|

MUUQAAL : Faroole oo ka horyimid Maqaamka la siiyey G. Banaadir iyo Weerar uu MD. Farmaajo ku qaaday

Garoowe  ( Kalshaale ) Cabdiraxmaan Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland oo haatan ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa si kulul uga hadlay matalaaddda la siiyey gobolka Banaadir.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiraxmaan Faroole ayaa si weyn uga horyimid ansixinta xeerkaasi, kadib markii xildhibaanada Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ay meel mariyeen in gobolka Banaadir uu Aqalka Sare ku yeesho illaa 13 xubnood.

Sidoo kale wuxuu go’aanka baarlamaanka Soomaaliya ku tilmaamay mid sharci darro ah, islamarkaana lagu deg-degay, sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa intaasi ku daray in madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku tumanayo shuruucda dalka, kuna sii ridayo god dheer, isaga oo kula shirkoobay guddoonka Golaha Shacabka.

“Dalkii god buu ku socdaa, madaxweynihii dastuurka loo xil saaray inuu difaaco baa godka ku riday, wuxuuna kula shiraakoobay sharci darada hoggaanka Golaha Shacabka.”ayuu yidhi Senator Faroole.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo Puntland ay horey uga hortimid mataaladda Gobolka Banaadir, waxaana arrintaasi maanta xasaasi ah ka leh golaha wakiilada maamulkaasi.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29142

Posted by on Jun 29 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

51 Comments for “MUUQAAL : Faroole oo ka horyimid Maqaamka la siiyey G. Banaadir iyo Weerar uu MD. Farmaajo ku qaaday”

  1. Oday daqaaqul ah oo caadeqaate ah loo joojinmaayo ,tuke geed saaran qeyladiisa Macno kuma fadhidho,looma dhama,nala kala a tashan,nalooma taagin,nalooma juuqin iwm gudbe maalmahoodii.faroolaa foorinaaya iyo Dani baa u farmuuqay iyo jurilaa faqfaqleeyey ,fooraa puntland dusha laga saaray oo fashil bay ku danbaysay oo fadederkii bay ka baxaysaa oo finish weeye warkoodu fashiluu bay ku dhamaatay.sxb ku darso

  2. – Xaawaleeyey suaal,
    Islaan maseyrtay waala yaqaan naseyrtirkerda, ee nin maseyray maxaa lagu Cuudiyaa?

  3. Reer Muqdisho waa awoodaan iney dhamaan miishaarka ka joojiyaan Xilmadhibayaasha Harti Qurac

    Reer Muqdisho waa awoodaaniney dhamaan shaqada ka joojiyaan Dhalinta ka shaqeysato Xamar ee Harti Qurac

    Reer Muqdisho waa awoodaan
    iney PUNTLAND ka joojiyaan dhamaan nuucyada Qudaarta iyo ganacsiga

    – Maxaase haddii sidooda loola xintamo halkaas ka dhalankaro
    Macluul
    Mahbarnimo
    Meles iyo Mililiq oo dhulka yimaado

    * Wariiri Maradaa lagu dhex dilaa

  4. Khaatumo haanoolaatoo

    123

  5. Boowe wadanku waa Federal.
    Banaadir State waa dawlad ay dadkeeda dhisanayaan.

    Amxaarkii iyo Tegreegii ku lugg gooyay u yeedhkkkk

    Garoowe 1 kkkkkk

    Somaliya dad xumo ayaa dishay.

    Dalmida

    • Mr Bahal

      Adeer Gadabiirse iyo daarood colaadi ma dhexmarin , ee xageed ka bugtaa? soomaaliya meeshaytaallo
      waxaa dhigay hawiye huutu oo subhuman ah, oo nidaamka iyo dowladnimada ku xanuunsada, marka kuwaas wax ka sheeg saa iyagaa mudan in la takooro oo aan waxba lagu darsan, muqdisho maqaamka ka maqan muxuu yahay wixii dhaqaala’a ee dalka soo gala iyada ma soo dhaafaan, mashaariicda horumarinta sidoo kale, marka maxaa ka maqan hawiye oon ka ahayn in ay qabaan “ inferiority complex”

      Viva Somaliweyn

  6. Khaatumo haanoolaatoo

    Hora loyiri boran hadimo haqodin kudhicidontena mooye oday farole isaga
    Aqalka sare hidisihisa lahaa o ku urursaday dagaal oogayaashi umada
    Somaaliyed sodhibaateyey xanquuqana u gaystay mahadu laxumaaday adeer jooji
    Calaacalka waxba laga waydiinmayo talada dalkane dagaal ooge gabalkisi wuu dhacay
    WBT

  7. Qaswade Faroole iskada federalka ee Tuulada Garoowe baan wax laga waydiineyn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Khaatumo haanoolaatoo

    Oday Dabshid
    Beryahan buraanburkaagu xadhkuhu goostay afkay qoyanbad u hadasha xishodku waa
    Shayqaaliya o xakameeya ibnu Aadamka inta
    Feyow wixi xaga dhimirka ah xaalkodu waa gooni ducayna mudanyihiin
    Caqli caano dabeer lagu canqariyey cuqdad badanaa

  9. Maxamuud saleebaan , oo loo yaqaan maxamuud Khiyaamo. Somali baratay , anakuna
    baranay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Dabshid

    Sxb dee Muqdisho Hawiye kaliya ma leh , dad baa hanti ku leh , adigana Guri bililiqo ku kortay baad mooday inaad xamar leedahay . Kkkk

  11. Mid waa inaad ogaataan.Wadankaasi la yidhaa Somaliya,wuxuu u dhimanayaa xanuun la yidhaa Hawiye iyo daarood.
    60 sano oo uu xoryahay,bal fiirsada afka maanta lagu hadlayo,Badownimada iyo Iiibaan la’aanta ka muuqata labada ummadood.

    Ma lihi Daarod oo dhan ayaa isku mid ah,ama Hawiye oo dhan ayaa isku mid ah,laakiin magacaanta la isticmaalayo iyo magaca xanuunka dilaya dilaya somaliya ayaa ah,hawidaarood Virus.

    Dalmida

  12. Liqe

    Hanti xageed ka keentay waligiin waxaad aheydeen Askar( Guno iyo Gaadiid iyo Guryo Bilaash ah la siiyo)

    Sxb Guryahii IF iyo AAKHIRO haku tashan ee Bardahaada Darinta dhigo.

    30 sano ayaad wali Goodo ku hoos shireysan,maad sodonkaas sano halti tabcatid haddaadba 1977 oo aad Sablaale timid ilaa 1990 aad hanti tabacday.

    * Aboor Sool iyo Quraanjo Bari equal
    = Wariiri Xamar joogo

  13. Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:03 pm

    Mogadishu MAQAAM…..kkkkkkkk

    What does that mean….

    Mogadishu MAQAAM!!!! Is Mogadisho not the capital city of Somalia?

    Capital city of Somalia, isn’t that a MAQAAM? Does it not enough MAQAAM?

    If the capital city of Somalia is not enough MAQAAM, so what? What does the MAQAAM mean? I didn’t get it!!!!

  14. ruug Cadaagii soo rogaal celi waa muhiim midnimo

    SSDF . shalaad barate waa la shubi jiray jiritaanka

    Puntland waa lama taabtan

  15. Mogadishu MAQAAM…kkkkkkkkkk…..is a just merely narrow minded clan chauvanism slogan…

    MAQAAM Mogadishu….kkkkk

    Isn’t Mogadishu, the capital city of Somalia?

    The capital city of Somalia, isn’t that enough MAQAAM for Mogadishu?

    “Somali capital City vs. Clan chauvanism city…..which is the true MAQAAM of Mogadishu?

  16. Jecliya afbalaq Cabaadkiisa Iyo tamar daridiisa, adaa ragaagii rasaas la dhecee ku raaxayso rigta Muqdisho, waan taageersanahay BANAADIR state of Soomaaliya, Faroole Iyo Maxamud Saleebaan waxay ku dheceen Hogii ay qodeen ee ay u qodeen Soomalida kale sida, KHAATUMO STATE MAAKHIR STATE IYA BANAADIR STATE.

    Waxaan xasuustaa waxaa isdilay SNM Iyo SSC berigii ay jirtay, raggii dhaawaca ahaa waa ladiiday in Garoowe laga qaado ama G/kacyo qaybta MAXAMUD SALEEBAAN, waxaa ragaas daaweeyey oo nooleeyey G/mudug madaxooda ilaahay ha raajiyo, fadlan ilasoo dhoweeya BANAADIR STATE OF SOOMAALIA.

  17. Arboowe kadaa Federaal waxaa ka bixikaro nin dhul iyo dad la maalo leh

    Ar Boowe kadaa Aqli Labo Gaaweeto shaqeyn mahayee,

    Yaaba isgaarey CIILTIRE FAROOLOW, Xanfarkii Xagaagii KISMAAYO GAROOB AYAABA DHIMANE.

    * Wariiri Maradaa lagu dhex dilaa

  18. Haddii la diido in la wada tashado in la kala tashado maxaa diidaya.
    Aniga jileec badan baa iiga muuqda dadka maqaamka Muqdisho ka daba yuusaya.
    Oday Faroole wuxuu ahaa ninka Puntland ka hortaagnaa inay Farmaajo iyo canaasiirta Villa Wardhiigley fadhida xisaabtan dhab ah la gasho. Xilligii Gaas toos ayuu uga horyimid inuu Farmaajo iyo kooxdaa la xisaabtamo laakiin maanta ayuu ogaadey Farmaajo inuu yahay nin weerar ku ah Federaalka iyo dhamaan shuruucdii lagu heshiiyey ee Dastuurka qabyada ah ku qornaa.

  19. Madmadoobe Federaal Meles WAANA SOO KAREY BOOWE

  20. Mogadishu MAQAAM….kkkkkkkk…what fantasy is this!!!?

    This is my long waited debate, my cherished one, a debate I have to win, a debate a must win…
    Winning this debate, i’m not only defeating a narrow minded clan based chauvanism idea, but I’m supporting the national constitution, I’m defending the constitution against the anarchists and spoilers, and finally and truly, I’m supporting ” A true MAQAAM of Somali capital city”….there is big difference between Somali capital city and clan chauvanism city…Be aware of anarchists and spoilers!!!

  21. Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:35 pm

    Mogadishu MAQAAM….kkkkkkkk…what fantasy is this!!!?

    This is my long waited debate, my cherished one, a debate I have to win, a debate I must win…

    Reply

  22. Hayaan
    Khaatumo State haddii xitaa berigii Xasan Sheekh maamul loo aqoonsan lahaa waa hubaa in la maqli lahaa maamulkii Khaatumo State wuxuu u goostay oo u galay Hargeysa.
    Ninkii wuxuu yidhi soorta aan cuni doonoo oo lasoo wado sansaankeeda ayaan ka gartaa.
    Xaabsade,Cali Khaliif, Xagle Toosiye iyo kuwa la midka ah sow maaha kuwa Khaatumada aad sheegayso indhaha u ahaa? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  23. Ha laga daayo ciyaarta caasimadda qaran
    .

    Ninkii raba magaalo reerkiisaa, ha bareero , ha yiraahdo magaalo reereed baan rabaa….laakiin labo laguma wada lisayo…waa magaalo reerkayga iyo caasimaddii qaranka….

    U fiirso, labo isqaban maayso: waa caasimadii qaranka iyo waa magaalo reerkayga….labadaas halla kala doorto…

  24. Dastuurka dalka waa markii 1960 ee ay kala qorteen Koofur iyo Waqooyi.

    Midkaan aad ka hadleyso waxaa la dhahaa KOOFUR XEERHOOSAAD SAAD-QEYBSI.

    Asaga xitaa haddii laguu raaco waxaa ku qoran.

    1. In Muqdisho la siiyo Maqaam gooniya

    Waxaase dulinimo ku ah reer Muqdisho iney danahooda ogeysiiyaan nin Hotel Xamar ku jiifo canshuurtooda.

    Nimaad Kabihiisa toleyso, asna Karfantaada tolaayo Sooba maahan Dulinimada iyo dadnimo xumida Hawiye heysato

    = Sida Minority reer Qurac inaan u xintano hanagu qasbina.

    * Nin Masaar u heysto Geedkuu ku soo hirtey soo maahan Gun

  25. To: xaange

  26. MUUQAAL : Faroole oo ka horyimid Maqaamka la siiyey G. Banaadir iyo Weerar uu MD. Farmaajo ku qaaday

    Jun 29, 2020 – 25 Aragtiyood

    Garoowe  ( Kalshaale ) Cabdiraxmaan Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland oo haatan ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa si kulul uga hadlay matalaaddda la siiyey gobolka Banaadir.

    HALKAN KA DAAWO VIDEO

    Cabdiraxmaan Faroole ayaa si weyn uga horyimid ansixinta xeerkaasi, kadib markii xildhibaanada Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ay meel mariyeen in gobolka Banaadir uu Aqalka Sare ku yeesho illaa 13 xubnood.

    Sidoo kale wuxuu go’aanka baarlamaanka Soomaaliya ku tilmaamay mid sharci darro ah, islamarkaana lagu deg-degay, sida uu hadalka u dhigay.

    Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa intaasi ku daray in madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku tumanayo shuruucda dalka, kuna sii ridayo god dheer, isaga oo kula shirkoobay guddoonka Golaha Shacabka.

    “Dalkii god buu ku socdaa, madaxweynihii dastuurka loo xil saaray inuu difaaco baa godka ku riday, wuxuuna kula shiraakoobay sharci darada hoggaanka Golaha Shacabka.”ayuu yidhi Senator Faroole.

    Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo Puntland ay horey uga hortimid mataaladda Gobolka Banaadir, waxaana arrintaasi maanta xasaasi ah ka leh golaha wakiilada maamulkaasi.

    Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com<

    Hoose Ku Qor Fikradada ( 25)

    Mursal says:

    June 29, 2020 at 12:00 pm

    Oday daqaaqul ah oo caadeqaate ah loo joojinmaayo ,tuke geed saaran qeyladiisa Macno kuma fadhidho,looma dhama,nala kala a tashan,nalooma taagin,nalooma juuqin iwm gudbe maalmahoodii.faroolaa foorinaaya iyo Dani baa u farmuuqay iyo jurilaa faqfaqleeyey ,fooraa puntland dusha laga saaray oo fashil bay ku danbaysay oo fadederkii bay ka baxaysaa oo finish weeye warkoodu fashiluu bay ku dhamaatay.sxb ku darso

    Reply »

    Dabshid says:

    June 29, 2020 at 12:05 pm

    – Xaawaleeyey suaal,
    Islaan maseyrtay waala yaqaan naseyrtirkerda, ee nin maseyray maxaa lagu Cuudiyaa?

    Reply »

    Dabshid says:

    June 29, 2020 at 12:22 pm

    Reer Muqdisho waa awoodaan iney dhamaan miishaarka ka joojiyaan Xilmadhibayaasha Harti Qurac

    Reer Muqdisho waa awoodaaniney dhamaan shaqada ka joojiyaan Dhalinta ka shaqeysato Xamar ee Harti Qurac

    Reer Muqdisho waa awoodaan
    iney PUNTLAND ka joojiyaan dhamaan nuucyada Qudaarta iyo ganacsiga

    – Maxaase haddii sidooda loola xintamo halkaas ka dhalankaro
    Macluul
    Mahbarnimo
    Meles iyo Mililiq oo dhulka yimaado

    * Wariiri Maradaa lagu dhex dilaa

    Reply »

    Khaatumo haanoolaatoo says:

    June 29, 2020 at 12:22 pm

    123

    Reply »

    Mr BaHaL says:

    June 29, 2020 at 12:31 pm

    Boowe wadanku waa Federal.
    Banaadir State waa dawlad ay dadkeeda dhisanayaan.

    Amxaarkii iyo Tegreegii ku lugg gooyay u yeedhkkkk

    Garoowe 1 kkkkkk

    Somaliya dad xumo ayaa dishay.

    Dalmida

    Reply »

    Khaatumo haanoolaatoo says:

    June 29, 2020 at 12:31 pm

    Hora loyiri boran hadimo haqodin kudhicidontena mooye oday farole isaga
    Aqalka sare hidisihisa lahaa o ku urursaday dagaal oogayaashi umada
    Somaaliyed sodhibaateyey xanquuqana u gaystay mahadu laxumaaday adeer jooji
    Calaacalka waxba laga waydiinmayo talada dalkane dagaal ooge gabalkisi wuu dhacay
    WBT

    Reply »

    Idoor Liqe says:

    June 29, 2020 at 12:39 pm

    Qaswade Faroole iskada federalka ee Tuulada Garoowe baan wax laga waydiineyn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply »

    Khaatumo haanoolaatoo says:

    June 29, 2020 at 12:40 pm

    Oday Dabshid
    Beryahan buraanburkaagu xadhkuhu goostay afkay qoyanbad u hadasha xishodku waa
    Shayqaaliya o xakameeya ibnu Aadamka inta
    Feyow wixi xaga dhimirka ah xaalkodu waa gooni ducayna mudanyihiin
    Caqli caano dabeer lagu canqariyey cuqdad badanaa

    Reply »

    Idoor Liqe says:

    June 29, 2020 at 12:41 pm

    Maxamuud saleebaan , oo loo yaqaan maxamuud Khiyaamo. Somali baratay , anakuna
    baranay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply »

    Idoor Liqe says:

    June 29, 2020 at 12:43 pm

    Dabshid

    Sxb dee Muqdisho Hawiye kaliya ma leh , dad baa hanti ku leh , adigana Guri bililiqo ku kortay baad mooday inaad xamar leedahay . Kkkk

    Reply »

    Mr BaHaL says:

    June 29, 2020 at 12:51 pm

    Mid waa inaad ogaataan.Wadankaasi la yidhaa Somaliya,wuxuu u dhimanayaa xanuun la yidhaa Hawiye iyo daarood.
    60 sano oo uu xoryahay,bal fiirsada afka maanta lagu hadlayo,Badownimada iyo Iiibaan la’aanta ka muuqata labada ummadood.

    Ma lihi Daarod oo dhan ayaa isku mid ah,ama Hawiye oo dhan ayaa isku mid ah,laakiin magacaanta la isticmaalayo iyo magaca xanuunka dilaya dilaya somaliya ayaa ah,hawidaarood Virus.

    Dalmida

    Reply »

    Dabshid says:

    June 29, 2020 at 12:54 pm

    Liqe

    Hanti xageed ka keentay waligiin waxaad aheydeen Askar( Guno iyo Gaadiid iyo Guryo Bilaash ah la siiyo)

    Sxb Guryahii IF iyo AAKHIRO haku tashan ee Bardahaada Darinta dhigo.

    30 sano ayaad wali Goodo ku hoos shireysan,maad sodonkaas sano halti tabcatid haddaadba 1977 oo aad Sablaale timid ilaa 1990 aad hanti tabacday.

    * Aboor Sool iyo Quraanjo Bari equal
    = Wariiri Xamar joogo

    Reply »

    Dabshid says:

    June 29, 2020 at 12:55 pm

    Geedo

    Reply »

    Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:06 pm

    Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:03 pm

    Mogadishu MAQAAM…..kkkkkkkk

    What does that mean….

    Mogadishu MAQAAM!!!! Is Mogadisho not the capital city of Somalia?

    Capital city of Somalia, isn’t that a MAQAAM? Does it not enough MAQAAM?

    If the capital city of Somalia is not enough MAQAAM, so what? What does the MAQAAM mean? I didn’t get it!!!!

    Reply »

    Jabhad says:

    June 29, 2020 at 1:20 pm

    ruug Cadaagii soo rogaal celi waa muhiim midnimo

    SSDF . shalaad barate waa la shubi jiray jiritaanka

    Puntland waa lama taabtan

    Reply »

    Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:20 pm

    Mogadishu MAQAAM…kkkkkkkkkk…..is a just merely narrow minded clan chauvanism slogan…

    MAQAAM Mogadishu….kkkkk

    Isn’t Mogadishu, the capital city of Somalia?

    The capital city of Somalia, isn’t that enough MAQAAM for Mogadishu?

    “Somali capital City vs. Clan chauvanism city…..which is the true MAQAAM of Mogadishu?

    Reply »

    Hayaan says:

    June 29, 2020 at 1:21 pm

    Jecliya afbalaq Cabaadkiisa Iyo tamar daridiisa, adaa ragaagii rasaas la dhecee ku raaxayso rigta Muqdisho, waan taageersanahay BANAADIR state of Soomaaliya, Faroole Iyo Maxamud Saleebaan waxay ku dheceen Hogii ay qodeen ee ay u qodeen Soomalida kale sida, KHAATUMO STATE MAAKHIR STATE IYA BANAADIR STATE.

    Waxaan xasuustaa waxaa isdilay SNM Iyo SSC berigii ay jirtay, raggii dhaawaca ahaa waa ladiiday in Garoowe laga qaado ama G/kacyo qaybta MAXAMUD SALEEBAAN, waxaa ragaas daaweeyey oo nooleeyey G/mudug madaxooda ilaahay ha raajiyo, fadlan ilasoo dhoweeya BANAADIR STATE OF SOOMAALIA.

    Reply »

    Dabshid says:

    June 29, 2020 at 1:31 pm

    Arboowe kadaa Federaal waxaa ka bixikaro nin dhul iyo dad la maalo leh

    Ar Boowe kadaa Aqli Labo Gaaweeto shaqeyn mahayee,

    Yaaba isgaarey CIILTIRE FAROOLOW, Xanfarkii Xagaagii KISMAAYO GAROOB AYAABA DHIMANE.

    * Wariiri Maradaa lagu dhex dilaa

    Reply »

    xaange says:

    June 29, 2020 at 1:33 pm

    Haddii la diido in la wada tashado in la kala tashado maxaa diidaya.
    Aniga jileec badan baa iiga muuqda dadka maqaamka Muqdisho ka daba yuusaya.
    Oday Faroole wuxuu ahaa ninka Puntland ka hortaagnaa inay Farmaajo iyo canaasiirta Villa Wardhiigley fadhida xisaabtan dhab ah la gasho. Xilligii Gaas toos ayuu uga horyimid inuu Farmaajo iyo kooxdaa la xisaabtamo laakiin maanta ayuu ogaadey Farmaajo inuu yahay nin weerar ku ah Federaalka iyo dhamaan shuruucdii lagu heshiiyey ee Dastuurka qabyada ah ku qornaa.

    Reply »

    Dabshid says:

    June 29, 2020 at 1:34 pm

    Madmadoobe Federaal Meles WAANA SOO KAREY BOOWE

    Reply »

    Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:35 pm

    Mogadishu MAQAAM….kkkkkkkk…what fantasy is this!!!?

    This is my long waited debate, my cherished one, a debate I have to win, a debate a must win…
    Winning this debate, i’m not only defeating a narrow minded clan based chauvanism idea, but I’m supporting the national constitution, I’m defending the constitution against the anarchists and spoilers, and finally and truly, I’m supporting ” A true MAQAAM of Somali capital city”….there is big difference between Somali capital city and clan chauvanism city…Be aware of anarchists and spoilers!!!

    Reply »

    Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:38 pm

    Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:35 pm

    Mogadishu MAQAAM….kkkkkkkk…what fantasy is this!!!?

    This is my long waited debate, my cherished one, a debate I have to win, a debate I must win…
    Winning this debate, i’m not only defeating a narrow minded clan based chauvanism idea, but I’m supporting the national constitution, I’m defending the constitution against the anarchists and spoilers, and finally and truly, I’m supporting ” A true MAQAAM of Somali capital city”….there is big difference between Somali capital city and clan chauvanism city…Be aware of anarchists and spoilers!!!

    Reply

    Reply »

    xaange says:

    June 29, 2020 at 1:40 pm

    Hayaan
    Khaatumo State haddii xitaa berigii Xasan Sheekh maamul loo aqoonsan lahaa waa hubaa in la maqli lahaa maamulkii Khaatumo State wuxuu u goostay oo u galay Hargeysa.
    Ninkii wuxuu yidhi soorta aan cuni doonoo oo lasoo wado sansaankeeda ayaan ka gartaa.
    Xaabsade,Cali Khaliif, Xagle Toosiye iyo kuwa la midka ah sow maaha kuwa Khaatumada aad sheegayso indhaha u ahaa? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply »

    Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:43 pm

    Ha laga daayo ciyaarta caasimadda qaran
    .

    Ninkii raba magaalo reerkiisaa, ha bareero , ha yiraahdo magaalo reereed baan rabaa….laakiin labo laguma wada lisayo…waa magaalo reerkayga iyo caasimaddii qaranka….

    U fiirso, labo isqaban maayso: waa caasimadii qaranka iyo waa magaalo reerkayga….labadaas halla kala doorto…

    • Waxaa ka horraysa in hawiye leeyahay caqli qaran lagu dhiso!

      waxay la soo taaganyihiin goofka unukaa leh.
      dad saas u caqli xun see qaranimo looga dhaadhicin. waxaa la gaaray wakhtigii hawiye la faquuqi lahaa oo aan waxba lagu darsan.

      Oo la dhihi lahaa you are on your own.

  27. Xaange:

    Xaange ragaas aad tirinayso dhamaan waxay SNM ugu galeen dagaalkii Iyo nacaybkii P/land aka MAXAMUD SALEEBAAN, ay badeen, haddii ay lashaqayn lahaayeen siday noqon lahayd maanta? Hadalka aad leedahay meel bay ula gelilahaayeen waa hadal aan lasoo bixin Maskax wax miisaanta, xaqiiqdii ninkii walaalkii diida in uu noolaado tasoo kalaa u dambeysa maanta maalin nooga farxad badan nama Soo marin yacni B/DIR STATE OF SOOMALIA:

    Faroole cad hadaada u dhimo yaa kuu joojinaya meel la aad Garoowe IDIOT

    • Hayaan

      War illeen habarta odayga wax loo saar.
      ninyohow nimankan majeerteen waad ka gardaran tahay, dhulkooda markay dhisanayeen miyaad la dhistay? dhulbahante iyo majeerteen soo ma sinna.
      haday jawaabtu haa tahay waad ka gardarantahay.

      Haddaad adigu saaqid noqotay oo aad waxba qabsan wayday, oo dhulkaagii iidoor xoog ku haysto oo aadan maalin qudha iidoor xabad ku ridin, oo odayaashiinii ay iidoor hoos fadhiyaan oo sodii dad qaxooti ah baryayaan, baad waxaad shaqo ka dhigateen in aad majeerteen dusha ka saarnaataan

      hadaad iidoor dagaal dhab ah la gashaan majeerteen iska daaye daarood oo dhan baa idin garab istaagi lahaa, iidoor waxaa ku filan inaad waddooyinka u gashaan ood xoolahooda dhacdaan oo ay taayir rogi waayaan.

      laakiin afkaan ka hadli dagaalaminamaayo dhul laguma xoreeyo.

      Viva somaliweyn.

  28. This a debate I can win….this a debate I have to win…this is a debate I must win…because I’m defending the constitution against anarchists and spoilers. This narrow minded, clan chauvanism called “MAQAAM XAMAR” must be badly defeated, other wise, there will not be a dignified Somali capital city…

  29. Hal SUAAL ayaan weydiin lahaa Faroole iyo Jurile

    Adeer Mar hadey ku tunteen Xeerkii

    Goormey Xildhibaanada PUNTLAND ku laaban PUNTLAND ILEEN MEESHAAN MUQDISHO LAMA JOOGIKAREE.

    – Tuke Raq ma dilo, Kamana Samro, Qeylana kama daayo (oo asagoo aamusan ma cuno).

    – Goormaad naga guureysaan 1000 mar ayaad dhahdeen waan guureynaaye.

    *

  30. Dusha says:

    June 29, 2020 at 1:53 pm

    This a debate I can win….this a debate I have to win…this is a debate I must win…because I’m defending the constitution against anarchists and spoilers. This narrow minded, clan chauvanism called “MAQAAM XAMAR” must be badly defeated, other wise, there will not be a dignified Somali capital city…

  31. 50 jeer way ka badan tahay in taan maqlay Garoowe oo qaylinaysa kkkk

    10kii sano ee u dambeeyay ayaan aad ugu xidhnaa siyaasada maryoolayda iyo waxa ku xeeran.U malayn maayo in aan maalin kaliya maqlay Garoowe oo uu ka soo baxayo wax khayr ku jiro.

    Qaylo isdaba joog ah uunbaan maqlayaaye dhaqankaasi,ma siyaasada ayuu qayb ka yahay?

    Waan baxnay,ma raacsanain,ma ogolin,misana wali ragii xamar bay dhex jiifaan kkkk

    Dalmida

  32. Asc

    Dhamaan

    Faroole waxaa ku filan naclad dushaada ha ahaato ma kugu filaan waayey dastuurkii aad idigu isla ekeysiinaysay.

    Afar sano ayaan lahayn war waxan aad ugu yeedheen aqal sare iga daaya kharash waxaan ahayn soo kordhin mahayaanee.

    Mar ahadii taladii ladiiday maxaa diidaya inuu mataalad helo gobalka kala badh soomaali ku nooshahay.

  33. Majority rule is a way of organising government where CITIZENS freely make political decisions THROUGH VOTING for REPRESENTATIVES.

    MINORITIES must TRUST that the majority will KEEP IN MUND the [ WISHES ] of the minority when making DECISIONS that affect everyone.

    But if minority become intolerant, must be ignored or excluded.

    * EXILE to DHADHAAB CAMP will be the last option.

  34. There will be not – and will never be a dignified Somali as long as Majeerteen are part of Somalia.Go back and see how Somalian Unity and its dignty dwindled for last 60 years of Independence because of Majeerteen who were traiters. I strongly believe that somalia would have been beter with out the poeple called Majeerteen.The Colonial jou lovers.

    Go and seee how Grooweans are always alied with the Amxaar and Tgerees withe help of Beesha caalamka kk to invade Somalia and decimate Somalia into tribal anarchy state.What we see now in Somalia is the consequence and the results of the Majeerteen has done to Somaliya. Of course it is and Muqdisho which is inhabited the Giant Hawiye Clan will have its own administration and have will have its Representatives in the house of Elders.
    moghdisho is the capital and the most populated city of somalia so moghdisho have two faces. one is the capital and the other face its the banaadir state.
    This state must have its own administration and its own ruling over its indigenous people but as its the capital it should be for all somali people. So what people must understand is that those are the two issues plaguing Somalia right now .

    Dalmida

  35. 26kii June nimanka diiday inay xusaan yaad soomaalinimo kasugaysaan iyagoo is leh farmaajo iyo xamar ku xumeeya aduunka waxaa ugu daran in dadku isu kaasheego waxaa tahay wixii calooshooda kujiray ayay banaanka soo dhigeen.nin danbe oo majeerteen ah xukun waa uga dhamaatay ileen lama aamini karee

    • Gedo land

      oo ma ilkayar baa u diidi, farmaajo waa dayuus haddana doqonimo u dheertahay, madaxweyne lagu khasaaray, 4 sano hal tallaabo oo horumar ah ma samayn, alla maya bidaartii buu iska daweeyey!! caqli ma leh, karti ha sheegin, geesinimo warkeed daa, waxaa intaa usii dheer, laba eray isma daba dhigi karo.

      Maryooley wax weyn baa ka khaldan. dastuurkii la soo yabyabay qashinkay ku dareen, xaalkoodu markaa soo maaha jaantaa rogan. nin walowba saa doonto yeel.

  36. Aaran Jaan waxaad beerateen baad guranaysaane cidna ha ku eedina… 20 sano ayaan ladin lahaa war dalka sida ka daaya oo wax macquula la imaada xujada inta meel dhigtaan, waadna diiddeen…

    Federaalkii aad rabteen waa kaa ee ha ka cabannina, illayn jin ninkii keenaa bixiyee…

    Ta kale Farmaajo asbuuc isagoo aan meesha xukumin waadinkii weerarka cirka iyo dhulka ah ku qaaday oo sannad baryo iyo war walaalayaaloowda idinku hayaye maxaad hadda ku eedaysaan?…

  37. Kkkk Faroole should be taken to hospital for mental assessment.

    The responses are outrageous, that’s how they form hatred between majority create drama so minorities start get used by brainwashing with hatred.

    Come in ppl we still living in high economic crisis, no developments, unemployment and yet Talking about MMQM MOGADISHU.

    Wlhy dhabayaco just became a laughing stoke market.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  38. Somalilander
    Kkkkk nimanka maka yaabtay suurahooda xamar bay kahadlayaan yoocadana kama hadli karaan .muuse biixi wixiisu waa gacan kahadal kkkkk way og yihiin

  39. GEDO

    Wlhy way is ceebeynayan dhabayaco.

    War ama sidiii nin rag ah banaankaa istaag ooo waliba cadayso hala dhuumane…hadiii kale deeee keep your 👄 shut.

    Ninka raga ahi waa inuu go’aan qaadasho lahaadaa…hadiii kale wlhy waxaad noqonaysaa THE LAUGHING STOCK MARKET.

    hhhhhhhhhhhhhh

  40. Gedo Land

    KKK

    Harti Qurac waxey la murmaan Sade iyo Hiraab. Isaaq iyo ayaga Muran kama dhaxeeyo EE MAARTA IFTO AYAA U GARQAADO.

    – 20 jirka Isaaq iyo 60 jirka Harti, kuma heshiiyaan Laascaanood.

    * Inten Xiqdi Xamar ku mashquulsanaayeen, ayaa BAhihii ka meersadeen.

  41. Imaan dabshid alaa ya cisag ugaas jawaabtii ku haboonayd iga dheh liqe liqe hanti xaguu ka keenay ilaa sayidkii, afweyne, somaliland puntland waa askar abti maalqabeenkiisa waydii calibeesteenka

  42. Oday Farooole wuu argagaxay.Jiifkii ayuu qaban waayay.Waxaa ku riday argagax goolashii uu Formaajo dhaliyay shalay iyo doraadkkk

    Ciyaar siyaasadeed aan caadi ahayn ayaa dhacay.taasi ayaa Oday Faroole argagax ku riday.Geesta kale Xoogagga wadaniyiinta farxad ayay u ahayd todobaadkani.

    Ugaxdii ayaan jibinaykkkWaxbaa isku isku huursanaa.

    Waxaa la sheegay Nin Mr Cosoble ka baxay kooxdii Mucaaridka isku sheegaysay.
    Waxaa la sheegay in sheekh shariif iyo xasan sheekh kala hadheen.Waxaa la sheegay in kooxdii Kablalax(Reer Cagaagane) ee ka kobnayd Majeerteen iyo Ogaadeen kala dhaqaaqeen kk

    Yoolka Xoogagga wadaniyiinta ayuu ahaa in Ummada tusno sida jeenka loogu ritay Kooxda Reer Muqdisho ee sheegata Madasha.

    Arintaasi guul siyaasadeed ayay ku soo dhamaatay.

    Dalmida

  43. Dayrtaan lays baray…

    Munaafaqaddii Aaara-jaan fashiluu… Tanoo kale markay kugu dhacdo political retreat baa la sameeyaa, laysma maqiiqo, illayn ismaqiiqu mool hor leh un buu ku sii galine…

    Waxa kaliya ee ay kaga soo kaban karaan dhaawacaa waa iyakoo AABBO FARMAAJO GACMAHA KA DHUNKADA… Hadde waa mac-mac.. kkkkk

  44. Dabshid saaxiib Golahan Mudaan dusha kala socday waxaan aad uga maqsuudaa sida aad fekerkaaga uga dhiibatid adoon caytamayn
    Keep up the good work,

  45. The 13 seats designated to banaadir sidee loogu qaybinaya

Leave a Reply to GEDO LAND

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented