|

DAAWO: Baarlamanka Puntland oo ka hor yimid Maqaamka Aqalka sare laga siiyey Gobolka Banaadir (Muuqaal)

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Garoowe shirk u yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlmaaanka Puntland, waxayna si adag uga hor yimaadeen Metalaadii Aqalka Sare maanta laga siiyey gobolka banaadir, ama Maqaamka Caasimadda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen in Maqaamka Caasimadda ee ku Qoran dastuurka uu dhigayo in Labada Aqal ay go’aan soo saarayaan, Balse aysan Xaq u lahayn Xildhibaanada golaha shacabka.

“Waxaa hada muuqata  Caasimad Soomaaliyeed , oo hadana u eg magaalo Reer leeyahay,  markaad eegto sida loo beegsaday dadka Arintaasi ka hadlay , Waana sharci darro go’aanka ay qaadeen Golaha shacabku“ Ayuu yidhi xildhibaan ka hadlay.

“Tirada Aqalka sare waxaa sheegaya Dastuurka,  sidoo kalana Golaha shacabku Awood uma laha inay Furaan dastuurka, waa arimo uga sii daraya Dawladnimadii Soomaaliya ee Dedaalka badan lasoo geliyey.”

Xildhibaanada Puntland ayaa sheegay inay Arintan ka dambeeyaan Siyaasiyiin doonaya inay Hab Qabiil Cod uga raadsadaan Shacabka Caasimadda,  Sidoo kalana waxay dhaliileen Hanjabaada loo diray Xildhibaano kasoo jeeda deegaanada Puntland.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29060

Posted by on Jun 27 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

28 Comments for “DAAWO: Baarlamanka Puntland oo ka hor yimid Maqaamka Aqalka sare laga siiyey Gobolka Banaadir (Muuqaal)”

  1. Kkk

    Markale Hambalyo Banaadir state. Farmaajo shaaru-bahaa kelbad lagaga qabtay, laguma qasbay inuu saxeexo. Waxaan maqlay doolar-dhii-baano ka soo ka soo horjeeday maamulka Banaadir caawa Xerada Xalane Amison u daad guraysay.

    Viva Banaadir State 💪💪💪

  2. Laalays salaan sare awoowe.

    Caawa kablalax iyo xoogaga kaligood wadaniyiinta. Habeen madoow ayey u tahay.

    Miyaad fecbook ku aragtay. Igu sawirtooda.

    Maanta waa lakala baxay. Dir iyo hawiye kaligood ayey meel saareen METELAADII banaadir state.

    Aabaalbaan u haynaa xildhibaanada dirta woqooyi.

    Bal in aan hiraab nahay oo hawiye haybta nagu raaco iyo in aanu banuhaashim nahay la hubsan doonee. Xasuus hore.

    Dhulka xurtaahu waa woqooyi iyo koofur. Xamar hargaysa.

    Viva aka irirsamaale. Hhhhhhhhhhhh. Kaftan

  3. War horta tii budhlayn ahayd maxaaa Ku dhacay ayamahaan…meel walba qeeylo & buuq…warhada bal maruun MAAMADA FEDERALKA hoos haloo eego!!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  4. Waxa la wado waa fawdo iyo qaran dumis, iidoorka taageeray arintaan waxay u taageereen in dalku sii burburo oo Soomaaliya la waayo si qorshohooda quusta ah ay u sii gadaan oo dalka loo kala gooyo, hawiye hurdaayena ma fahmi karo siyaasada iidoor keliya wuxuu fahmaa meeqa kuraas ah baa lay siinayaa iyo xamar unukaa leh, waxaa sidoo kale layaab leh habar gidir ku doodeyaa maqaamka muqdisho iyadoo galgaduud ka timi, mida kale puntland oo hada qaylo ku waalatay oo leh waxbaa qaldan iyadu ma isweydiisay kuraastii aqalka sare ee daarood oo dhan ay u soo qaaday sida ay u qaybisay, waxan wada ognahay in puntland kuraastaas ay beelaha majeerteen ku qurxisay, sidaa darteed waa ceeb in puntland xaq darro ka hadasho, Soomaali oo dhan baa qaranimada waxay ka dooratay qabiilka in loo adeego. Caasimada Soomaaliya waxay ku qurux badantahay in dadku wada yimaadaan oo cidna loogu hanjabin oo ay hooyadii dalka ahaato dadka sheeganaya muqdisho waa kuwii dumiyey. Soomaalidu ha ogaato qofku hantidiisa ayuu leeyahay ee qof magaalo leh ma jiro oo mulkiile ka ah dadkuna marti ugu yihiin
    Soomaaliya sida ay hada ku leexatay oo ah wadadii qabiilka wax fiican kama soo socdaan
    Dadka Soomaaliyeed waa dad fiican lkn waxa hor booda oo siyaasiyan metela dad calooshooda u shaqaystataal ah, dalkuna culumo diimeed ma leh, aqoonyahano ma leh, ururo siyaasadeed oo xor ah oo shacabka metela ma leh, suaal baa ka taagan sidee ey Soomaalidu dawlad u noqon kartaa?

  5. Hambalyo Banaadir State. Canshuurta Ay Batuulo ha yeelato metelaad.

  6. xildhibaanadan waa rag culus warkoda waa in la

    Dhegsystaa

  7. Xildhibaanadu fikirkooda ayay ka hadleen taa macnaheedu maaha in Baarlamaanka Puntland isku raaceen in laga soo horjeesto maqaamka Banaadir.
    Qaabka wax loo doortay dastuurka ma waafaqsana walow muqdisho ay xaq u leedahayn inay matalaad hesho.
    13 gareen oo farmaajo soo magacaabo oo uu ku cod badsado miyay reer muqdisho dan u ah mise dad mataaad dhab ah ku matala?

  8. Xildhibaanadu fikirkooda ayay ka hadleen taa macnaheedu maaha in Baarlamaanka Puntland isku raaceen in laga soo horjeesto maqaamka Banaadir.
    Qaabka wax loo doortay dastuurka ma waafaqsana walow muqdisho ay xaq u leedahayn inay matalaad hesho.
    13 gareen oo farmaajo soo magacaabo oo uu ku cod badsado miyay reer muqdisho dan u ah mise dad mataaad dhab ah ku matala?

  9. KKKKJKJIKJIKJI

    HALAMASH NAAGOOD EE MADHEERTEEN
    HAWIYE HABAYAC UUN BAY KA ADAG YIHIIN IYAGOO BIDDOOD AH.

    HHUHUHUHU

    HORTO MAXAABA IIGA 15 AH
    FAQASHTII QADAAD WAYNTII DHAKADHEER EE ILMA WALLE KHIYAAMO OO KUUKUUYADA QAAQAAWAN IYO XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA AYAA ADDOONSATO.

    BYE
    DON’T
    HAY HABSAAMIN

    MORGEN IK GA NAAR MY WORKEN
    GENEIT MAAR
    I’M MEAN
    JUST CLICK ON
    @ BUURDHAAB HEES.COM
    # miyay miyir beel asqoobeen

  10. Dowlada Puntland arintan wali kama hadal

  11. S/ lander. Salaan sare awoowe

    Kuraasta aqalka sare sida loo kala haysto darood 17 dir 14 hawiye 13. Darood isagoo ka sedburdaday somalida oo idil saami uma ogoli banaadir waaye warkoodu laakiin uma socon doonto.

    Madaxweyne farmaajo. Ma jeclo in reer muqdisho metelaad helaan ama hawiye qaato waxa reerkiisu helo wax ka badan. Laakiin ma diidi karo oo suulka ayaa laga saaray.

    Dee waana wixii meesha loo keenay. Oo codka loo siiyay.

    Hadii madaxweynuhu hawiye ahaan lahaa sheekadu sidaan way ka bedelbaan laheyd. Laakiin maanta waa qabiran yihiin oo wiilkoodii ayaa suulka laga saaray.

    Kablalax ayagaa wiilkaas dayacay. Oo u diiday in uu dhulkooda booqdo.

    Ayagaa diiday in ay la sheqeyaan.

    Ayagaa u diiday in ay canshuur ciidan iyo dhul uu xukumo intaba u ogolaadaan.

    Ayagaa u diiday in uu shatiga siiyo markabka ka kaluumeysto dekadda bosaaso.

    Ayagaa mareexaanimo ku colaadiyay. Oo dhahay kursiga ma geeyo.

    Ayagaa ka doorbiday. Kenya iyo emeraad in ay ka racaan.

    Maanta calaacal iyo oohin unbaa la gudboon.

    Waan hubaa in uusan jecleyn sideey wax u dheceen laakiin waxba muusan ka qaban Karin.

    Wiigaga soo socdana isagaa suulka laga saarayaa.

    Indho rumeey ku ooyaan.

    Kursi masloxo waan dhiibay wexeygina waan marsaday.

    Nexst stop waa maqaamka muqdisho.

    Mahad balaaran ayaan u haynaa xildhibaanada dirta woqooyi.

  12. Garqaad
    Hambalyo qoodhey iyo xeraday waxaan ka markhaati kacayaa in Seynab ka karti badantahay raggii hore oo hawiye oo madaxweynayaasha soo noqday mar hadday Mayeeraankii Farmaajo kasoo saxiixday 13 xildhibaan oo hawiyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Xaange.

    Caawa warkiinu qabasho malahan.

    Anigoo laandheerihii iyo indhihii somalida ah. Ayaan aqbalay in aan qaato. 13 xubnood. Adigoo saxaraha deganna aad qaadatay. 17 xubnood.

    Gabdhaha in aan soo hadal qaadno.niyadda nagama soo gelin. Dee nin iyo kartidiisa.

    Waxaan taas kuugu darayaa. 13 xubnood. Hawiye kaliya in aysan noqoneyn. Intaas waan ka gobsanahay. Ee welwelka jooji.

    Ilowse kala baranay xildhibaanadii sade iyo kuwii kab iyo jaan. Kkkkkk.

    Dee hadiiba darood metelaada xamar wax ka helo. Waa sade mareexaan. Ake hiraab.

  14. Waanu soo dhaweyneynaa matalaada muqdishio ku yeelatay aqalka sare.waxaan kaloo cadeyneynaa maanta in lakala bartay cadowga reer muqdisho horumarkooda hortaagan kablalax oo uu hogaaminaayo majeerteen way qarsan waayeen naceybka ay u qabaan dadka dagan muqdisho weyna cadaatay. Majeerteenka Diidan matalaada xamar ee canshuurta xamar ku nool macnahoodu muxuu yahay?hawiyase maxaa maanta la gudboon?taariikhdu iyadaa isqoreysa innaguna marqaati baanu ka nahay.guul iyo gobanimo .ishii bugtaay ku bikaacso

  15. 3 sano ayaa koodii hadla ama micrafoon loo dhiibaba ku hayey maqaamka Muqdishu meel ha la saaro, xidtaa Faroole. Ma markii hawshii la bilaabay bay qaylo bilaabeen?. Manaafaqad…

    Thumma-wallaahi group oo waa ku baryay, ka dib markay ogaadeen khiyaanada Aaran-jaan, iyo cidda wax la jecel iyo cidda kale…

    • Kalsame

      Midgaan ilkayar ah baad tahay, doqonkan farmaajo
      wuxuu banaanka keenay ciddi xumida ilkayar.
      wax hagaaji uma ogolaan meqaamka muqdisho ee ilkayarta la talisa ayaa kula talisay kollay soo noqon maayee in uu dalka fowdo galiyo, oo dalkii soo kabanayey dib u celiyo. waxaa igu maqaalo ah in siyaad barre oran jiray dal mooyee dad ka tagi maayo, wixii laga dhaxleyna waan wada ognahay.

      Muqdisho waa meesha dhibaatada ugu badani ka dhacday,

      Muqdisho haddii la leeyahay waa magaalo madax waa in soomaali oo dhani iska dhex aragtaa oo ay maamulkeeda qayb ka noqdaan oo ay dareemaan in aan cidna ka lahayn goonina u sheegan karin.

      Haddii taa la waayo, micnuhu waa in magaalo madax cusub oo la wada leeyahay la dhiso.

  16. Xildhibaanada puntland ee magalada muqdisho si qabyaaladaysan wax kasta ugu diidaya ha ogaadeen dekanada ay muqdisho kagaleen iyo xasuuqii ethiopian noogu soo adeegsadeen in aanaan la ilaawin federal ayaga ayaa keenay ethiopian ayaga ayaa wadanka keenay hadana ayaga ayaa markasta qaylinaya

  17. Dr Garqaad…

    Masha Allah …sifiican baaad iigu sharaxday hawsha kasocota Xamar daye & Koonfur…runtiinaa Aniga shaqsi ahaan …aaad & aaad baaan uga aradanahay siyaasada koonfur ka socota.

    Faysal Cali warabaaa halkaas igaga wngsn awoowee…

    Hambalyo Hambalyo mar labaad Sidaaa ugu guulaysateen daah-furka BANAADIR STATE…

    Guul & gobanimaan idii. Rajayanayaaa!

    God bless Somaliland Republic!

  18. Garqaad

    Midqudha baaan kaagaaa tagayaaa AWOOWEEE…midas waxa weeyeeee…reer Qurrac dhirbaaxada ugu roonoow!
    Hadaad Kala bakhaysho inaaa cabsatay Ku moodayaan.

    Shaabuugaa ayaya afgarashadoodu tahay!

    God bless Somaliland!

  19. Garqaad

    Hadeeer EREYGA DAAROOOD waaa laga tirtiray waqooyi ama Somaliland sidaad hadba u taqaaan…

    Nin reer qurrac ah uma ogolin inuu wax wasiir ka badan hello!

    Idinkuna ilaaaa siyaasadiinu saaas ahaato….waxoogaaa dib usocod baaaa noqonaysaan…

    Anyway Congratulations to the BANAADIR STATE…WELL DONE AND MOVE FORWARD!

    God bless Somaliland!

  20. xaange

    Tartanka Kablalax iyo Sade, boos noogama banaana

    Lkn ka xoshoo Maamada Qaran (Maamo Seynab)

    Midna qorshaha ku darso, Farmaajo iyo dhalinta Murusade waxey saaxiib ahaayeen asagoon aadin USA oo ah meeshay isku barteen xaaskiisa Seynab

  21. Waa in reer Qurac loogu celiyo Wareega HAGBADDA VILLA Xamar

  22. MAAMADA FEDERALKA Mingiskaa ku kacsan ayaantan, 7 gogol ayey dhigeen oon loo juuqin

    Farmaajo wuxuu ka dhabeeyey Buuguu qorey
    Waxaa ka muuqdo xumaan

    Isaaq
    Majeerten
    Iyo Mudullood

    Waa markaan fasiro aqshinkiisa

    Xassan Shiikh maaheeyn Qabiileyste lkn Ficilkiisa ayaa ahaa –

    Koofur ayaan wax laga qabankarin, we maxaan ka xastaa Somaliland (yes Fowsiyo wey ku laheyd kasbeyn)

    Iyo HAG GROUP oo ka xanaaqsanaa C/llaahi Yuusuf iyo MELES AXMAAR

    Somaliland iyo HAG GROUP waxey ka mideysnaayeen in PUNTLAND la isolated gareeyo because of

    Somaliland iyo arimaha Sool
    HAG GROUP iyo arimahii ETHIOPIA XAMAR.

  23. Laakiin Tan Farmaajo waa
    dagaalkii Kambala
    Dagaalka Kismaayo

    Ee markaan runta hoose sheego

    Ma jirto Caadifad Habar-Gidir oo ku aadan Majeerten ama Guud ahaan Hawiye.

    Waxaa kaloo yaableh gaar in hal mar hoos u dhacaan power wasiirada Qorsheynta iyo Arimaha Dibadda

    Shaqadaas waxaa kala qeybsadey

    Beyle iyo
    Rasalwasaarahe kuxigeenka Mahdi M. Guuleed.

    (Inkastoo lagu eedeeyo iney ku luglahaayeen arimo uu Kheyre ka xanaaqey sidii XOOLIHII BERBERA).

  24. Matalaada magaalada muqdisho ay heshay waan soo dhaweyneynaa waxaana leenahay hambalyo,kuwa diidan ee u muujinaayay inay raali ka yihiin matalaada muqdisho markii hore waa labawajiilayaal waxaase alle mahadiisa in maanta la bartay ama la arkay wajigooda saxda ah. Dad bay meeli bugtaa ,bugtaa dad meel meeli bugtaa bugtaa. Maqaamka muqdisho miyey ka bukaan.matalaada ay heshay miyey kabukaan. Aan Midawno miyey ka bukaan.mashxarada dhaceysa miyey ka bukaan.kii naga beyra haynaga baco.boogi kutaalee haynaga baxo,dhulka bi,inaaya hay naga baxo,loomaba baahnee hay naga baxo.

  25. ASC.
    HORTA Xaangow ina Abti (luuqad qabyaaladaysan baan kugula hadli Maadama aadan MID kale aqoon).≈©≈Adeer wax lala yaabo ma aha HADDAAD Ruux u qaadato inuu kaa Caqli yaryahay LAAKIN waxaa nacasnimo ah INAAD tiraah 16toban beelood kuma jiro ruux kaliya oo garasho igu gaara Sababta oo ah anigu waxaan u dhashay reer LEBI”. ≈©≈HORTA saaxiibow WAXAAN kugula talina Haddaadan weli guursan INAAD xero MJ guur ka raadsan “Mid QADARKU qasbo mooye” sababta oo ah Marka hore Cudurrada layska dhaxlo ayyaan ubadkaaga u gudbayn Marka labaad Fikirka Aad Qabyaaladda ka qabtaa isbedeli Midda saddexaad Waxaad heli Xannaano saaìda OO gabadha isdhihi “Yaan Sayyid kaaga iyo Gurigaaga Wax laga sheegin oon la dhihin; “Waa tii xumayd oo reer hebel. Waa noo markale WBT

  26. Ahmed Somali
    Anigu waxaan jeclahay fikirka aan qabo sida alle igu ogyahay oo aan munaafaqad ku jirinn inaan u dhiibto ama ha xumaado ama ha samaadee.
    Soomaalidu 99% waa qabyaaladaiistayaal hadana iyagoo sidaa ah ayay wada qarsanayaan oo aanay qiran karin. Waxayna u badanyihiin dad uurkooda iyo afkoodu is khilaafsanyahay.

  27. ODAy ka labaxay ee habargidir galgaduud bay ka timi leg meeqaanka xamar inay ka hadasho ma aha yaa calibeesteen cawaana oo dhulmahante ah baa tahay horta habargiddir waayo soo baro kulayaabimaayo oo hadii maraykan laga hadlo IIdoor ku soo xadaaq ala guskay ku galiyeen waynaa waligii wuu kugu jiri laangaab hambalyo tolkey

Leave a Reply to sOmalilander

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented