|

Daawo: Baarlamaanka Puntland oo Weerar ku Qaaday Muqdisho, Kana Dhowaajiyey Madax Banaani

Garoowe  ( Kalshaale ) Baarlamanka Puntland ayaa maanta si adag uga doodday metelaadda gobolka Banaadir ee Aqalka-sare ee Baarlamanka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah mudanayaasha oo golaha ka dhex hadlay ayaa DF Soomaaliya,  Madasha Xisbiyada, maamullada Hirshabeelle, KGS iyo Galmudug ku eedeeyey in ay faquuqayaan Puntland iyo Jubbaland. Xildhibaannada qaar kood ayaa soo jeediyey in Puntland ka tashato Soomaaliya isla markaasna ku dhawaaqdo madax-banaani, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Waxaa la  sheegey in Goluhu uu qaraar ka soo saarayo metelaadda gobolka Banaadir, sidoo kalena laga yaabo in xukuumaddu ay iyana caddeyso mowqifkeeda arrintan.

Sharciyan Baarlamanka Puntland waa hay’ad maxalli ah oo sharci dejinta ugu qaybsan Maamul-goboleedka Puntland oo qura, sidaa darteed xaq iyo sharciyad (madate) uma laha inuu ka hadlo arrinta gobol kale iyo aayaha dadka ku nool, sida aanu Gobolka Banaadirba xaq ugu lahayn inuu ka hadlo arrimaha hoose ee Puntland, metelaadda Gobolka Banaadirna aysan ahayn arrin heer qaran ah ee ay tahay mid maxalli ah oo khuseeysa qofkii Banaadir ku nool, wixii heer qaran ahna waxaa gobollada ku metela xildhibaanno ku kala jira hay’aadka DF Somalia.

Wixii ku saabsan diidmada ama yeelista go’aanka Baarlamanka Dhexe waxaa kaliya lagu diidi karaa geeddi socod siyaasadeed sharci ku fadhiya oo ka dhex dhaca isla hay’aadka DF Somalia.

Xildhibaanada Puntland ayaa sidoo kale Weerar Qaawan ku qaaday shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho, iyagoo eedaymo kala duwan u jeediyey.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL IYO XUBNO KA HADLAY

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29095

Posted by on Jun 28 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

66 Comments for “Daawo: Baarlamaanka Puntland oo Weerar ku Qaaday Muqdisho, Kana Dhowaajiyey Madax Banaani”

  1. Ninki wuxu yiri sagaaroy waxaad
    igala ordeeysod ma labada adin dambaa
    Awel baadan hilib kale laheeyne
    Daarood waxeey muqdisho u hayeen
    Badweeynta india haku shubaano
    Leeyrtana hana siyaano huur iyo
    Kuleeyl ayeey nagu hayaane intey
    Waliba xoolaheyna cunaan ayaanu
    ugu samreeyney waar daarood waa doofaaro doofarna waligi ma
    daahiro baalyo indha kuwada
    fiish leh

    • Wiil hiraab

      Hooyadaa iyo hiraabkaba was.

      Daaroodkaad ka hadlayso waa kii adoo villa soomaaliya xaar la dhex jiifa oo uray kuu keenay dowladnimada, goormaad dad noqotay? haddaad caqli leedahay noloshaad isku aasi lahayd. dad subhuman baa la rabaa inta dhar loo xidho dad laga dhigo. hawiye huutu waligood cawaan bay ahaan. waligoodna dad noqon maayaan ee ha laga tashado.

      Hawiye caqligiisu waa kaas, waxaa u codeeyay iidoor oo doonaya in dowladdan diciifka ah ee la yabyabay ay burburto oo meesha lagu kala tago. si ay citiraaf u helaan, taasoon waligeed dhacayn.

      Ninkii hawiye huutu ka suga in ay dayuusnimada iyo mooryaanimada joojiyaan waa nin riyoonaya.
      duulku maleh madax iyo minjo, kooda madaxu cadaaday iyo kooda ugu yar waa wada mooryaan.
      dowladnimada iyo nidaamkana way ku xanuunsadaan. qabaa’ilka dowladnimada rabaa ha ka tashadaan oo dowlad gooni ha u dhistaan.

      Sida ugu dhakhsaha badan.

      • KKKKJKJIKJIKJI
        MADHEERTEENIA
        HALAMASH NAAGOOD IYO HINAASAHOODII UUN IGA DHEH.
        BAL MAXAA UGA 15 AH
        (BANAADIR STATE OF SOMALO).
        MADHEERTEENIA MALAA HAWIYE HABAYAC BA WAXAY U HAYSTAAN ADDOONTOODA IYAGOO (BIDDOOD) AH.

        INTA HABAR MADHEERTEEN IYO HALAMASH NAAGOOD.

        @ XAMAR XUDUNTAYDAA KU AASANE/HEES.COM

  2. Inta goor aan maqlay Puntland gooni isutaageedaan ku dhawaaqaynaa ama waan ka go’aynaa Soomaaliya oo aayaheenaan ka tashanaynaa xisaab malaha. Waxaan hadaladaa maqlayey ilaa iyo Shirkii Carte oo mindhaa labaatan sano ku dhawaad laga joogo laakiin ilaa iyo hada wax kasoo naasa cad malaha anigu kolay waxaan ogahay maalintii Hawiye yiraahdo waan ka baxay union kii oo Dawlad ii gaaraan dhisanayaa maalintaa in laga dhabaynayo.

  3. Kkkkkkkkk waar faroolow ku mee
    Daarood maantu jabayeey waxa cabaad ka yeerey kkk faroole muxu qaban
    karey Shaley ciida nuuxsateye
    isaga iyo kuwa kale hada ayaa
    Laga jaraya lacagta ceeyrta
    E ay muqdisho ka qaadan jireen
    Jiif o jaq weey dhamaatey
    Waxa bilaabaneysa maxaad wadata
    Omuqdisho ku cuneeysa kkkkk

    • Reer puntland
      Ma DABA socdaan xamar
      Waxay DABA socdaan dowlada iyo dadka la doortay
      Markaa iyagu inay xamar wax hesho madiidi karaan
      Laakiin , Caasimad iima noqonayso waa easy way dhihi karaan
      Marka taas ayaa sahlan
      Dadka gobolka banadir hada ubadani 15 sano ayaan cidi taraxin , hadana cid u baahatay mamaqal
      Markii dowladnimo soo dhowaatey ayaa laysugu yimid oo dowladihii kale iyo biniadamkii yimid
      Hadana , puntland waxay xaq uleedahay weliba hada ingaan dowlanimadu adkaan inay ka joogsadaan mardambe in ay Wayne noodaan dowlad caasimadeeda ildhibaanada degaanada kale iyo was iiradu reer Kale marti U yihiin
      That’s easy

  4. Ooo maxay somaliya u hayeen kkkkkkkkkkkkkkkk

    Adeer iska go’a walee duco ha loogu daro.

    Waxa u jooga Muqdishna ha ka soo baxaa,
    Dalmida

  5. HOBYO
    horta maxeey la goayaan o
    heeystan waa dad meel saxara ah
    Taagan 30kmh waxa u fadhiya o ugu qayilaya wiilashi isaaq Dekadda
    Hobyo ayeey ka dhoofayan xoolaha
    Hawley kkk halkooda gaajo ku
    leeyneysa iyaga o indha ku fiish
    leh

  6. Asc waa idin wada salaamay soomaali maxamed waxaan la hadlayaa wiilka sheegtay wiil hiraab oo aan rabo in aan wax yar u nasteexeeyo hadii putland dadka mida wax diidaan maaha in aad daarood oo dham burush xaarle mariso daarood putland keliya madago waxa ay wadaana anogoo daarood ah baa ka soo horjeedna oo aan raali ka ahayn laakiin waxaa nasiib daro ah in putland iyo daarood iskaga qasmaan su,aashuse waxa ay tahay doofaaro ayaad daarood oo dhan ku sheegtay marka xagaas tegi marka aanu yowmul xisaab ale hortii aan dhahno raboow doofaar buu nagu shegaye xaqeena noo qaad miskiin maalintaa maxaad samayn marka waxaan kugu waanin lahaa intaad isleedahay cid iska celi yaanad aakhiradaada ku waayin putland waxaad rabto ku sheeg laakiin umad dhan how caayin nacayb aad u qabto butland wabilaahi towfiiq

  7. Kkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Puntland faataxo ayaa loogu dari lahaa haday masayrkan waalan meel isku soo xiraan kaligood.
    Parlamaanka Puntland kama hadlo miyaa meeshan maqaaxida MS noqotay?
    @Wiil hiraab abti Somalidu waxay tiraa dibigu bilaawaha lagu gowracayo wuxuu arkaa marka la gowracayo.
    Daarood ka aad sheegaysaa MP 14 ayaan ku leeyahay 13 wey u codeeyeen,nina ma joogin.Degaan dadka qaylibayaa waa qaswadayaasha aad jeceshahay waa kuwaas ee kala baro dadka.
    Ninna wuxuu aaminsan yahay in la dagaali karo,lana heshiin karo Somali sax ah aad tahay.
    Ninna wuusan awoodine wuxuu ku fakarayaa 34 director generals kii hore iyo ugu yaraan 15 safiir iyo sadbursigii adiguna intaas ayaad la rabtaa.

    • Soomaali jecel

      Magaca aad wadataa wuxuu tilmaamayaa in aad tahay dumar! hadaad tahay waxba ku oran maayo.
      haddaadan ahayn, waxaad tahay jirxun ilkayar ah oo dulloobay, nacaska fooshaxun ee villada fadhiya waxaad illowdeen inuu ku fadhiyo magac daarood.
      wuxuu duudsiyey wax kasta oo ay xaq u lahaayeen.
      hadda markuu arkay in isku day kasta uu is lahaa wax ugu dhin Jubbaland iyo puntland uu fashilmay bay ilkayarta la talisaa ku yiraahdeen war kollay soo noqonmayside nidaamka federaalka burburi meesha ha lagu kala yaacee!! in lagu khaldamay doorashadiisa intii taqaanay maahee intii kale bil gudaheed bay ku ogaadeen. astaamaha lagu xusho nin wax hogaamiya sida waddaniyad, caqli, geesinimo, codkarnimo iyo caadilnimo midna ma leh. wakhtigiina wuxuu ka dhamaaday isagoon hal tallaabo oo hurumar ah samayn.

      Waa ilkayar abid kii ugu nacassanaa!!.

      • MO
        MAGACA NAAGAHA LEH

        MAXAAD LA CAYTAMAYSAA GOBOLKA BANAADIR) IRIR SAMAALE) AYAA ISKA LEHE MA HOOYADAA BAA LEH NAAG YAHAW GADHKA LIHI?!.
        TA KALE (HAWIYE) IS HAYSATAANE MAXAA REER (SHEEKH ISAXAAQ BINU AHMED BINU ABDUL MUDALIB BINU HAASHIM BINU QURAYSH KUU GEEYAY)?!.

        @ dhirbaaxo jin.com

        • Dhalfaruugaawi

          Iidoor afqudhmuun adoo ah yaa hadal ku yidhi?
          iidoor waa waslad xun oo soomaali ku taalla
          iidoor diintooda iyo iimaankoodu waa qabyaalad carruurtooday ku ababiyaan cudurka qabiilka oo cid wax ka faa’iiday jirin. habeen iyo maalin waxay leeyihiin waan go’nay hadana golo kasta oo soomaaliyeed waa dhextaagan yihiin sdii dad lunsan.

          Iidoor waxaad tiraahdeen waan go’nay marka ku ekaada labada tuulo ee burco iyo hargaysa.
          citiraaf wuxuu kuu jiraa inta cirku kuu jiro.

          Put that in your fucking head!!

  9. Wiil Hiraab & Hobyo

    Dameer muun ahaan jirey
    Rarkana maalama laga daayey
    Laba maalin haduu joogey
    Oo kebedda moogaadey
    Oo aan miskaha lagaga rarin
    Tanagyo miisaan leh
    Goortaad mashquul tahaan
    Maaro loo heline
    Maskabkiisu waa inuu biqlaha
    Kugu mab siiyaaye
    Adinkuna macnaha kaas ayaa la idin moodaaye

  10. Anigu idinkala doodi maayo Puntland waxay tahay iyo hadalda hadaaqa iyo xaqiirnimada ah laakiin waxaan idiin sheegi xildhibaanada Baarlamaanka puntland ka hadlay fikirkooda ayay xor u yihiin.
    Haddaad dad is huba tihiin maxaa idinka quseeya qof fikirkiisa dhiibtey ood uga daba yuusaysaan maad dantiina wadataan.
    Laakiin hal baan ogahay anigo.
    “Hawiye waa dad xukun aan jidkiisii lahayn u xuurtaysan”Mar walbana waxaa horkaca duul xayraansan oon xisaabtamin.
    13 aad la bidhiwaaqlaynaysaan bal waxaad mudisho ugu qabataan baan arkaynaa.

  11. PUNTLAND hala quudiyo awal miyaa laga helaayey

    Caasimado Canshuur laga qaado
    Shacab Badan oo Ciidan laga qoro
    Wadne Axmaaro naga xoreeyo.

    FAAN iyo Faqri
    Faduul iyo Foolxumo
    Saxaro iyo Zanzibar
    Hinaaso iyo Halamash

    Intaas waaye wax soo saarka iyo FAA’iidada Maamada Federalka EE DOWLADDA DALKA PUNTLAND.

  12. Waagii hore markey Tiibisho ku dhacdo waxey dhihijireen HERGAB AYAA IGU XUMAADEY

    Hadda markaan muddo loo juuqin MINGISKAA KU XUMAADO.

    * Farmaajo iidaa Kablalax iyo Kuukuuyo igaga Daahnaane.

  13. Daarood degan dhulka xortaa haba maseyro ama qeyb haku doodo,lnk waxaa ila yaableh ninka Axmnarka kabaha ugu Caseeyo JIGJIGA inuu ka hadlo MAQAAM XAMAR IYO QIDMO DAAROOD.

    Malaha waxey wali ka xanaaqsanyahiin Xeryahii JIIQLEY IYO SABLAALE.

    * Allow Max’ed Siyaad u naxasiiro, soo maahan ninkii reer Abtigiis siiyey Moordigii aan DAMEERAHA SIIN JIRNEY.

    waqti Dameer boorash la siiyo laguma jiro reer ABTIGEY AYAA MAGAAR CUNAHAYO.

  14. Kkkkkk war golihiii dagaal buu isku badalay bahasha dajiya

  15. Dooroodoow markale yaan xeryihii nalugu celina is dajiya waliba markaan ilaa congo yaa lacarari doonaa ee maqaamka ogolaada ma faroole ayaa nadifaaci doona waa macwuul kkkkk come on faroole

  16. Daaroodoow cagta dhiga

    • Gedo land

      waxaad toos ugu biirteen dameeralaydii
      daarood adoo kursiga magacooda ku fadhiya baad xaqoodii duudsiday. ilkayar daarood ka dhexbaxday
      oo cadaawad aan hore u jirin abuurtay! waxaa la jiri walaashaa iskuma hubtide seedigaa ha collaysan.

      Bal aan aragno nacaskan farmaajo meeshuu rarka idiinku furo.

  17. Waxaan aad usoo dhawaynayaa in reerkan dhabayaco si toos ah xiriirka loogu gooyo sababtoo ah maaha kuwa la jaanqaadi kara Soomaalida cusub ! Faanka iyo Qabyaalada horaan ugu ogayn hadase waaba kasii dareen oo busaarad xun baa nimanka intay heshay bay ku dhaw yihiin inay ciida cunaan . Hassan Shiekh iyo Shiekh Shariif baa markay qayliyaanba waag ii hore xoogaa wax u tuur tuuri jiray laakiin midkaan Farmaajo waaba uu ka dhaartay xataa inuu koob biyaa u shubo !!! Ugu dambayn aad ayaan usoo dhawaynayaa inay Puntland ka go’aan Soomaaliya waliba ducaan ugu daraynaa …… aamiin alloow run ka dhig waa laga nasan lahaayee.

  18. Geesta kale,bal wax u fiirsada.

    Mar kasta oo uu Majeerteen xuurto ku xidho Hawiye,wuxu Ilaahay u soo diraa Nin Mareexaan ah.

    Waar bal cilmigan u fiirsada sida uu Ilaahay wax u wado.

    Sida aan ku hayo Recordka taariikheed ee Lixdmaadkii waxaa dawladimada somaliyeed xuurto ku haystay ninman Majeerteen ah. Hawiye meel ayuu saarnaa.

    waxaa yimid Jaale Siyaad oo samada ka soo degay.Somali siman ayaa wadada cagta saartay.

    Talikii Amxaarka oo laftiisa u baqay,waxay soo abaabuleen dad somaliyeed si ay u jabiyaan quwadii somaliyeed ee midaysnayd.waxa laga bilaabay qabiilada u jajaban shisheeyaha ee maxgaxda aan xorta ka ahayn.Majeetteen ayaa loo yeedhay,Isaaq ayaa loo yeedhay,Ogaadeen ayaa loo yeedhay,aakhirkii waxa aloo yeedhay The Giant tribe oo la yidhaa Hawiye.Halkaa ayuu ku soo afjarantay quwadii somaliyeed.

    wajiga labaad ee ay wateen Amxaaku wuxuu ahaa in somaliya lagu celiyo qaabkii hore ee qabiil walba meel iska deganaa,looguna yeedho maamul goboleed.Hase yeshee,waxay Majeerteen lugta la xidheen Muqdisho oo ahayd meesha uu degan yahay dameerka ugu xooga wayn somalidu.Waa wada Dameero,laakiin kan ayaa ugu xoog wayn.

    Muddo kadib,oo lagu wareersanaa”Maqaamka mUdisho” wuxuu Ilaahay soo diray nin kale oo Mareexan ah.mar labaad ayuu nin Mareexeen ahi Hawiye ka furay xadhkii ay Majeetrteen ku xidhaan.

    Bal cilmigaasi u fiirsada.

    dalmida

  19. Mingiska iyo faqa buraalaha
    La aada buurihi hanfida iyo
    Kuleeylka badna Muqdisho ragi
    Lahaa ba u tashadaye
    War Faroolow kumee kkk wale
    Meediyaha wax fool xumbaa
    Idin galey kkk war
    Faroolow ku Mee war Daarood
    maantu saqiirey war Faroolow qabo
    Kkkkkkk

  20. Faroolaha ay u cabaadayan waa
    Nin Muuse Suudi Yalaxow iyo
    Cabdi Qeeyb diid Cawaale ag
    Fadhiyaan ma asigaaba Dhuusi kara

  21. @Wiil Hiraab , Hadii lagaaga tago xamar sow sidaadii ku xaari maysid ? Aad ayaan u soo dhaweynaayaa baaqaas puntland inuu hirgalana waan rajeynaayaa . Bal aan aragno markaas ninkii loo soo baahdo.dameer dabadii ninbaa Dan u arka.

  22. KKK

    Horey uma dhageysan, haddaan dhageystey

    Waxey leeyahiin.

    1. Xamar horaa naloogu dhibaateeyey oo caruurtaan ILKA ku soo qaadaney
    (Wuxuu ka hadlahayaa 30 sano kahor, oo HABAARQABOW MAXAADAN SODONKAAS SANO U DHISAN – MAGAALO AAD XAMAR UGA MAARANTO = sida Hargeysa)

    2. Midkale wuxuu leeyahey – 3da Maamul ee XAMAR IYO XAMAR DAYE ayaa qeyb ka ah Ficilka Villa Xamar (Iimaan beelow maxaa kuu diidey inaad sida maamuladaas Qaranka wax ka tiiriso).

    3. Jareerkale wuxuu leeyahey (oo ma waxaad isku haleyn Nairobi mise Addiss Ababa)

    Axsan Hargeysa ama Jabuuti mid sheegta.

    * Dilif dhawaa ma dooliyaa

  23. 3. Jareer kale wuxuu leeyahay
    ( aan u yeerano xildhibaanada Xamar naga joogo, oo Nairobi iyo Addiss Ababa miyaa Hotelo iyo Guno isugu dari).

    -Nin Qaawan ayaa dhahey ARMAA DHARKA NALAGA FURTAA.

    * Faan, Faqri iyo Foolxumo PUNTLAND u daa.

  24. Dabshid xaley ma dhegeeysan Miya
    cabaadka baraha bulshada qabsadey
    War faroolow ku mee waan
    hoognayeey Daarood hadeey
    u dhamaatayey waa saqirnayeey
    War faroolow qabo kkkk waxar
    yaro la qabanayo miya meesha
    joogta muxuuse qaban kara faroole
    142 mudane ayaa gacanta taagtaye
    mid daarod ahna miis buu dul Sahara
    Sida Daanyeer

  25. Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. Geedaha waa la shabiya ka dib
    Waxa dibada uso baxaya Wixi
    Halaq iyo daalin ku jirey
    Shaley geedihi baa la Shabiyey
    Waxa kaso yaacey Daarood been
    iyo munaafaqnimo Kula gambana
    Kkkkkkkkk

  27. Daarood Hadeey doonaan doonti
    Yaman ka keentey heeysaga laabten
    Ama ilma irir Somaal si edeb
    leh ha ula noladeen kibir iyo
    faan dambe nooooooooo sadexda
    Caasimadod e Ilma irir somaal
    Allow balaayada ka haay

  28. Wiil Hiraab

    Kan miiska dulsaaran waa kuwuu Faroole dhihijirey Maahan Soomaali ee Afsoomaaliga ayey barteen.

    Waqtigii Guddoomiye Jawaari waxaa sidaas oo kale miiska Fuulijirey sida Daanyeerka
    Mid Majeerten ah oo Max’ed Siyaad walaalkiis diidey in la aaso.

    Haddana mid ka soo cararey Jigjigo oo Axmaartu diidey iney Codka kor u qaadan ayaa Miiska Firinbi la saaran.

    Xornimadaas ay miiska ku fuulahayaan waxaa u keenta USC,

    – Miiska waa fuulikaraan Oo Xamar waxaa ka jiro Democracy.

    * Mahbar iyo DABO-QOODHI waa Fagri, haddaan la quudin Shisheeye ayaa Quudin

  29. P/Land Ciiiiiic Niiic aad Iyo aad bay ugu mahadsan yihiin dadka Muqdisho in la siiyo Maamul Goboleed waana sidatan

    A) BANAADIR STATE
    B) H/SHABEELE
    C) G/MUDUG
    D) S/WEST
    E) S/LAND

    V

    A) P/LAND
    B) J/LAND

    4 Against 2 Majority lead minority

    Kamaa, Reer waanu ka xunahayow ama Xaasidmaayalayaalow Waa adigii Adhaxda ka jebiyey walaaladaa KHAATUMO STATE IYO MAAKHIR STATE,

    Meel la aad B/saaso, G/roowe Iyo 1/2 G/kacyo khalaas. Dadka kale wixii israacayaa ha israacaan.

  30. Mo
    Hawiye anagaa u baahan ee ayagu waa baashaaloohooyaan

  31. War deg deg ah
    Maxamuud saleebaan oo ka go,ay soomaalida kkkkk ha dhaqlayso

  32. Gedo land
    Nimanka dhabaco waxaan huba
    Caawa waxeey Hawiye uga ciil badanyihin Mareexan e kaleexo
    Mingiskiba ku kacsane

  33. So degeey so degeey
    Saarki duleedow so degeey
    So deg so deg
    Waxaan donayaaye donayaa
    Mudisho canshuurtedan doonaya
    So deg so deg
    Waxaan donayaaye donaya
    Inaan dheeyla ruugan doonaya
    So deg so deg kkkk
    Muqdosho albaabkedi weey xiratey

  34. Wiil hiraab
    Fulay xantiisa ma mooga ma anaan ogayn anigu hawiye wax baan kudarsaday maamul iyo xukun labadaba . farmaajo beri wuu tagi nin hawiye ayaa madaxweyne noqon.ma nin reer garoowe ayuu rwasaare siin mise nin reer galmudug ah oo waliba reer c.budwaaq ah kkkkkk

  35. Reer Bari Labo Wad ayey leeyahiin.

    1. Isaaq soo laabto (Waqooyi iyo Koofur Federalka Only)

    2. Hiraab iyo Mareexaan Villada ku wada shaaho.

    Waxey URIYEEN XEELAD uu Farmaajo ku soo laaban karo, AMA AMAAN Mareexan oo Farmaajo ka tago taas oo NIN KALE oo Mareexan ah ku noqon karo RASALWASAARE.

    – DABO-QOODHI asaga waxaa loo diraa inuu Webiga sonkoreeyo, si uu ugu macaanaado.

  36. Wiil hiraab iyo dabshid iyo garqaad
    Markaan dhinaca Kismayo ha la iiraaco bal aan kukuuyo iyo jigjiga iyo qabridahare aan is daba dhignee kkkkk magaciin bi I waaye na keena waa fursad qaali ah mushaarkana kajara reer xaliima soofe

  37. Kkkkkkkkkkkk Gedo land
    Waad iga qoslisey ilma xaliima
    Sofe allaha u naxariste islantas
    Aya dhabayaco u xiniinya
    badneeyd Amma kab iyo laxba
    Hakala reebin

  38. Wiil hiraab
    Dagaalkii 1991 xaliima soofe waxay tiri iyadoo daarood kicinaysa … Waawareey uuuuu uuuuu tolbelayeey uuuuu uuuuu yaa fahmay uuuu dumarkaa raga ku kacsha kkkkk .mid xildhibaan ah oo ciise maxamuud ah ayaan kuqoslay wuxuu yiri baa aa alamtara lasoo dhaaf kkkkk war reerku caadi maaha

  39. KKKKJKJIKJIKJI
    GAW NAW
    QADAAD WAYNTII DHAKADHEER EE WALAWEYNTII YUUS BADANAA
    KUWANI DHOOCILO IS CAAYAYA OO KALE WEEYAAN RAGNA WAY SHEEGANAYAAN.
    BAL NOOCA NALAGU LEEYAHAY MIDOOBA WAA KAA CAQLIGOODU
    KKKKJKJIKJIKJIJI

    JAAFAAJIRIQ BADANAA

    XAYAA
    AL
    JAMHUUUUUUUUUUURITUL
    ARDA
    SOOOOOOOOOOOOOOOOMAAAAAAAAAL

    @ SOMALILAND ALLAW DHOWR.COM

  40. Waa la yaab hawiye cabaadaya sidii dad dulman maahee weli ma arag hal nin oo cadi ah waa wada dabshid oo miiran war maxaa ka khaldan.waa arinta ugu weyn ee soomaali ka dhaqaaqi la dahay war ilayn handcap dal hakula wadaago habaar ma dhaafo

  41. @Dabshid iyo Somalida kale walaahi Dhabayaco waxaa ka Somalisan,ka garasho badan nimankaa ISAAQ.
    Sidii dumarkii ninka ragga kuma fiicna in uu u fakaro.
    Daarood iyo sheeko mar hore dhimatay bay la wareegayaan.Goormay Somalinimo gaarayaan?THEY WILL NEVER.

    @MO kkkk dhabayaco adigoo ah baad nin gus qaloocan naag ku sheegaysaa ZINJIBAARI la xoreeyay sheegad Somali laga dhigay.Addeer Daarood aad sheegayso Somalinimo ayaa ka sareysa meel fidnadaada la fariiso.
    Ninka dadkii dhabayacada la ahaa iskadaa Harti iyo Daarood cadaalad u fali waayay miyaa cadaalad ka hadli kara?
    @DABSHID IYO WIILHIRAAB.
    Nin baan la sheekaystay ninkaasi Afsomali si fiican buu ugu hadlaa Somaliya ayuu ku dhashay wuxuu yiri AU MS Bare DAC_FARUUR ayaa la yiraahdaa.Waan la yaabay ninka sidaa u hadlaya ayaan idin tusayaa sawirkiisa
    Dhererka koob buu la eg yahay.
    Midabka waa DHIINGAHA S SUDAN.
    Timaha WAA UN TANZANIYAN.
    Caloosha baaluun aad loo buufiyay.
    Lugaha wiirowiiro.
    DABADA islaan kushkush ah bari weyn intii la doono.
    AFKA DAMEER UGA EG.
    Waan acuudu bilaystay kkkkk
    DAC-FARUUR maxaad ka waddaa ayaan iri.kulahaa HAWIYE ayaa dac ah.Aniguu hooyaday iyo xaaskayga iyo awoowayaashay 9 fac wuxuu ku shaagayaa DAC.
    Waxaan ku dhawaaday in aan afka kaga kaadiyo,sababtoo ah isagas suuli ah xaqiiqatan.
    Sidaas ayaan u naqaan,idinkana balaayo ayaad u haysataan.Dhabayaco ku barta sida u u dulmaan MJ yaryarka iyo Daarood hartigu ugu horeeyo,inagu halka laga garaaco ayaan naqaan xaqoodana waa siinnaa afka marka taagaana kaadi baan kusiidaynaa.Meeshooda haka qayliyaan.

  42. Reerkii harti darood Maanta way ceeboobeen. Allay lehe.

    Caawa madaxweyne farmaajo. Gooska danbe ayuu qoslayaa. Waayoo muduloodkii awalba majeerteen umadda ku dhex heyn jiray halkaasbeey ku kala dhinteen.

    Mr farmaajo gool siyaasadeed ayuu mar kale majeerteen shabaqa kaga xereeyay. Wuxuu banaanka soo dhigay ceebtooda.

    Mr farmaajo. Wuxuu hawiye iyo somaali tusay tusay. Cuqdada iyo colaada ay harti weli u qabaan dad aan uba ogeyn.

    Miyaad fahmi kartaa u jeedada Mr farmaajo.
    Hadiiba nin darood ahi xuriyo helaayo ma geeyo darood aan sade mareexaan aheyn waaye warkiisu.

    Nimaan cadowgiisa aqooni waa doqon.

  43. Somali jecel
    Ina adeeroow nimanku daarood waa ceebeeyeen walaahi war wuxu rag maaha mideeda kale isaaq waa gobta somaliweyn waxbaa jira oo ay tabanayaan laakiin ma calaacalaan

  44. Hawiye waa hawiye mareexaana ma caqli dhaamo dal iyo dad iyo dawladnimo waxba ku soo kordhimaayaanhuutuu

  45. Garqaad

    KKK

    Qaan Mareexaan waa Qaaxo kugu maqan,

    Farmaajo wuxuu aarsadey Dhacdadii Kampala

    Lkn waxaan ogey inuu kabadbaadi
    Sheekadii aheyd,

    One week kahor duqu dhulkuu yaaley

    Maanta Calankaa u taagan (Ninka Ragaa waa kan Qiro runta).

    * HAL DHAGAC AYUU KUDILEY HIRAAB IYO HARTI – ayagana isaga horkeenay (Car Caawa halaga maqlo C/raxmaan C/Shakuur waxaan u socdaa GAROWE).

  46. =
    Lkn waxaan ogey inuu kabadbaadi
    Sheekadii aheyd,
    Kablalaxna wuxuu udilaa -Saaxiibtinimo Hawiye

    Hawiye wuxuu u dilaa Dhalasho Daarood

    – Farmaajo wuxuu marlabaad banaanka soo dhigey inuusan Kablalax GEYNIN VILLA XAMAR.

    * Rag waxaa ugu liito Nin Calooshiisa waxa ku jiro hanaanka soo dhigey. Haddana aan wax qaadin.

  47. Dabshid salaan sare imaam.

    Haa imaam waa sidaad sheegtay laba dhagax ayuu hiraab iyo harti kuwada dilay.laakiin lakala darane harti darood daaqada ayuu kala baxay.

    Waxaanse kuu ogahay isna waa mareexaan oo waxaa niyada uga jirto. Intii adeerkaa xumay adna xukun waana meesha hiraab iyo harti saaxadda uga soo laaban donaan.

    Haduuse wax ka barto. Raaco. Wadadii ay mareen madaxdii hore ee hiraab. Doorasho lagu qanacsan yahay uu qabto haduu doono Ha soo laabtee. Wuxuu noqon doonaa. Hiero lagu wada faano.

    Ninyahoow igaarkii. Herindiid een u hanweynaa. Oon Islahaa wuxuu noqon doonaa la mahdiye hiraab karoone. Beryalahan jalawdiisa. Lama haayo ee sideey wax u jiraan. Ma shaatigii ayaa ka waynaaday.

    Imaam midna caawa meel iiga qor. Adigoo og in aan xagjir ahay. Haduu inta doorasho qabto igaarkaaas sade mar kale Naga dhexqaado. Waxaan ku biiri doonaa qolyaha ku heeso. Haay haay weligaa haay. Ileen kuma aadnee.

  48. Garqaad

    Kkkk waa sidaas Farmaajo ama ha soo laabto ama ha rago (Murankii reer Bari ayuu naga xirey)

    Kk

    Kheyre waa nin Wadkiisa og oo waa asagii soo dedejiyey Iclaaminta Doorashada ileen haddii la kordhiyo asagaa baxaaye.

    – Hadda Qadar ayuu aadey oo ku maqanyahey

    Lama oga inuu wado dhambaal Nabad iyo Nolol oo ah inuu yahey Musharax

    Iyo inuu leeyahey Farmaajo soo noqon mahayee aniga i sharaxa

    Midkastaba, waxaa ka muuqdo Sheekadii Xassan Shiikh ee aheyd Nin Reer Bari ah yuusan ku bedalin ( CALAFKA ALLAA OG).

  49. Ma ogtahay ayaantii ilmadu kaa da aysee waa hees aan ula jeedo dagaalkii gaalkacyo 1991 oo mareexaan dhabayaco ugu hiiliyay waa waxaan loo noqondoonin .dhabayaco ma muqdisho ayaad kamasayrtay sidaad usoo socotay kuu dhamaatay walaahi waa serious

  50. War caawa walshamsi ayaa lagu qaaday reer puntland ee sidee wax u Jiraan?ma waxaad dooneysaan inay karkaarka weydaarato.mise aw geedi shaanbaw baa lagu guurihaa

  51. Waa garanaayayeey inaad go aysidee gogol xariir laguu dhigaa galadaada ahee guri barwaaqo lagu geeyaa galadaada ahee .gogol xariir a xamar cadeey ay taala.shariif jeeg heestaan waa hees hore laakiin hadaa lajoogaa

  52. Axmed soomaali
    Odayga Nairobi ayaan Ku ogaa waliba wiilkiisa ayaan ingiriiska Isla joognaa wuxuu qabaa gabar abgaal daaud ah waxaa layiraahdaa khadar cabdulcasiis cali barre

  53. ASC.
    HORTA Al-Shabaabki gudaha; Thumma Wallaahi iyo Gabdho Dhoofiye Durba cabaad bay billaabeen. ≈©≈MARKAY arkeen xawliga ay ku socoto N&N iyo Habaynta Maamulka XAMAR. WBT

  54. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Caawa meesha qaxwaa iyo bun baa igu dhaafay…

    War maxaad iigu yeeri waydeen aan dhabayaco wax uga qoslee….

    Maalintaan LOP ku lahaa Farmaajo ka leexda ma taqaannaane aan xasuusiyo, waa SILENT KILLER…

    Ogoow waa goolkii 1aad, dhawr kale ayaa soo socda… Immisaan idin iri Ar Farmaajo iigeeyaa afku ha karo…

  55. Soomaaliyee ha ogaada…

    Bahasha munaafnimada la yiraahdo xag ALLAA laga fashiliyaa… Nimankan Thumma Wallaahi oo xanaaqsan bay inta qol la galeen oo foox u shideen bay nagu soo cabbeeyeen ilaa aan ka kaadin wayno oo ka hoyan wayno oon ka harsan wayno. kkk

    War Ilma adeerrayaallow ka daaya, war sidaa ma aha, nag… Rabbi waa kaa kashifay caawa, oo wixii ay qarinayeen bannaanka keenay…

    Hadda Kubaddu ragga ay dhinacooda taal ee ay ku wiirsanayeen in muddo ah ayaan sugaynaa inay siday tahay ugu laadaan, annaku baas fiican waan u dhignay… kkkkk

  56. Mahiga wa bakhtiyey

  57. War ninkii LOP Xagee ka baxay?dhabayaco ninka ugu caqliga badan haddoo kale wuu dhuuntaa,waxaanse hubaa niyadiisu ma xuma points valid ah ayuu ka hadlaa mararka qaar,tan waxay ula muuqatay tii uu ka dhuuman jiray kkkkk najis zbaaso lugaleey ah.

  58. Mo says kan labaxay waa nin aan tarbiyay ku soo korin hooyo cay ma leh kolay calibeesteen baa tahoo somaliland dhuunta u fadhido daar iyo ood ama kab iyo lax ama har iyo ti kaad rabto u qaado haday and leeyihiin idoor kuma gumeeyeen laangaab

Leave a Reply to Dabshid

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented