Muuqaal iyo Xog Cajiib ah : Hogaaminta MD. Erdogan, Horumarka Turkiga iyo Halka uu ka keenay iyo Xabsigii uu galay

Ankara ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij XIiso badan oo lagu soo bandhigay Taariikhda iyo Hogaaminta madaxwaynaha dalka Turkiga Rajeb dayib Erdogan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Barnaamijka Qayb ka ah Taariikhdii iyo Noloshii adkayd ee Turkiga taalay 1990-kii, Halgankii uu Madaxwayne Erdogan kasoo Bilaabay magaalada Istanbul ee dabka ugu Fiday guud ahaan dalka turkiga, markii dambana sabab u noqday inuu Hogaamiyo Jamhuuriyadda Turkiga.

Barnaamijkan oo Xiiso badan waxaa Qayb ka ah Tallaabooyinka uu Guusha ku gaadhsiiyey dalkiisa, Xabsigii uu soo maray Xiligii uu Halganka Siyaadda kasoo bilaabay Istanbul, Heerta uu maanta marayo dalkiisa.

Ugu dambayntii markaad Daawato muuqaalkan oo Xog badan aad ka heli doonto is waydii waxa la gudboon Shacabka Soomaaliyeed !

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Faarax Macalimo oo Waraysi Uga hadlay Dagaalka Itoobiya iyo Doorashooyinka Soomaaliya
- Nov 25, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Faarax Macalimo oo Waraysi Uga hadlay Dagaalka Itoobiya iyo Doorashooyinka ...
Madaxwaynaha Koonfur Galbeed oo Weerar ku Qaaday Musharixiinta Ku shirsan Muqdisho
- Nov 25, 2020
Baydhabo ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan ...
Shariifo Cadow oo soo Bandhigtay Su’aal ay Horay Madaxwayne Farmaajo u waydiisay
- Nov 25, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Maamo Shariifo Cadow oo ka mid ah dadkii sida weyn ...
Daawo Xogta Gantaalaha cusub ee Imaaraatku u keeneen Khaliifa Xaftar iyo Xiisada Liibiya
- Nov 25, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Xogta Gantaalaha cusub ee Imaaraatku u keeneen Khaliifa Xaftar iyo ...
AMISOM oo ka hadashay Xaalada Soomaaliya iyo Arinta Doorashada
- Nov 25, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxa ciidamada AMISOM, Amb Francisco Madeira oo sidoo kalena ah ...