Laascaanood : Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo Hub Culus isku dhaafsaday Tukaraq [Daawo]
Laascaanood ( Kalshaale ) Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta oo Sabtiya hub culus isku weydaarsaday degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, ku sugan Tukaraq ayaa xaqiijiyay in gelinkii hore ee Sabtida ay dhawaqa hubka culus ka maqleen jiidda u dhexaysa labada ciidan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Saraakiil ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo diiday in la xigto ayaa iyana xaqiijiyay in ay Jawaab ka bixiyeen Rasaas xooggan oo laga soo riday dhanka Somaliland.
Saraakiisha Puntland ayaa sidoo kale xusay in aysan jirin wax khasaare oo dhankooda ka soo gaadhay Rasaasta laga soo riday dhinaca Somaliland.
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo la hadlay Ciidamo katirsan Maamulkaas waxa uu kahor sheegay in aysan u dulqaadan doonin weeraro kaga yimid dhanka Somaliland.
Ciidamada labada dhinac ayaa horay dhawr jeer ugu dagaallamay degaankaasi Tukaraq ee gobolka Sool waxaana mararka qaar halkaasi ka dhaca iska hor-imaadyo kooban.
Arintan ayaa kusoo aadaysa iyadoo dhowaan uu Labada dhinac dagaal ku dhexmaray Qaybo kamid ah Gobolka sanaag.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=23462
It’s important that puntland forces and ssc army unite against snm army in sool and sanag. We can win with 4 days if we fight in 3 front. One in oog,two in ceerigabo and third attack qoriludig and destroy. We can regain ceerigabo and lasanod, destroy oog and qoriludug. Job done against the invaders inshallah
Dhulkan laysku leynayo dadkii lahaa miyay dhinteen?
Isimada dhulbahante oo leh arkay dhulbahante gun baan noqonayaa geeska afrca waan ka hadhnay. Ee puntland iyo ssc hala tageero leh. Sanadkan hadaysan heer ayada dhulbahante iskaqadin. Walee. Tarikhdooda waba la ogaan. Warsagali wacad wuxuu ku maray qofkii kajira jegaanta in jara jaro Meshii lagu arko. Cajiib cajiib cajiib. Dhulbahante adunka geska afrca kana dhicin. Tarikhda xumada dhulbahante. Kaga darane. Waxay heleen. Wasiir kinya dhulbahante. Madaxwy farmaajo. Madaxweynaha dani laakiin iyaga ilahay gunimo badan. Kkkk
Warsangli. Waa is xoreeyaan mashaaalaah guul suldaanka guud.dhulbahante 15 isim. Oo xoran wayay goblkooda hadal moyee ficil malaha .ilahay wuu cadaba kuwa is duleeya. Ee cadawga gorada laadladsha.
Buuhoodle, Cayn-Togdheer , puntland, Somaliya .
Muuqaalkan ila daawada dowlada Hoose Degmada Buuhoodle ee puntland , calankii Somaliya kii puntland iyo kii dowlada Hoose oo lulmanaya magaalada .
Riix hoos
https://www.facebook.com/102216268030402/posts/116717186580310/?vh=e
SNM Iyo SSDF kadaaya dadka beenta beerka Caaramadow idin goysaye xagee hubku joogaa waaweyni?? L/caanood waa laysku wareejiyey hadh cad horgalo Calool ku macaashleyaal ah oo aan cidna metelin Iyo Cadow ay horkacayaan Iyo Cadow u baneeyey ayaa ku leh dagaal baa dhex maray?
Ma waxa lagaarey wakhtigi dadka masaakinta ah ariga laga qalan jirey
Dadkise miyeeysan caqliyeeysan
Askarta I door wiilashi ay ku
Dhaleen Tukaraq hada waa 3 Sano
jiro o mar dhaw iyaga ayaaba Marta
Ridi Dona
Xiniinyey doontey Meesha Gabdho
lama kufsanayo Waxa la Raba in
Mar la rido o rag leeyska dhiciyo
O nafta laso bimeeyo
Wiil hiraab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk usheeg meesha inanyar oo 9 jira lama kubsanayo
Korneeyl care ayaa na xoreeynaya
O kaso Goostey jamhuuriyada barkeeysan
e so dhaweeya xata dhoowr bilood
Ayaa dadka reer guuraga ah xoolohoda
Lagu qalan jirey …. war horta
daarod isma barto miyaa
Anigu waan la yaabanahey
Kkkkkkkkkkkk
Waxan maqlijirey waxaasi ma dhaan
Dabagaala
W/Hiraab:
Jooji Munaafaqnimada Daaroodna afkaaga hala gaadhin kumana qusayso arimahani mana kaa ahaa Isaaq jacayl ee waa Nigaaq.
SNM AKA ISAAQ waa ogyihiin in meeshan aysan xoog ku haysan kuna qabsan karin ee ay Daba socdaan Calool ku macaashlayaal aan wax kale qusayn ilaa inay caloosha wax ku ridaan mooyaane.
Mase taqaan Dhuloos inta uu kala Siman yahay IIDDOR?!!
Stop your hypocrisy
W/Hiraab:
Jooji Munaafaqnimada Daaroodna afkaaga hala gaadhin kumana qusayso arimahani mana kaa ahaa Isaaq jacayl ee waa Nigaaq.
SNM AKA ISAAQ waa ogyihiin in meeshan aysan xoog ku haysan kuna qabsan karin ee ay Daba socdaan Calool ku macaashlayaal aan wax kale qusayn ilaa inay caloosha wax ku ridaan mooyaane.
Mase taqaan Dhuloos inta uu kala Siman yahay IIDDOR?!!
Stop your hypocrisy
Wiil hiraab kkk afkooda iyo dhagahoodu isma maqlaan 6 bilood ayaa xoolihii dhuloos lagucunayay tukoraq oo lalahaa libida gatama ilaa burco lama joogaanayo oo ilaa garaad saleebaan intay gaadhi kusoo qaadeen ay dadka kufurtee kkkk ilaa kii cabudwaaq kayimid ilaa kii gaalkacayo markasaa hal malin ay hujuun bilabeen kkj ma iidoor ayaa waxaa dhagaysta watii ay karashadhii kayaceen hada markaanu maqalno waxbay sowadaan waabanu qayilaad tagnaa kuwan darood layidhaa sida ilaahay loogabaqo ayay nooga baqaan oo afwayne iyo dowladii somali ay wadalahayd ayay cashar kuqateen inaan iidoor cidi ubabac dhigikarin
Hayaan markaad ledahay iidoor meesha mahaysto kuwa puntland jooga iyo 12 garaad ee garoowe dagan ma hadhuudh bay ridqayaan aawYesiyadiyiinta garoowe joogaxildhibanada madaxwayne kuxigeen ka maxay qabtaan kkkkkkkk waar meesha iidoor ayaa jooga aad kacab sanausaan maraykanku ba markuu meel qabsabayo midhadh dafka udhashaya waa soo kaxaystaa se awooda iyo waxa meesha marayaa waa maraykan somaliland na waa sidaa
Bisada Hargaisa:
Labaa isukay qabanwaayey.
1) in aad kufaantaan oo tiraahdaan waxaan liqnay oo cashar u dhignay oo baabiinay Dowladii Daarood
IYO
2) waa nala xasuuqay waanala gumaaday baβ nayeey Iyo Xabaal wadareed lasoo qufo?!!
Balkajawaab arinkan oo is qabadsii???
Koley ceeb kama xishootid Iyo been aan Sal Iyo raadtoona lahayn.
Aniguse waxaan kuu xaqiijinayaa in aan cirka kaaga laaday ICTIRAAFKII aad kuwaalatay qaaaaq niiiiic ICTIRAAFEEY!!!β
Orod oo is aas koley waxba lagaa faaidi maayee?
Hayaan xasuuqa waxaa lagusameeyay dadkii aan hubaysnayn ee matida ahaa ileen inan gumeedo ayaany ladagalabaye anagu uma calacalno ninkii snm ee dhintay ee waa dadkii isirka lagu laa yay ee ricidada ahaa ee aanbhubka sidan sidii kuwii casimada daganaa ee inta guryaha lagala soo baxay jaziira lagulaayay maxaad unalay naysaa dadkii daganaa hargaysa iyo burco in lagu samayn jiray marka casimadii waxaasi kadhacayay
Hayaan sxb xataa heer gunimada halkii udan baysay in kii adiga kulasocday aad hoos ugunoqotay oo aad layseen askartii wixii isaaq ah anagu waanu xarago dagalabaa guushuna way naladhalatay afwayne snm ayaa dhabarka kajabisay
War idoorkii ma tuuryo ayay bilaabeen markii ay dhankii Yubbe ka caal waayeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Bisada Hargaisa:
Kaadib aan hal xalaal ah aqoon xagee dad aan hubaysnayn lagu laayey adigaa intaad Maatada dhex gashay xabadda kasoo ridayey oo ciidanka laynayey? Maxaa shacabka loo xasuuqi waayey 1987? Ama shacabkii degenaa Berbera, Caynaba, shiikh ama dhamaan meelaha isaaq dego? Intaasaa beentaada ku filan ee weligaa NIIC lee oo ku wayli waa nala xasuuqay
Hayaan sxb waxay samaysay dowladii somaliya ee daarood sida qaldan uga faa idaystay waa wax qoran waxba imika ha calaacalin dad aydaan sibaba ukala tagayn ayaa lagugu hubeeyay maantana wadigaa iyagii hoosjooga waxani waa tariikh nasrigii illaahay anuu isiiyay oo gobtii siliya oo aan cidna kutaagsan markaa waa inaad xishootaa markaad i aragto anoo ilaa tukoraq gaardi aya sow markhaati kama tihin inaan garoowe dul fadhiyo oo ilaahay mooje aan cidi igaxigin inaan qixoyo
Nasriga illaahay ayaa bixiya adkaysta ciyaalkii agoontii afwayne anaad ihoos jogaysaan ilaa intuu mid idinka noolyahay wanigaa laascanood 15 sano ku gaardinaya waa kee ninka ihor imankara tukoraq oo darood oodhani 6 bilood u xoolo urur sanayay waydibkii kaquurtay ilaa iyo beer oo burco agteeda ah ayuun baad isii hor ordaysaa ilaa tukoray miyaad ila doodi kartaan aniga
BELO KU DEGTAY daanyeerka cadaado ku sheego somalida armuu daanyeerku dhaamaa
cawaantan danyeerku caruurtiisuu dhowraa
oo subixii u qadhaabtagaa kuwan maaha dad
ADuunku qalin buu ku dagaalamaa maanta kuwana qori laga tagay maxaa u diiday in ay wada hadlaan oo xal kale keenaan ka ahayn madfac baas .
SHEEKADA TUKORAAQ IS ABOUT ATTENTION!!
Somaliyeey yaan wiilasha bilaa macne loo dilin..
Somali meel uma kala socotee..
Dadku waa walaalo…miyeysan Somali qabiil iyo nin keligiis dadka iska laga ilbixin..hadhowna la oran Harti iyo Isaaq isdilaya….yaabay ee idinkuna ma yaabteen.
Dhulbahante waa in shiraan aqoon yahay, Garaado, bulshada rayidla iyo kulli caamo iyo culumo.
Waa in wax isku raacaan….taasna lagu wada gowracnaado…Anigu buuqaan ma fahmin.
Mudulood waa shiray,Isaaq waa shiray, Leelkase waa shiray, Majeerteen waa shiray…Habargidir waa isku dayday……yaab.
Maxaa u diiday in Dhuloos shiraan….yaab.
Dagaalka Farmaajo iyo kan Biixi kee u muhiimsan una sahlan Budhlayn?… Ka Farmaajo… Dhulka Harti oo dhan oo la qaato iyo farmaajo ay kursiga ka tuuraan kee u muhiimsan una sahlan?… Farmaajo oo ay kursiga ka ridtaan… Xaqiiq.com..
Kalsame
Adiga Majeerteen kaaga dhegtay..weli ma in waqtigii Kacaanka la joogo ayaad mooday..kkkkkk
Majerteen ma kala jecla Villa Somalia ninka xukuma..run
Mareexaan iyo Majeerteen adiga ayaa meesha keenay…..daanyeer Quule cun badan!!!
Puntland iyo Farmaajo oo ishaysta hadaad aragto.. Maaha colaad Mareexaan iyo Majeerteen.
Walaahi in Puntland wax colaad ah u hayn Mareexxan laakiin siyaasadda dee, dano Puntland leeyihiin ayaa jira… Maaha Mareexaan colaad loo qabo….
Boowe cago dhigo,,,adiga isqoraya yaaba ku og.
Kuue Majeerteen ayaa Mareexaan diidan….
Farmaajo waa wiil Hawiye…siyaasadiisa diidi karnaa ama raaci karnaa…
War oohin yaxaaska igala tag..kkkkkkkk
Daanyeer iska hadlaya ayaa tahay..ππΈπ±π
Yey Macne ugu fadhiyaan daanyeerta Mareexaanka oo duur wareega ah oo Alshabaab ka…
Aniga Baraxley lee yuu dhaafin daanyeer Farmaajo ama cidan Haramcad ha keeno Gaalkacyo..waxaa ku sugaya Ciidanka Shabeelka oo qoorta ka jabin, daanyeerta Haramcadka…
π
SALAAMU CALEEKUM
HABAR GEDIR DENBIGII AY SOOMAALI WEYN KA GASHAY BAA HAAYSTAAA….
HABAR KASTA WAXEEY U SOO FATAXEELATAY IN AY HABAR GEDIR XASUUQDO, MAGAC KASTA HA WADATEEEEE…
Ayaan darranaa HABAR GEDIR….
DHUUSAMAREEB 125 DHALLINYAR oo u badan CAYR, ayaa lagu xasuuqay..
Ciidamda xasuuqay, waxeey ku magac sitaan DFS, hase yeeshee, waxeey ka soo jeedaan labo QABIIL..
===== RAXANWEYN iyo
===== BIYO MAAL
DAMAASHAADKII ay ka dhigayeen DHUUSAMAREEB waa la wada daawaday..
Waxaana loo soo doortay in ay ka aar-gutaan HABAR GEDIR…
Berrina waad arki doontaan iyaga GAALKACAYO ku xasuuqayaa beesha HABAR GEDIR ee SACAD…
WALEEE QABIIL SOOMAALI WEYN KA DHAMAAN MAAYO.
HA BIQLAYSO.