|

MUUQAAL: Dhalinyarada Buuhoodle iyo Dabaal dega Todobaadka Xoriyadda Dalka (Daawo)

Buuhoodle ( Kalshaale ) Iyadoo guud ahaanba dalka iyo daafaha Caalamka Siwayn looga dareemayo Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada Soomaaliya ayaa dhalinyarada Buuhoodle waxay qaybteen kulan ay ku Xusayaan munaasibadan Qiimaha badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Banaanka magaalada Gaar ahaan goobaha dalxiiska ayay Wakhti ku wada qaateen Dhalinyarada oo Huwan Calanka dalka, sidoo kalana waxay isugu Hambalyaynayeen Munaasibadan Qiimaha badan.

Waxaa sidoo kale muuqaalkan ku Lammaan Fariin iyo dardaaran ku socda Madaxda Soomaaliya, taasi oo ka turjumaysa rabitaanka dhalinyaradda.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=29035

Posted by on Jun 27 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “MUUQAAL: Dhalinyarada Buuhoodle iyo Dabaal dega Todobaadka Xoriyadda Dalka (Daawo)”

  1. Waa sax was wax lagu farxo lakiin dawlada fadaraalku 5 maamul goboleed bay ogoshahee keed raacsan tihiin . Farmaajo yey idinkaga dhaginee calibeesteen

  2. salaamu caleeekum

    MASAAKIIN…MASAAKIIN

    Gobalkoodi baa dhacay….

    XUUSHO baa loo yimid,oo lagu yidi, XUUSHOOD, NEBI MOXAMED CSW waa dhintay..

    XUUSHO wxeey ku jaabtay… Maxaa iiga ka diish ah, hadii NEBI MOXAMED CSW uu dhintay.. Awalba xaadhkayga lee cunaayey..

    SUBXAANALLAAI CAZAA WAJALLAAAA….

  3. BAHO DARAAWIISH waxaan idiin sheegayaa yaan laydim qaldin dhamaan maamul goboleedyada waa beelo wax soomaali la yiraahdaa ma jirto, dadkani intooda badani taariikh aanay hore u lahayn bay raadinayaan, kasoo bilow somaliland ilaa geeska kale, JUBALAND iyo k/galbeed baa wax maamul soomaaliyeed ugu dhawaa iyana ASHABAAB iyo isqabqabsi bay ka dhaamaan la’yihiin, kuwo aan waligopd xabad xoriyadeed ridin oo xabashi iyo gaalo kabaqaad u ahaa yaanu idinku sheegan DAWLAD. wwixii soomaali ka sokeeyaa waa beelo, Maro beeleed(calan ku sheeg) meel tagi wayday, islaamahaa diracyo ka tosha kaliya..

    • KKKKJKJIKJIKJI
      KA HABAR KUULAY BAY RAAC SAN YIHIIN
      ADNA XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA CAR ISKA XOREEYA
      DAAROOD SAWAABANE
      DABA QOODHI.
      @ XORNIMO SUMADLAA.COM

  4. Asc dhamaan asxaabta chanelka kalshaale kuxiran iyo Banda kalshaaleba waxaan halka an kasalaamaya dhalinta reer buuhoodle ee jecel dalkooda🇸🇴dadkooda iyo diintoodaba👋❤️👍waxaanan leeyahay insha alaah dulmiga waad kabadaysaan waxaana tihiin🇸🇴👍👋somalida dhabta ah ee wadaniyiinta ka ah somalida hada jirta ee kunka madax iyo magacba leh waadna kusuntan tihiin taariikhdii daraawiishta👍👍👍👍hanbalyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️26ka juun👍🌹

Leave a Reply to LAFARUUGAAWI

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented