|

WARAYSI : Maxaa kala Qabsaday Wariye Hareeri iyo C.raxmaan Saylici [Daawo]

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu Wariye Cabdisalaam Hareeri la yeeshay Cabdiraxmaan Saylici Madaxwayne ku xigeenka somaliland, oo la hordhigay Su’aalo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdisalaam Hereri ayaa Waydiiyey Saylici goorta uu ka gudbi doono inuu Noqdo [Malxiis] Madaxwayne ku xigeen, oo uu isku taagi doono inuu Noqdo [Caruus] Madaxwaynaha ?

Saylici ayaa soo bandhigay Damaciisa ku saabsan inuu noqdo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye , Waxaana wax laga waydiiyey Arimo kale oo dhowr ah.

DAAWASHO WACAN – WARAYSIGA SAYLICI

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=26332

Posted by on Apr 30 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented