|

Daawo: Salaad Jeelle oo waraysi uga hadlay Arinta Banaadir iyo Diidmada ka timid Puntland

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa Waraysi uu siiyey Telefishinka Somali Cable wuxuu uga hadlay arimo kala duwan oo la xidhiidha xaalada dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Salaad ayaa ugu horayn sheegay in maqaamka la siiyey gobolka banaadir uu wax wayn ka tari doono Dawladnimada Soomaaliya.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay dadka arintaasi sida wayn u dhaliilay, gaar ahaan Xildhibaanada Puntland ee sheegay in Metelaada la siiyey gobolka banaadir ay kasoo horjeedo dastuurka.

“Ninka ku dhahaya waa sharci darro, inuu isagu fadhiyo, oo kuwan ka maqnaadaan, ayuu sharci u yaqaan” ayuu yidhi Salaad.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo arimo kale oo muhiim ah.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29122

Posted by on Jun 29 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo: Salaad Jeelle oo waraysi uga hadlay Arinta Banaadir iyo Diidmada ka timid Puntland”

  1. agaw oo waamaxay sadbursiga beesha hawiye madoobe rabto
    hawiye soomaaliya waxa uu kadegaa afer gobol ,hadaba darood ismaaciil oo leh sagaal gobol ma hawiye ayaa kakuraas badanaya ,takale ilkayar oo shalay aad ufaraxsan ayaan arkay ,maqane hiraab

  2. @GAAFOW adiga ka gaabso Arrington.
    1-Somaliya minority ayaad ka tahay.
    2-Xeerkii MJ ayaa wali ku haya 3 cardle dalka laguma aamino karo.
    3-Ninkii caano boodhe kusiiyaa ayaad waligaa raaci jirtay.
    HIRAAB VS KENYA Hiraab baa mudan in la raaco si kastaaba.
    Nin masayray xal looma hayo

  3. Gaafow uurkaa ku buka adiga oo miiran ay somaliya ka dagi la dahay sagaal ka gobol ee daarood waa ku wee kani ku dhaaf ee marqa cab mida kale daaroodkaad sheegaysid farmaajo waa daaroode maad daarood Nimoy ku raacdid jiro com ku ekow tuuladii lamadegaanka

Leave a Reply to Hobyo man

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented