|

SAWIRRO CUSUB : Magaalada Muqdisho oo Cagta Saartay Jidkii Horumarka iyo Bilicda [Daawo]

Muqdisho  ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Mudooyinkii ugu dambeeyay Waxay ku Tallaabsatay Horumar kala duwan oo dhinacyo badan Taabanaya.

Bulshada Soomaaliyeed iyo Ganacsatada ayaa door fiican ka Qaatay Bilic soo celinta Caasimadda, Sidoo kale Goobi Taariikhi ah oo ku yaalay magaalada ayaa lagu dhisay Barnaamijka Isxilqaan ee Madaxwayne Farmaajo uu ku dhowaaqay.

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinayanaa Qayb kamid ah Sawiradii ugu dambeeyay laga soo Qaaday maanta Garoonka Kubadda cagta Muqdisho Stadium oo dhawaan dib loo dayactiray iyo meelo kale oo kamid ah Goobaha Bilicda san ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=27712

Posted by on May 31 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “SAWIRRO CUSUB : Magaalada Muqdisho oo Cagta Saartay Jidkii Horumarka iyo Bilicda [Daawo]”

  1. Dawlada Norway iyo Eu way ku mahadsanyihiin inay kharash badan ugu yabooheen dib u dayactirka garoonka.

  2. 60 sano ayaa Soomaali waxay ayadu lahayd iyo waxii shisheeye siiyayba lagu hubsaday Muqdisho, balse waxay ku dambaysay Goof iyo Guri Qabyaaladeed….Waxayn rajaynayaa in Xamar iyo dadkeedu wax ka bartaan sooyaalka taariikhda…Somalia Xamar mahan, dadka Somaliyeedna inta Xamar deggan mahan sida DFS u taqaan

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented