Laga saxiixo ayagoo meesha joogo si.aan Annaga naloogu eedin. Intaas waa lagu guuleestay.

    Odaga tartiib hayskaga hadaafo. Ayadoo weliba reer muqdisho hiero u yaqanaan.

    Hadiisa aan la hureyn oo nabad iyo nolol. Loo baahan yahay. Wejiga halla bedelo. Mr kheyre ha noqdo. Hogaamiyaha xisbiga.

  20. Axmed Madoobe team oo kabaha u barkaday Aaran-jaan ka dib markii ay ka gaabsadeen matalaadda gobolka Banaadir oo ay rajaynayeen inay ku garab joogsadaan diidmadeeda… Ree Cabdillana lumiye… kkk

  21. Farmaajo hooyadii federaalka si xun ayuu u bahdilay. Laakiin isaguna is ma oga ee Garqaad & Wiil Hiiraab ayaa midiyo u lisanaya. Ciyaartan sadex geesoodka ah waxaa aakhirka ku guulaysanaya oo gaws-danbeedka ka qoslaya Hawiye. kkk kkk kkk

  22. Puntland mudo 18 sano ah koonfur Soomaaliya Darayo ku haystay.Sadbursi qaawan, hanjabaad & hooyaan idin nahay ay baad ku qaadanayeen.

    Maantana iyagii baa hoo bariis/boodhka lagu yidhi.Waxaan xasuustaa heestii Al Fanaan, Mujaahid Maxamed Mooge

    Aduun-yoooy Xaalkaa ba’

    Xisimaha daruurtiyo
    Mar buu xaysku hooraa
    Nimco lagu xasuustaa, adduunyooy
    Mar baa? xaaluf iyo boodh
    Abaar laysku xeeraa

    Dadku xagal wareegayoo, xumaadaa
    Xidigaa is doorshoo , aduunyooy
    Ninkii xoolo lahaan jirey aduunyooy
    Mar buu xaabka qaataa
    Xigsadaa asaaggii!

    Mar buu xaabka qaataa
    Xiskihii wax moodaa
    Adduunyooy xaalkaa ba’
    Xolahaaga oo nagi
    Mar baad xoor ka maashaa
    Xaragadu ku lumisaa aduunyooy

    Mar baa xaaqin iyo guluf
    Cudur lagaa xabaadhaa
    Caydhi lagu xasuustayoo, xumaataa
    Xirsigays beddelayoo aduunyooy
    Ninkii maali jirey xulad aduunyoo

    Mar buu xaalku waayaa
    Xigsadaa asaaagii
    Mar buu xaynta waayaa
    Xigsadaa asaaggii!
    Adduunyooy xaalkaa ba’

    Mar baa xiliyo maamuus
    Magac lagugu xeeraa
    Xariir lagugu daahaa, adduunyooy
    Mar baa xuubka gerigiyo
    Talo lagaa xayuubshaa
    Xurmo beel ahaatayoo, xumaataa
    Wakhtigay is xereyoo, aduunyooy
    Mar? baa sharafku xaydmaa , aduunyooy

    Ninkii laga xishoon jiray
    Aan cidi ba xaalayn,
    Ninkii laga xishoon jiray
    aan cidi ka xadhig xidhan
    Adduunyooy xaalkaa ba’

    https://www.youtube.com/watch?v=mYdOHqViErQ

  23. Shalay hawiye oo diiden nidaamka federaalka ayaanu sanka uga tolnay oo ogoleysiiney in dhulkii ay kasoo bililiqo doonteen 91 ay dib ugu laabtaan si Muqdisho u noqoto magaalo soomaali kob dhexaad u ah.Balse waxaad moodaa inay taa diideen oo magaaladii ka dhigaan meel reer leeyahay oon caasumad lagu tilmaami karin.
    Waxay doonayaan inay af duubtaan ninkii Villada yimaada oo ay ka dhigtaan camiil iyagu u yeedhiyaan oo waxay doonaan ay ka saxeexdaan iyada oo wixii lagu heshiiyey iyo tastuur aan la raacayn.
    NOW waxaa ballan nagu ah plan B inaanu sanka uga tolno sidii federalka kaas oo ah Confederation.

  24. sowtan yam yamtii la iiga taag la.yahay war puntland

    Dadka degan waa dad midaysan oo yaqan meshay

    Ka yimaden iyo halkay u socdan federal Bey barataye

    Bal confederation baro halgamayalkii SSDF weli way. Halgamayan ……

    • KKKKJKJIKJIKJI

      SSDF

      MAHABARKII
      QUDHMIS

      SAWTUU
      JENARAL
      SNM
      XAAQAY

      👗👡👠👙
      OO KAGA SIIYAY
      MAHBAR YAREEY ADKAYSO
      IIDDOOR BAA LAGAA DHALAYAAYE.

      @ DHIRBAAXO JIN.COM

  25. Meles Axmaar goormuu noqdey Reer PUNTLAND.

    Walaaleheen Rasalwasaaraga Ethiopia ayaa nagu dhahey Ethiopia waa QOWMIYADO KALA LUUQAD IYO DIIN AH, taas ayaa keentay inaan Federal u sameyno,

    Idinkana maadaaba aad kala qabiil tahiin BARAAKADA ODEY XERSI IYO ODEY WARSAME u isticmaala.

    Meeqaan laheyn

    – War hooy Jufo yar oo Faqri ah ayaad tihiin oon Tacab iyo Hanti laheyne Kajoog (Federal waa Baabi’iinee)

    – War hooy Jiimbaar aad Saxaraha dhigatey, Webiyaal ma soo jeecdee ka joog (Federaal waa Faqrigoo kugu batee).

    – War hooy MELES IYO MAHIIGA BERITAY DHIMANDOONAAN ee ka joog (Federaal adigaa berito ka shalaayiye).

    – Maanta miyaad haddana soo minguurisey Canada soo daa Gaadibadanow.

    * Meles Jaberti waaye, Uhuuro Kablalax waaye. Zanzibar Uf waaye

  26. Kaadi badane Baambar badan ayaa loo xiraa,

    Waa sidaas oo naan wali go’aan ka qaadan miishaarka Faroole iyo Jurile

  27. Jabhad.
    Kkkkkkkkkk.

    Maxamedkii bedelay maxamedkii hore. Maanta ma SSDF ayaad ka raacday?

    Alla maxaan halkaan horay uga sheegay in aad noqon doonto hadba pudland halkeey raacdo.

    Jecliyaa calaacalka.

  28. Garqaad

    Maxamedkii bedelay maxamedkii hore waan la jiraa

    waana madaxwaynaha xaqa ah lakiin marna ma ogolanayo in puntland la dumiyo … ay noqoto sida

    Degaankada oo kale

  29. Asa akhyaarta

    Weli ma kubaddii qabyaaladda ayaa socota.

    Maqaamka Muqdisho sida loo dhigaba waa sax haddii caddaalad wax lagu qaybsanayo illayn tiirarka qaran dhis looma jeedee, laakiin haddii ay sheekadu noqoto ciyaarta qabyaaladda dee halkii ay Somalidu ka hayaami wayday weeye xaajadu

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Smali traitors

  30. Asc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shacabka maamulka butland shacab qiima leh oo wadaniyiina ah👍👋lkn madaxda maamulka butland kuwo danbe iyo kuwo horaba waa siran yihiin wlh waxaySan ahayna waaiska dhigeen qaladkaasna waxaa leh madaxdeenii horee wadada kalumisay oo halooyeelada bartay lkn taas waadhamaatay waxaa tihiina is ogaada Wlh blh xadkiinaa soo dhaaften waxwalba kuqabso kuqadimaysidaad kadhigteen lkn waad kuqasaaraysaan wlh buunbuunintaan laydin buunbuuniyay hadaad go.daana cidaad ilmo uhaysaan hala arko iyo cidii idiin abahaa soomaali waa iskuwada baahan thy lkn cid cidkale hoos joogtaa majirto

  31. Asc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shacabka maamulka butland shacab qiima leh oo wadaniyiina ah👍👋lkn madaxda maamulka butland kuwo danbe iyo kuwo horaba waa siran yihiin wlh waxaySan ahayna waaiska dhigeen qaladkaasna waxaa leh madaxdeenii horee wadada kalumisay oo halooyeelada bartay lkn taas waadhamaatay waxaa tihiina is ogaada Wlh blh xadkiinaa soo dhaaften waxwalba kuqabso kuqadimaysidaad kadhigteen lkn waad kuqasaaraysaan wlh buunbuunintaan laydin buunbuuniyay waasoo dhamaatay haloyeelo danbana majirto maauladana waxaad dheertihiin majiraan hadaad go.daana cidaad ilmo uhaysaan hala arko iyo cidii idiin baahan soomaali waa iskuwada baahan thy lkn cid cidkale hoos joogtaa majirto

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented