MUUQAAL: Dhalinyarada Buuhoodle iyo Dabaal dega Todobaadka Xoriyadda Dalka (Daawo)

Buuhoodle ( Kalshaale ) Iyadoo guud ahaanba dalka iyo daafaha Caalamka Siwayn looga dareemayo Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada Soomaaliya ayaa dhalinyarada Buuhoodle waxay qaybteen kulan ay ku Xusayaan munaasibadan Qiimaha badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Banaanka magaalada Gaar ahaan goobaha dalxiiska ayay Wakhti ku wada qaateen Dhalinyarada oo Huwan Calanka dalka, sidoo kalana waxay isugu Hambalyaynayeen Munaasibadan Qiimaha badan.

Waxaa sidoo kale muuqaalkan ku Lammaan Fariin iyo dardaaran ku socda Madaxda Soomaaliya, taasi oo ka turjumaysa rabitaanka dhalinyaradda.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Hobyo man says:

    Waa sax was wax lagu farxo lakiin dawlada fadaraalku 5 maamul goboleed bay ogoshahee keed raacsan tihiin . Farmaajo yey idinkaga dhaginee calibeesteen

  2. Baawani King says:

    salaamu caleeekum

    MASAAKIIN…MASAAKIIN

    Gobalkoodi baa dhacay….

    XUUSHO baa loo yimid,oo lagu yidi, XUUSHOOD, NEBI MOXAMED CSW waa dhintay..

    XUUSHO wxeey ku jaabtay… Maxaa iiga ka diish ah, hadii NEBI MOXAMED CSW uu dhintay.. Awalba xaadhkayga lee cunaayey..

    SUBXAANALLAAI CAZAA WAJALLAAAA….

  3. Somali galbeed says:

    BAHO DARAAWIISH waxaan idiin sheegayaa yaan laydim qaldin dhamaan maamul goboleedyada waa beelo wax soomaali la yiraahdaa ma jirto, dadkani intooda badani taariikh aanay hore u lahayn bay raadinayaan, kasoo bilow somaliland ilaa geeska kale, JUBALAND iyo k/galbeed baa wax maamul soomaaliyeed ugu dhawaa iyana ASHABAAB iyo isqabqabsi bay ka dhaamaan la’yihiin, kuwo aan waligopd xabad xoriyadeed ridin oo xabashi iyo gaalo kabaqaad u ahaa yaanu idinku sheegan DAWLAD. wwixii soomaali ka sokeeyaa waa beelo, Maro beeleed(calan ku sheeg) meel tagi wayday, islaamahaa diracyo ka tosha kaliya..

    • LAFARUUGAAWI says:

      KKKKJKJIKJIKJI
      KA HABAR KUULAY BAY RAAC SAN YIHIIN
      ADNA XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA CAR ISKA XOREEYA
      DAAROOD SAWAABANE
      DABA QOODHI.
      @ XORNIMO SUMADLAA.COM

  4. Igland says:

    Asc dhamaan asxaabta chanelka kalshaale kuxiran iyo Banda kalshaaleba waxaan halka an kasalaamaya dhalinta reer buuhoodle ee jecel dalkooda🇸🇴dadkooda iyo diintoodaba👋❤️👍waxaanan leeyahay insha alaah dulmiga waad kabadaysaan waxaana tihiin🇸🇴👍👋somalida dhabta ah ee wadaniyiinta ka ah somalida hada jirta ee kunka madax iyo magacba leh waadna kusuntan tihiin taariikhdii daraawiishta👍👍👍👍hanbalyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️26ka juun👍🌹




MUUQAAL: Siciid DENI oo Weerar ku Qaaday Gudoomiye Mursal (Daawo)
- Jul 7, 2020
Garoowe ( Kalshaale ) Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa weerar afka ...
Wararkii ugu dambeeyay CIidamo ka tirsan AMISOM iyo Qarax loo dhigay
- Jul 7, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ciidamo ka ...
IMAARAADKA Carabtu Muxuu ku Caashaqay IIRAAN , Miyuu kasii durkayaa Sucuudiga ?
- Jul 7, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale ) Khubaradda dalka IIRAAN ayaa rumeysan in Imaaraadka Carabtu uu ka ...
Waraysi Xiiso leh : Safiirka Somalia ee QM Abuukar Baalle “Somalia Hada waxba looma yeedhiyo” (Daawo)
- Jul 7, 2020
Minneapolis ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Xiiso badan oo ...
Dawladda Shiinaha oo Maamulka Taiwan ku eedeeysay inay ku Geftay Qaranimada Soomaaliya
- Jul 7, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Shiinaha ayaa sheegtay inay si ...