MUUQAAL: Xaaladii Murugada lahayd ee ka dhacday Qardho iyo Ciidankii shacabka Gurmaday oo la Dalacsiiyey
Qardho ( Kalshaale ) Magaalada Qardho ee Gobolka Bari waxaa ka dhacay Arin Murugo ku reebtay Bulshada deegaankaasi, kadib markii ay daadad xoogan kusoo Fataheen, kuwaasi oo gaystay khasaare Naf iyo maalba leh.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidamada ku sugnaa deegaanka ayaa dhankooda Gurmad u fidiyey dadka Jilicsan ee saamaynta ay ku yeesheen Biyaha Xoogan, waxaana dalacsiiyey ciidankaasi madaxwaynaha maamulka Puntland.
Dhinaca kale Raysal wasaare khayre ayaa magacaabay gudi loo xilsaaray Gurmadka Qardho iyo weliba magaalada Baardheer oo Webiga Jubba uu ku Fatahay.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=26327
Posted by kalshaale
on Apr 29 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can leave a response or trackback to this entry