|

MUUQAAL: Wasiir Foosiya oo Sharaxday Xaaladihii ugu dambeeyay ee Dalka

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Caafimaadka ee Dawladda Soomaaliya Dr. Foosiya Abiikar ayaa sheegtay 165-Qof laga helay Cudurka Koroona Fayras, Sidoo kalana waxay sheegtay inay u geeriyoodeen  7 Qof .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiir Foosiya waxay sheegtay  3-Qof ayaa ka raysteen cudurka, Waxayna sidoo kale xustay inay Kordheen dadka lagu dawaynayo Cisbitaalka martini, iyo Dadka doonaya inay iska Baadhaan Cudurka.

Dhinaca kale Wasiiradu waxay sheegtay in hadii ay xaaladu kasii darto ay  Qayb kamid ah Cisbitaalka Banaadir  Qayb kamid ah xaalada dadka lagula tacaali doono.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=25918

Posted by on Apr 20 2020. Filed under FLASH, MAQAL IYO MUUQAAL, VIDEO, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “MUUQAAL: Wasiir Foosiya oo Sharaxday Xaaladihii ugu dambeeyay ee Dalka”

  1. Wasiiraddu si fiican bay u sharraxday meesha wax marayaan, dumarka soomaaliyeed ragga iyagaa shaqada kaga wanaagsan yaase ka faa’iidaysanaya oo fursad siinaya?! meel walba loser aan waxba soo kordhinaynin oo qabiil lagu keenay baa dadka hortaagan! gabdhaha fursad ha la siiyo, waa haddii la rabo in dalkaani hagaago.

    WBT

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented