Sh. Idiris iyo Dhuusamareeb “Hadii la yidhaahdo Farmaajo ayaa Jannada Jooga Qaar ayaa diidi doona”
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheikh Maxamed Idiris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Xaalada Galmudug, Iyadoo dagaalo Qadhaadh ay ka dhaceen magaalada Dhuusamareeb, Islamarkaana ay Dawladda Soomaaliya isku dhiibeen Hogaankii Kooxda Ahlu-Sunah.
Wuxuuna Qoraalkiisa ku Bilaaban Sidan “Shacbiga Galmudug iyo guud ahaan soomaaliya waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu nabad gelyo iyo xasilooni iyo barwaaqo siiyo. Dagaal cidna faa’iido uguma jirto. Laakiin mar buu dani ku badday noqdaa! Nin yaqaanina kuma ordo!
Intii ka qayb qaadatay in la soo afjaro dagaalkii 24 saac ka dhacay dhuusamareeb waa ku mahad sanyihiin. In amarku dawlad keliya gacanteeda ku jiro, waa maslaxad, eeddeeda iyo amaanteedana iyadaa hadhaw lagala xisaabtamaa, laakiin dagaal iyo fawdo, iyo boqol amiir dan iyo dawladnimo toonna ma aha!
Dawladda wax badan oo lagu dhaliili karo ayaa jira, wax badan oo lagu ammaani karana wey leedahay, hadii caddaalad iyo caqli loo hadlayo. Dalka boqol dawladood haka jiraan iney diido, waxaan filayaa inaan lagu dhaliili karin!! Ee lagu garab istaago!
Dadka qaar ayaad moodaa mucaaradnimadu iney la galeyso: wax kasta oo dawladda jirta ka yimaada halla diido!! Waxaan ka baqayaa dadka qaarkiis iney la gaarto hadii la yiraahdo, Jannadii baa halkan laga gelayaa, farmaajaana jooga iney yidhaahdaan Janna farmaajo joogo ma rabo!!.
Subxaanaka yaa cadiim!
HALKAN KA DAAWO DHUUSAMAREEB OO LAGU KALA BAXAY
Kalshaale – Warar Sugan iyo Suugaan
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=23470
KANAABA U DARAN
FARMAAJO JANADA MAJOOGO ANAGAA KU
LEH!! NINKAASI HAL MILLION BUU KU KHARASH GAREEYEY SI UU MARAYKAN U JOOGO ?
WAA WADA MACAAN JECEL…
Kani wadaad Maaha waa wadaad xume.
Kani waa dameer ciyey o caadifad
Qabiil madax martey maxa iska
Galey Farmaajo iyo janno
Wax leeysku misaali karo maba
Ahane wahabi urey o takfiir ah
ASC.
NINKANI WAA NIN ISU DHIIBAY ILAAHA WEYN OO WAAXIDKA AH, IDINKU YAAD ISU DHIIBTEEN? MA QABIIL?. WBT
Sool bay ahayd in saa oo kale loogu kalabaxo. Puntland waxay u xorayn wayeen farmaajo ayaa federaalka madaxwyne ka ah. Waxay mudo 4 sano ah intay farmaajo ka hinaseen. Gobalka sool faraha kala baxeen gaas iyi dani iyo cawanta ka hoos aysa ee dhulbahante. Xildhibaan wasiir garoowe iska jogaan. Cebay tacal. Kkk.
Garqaad
Asa
Waxaad qortay
“Kani wadaad Maaha waa wadaad xume.”
Subxaanallaah. Adigoo soo maray xarakadiisa inaad sidaa tidhaa waa yaab.
Aan ku xusuusiyo cilmi jarxiga iyo tacdiil fil xadiis wuxuu ah aljarxul mufasar muqaddam fi tacdiil.
Bal noo sheeg jarxiga mufassarka ee Maxamed Idiriis.
Wallaahi Ali Jumca mufti masar iyo kuwa imminka jooga dunida Islaamka dhammaantooda xukkaamta dhuqaata u tabriiriya wax kasta nin yidhi malahan culimo maahan illa in daliil loo helo mooye.
Hilibka culimada waa sun ee iska ilaali.
Midda kale markaan qoraalladaada hore eego iyo kuwaada dambe waxaa ii muuqata sida uu karkaarka ku waydaariyay Dabshid oo ah nin kutobo xoor ah oo aan aakhiro dan lahayn sidaan u fahmay.
Aan kuu naseexeeye qabyaaladda iska dhaaf ee ku soo noqo Garqaadkii hore ee aan niqiinay.
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali Traitors
Cali Caac
Munaafaq baad tahay. Maalinkasta qabiil ayaad halkaan ku caydaa mid kalena ku difaacdaa. Dad-ka kalena waxaad ku eedaysaa inay yihiin qabiilaystayaal.
Adigu ma quraan baad ka akhridaan meeshan.
Naclatalaa calaa wajhak yaa munaafiq!
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wiil Hiraanb al suufi al haalik
Weli waxaad u baroranaysaa daanyeertii maanta lagu xidhay Dhuusamareeb ee suufiyada.
Midda kale yaa kuu sheegay inuu Sh. Maxamed Iidiriis xitaa uu ka dhashay qabiillada Soomaaliyeed.
Miskiin
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Laalays
Aniga ku caayi maayo kuna quudhsan maayo and this exception only waayo waxaad tahay miskiin ku nool riya maalmeed.
Adeer difaaca midnimada Soomaaliyeed iyo ka hortagga hororka Iidoor qaarkiisa waa waajib sharci ah iyo daruuro qarameed ee iska caytan.
Intaa haddaadan kala garanayn dee adiga ayay kuu taalla
Wax baro deetana hadal yaa hadaa.
Ramatnii bidaai’haa thumman sallat
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ilaahay ha laga cabsado oo culimada ha la ixtiraamo waayo culimada booskii rususha ayay joogaan.
Horaa loo yiri
“Qofkastoo dekeno galay
Qoluu dabada geliyoo
Danbi dhacay masuul ma leh
Markaad hebel duqaysaa
Reer hebel damqanayaan”
By abwaan Gaariye
Cali Bacaac
Ma jiro MUNAAFAQ kaa weyn oo kalshaale.ca soo gala. Keleb fawqal keleb !
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Laalays,
Ma naag baad tahay mise nin?
laalays waa dhedig!! mise ragga la guursadaad tahay? habeen iyo maalin afkaad xaar ka daadinaysaa! iidoor uraya oo laan gaab ah baad rahay. waligaaba cabaad oo madaxa darbiga ku garaac miyaad ka badin inaad iidoor laangaab ah tahay? dhinac walba waa lagaa kulaalayaa!
walhtiga ku haboon baa lagula sugi kadibna idinkoo soo jeeda baa laydinku guuri ee maxaad fali?
wakhtigaa inta ka horreysa sidaa afka xaarka uga daadi illeen khaniis khaniis dhalay baad tahaye.
Gucking idiot.
War yaabnay war waa maxay waxan iyo xooggani iyo ismaquuniskani..
War ma anaa yaaban mise Cadan baa laga heesayaa…..
Waxaan moodayey in sheeko ku go’nayd in xoog iyo ismaquunis xal keeni waayey, loogana guuray, wada hadal, isqancis, isu tanaasul iyo talo wadaag….markay halkaas marayso ayaa Farmaajo &groups ku soo boodeen…..waxaad moodaa inay shukaantii 36o degree leexiyeen oo ay ku celiyeen halkii ay joogtay 30 sano ka hor….tan walaacaa keenaysaa waa sidan xal ma keenaysaa mise waa uga sii daraysaa…..waa su’aal taagan….
Cali zubeer. Asc.
Horta waad ku mahadsan tahay. Hadaan qalad galo in aad iga qabato. Dad waa wayn oo gole wada joogo ayaan nahay. Marka laga tago kaftanka waxyaabaha culculus waa in aan iska qabanaa. Sidaas caqliga saliimka ah ayaa qabo.
Ninyohoow wadaadkaan dhowr jeer ayaan hadaladiisa arkay.
Sheekhaan iyo sheekhyo badan oo uu ka mid yahay sheekh umul anu waxba kama dhagaysto. Waayoo waa wadaado qabiilka qalbiga uga jira.
Sheekh idiris waxaan hayaa isagoo xasan sheekh. Ku shegaayo in uu dadkii somaliyeed soo qixiyay.
Sheekh umul. Waa Ninkii dastuurka iyo dadka ku sheqeeyo ku tilmaamay dad gaaladu ku sheqeestaan.
Dowladda hadda jirto dastuurkii xiligaas unbeey ku sheqeysaa. Waad arkaysay siduu ugu sacab tumaayay.
Sheekhu in uu diinta ku ekaado ayaa wanaagsan.
Adiga laftirkaaga waxaan inbadan arkay adigoo u gefaayo wadaadii islaax qaasataan comment aad ka bixisay Dr badiyoow wax lala yaabo ayuu ahaa.
Isku soo duuboo in aan qaladaadka iska qabano anu marwalbo waxaan u arkaa. Dadnimo in ay tahay.
Alloow Naga cafi wixii danbi ah.
Sorry qoraalkan waa Dusha, maaha aqoonyahan BaHaL….
BaHal says:
March 1, 2020 at 12:28 am
War yaabnay war waa maxay waxan iyo xooggani iyo ismaquuniskani..
War ma anaa yaaban mise Cadan baa laga heesayaa…..
Waxaan moodayey in sheeko ku go’nayd in xoog iyo ismaquunis xal keeni waayey, loogana guuray, wada hadal, isqancis, isu tanaasul iyo talo wadaag….markay halkaas marayso ayaa Farmaajo &groups ku soo boodeen…..waxaad moodaa inay shukaantii 36o degree leexiyeen oo ay ku celiyeen halkii ay joogtay 30 sano ka hor….tan walaacaa keenaysaa waa sidan xal ma keenaysaa mise waa uga sii daraysaa…..waa su’aal taagan….
Reply »
Garqaad says:
Sh. M. Idiris ma reer Qurac baa horta ma la is waydiiyay?… Ta kale Sheekhu qalad miyuu ku hadlay, waxa uu ka hadlayo waa masalo diini ah iyo Ulul amrigiinna adeeca…
Bal hadalkiisa ku noqda oo qalad ka soo saara iyo eex toona, haddaad ka heshaan wax ka sheega haddii kale waxaan u fahmayaa, cid kasta oo dawladnimada iyo midnimada Soomaaliya taageerta waa cadowgayaga waanan rajminaynaa….
Kuwii isla shalay suufida ka qaylinayay ayaa maantana difaacaya… Halkee laydiin raacaa… War meeshan ma Tigree baa afka bartay baa ku sheekaysta waa yaabe!!…
Wadaadadu ixtiraam bay inaga mudan yihiin dhammaan…..laakiin dee haddii wax la dareemo in wax la iska yiraaho waa sax:
Waxaan ogayn wadaadada oo taagan waxaan kitaabka wax ku xukumayn waa baadil in laga horyimaadana waa waajib, fakarkaas bay wacdinayeen, maamuladii la soo dhisi jirayna saasaysan u taageeri jirin….
Hadda waxaa noo muuqda taageero toosa iyo mid dadban oo wadaadadu la garab taagan yihiin dowladdan N&N isku magacawday….marka goormaa wadaadadu fakarkoodii hore baddaleen….waxaan aragnaa in dowladdani sidii kuwii ka horreeyey u socoto…..waxaan isweydiiyey maxay wadaadadu dowladdan ku caashaqeen oo kuwii hore ay ka gaabiyeen….wadaadadu intaan ka ogahay meel ay ku soo bandhigeen oo uga hadleen arrintan ma jirto….
Intaan arkay wadaadada muujiyey taageerada dowladdan waa:
Sheekh Maxamed Idiris
SHeekh Umal
SHeekh Xasan Aweeys
SHeekh Bashiir
SHeekha Murursade magiciisaa iga maqan
SHeekha Boorame magiciisaa iga maqan
SHeekh Daahir Boosaaso
Sheekh Jaamici
Intani waa inta caanka ee taageerada muujisay…..
Waxaan isweeydiiyey ma heshiis hoose oo culimada iyo doowladdan baa jira, aniga ra’yigayga waxbaa jira…..halkaan aan joogo ee maraykanka aad baa looga dareemayaa taageerada culimada ee doowladan…marka wafdi dowladan ahi yimaado iyagaa soo dhoweeya…..waa yaab maxaa is bedelay….wadaadada alla hannoo dhowro, ixtiraamna waa naga mudanyihiin….laakiin wax isweydiini ma xuma….
Dusha
Asa
Bal waydii culimada kula joogta Mareykan malabka loo saaray dusha dowladdan.
Aniga oo arday diinta barta mar soo noqday mowqifkaygu wuxuu ahaa in dowladda wixii sax ah lagu taageero wixii khalad ahna looga naseexeeyo ama laga digo.
Shakhsiyan golahan haddaad joogtay Farmaao ma taageerin weligay. Haddii ay wax yar qabteen wax badann halleeyeen waa inaan miisaanka islaamka saaraa.
Bro Garqaad
Wcs
In la isa saxo weeye waana madhlab sharci ah.
Waxaan kuu sheegayaa in culimadu mowqifkooda hore ama fatwadooda hore beddeli karaan haddii ay helaan daliil ama u kororto cilmi ama la saxo iwm.
Waxaan filahayaa inaad maqashay Imaan shaafici qowlkiisa hore iyo kii dambe inay is khilaafeen sababtuna ahayd markii uu shaam ka tagay oo masar tagay uu la kulmay Wakiic ibnu jarraax oo xadiis badan tusiyay.
Sidaa oo kale Culimada waxay leeyihiin qowlaan iwm sida Ibnu Taymiyah, Maalik, Axmad bin Xambal ama xanafiyada aad ku arkayso kutubtooda.
Marka maadama ayan macsuum ahayn lama odhan karo qalbigooda qabiil baa ku jira
Innaga daahirka ayaan xukumaynaa.
Midna ogow caalimka qowl uu yidhi loogama tago waayo culimada waa nalka ummadda. Fal tanabah
Midda Abdiraxman baadiyow wallaahi waxaannu north America ku ahayn saaxiib is garanhaya oo Islaaxi ah. Waa nin qalbi wanaagsan laakiin aan shareecada baran. Markii hore Askari buu ahaa deetana ikhwaanka ayaa dabay. Waxaa la mid ah Xasan Jaamici oo aan ilaa muddo dheer aqoon u leeyahay.
Mowqifkooda ragga Islaax shareecada kuma jaan go’na waayo gadh yare iwm ayaa samaystay xarakadan. Waxayna ku ahaayeen dacwada ka hana qaaddey Soomaaliya xanjara xisbiya dhabarka ka sudhan ducaaddii Islaamka Somaaliyeed. Weligood ma soo saarin caalim sharci ah mana iska celin gaalka Xabashida uu ku jiro Axmaarkii dhex degay jaamacadda Muqdisho.
Markii muqaawada xamar ka dillaacday waa kii ay ka hadheen. marka nimanku fikirkooda diiniyan uma cusla sidaa baan ula cidhbiyaa. Taariikh samayskooda wax badan baan ka ogahay,. Jab badan oo ay gaysteenna waan u joogay. Markii Dr Ali Dheere Yimid Canada marti qaad culus baan u sameeyay oo aqoon dheeri baan isu lahayn laakiin duulku Islaam laguma hallayn karo. Iyada oo sidaa ah inay isa saxaan oo diinta bartaan oo wax qabtaan baan jeclaan lahaa.
Nin war iyo taariikh haya hakuu warramo
Viva Soomaaliwayn
Down all Soomaaliwayn
Kkkkk
Kuwii Dhaladka waxaa ka darey kuwii sheeganhayey
Adeer horaan u soo galney Showgii
Wadaad iyo Odey Reer Qurac
* Shiikh Unal oo Dastuurka Ogilaadey, barito lama oga wuxuu sameyn doono
Shaley ayagoon wax nagu darsan ayey
Caasimadeena iyo Canshuurteena iyo Maamulkeena – Lahaayeen WAA XAARAAN DASTUURKA IYO MAAMULKA XAMAR KA JIRO
Haddana Farmaajo ayey uga dhex jeedeen
5 Million oo uu kaligiis ku dhex jiro
M, Markaas ayaaba KUTUBO KALE LA SOO BAXEY
Oo maad Geysid Garowe ama eedeysid
ALLOW ADAAN XAMAR KA DHIGIN GOOF REER QURAC
Gun Guno u jeeday iga dheh ( Afkii shaluu hilmaamey)
Miyaad aragteen
Umal oo eedeyn Axmed Cadde iyo Kuukuuyo Kismaayo
Miyaad aragteen Axmaarkaa oo eedeyn
Deni iyo Axmaarta
Kan Qoro Allsanaag iyo Mr Idiris waa isku Cudur
Markaa xisaabiso waxey ku darsadeen Banaadir State ayey SOOMAALINOQDAAN
– Afkooda iyo dhagahoodu isma maqlaan
Wixii Aabahood dhiley ayey u bukaan
Laalays inader dadka lagumaysto ee aan xorta ahayn weligaa wakhti hayskaga luminin. Waa qowmiyada keliya ee Somali ku abtirsata ee yar iyo weyn ah basaasiinta xabashida iyo kenyaatiga. Iminkana waa kuwaa kismaayo kusoo hogaamiyey kukuuyada. Liyuu booliiskii oo dhami maanta kismaayay kadagaalamayaan.
Wixii ku dhacay kooxdii Ahluna ee sanadaha badan iska heesayay waaa laga argagaxay.Haba ku dhacaane, Puntland argagax ayay ka qaaday.
Way ka argagaxeen kkkkkk
In yar oo casharo dawladeed ah ayay nabad iyo nolol u dhigatay dadka somaliyeed ee raba inay wax maamulaan.
Reer Garoowe way argagaxeen
Bal eega Mr Dusha magacaygii soo qaatay.Misana mar dambe is-gartay.Waa markii uu miyirsaday.
In Reer Garoowe argagaxeen waxaad ku garataa – Mr.Dusha oo magacaygii soo qaatay.waxan u fahmay inuu argagaxay kkkk
Dalmida
Cali Suber masha Allah walal ha caayin hana Ujawaabin xata
Wadaadadaba qaar baa casilay cimmaladii diine
Carradii wareershiyo dadkii caamada ahaaye
Waxay calanka qaarkood u luli cood ku soo badiye
Iyaba caynaddii lagu ogaa lagala caal waaye
Waa calaama aakhiru sabaan camalka joogaaye
Culimadu siday yeeli sow kuma ciraab qaadan.
By Cismaan Yuusuf Keenadiid 1947