Sheikh Shaakir iyo Macalin Maxamud oo isku dhiibay Ciidamada DF iyo Wararkii u dambeeyay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Hoggaamiyayaasha Ahlu-Sunna Macallin Maxamuud iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali ayaa isku dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya, Iyadoo looga Adkaaday dagaalkii magaalada Dhuusamareeb.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xarunta INJI, oo ahayd halkii ay degenaayeen hoggaanka Ahlu-Sunna, islamarkaana uu shalay dagaalka xooggan ka dhacay ayaa aroortii saaka u gacan gashay ciidamada dowladda oo gudaha galay.
Hoggaanka Ahlu-Sunna ayaa ayaga oo bad qaba laga soo saaray xarunta, waxaana hadda ay ku sugan yihiin oo ay la joogaan guriga madaxweynaha Galmuudg Axmed Cabdi Qoor Qoor, Waxaana la sheegayaa in loo soo duulin doono magaalada Muqdisho, balse ilo-wareedyo kale ayaa sheegaya inay ku dhowaaqi doonaan inay nabad qaateen.
Ciidamada Dawladda Federalku waxay gebi ahaanba soo Afjareen dagaalkii kooxda Ahlusunna ee Dhuusomareeb.
1: Ciidamada Dawladdu waxay la wareegeen dhammaan Hubkii Kooxda Ahlusunna.
2: Ciidamada DF Soomaaliya waxay sidoo kale la wareegeen Saldhigii kooxdaasi.
3: Ciidamada Amaanku waxay kaloo la wareegeen Amaanka Hoggaamiyeyaashii Kooxda Macalin Maxamuud iyo shaakir.
4: Waxaa kaloo Ciidamadii Ahlusunna ee dawladda isu dhiibay la Rejaynayaa in Xeryaha tababarada Ciidamada lagu xerayn doono.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=23435
Good news. For all somalian
WAA TUUG CULUMO MAAHAN
BAL U FIIRSO!!
SO-CALLED SHEIKH SHARIF WAA ISDHIIBAY KADIB MARKII CAYAALKII LA LAAYAY
XASAN DAAHIR AWAYS LAMID
ROOBOW SIDOO KALE
KUWANA WAA UJEEDAAN,
MIYAANAY TUUG MACAASH DOONA AHAYN?
MEEDAY DIINTII??????
Adigoo awood leh hadaad diido in aad taliso ama laguu taliyo. Sidaan oo kale oo ayaa kuu danbeyso.
Ahlusubagle wexey ahayeen qodax galmudug caloosha kaga mudan.
Waan hubaa galmudug idiinma darsan doonto.
Dhusa mareeb
Cadado
Barxleey .galmudug xisbiyo mucarad ehlusuna. Cabdishakuur. Mahad fiqi
Sacad. Saleebaan cayr. 91 tagan yihiin xasuuq maha waa dad is dilay. Kuhalqabsada n federaalka. Lana nagoid isdilaan farmaajo kheyr. Haka jawaabaan. Intay jubaland puntland federaalka. Kinya ethiopia maqamka ashaab canshuurta siyaan. Isdilaan. Kadib yirahdeen federaalka waa inoo kahadlaa. Halqabsi. Ayaan daro. Dib u heshiin. Wadahadal. Tansul. Dib u eegis. Jabuuti aan aano. Madaxwy faderlka khyre hebel wata iyhawadan baa ka khaldan ashaab maqamka muqdsho. Amison joogta. Kkkkkkkk.wax aan loojoogin kii wax baratay 60 .usc wali kahadlaan horey uma socdaan. Ganacsiga muqfsho anagaa leh shirarka dadka kufedha. Kkk.kaxanaqen rer baadiye kkk.bisada hargaysa kafiican hawiyaha wiil hargasa jooga kkkk. Z
Hororadii cunaha kaga dhegenaa Galguduud hadda way dumeen,
Shabaab iyo Xaaf haloo dhameeyo, kala danbayn hadii la waayo maryoolay isma bixinayso.
Fikir Somali Galbeed waa run.
Kkkkkkk
Waxaan sugahayay in labadan suufi inay hawada sare u duulaan maadaama ay sheegan hayeen inay awliya duusha yihiin.
kkkkkkk
Adduunyo xaalkaa ba
Dhaaxeey dadka been u sheegeen
Maanta waa maata caana leh
Axmad Dhuuxulaystana waa in la soo xidhaa isagana inta uusan Nairobi u cararin
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Tani Fariin Cad bay u tahay hargiesa iyo Garoowe . Qarankan Somaliya Bilaash kuma iman , dhiig baa u daatay.
Hello Kismaanyo, Ahmed madoobe hello Qabridahare .
iidoor yare
jubbaland nin aan ahayn ogaden madexweyne kamanoqonayo kolay dhulmahante manoqonayo
uagaas baqaw ayaa yaabey
IIDOOR LIQE
AWOOWE CIYAARTA ciyaarta ka dhaaf
Axmed madoobe waa different game
Anigu markaan ficiladooda arkay shiicay udhaqan ekyihiin