Daawo: Salaad Jeelle oo waraysi uga hadlay Arinta Banaadir iyo Diidmada ka timid Puntland

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa Waraysi uu siiyey Telefishinka Somali Cable wuxuu uga hadlay arimo kala duwan oo la xidhiidha xaalada dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Salaad ayaa ugu horayn sheegay in maqaamka la siiyey gobolka banaadir uu wax wayn ka tari doono Dawladnimada Soomaaliya.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay dadka arintaasi sida wayn u dhaliilay, gaar ahaan Xildhibaanada Puntland ee sheegay in Metelaada la siiyey gobolka banaadir ay kasoo horjeedo dastuurka.

“Ninka ku dhahaya waa sharci darro, inuu isagu fadhiyo, oo kuwan ka maqnaadaan, ayuu sharci u yaqaan” ayuu yidhi Salaad.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo arimo kale oo muhiim ah.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. gaafaw says:

    agaw oo waamaxay sadbursiga beesha hawiye madoobe rabto
    hawiye soomaaliya waxa uu kadegaa afer gobol ,hadaba darood ismaaciil oo leh sagaal gobol ma hawiye ayaa kakuraas badanaya ,takale ilkayar oo shalay aad ufaraxsan ayaan arkay ,maqane hiraab

  2. Somalijecel says:

    @GAAFOW adiga ka gaabso Arrington.
    1-Somaliya minority ayaad ka tahay.
    2-Xeerkii MJ ayaa wali ku haya 3 cardle dalka laguma aamino karo.
    3-Ninkii caano boodhe kusiiyaa ayaad waligaa raaci jirtay.
    HIRAAB VS KENYA Hiraab baa mudan in la raaco si kastaaba.
    Nin masayray xal looma hayo

  3. Hobyo man says:

    Gaafow uurkaa ku buka adiga oo miiran ay somaliya ka dagi la dahay sagaal ka gobol ee daarood waa ku wee kani ku dhaaf ee marqa cab mida kale daaroodkaad sheegaysid farmaajo waa daaroode maad daarood Nimoy ku raacdid jiro com ku ekow tuuladii lamadegaanka




Colaada Beelaha oo Mashruuc Cusub Ka noqotay Gobolada SSC iyo Wafdi ku baxay Gobolka Sool oo Shil galay
- Aug 13, 2020
Laascaanood ( Kalshaale ) Wafti  Isimo iyo Cuqaal ah oo kasoo baxay  galabta magaalada ...
MUUQAAL: Axmed Karaash oo Garoowe kusoo Noqday iyo soo dhowayntii uu la kulmay
- Aug 13, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyay ...
MUUQAAL: Inqilaabka Aljeeriya uu Turkigu Fashiliyey, Arinta Trump iyo Warar Xiiso leh
- Aug 13, 2020
Hargeisa ( Kalshaale ) Inqilaabka Aljeeriya uu Turkigu Fashiliyey, Arinta Trump iyo Warar ...
Muuqaal: Dood ku saabsan Nooca Doorasho ee dalka ka dhici karta oo lagu qabtay Muqdisho
- Aug 13, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Dood ku saabsan Nooca Doorasho ee dalka ka dhici karta ...
Maraykanka oo War Xasaasi ah kasoo saaray Doorashada Somalia iyo Xiligeeda inay ku dhacdo !
- Aug 13, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Iyadoo maalin keliya ka hadhsan tahay shirkii Dhuusamareeb isla markaana ...