SAWIRRO : Degmada isku tashatay ee GALDOGOB , Maxaadse ka ogtahay Dhalinyaradda Dab-demiska ? (Daawo)
Galdogob ( Kalshaale ) Wax ka baro kooxda Dabdamiska Degmada Galdogob ee Gurmad oo ay guddoomiye ku xigeen u tahay Gabadh Dhalinyaro ah. .
Muniira waxay iisheegtay in ay si isxilqaan ah ku shaqeeyaan Dhalinyaradan islamarkaana aysan Qaadan wax mushaar ah.
kooxdu waxa ay ka koobantahay 25 qof oo dhallinyaro u badan habeen iyo maallinna ay kala galaan shaqada.
Nasiib xumo mahaystaan guri ay ku shaqeeyaan, hadda waxa ay sii isticmaalaan dhismaha shirkadda koronta ee degmada Galdogob.
Degmada Galdogob ayaa ah degmo si cajiib ah Horumar kala duwan u samaynaysa, Waxaana dadka deegaanku ay yihiin kuwa isku tashaday, oo Wadooyin laami ah iyo Mashaariic kale ku dhistay isxilqaan.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=27637
Dab-damiska korka laga saaran yahay muxuu dab damiyaa, dadka isaga korka ka saaran ayaaba khatar ku jira
Maansha alaah reer galdogob dhulkii ayeeyadeey kasoo jeeday guul iyo gobanimo isku tashada oo isku duubnaada waad guulaysanaysaan insha alaah❤️