MUUQAAL: Baarlamanka Puntland oo diiday Doorashada & Arinta Banaadir, Sanaag iyo Sool maxayse ka dhaheen ?
Garoowe ( Kalshaale ) Waxaa maanta kulan deg deg ah Mar kale ku yeeshay Magaalada Garoowe Baarlamaanka Maamulka Puntland, Waxayna ka hadleen Arrimaha doorashada, Mataalada Gobolka Banaadir la siiyey iyo xeerarka ay an sixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlmaaanka Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
War-Saxaafadeedka ka kooban 13 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah aysan Puntland marnaba oggolaanayn Xeerarka doorashadooyinka oo ay ansixiyeen Xildhibannada Golaha Shacabka.
Golaha Wakiilada Puntand ayaa waxaa ay sidoo kale ka soo horjeesteen matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare laga siiyay 13 Xubnood.
Waxay markan soo bandhigeen Baarlamaanka Puntland Arimo la Xidhiidha Gobolada SSC, oo Xukuumadii hore ee Puntland ay dhaafisay inay Aqalka sare kuraas ku yeeshaan.
“Gobolada Banaadir, Sool iyo Sanaag ay xaq u leeyihiin inay helaan matalaada Aqalka sare,iyada oo loo marayo hab raacsan dastuurka dalka.”ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WAR MURTIYEEDKA
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29158
Reer kab iyo lax waa wareereen ssc taad kuraasta u rabtaan sowdinkan leh waa puntland waar nimanku was miyir beel asqoobeen alow somali kuwan ka qabo intaa waa shami lahayd
Kkkkkkkkkkkk.
Caku doqon meel lagu kala tagay ayey taagan tahay.
Shalay adigaa khaatumo xaniinyaha saaray in aysan wax noqon.
Hadda miyaad ogaateen in ay muhiim. Aheyd aqoonsi khaatumo.
Farmaajo waa aarsaday Kampala accord.
Qaan mareexaan waa qaaxo kugu maqan..
War ileen. In aad kursiga qof keensato eed ku maamulato. Waa muhiim.
Kkkkk
Laughting stock Market (according Somalilander)
-Mingiska halaga tumo Hooyada Federalka-
* Cadanbuu ka yimideey
* Buuruhuu ku jiraayeey
* Wuu nala hadlaayeey
— Buuruuruf HaaaHaaa
Sheekadiinu waaba DUQSIGII duday ee ka masayray SHINIDA la baryaayo ee yidhi aniguna waan tagayaa…
Oo jawaabtisii noqotay Oo ma Awal baa wax aan qudhun ahayn lagugu qabay DUQSIYOOW.
Hadeer horta Xamar maxay ku qabtay BUDHLAYN!?
Kkkkkkk
Real PUNTLAND = 8 kursi
Plus 3 kursi oo ah Reer Waqooyi Harti
Sidaas ayey ku yeesheen = 11 Kursi
– MADMADOOBE FEDERAAL MELES WAA ISOO KAREY
* Yaaba isgaarey waa sidaas oo Xagaayadii Kismaayo Garoob soo socdaan.
Dabshid
Kkkk magaca qudha ee hadeer ugu yeedhaysaan budhlayn waxa weeyee
(The Laughing Stock Market) suuqa laga maadaysto!!
Kkkkkkkkkkkkkk
Walaahi nimankaan waa la kibriyay xitaa waxaa lagaarsiiyay in dagmooyinka gobolka banaadir degmo kamida gudoomiye looga dhigo dhibkaasna waxaa keenay beesha mudulood
War gobalka ,gobalka sida ka daaya wa puntland sida ka daaya.faroolaa quustay
Gedo Land
Kkkk
Haddii lagu deydo soo Meles loo Mahbareyn mahayo
1977
Soomaali oo mid ah oo Hawiye iyo Isaaq qaadahayo SIYAADOW NADAADIHI, oo lagu jiro dagaalkii xoreynta SOMALIGALBEED ayey Mahbarnomo ka doorteen, sirtii Ciidamada soomaaliyeed ayey u gudbiyeen Axmaaro
Why ONLY labo arin
1. Waxey dareemeen in hadduu Siyaad Barre ku guuleysto Dagaalka 77 uu kursiga kuwaari doono
2. Haddii Soomaaligalbeed la xoreeyo, iney miiska wax wadaqeybsiga Daarood ku soo biiridoonaan Daarood Majority (Absame) halkaasna lagu hilmaamidoono Saxaraha Bari
Haddaad aragto Majeerten qeylo xarkaha goostey ama Mahbareyn – NIN DAAROOD AH oo aan ayaga aheyn ayaa Villada ka shaaho.
* Saqiir waa ku kaadinkaraa Duud hooyo, kamase maarmo oo kali ma GARGUURANKARO.
Dabshid
Kkkkk ma waxaad leedahay nimanku nin kaloo daarood ah ma ogola inuu villada Ku shaaho oo maqaamka xamarba maaha sheekadu waa kaweyn tahay
KKK
Kursiga Xamar waa jid mar,
Mudulloodka iyo Majeertenku sirta ma kala qarsadaan.
Waxey ka simanyahiin dreamka ah
Ana Hawiye ayaan horboodaa
Ana Daarood igu halee Mahbarnibaba heyla gashee.
Sheekada MAALMAHAAN SOCOTO EE WALAALAHA GALKACYO, ma waxaad moodey Run iyo daacadnimo.
Waa sideed Habar-Gidir uga DABIIBTAAN Walaalaha Galgaduud.
Dawladii mudane Madaxweyne Hassan Shiekh Axmed madaxiisa alaha raajiyee markii loo istaagay dhisida Dawlad Goboleedka Galmudug State waxaa qaylo yeeray af labadii Cabdi Wali Gaas madaxweynihii hore ee Puntland waxayna yiraahdeen oo kitaab ku mareen in hadii Galmudug la dhiso ay xiriirka u jarayaan Dawladii Dhexe ee Soomaaliya kadibka ay ka tashan doonaan aayahooda marka waagaa dhagay jalaq looma siin.Qolooyinkii UN ka iyo Beesha caalamka waa la balamay Galmudug na sidaas baa lagu dhisay oo waliba qalinka lagu doogay xuduudaha Galmudug ilaa iyo Butinle ayagoo reer Puntland daawanayaan!! Hada waxa ay wadaan waa wax aan laga yeelaynin laakiin waxay is leeyihiin hadaad buulaxooftaysaan yacni aad yara is waashaan hal iyo labo kursi waxbaa laga yaabaa in laydin kusoo tuuro 13 senatarada gobolka Banaadir. Aloow iimaanka nagali….
Yaa dhahay , Majeerteen baa ugu siyaasisan Somalida !!! Dee Wakaas Farmaajo madaxa isku Galiyey Hawiye iyo Majeerteen. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Walahay Farmaajo waa siyaasi , Cabdiwali Gaas oo xaliimo yarey haysta xataa aragnay kkkkkkkkkkkkkkkk eesh Calaa proff iyo
Ex Prime minister kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Islaanta xaliimo yareey , Hawiye waxay ku noqotay laf dhuungashay xataa Uma Jawaabto kkkkkkkkkkkk sanadkii mar bay hadasha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Guulwade, wasiir Khadija maxamed diiriye iyaduna Baarlamaanka bay kala sifeysa kkkkkkkkkkkkkkkkk kii mucaarada ee hadla way u kacda oo 🎤 bay ka qaada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Walahay Farmaajo dad masiibo
Ah buu iska horeysiiyey bal eeg Xaliimo yareey iyo khadiija diiriye kkkkkkkkkkkk Hawiye u maleynmaayo in ay mar kale madaxweyne noqonayaan kkkkkkkkkkkk hadana waxaa lagu khalday maqaamka Muqdisho kkkkkkkkkkkkkkkk
War Hawiye maqaamka Muqdisho qaata lkn 10 sano waa inaan dalka xukuna . Kkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Waxba ha u bixina Majeerteen qayladooda . Waa 5 Cisho uun kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Xildhibaankii Majeerteen ee Ugaar saleebaan ee miiska fulay baa la dhahay Maxaad miiska u fuushay ? Kulahaa waxaan rabay in Gudoomiyaha baarlamaanku I arko , waxaa la weydiiyey ma ku arkay , haa buu dhahay lkn fadhiiso buu I dhahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
5 days u daaya ha qayliyeene , bal cirka ha soo dumiyeene . Kkkkkkkkkk
IIDDOORKA
U JAQE
JE BENT ECHT FLICKER VALWIS GEKKE GROOTE ASS HOLES
______________________________________
I AM THINKING THAT YOU ARE UNDERTAKING WHAT I’M MEAN IDIOT WHO IS PRANOID.
____________________________________
IIDDOORKU MIYAY KU FOORFOORIN JIREEN
KKKKJKJIKJIKJIJI
NAAGAN GADHKA LIHINA XAGGUU NALAGA QAADAY
NAAYAA WAARYAA GOLAHA RAG BAA KU KAFTAMAYEE ISKAGA DHEH BAX NIICLE YAHAY
MADHEERTEENIA HALAMASH NAAGOOD BIDOODA HA NOO XAYAYSIISAYE
INA MALAAY XADHIG KU DABTAYAAL MURAN NAAGOOD LEH
HADAL MADHEERTEEN LEH.
@ DHIRBAAXO JIN.COM
NINKII CIIN DAAJA EE MURRE
UGU CADAYAA KU LEH …
At least Farmaajo wuxuu naga ogolaadey
1. Inuusan soo hadalqaadin arimaha Waqooyi iyo Somaliland iyo
2. Inuu Maqaamka Xamar ogolaado
Dee Garbuu u leeyahey in 4 sano oo kale loogu daro.
* Seedi loo bagow sade yare Hiraabow Caynaanka hay waligaa hay.
4 sano oo dambana Waa KISMAAYO- iyo Kuukuuyo.
Xaqma uma laha in Maamul Goboleed ka hadlo shaqada maamul goboleed kale.
Parliament Putland wuxuu ku kooban yahay maamulkiisa kkkk
Paarlamanka Hirshabele oo ka soo hor jeestay sida loo dhsahay Puntlan kkk
Parlamanka Baydhabo oo ka soo hor jeestay sida loo dhishay mamaulka Galmudug.
Hadiiba uu wadankii Federal yahay,maxaaba kaa galay gobolada kale waxa ay dhisnayaan.
Jawhar oo kaliya ayaa noqonkarta maamul goboleed.Federalka ayaa sidaasi ah.
Mooyaan inaad la socotaane somaliya waxaa loo qaybinayaa waqooyi iyo koon fur.Kuraastii dhuloos ee uu Majeerteen qaadan jiray way ku daayeen.Sheeko way soo socotaa.
Kuraastii warsan gali ee Puntland qaadan jirtay iyaguna way ku daayeen.
waar hooy wanaaga hala ilaaliyo.In wax la wadayeesho iyo in wax la kala yeesho mid uun ha loogu yimaado Reer Garoowe.
Dalmida
Dabshid salaan sare imaam.
Arintaas haku degdegin. Ha tartamo. Calafkiisana ha qaado. Laakiin how go.aamin 4 sano.
Waaya aragnimada aan haysano ayaa wexey i leedahay magarayo. Kursiga in loo siman yahay.
Falsafadii aheyd. In geedaha laga soo dejiyo reer qurac. In ay ogaadaan. Cabdulaahi yuusuf in aan nacayb reernimo loo tarxiilin.==== in metelaada banaadir. Laga saxiixo ayagoo meesha joogo si.aan Annaga naloogu eedin. Intaas waa lagu guuleestay.
Odaga tartiib hayskaga hadaafo. Ayadoo weliba reer muqdisho hiero u yaqanaan.
Hadiisa aan la hureyn oo nabad iyo nolol. Loo baahan yahay. Wejiga halla bedelo. Mr kheyre ha noqdo. Hogaamiyaha xisbiga.
Axmed Madoobe team oo kabaha u barkaday Aaran-jaan ka dib markii ay ka gaabsadeen matalaadda gobolka Banaadir oo ay rajaynayeen inay ku garab joogsadaan diidmadeeda… Ree Cabdillana lumiye… kkk
Farmaajo hooyadii federaalka si xun ayuu u bahdilay. Laakiin isaguna is ma oga ee Garqaad & Wiil Hiiraab ayaa midiyo u lisanaya. Ciyaartan sadex geesoodka ah waxaa aakhirka ku guulaysanaya oo gaws-danbeedka ka qoslaya Hawiye. kkk kkk kkk
Puntland mudo 18 sano ah koonfur Soomaaliya Darayo ku haystay.Sadbursi qaawan, hanjabaad & hooyaan idin nahay ay baad ku qaadanayeen.
Maantana iyagii baa hoo bariis/boodhka lagu yidhi.Waxaan xasuustaa heestii Al Fanaan, Mujaahid Maxamed Mooge
Aduun-yoooy Xaalkaa ba’
Xisimaha daruurtiyo
Mar buu xaysku hooraa
Nimco lagu xasuustaa, adduunyooy
Mar baa? xaaluf iyo boodh
Abaar laysku xeeraa
Dadku xagal wareegayoo, xumaadaa
Xidigaa is doorshoo , aduunyooy
Ninkii xoolo lahaan jirey aduunyooy
Mar buu xaabka qaataa
Xigsadaa asaaggii!
Mar buu xaabka qaataa
Xiskihii wax moodaa
Adduunyooy xaalkaa ba’
Xolahaaga oo nagi
Mar baad xoor ka maashaa
Xaragadu ku lumisaa aduunyooy
Mar baa xaaqin iyo guluf
Cudur lagaa xabaadhaa
Caydhi lagu xasuustayoo, xumaataa
Xirsigays beddelayoo aduunyooy
Ninkii maali jirey xulad aduunyoo
Mar buu xaalku waayaa
Xigsadaa asaaagii
Mar buu xaynta waayaa
Xigsadaa asaaggii!
Adduunyooy xaalkaa ba’
Mar baa xiliyo maamuus
Magac lagugu xeeraa
Xariir lagugu daahaa, adduunyooy
Mar baa xuubka gerigiyo
Talo lagaa xayuubshaa
Xurmo beel ahaatayoo, xumaataa
Wakhtigay is xereyoo, aduunyooy
Mar? baa sharafku xaydmaa , aduunyooy
Ninkii laga xishoon jiray
Aan cidi ba xaalayn,
Ninkii laga xishoon jiray
aan cidi ka xadhig xidhan
Adduunyooy xaalkaa ba’
https://www.youtube.com/watch?v=mYdOHqViErQ
YOUR SONGS ANSWER IS THIS
JUST CLICK ON
@ laalays hibo nuura.com
Shalay hawiye oo diiden nidaamka federaalka ayaanu sanka uga tolnay oo ogoleysiiney in dhulkii ay kasoo bililiqo doonteen 91 ay dib ugu laabtaan si Muqdisho u noqoto magaalo soomaali kob dhexaad u ah.Balse waxaad moodaa inay taa diideen oo magaaladii ka dhigaan meel reer leeyahay oon caasumad lagu tilmaami karin.
Waxay doonayaan inay af duubtaan ninkii Villada yimaada oo ay ka dhigtaan camiil iyagu u yeedhiyaan oo waxay doonaan ay ka saxeexdaan iyada oo wixii lagu heshiiyey iyo tastuur aan la raacayn.
NOW waxaa ballan nagu ah plan B inaanu sanka uga tolno sidii federalka kaas oo ah Confederation.
sowtan yam yamtii la iiga taag la.yahay war puntland
Dadka degan waa dad midaysan oo yaqan meshay
Ka yimaden iyo halkay u socdan federal Bey barataye
Bal confederation baro halgamayalkii SSDF weli way. Halgamayan ……
KKKKJKJIKJIKJI
SSDF
MAHABARKII
QUDHMIS
SAWTUU
JENARAL
SNM
XAAQAY
👗👡👠👙
OO KAGA SIIYAY
MAHBAR YAREEY ADKAYSO
IIDDOOR BAA LAGAA DHALAYAAYE.
@ DHIRBAAXO JIN.COM
Meles Axmaar goormuu noqdey Reer PUNTLAND.
Walaaleheen Rasalwasaaraga Ethiopia ayaa nagu dhahey Ethiopia waa QOWMIYADO KALA LUUQAD IYO DIIN AH, taas ayaa keentay inaan Federal u sameyno,
Idinkana maadaaba aad kala qabiil tahiin BARAAKADA ODEY XERSI IYO ODEY WARSAME u isticmaala.
Meeqaan laheyn
– War hooy Jufo yar oo Faqri ah ayaad tihiin oon Tacab iyo Hanti laheyne Kajoog (Federal waa Baabi’iinee)
– War hooy Jiimbaar aad Saxaraha dhigatey, Webiyaal ma soo jeecdee ka joog (Federaal waa Faqrigoo kugu batee).
– War hooy MELES IYO MAHIIGA BERITAY DHIMANDOONAAN ee ka joog (Federaal adigaa berito ka shalaayiye).
– Maanta miyaad haddana soo minguurisey Canada soo daa Gaadibadanow.
* Meles Jaberti waaye, Uhuuro Kablalax waaye. Zanzibar Uf waaye
Kaadi badane Baambar badan ayaa loo xiraa,
Waa sidaas oo naan wali go’aan ka qaadan miishaarka Faroole iyo Jurile
Jabhad.
Kkkkkkkkkk.
Maxamedkii bedelay maxamedkii hore. Maanta ma SSDF ayaad ka raacday?
Alla maxaan halkaan horay uga sheegay in aad noqon doonto hadba pudland halkeey raacdo.
Jecliyaa calaacalka.
Garqaad
Maxamedkii bedelay maxamedkii hore waan la jiraa
waana madaxwaynaha xaqa ah lakiin marna ma ogolanayo in puntland la dumiyo … ay noqoto sida
Degaankada oo kale
Asa akhyaarta
Weli ma kubaddii qabyaaladda ayaa socota.
Maqaamka Muqdisho sida loo dhigaba waa sax haddii caddaalad wax lagu qaybsanayo illayn tiirarka qaran dhis looma jeedee, laakiin haddii ay sheekadu noqoto ciyaarta qabyaaladda dee halkii ay Somalidu ka hayaami wayday weeye xaajadu
Viva Soomaaliwayn
Down all Smali traitors
Asc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shacabka maamulka butland shacab qiima leh oo wadaniyiina ah👍👋lkn madaxda maamulka butland kuwo danbe iyo kuwo horaba waa siran yihiin wlh waxaySan ahayna waaiska dhigeen qaladkaasna waxaa leh madaxdeenii horee wadada kalumisay oo halooyeelada bartay lkn taas waadhamaatay waxaa tihiina is ogaada Wlh blh xadkiinaa soo dhaaften waxwalba kuqabso kuqadimaysidaad kadhigteen lkn waad kuqasaaraysaan wlh buunbuunintaan laydin buunbuuniyay hadaad go.daana cidaad ilmo uhaysaan hala arko iyo cidii idiin abahaa soomaali waa iskuwada baahan thy lkn cid cidkale hoos joogtaa majirto
Asc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shacabka maamulka butland shacab qiima leh oo wadaniyiina ah👍👋lkn madaxda maamulka butland kuwo danbe iyo kuwo horaba waa siran yihiin wlh waxaySan ahayna waaiska dhigeen qaladkaasna waxaa leh madaxdeenii horee wadada kalumisay oo halooyeelada bartay lkn taas waadhamaatay waxaa tihiina is ogaada Wlh blh xadkiinaa soo dhaaften waxwalba kuqabso kuqadimaysidaad kadhigteen lkn waad kuqasaaraysaan wlh buunbuunintaan laydin buunbuuniyay waasoo dhamaatay haloyeelo danbana majirto maauladana waxaad dheertihiin majiraan hadaad go.daana cidaad ilmo uhaysaan hala arko iyo cidii idiin baahan soomaali waa iskuwada baahan thy lkn cid cidkale hoos joogtaa majirto