Muqdisho : Wiil si dareen leh uga hadlay Dilkii Aabihii ee Ciidamada Itoobiya iyo Xasuustii Nuur-Cadde ee Xiligaa [Video]
Muqdisho ( Kalshaale ) Sakariye Maxamed Axmed Hurre wuxuuna ila wadaagaa Xaaladii magaalada Muqdisho Gaar ahaan Dagaalkii Shacabka Muqdisho iyo Ciidamadii Itoobiya, Iyadoona Dagaalkaasi uu ku waayey Aabihii Maxamed Hurre Alle ha u naxariistee.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale wuxuu ka Hadlayaa o Waxyaabaha Shacabku magaalada Muqdisho gaar ahaan ku xasuustaan Xiligaasi adkaa Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Nuur-Cadde oo dhowaan ku geeriyooday London.
Wuxuu sidoo kale Sakariye ka hadlayaa Magaalada Muqdisho Marxalado kala duwan oo ay soo martay iyo Sidii ay Maxaakiimtu uga Faa’iidaysan waayeen Fursadii soo martay.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=25183
Maamulayaasha websidekan.
Waxaan idin leeyahay waxaan oo kale wax laga faa’iidayo majirto aan ka aheyn in uu yahay war xaqiiqda Iyo cadaalada aad uga fog. Caadifad fogna ka guuxayo. Dowladii dhexe buu noo caayayaa. Wuxuu noo amaanayaa Kaaba qabiiladii qoyskiisa ahaa ee dadkoda gadan jirey sidii xoolohii.
Xamarta uu ka sheekeynayo waa iyagii isku diirtey sidii yeydii, markii cuqubada Iyo dulmigii foosha xumaa ey faleen kuu baxey.
Fadlan war umada wax tar uleh keena, waxkasta hanoo soo xariiqinee.