|

MUUQAAL: Wasiir Goodax oo Jawaab kulul Siiyey Faroole, Kana hadlay Xiisada kala dhaxaysa Puntland

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Waxbarashadda DF Soomaaliya Cabdillaahi Goodax Barre ayaa ka Warbixiyey waxyaabaha ay isku hayaan  Wasaaradda Waxbarashada DFS iyo Maamul Goboleedka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiir Goodax ayaa sheegay inay tahay Arin Fudud oo aan shaqo ku lahayn Dastuurka, Wuxuuna sheegay inay tahay oo keliya “Ardayga waa inuu imtixaanka galo oo la siiyo Shahaado u Qalanta”, Balse wuxuu sheegay inay Puntland doonayso “Arday waa inuu imtixaan galo,  Arday kale oo aan Imtixaanka gelina waa inay isku shahaado helaan”, Wuxuuna sheegay in Arintaasi aysan jirin meel ay dastuurka uga taallo, sidoo kalana uu Caqliga wanaagsan diidayo.

Dhinaca kale wuxuu Jawaab ka bixiyey hadalkii kasoo yeedhay C.raxmaan Farooole, Wuxuuna ka hadlay Arimo kala duwan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=21987

Posted by on Jan 31 2020. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

46 Comments for “MUUQAAL: Wasiir Goodax oo Jawaab kulul Siiyey Faroole, Kana hadlay Xiisada kala dhaxaysa Puntland”

  1. Puntland waxay shaqo ka dhigatey inay odayaal sujuu ah kula shirto Nairobi halka ay dadkeeda u shaqayn lahayd.

    Hadalka wasiirku waa macquul, isku filaada ama dadkiinna dhinac ka raaca.

    Puntland hogaankii abid ugu dulqaadka yaraa baa xukuma hadana aad moodo inuu wax goconayo.

    Garan maayo meesha lagu dhinayee.

    Ma waxaa run ahayn boqortooyadii naloo sheegey mise wax baa khaldan.

  2. Goodax Barre Caqliga uu ku gartay in arday aan hal imtaxaan wada galin aanay hal shahaado wada qaadan karin, ayaa waxaa laga rabaa in uu ku garto arday aan isku manhaj ahayni aanay hal imtaxaan wada gali karin

    • ASC.
      HORTA soow Somali ma barato Reerkaan Xawaadle WAR QALBI sir kaydiya MA LAHA oo horaa looga caalwaayay MARKA yaan lala yaabin Goodax WAAD arkayseen inuu AYYAAN dhexdaasa Tvfishanada farta ugu fiiqay Xildhibaan mucaaradka ka mida. ≈©≈Anigoo ka mida Qolyahuu Ayaanluhu (Cayr) ugu yeero “Barbar XAARAAN=midkay iska dhalaan Xawaadle iyo Daarood” ayyaan SIR xaji karin. ≈©≈Dawladda Somaliyane Sanbaloolshe oo Cali M/weyna oo ka sii daran ayyay u dhiibeen Hoggaan Sirdoon Waanba la yaabay. ≈©≈WAXAAN xusuusta MAR Mareexaan iyo Xawaadle dagaal dhex maray AYYAA mid Ciise Jibriila (Jufada hoose ee Goodax) ayyaa markuu Xabad ridaba dhihijiray “WAA anigoo Cabdullaahi hebel ah” Magici aabihi iga maqane. ≈©≈MAR aan oday noqday ayyaan ogaaday inay Geesinimada la sheegaba ay tahay Miyirkoo taga “Trance” iyo adigoo meel Aad ka baxdo waaya. WBT

  3. Su, aashan waxaan weydiinayaa Xaange & Lop.

    “DFS” hadaydaan ku qancin sida ay idiinla dhaqantay/dhaqanto, maxaa idiin diiday inaad banaan cad iska taagtaan oo ka baxdaan.

    Ka bixitaanka wakhti hore (2009) ayaad ka fekerteen oo dastuurkiina ku qorateen. Maxaa idin hortaagan? Mise qadiyadiinu waa dhaqaale ii badi oo qudha?

    Hoos ka akhri qodobka 3 aad ee dastuurka Puntland.
    ——————————————-

    Qodobka 3aad Habka XUKUUMADDA

    1. Dawladda Puntland waa qayb ka mid ah Soomaaliya, xil ayaana ka saaran hirgelinta Dawlad Soomaaliyeed oo ku dhisan habka Federaaliga ah.

    2. Awoodaha Dawladda Puntland ay ku wareejin doonto dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo xuquuqaha ay yeelanayso Puntland, waxa ay ku imaanayaan wada xaajood iyo heshiis dhexmara Dawladda Federaalka iyo Dawladda Puntland, laguna qeexi doono Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya.

    3. Inta laga dhammaystirayo Dastuur federaal ah oo Puntland ansixisay (ratified), dabadeedna afti dadweyne lagu meelmariyey, Puntland waxay lahaaneysaa awood Dawlad madaxbannaan.

    4. Dawladda Puntland waxaa u bannaanaanaysa in ay dib u eegto arrimaha ku xusan faqradaha 1aad, 2aad iyo 3aad ee isla qodobkan, haddii:
    DAWLADDA PUNTLAND Nuqulka Kama Dambeysta ah.

    (b) Soomaalida ku heshiin weydo qaab-dhismeed dawladeed oo aan ka hooseyn nidaamka Federaaliga.

    (t) Ay daba dheeraadaan daganaansho la’aanta iyo dagaallada ka aloosan qaybaha kale ee Soomaaliya.

    5. Mowqifka cusub ee ay Xukuumadda Puntland ka qaadato arrimahaas waxaa cod saddex meelood laba (2/3) ku ansaxinaya Golaha Wakiillada, kadibna waxaa loo qaadayaa afti, sida ku cad qodobka 139aad faqradiisa 1aad ee Dastuurkan.

  4. Wasiir Goodax Barre waa saxan yahay , waliba Hal Arday yaan laga qaadin mj .

    Maxay dowlada Somaliya ku darsadeen aan aheyn munaafaqad iyo xaasidnimo .

    Dadkan markii Baraagaha laga sumeynayey ilee Macquul bay aheyd !!!!!!!

    Dadka noocan oo kale waa la cadaadiya waa kibirsan yihiine. Aakhirka iyagaa is dhiibaya .

    Midna ogaada dad wanaagsan oo muwaadiniin ah way leeyihiin lkn waxaa ka soo Horeeya Kuwa sunta ah sida odayga 90 Jirka ah ee Faroole

  5. Waxaa jirtey xikmad dhahaysa.
    Haddii aadan said lahayn ogow in aad tahay qof noolasha ku fashilmey.
    Hadaba waxaa marqaati ka noqotey dhamaantiin,in puntland ay xaasidkeedu badan yahay.
    Taa micnaheedu waa in ay puntland aysan fashilmin.

  6. Gartu alleey leedahay. Goodax Barre waa gar leeyahay. Ama ogoloow in imtixaanada laydinka kormeero si.shaahdo lay siiyo. Ama isku filnaada. Oo calaacalka daaya.

    Midda kale aadbaan ula dhacay siduu faroole runta ugu sheegay.

    25% ayaan ku heshiinay Annaga iyo ina cabdi ridshiis ku lahaa.

  7. Xaange

    Codka wasiirka Goodax ayaan dhegaystay. Si cad ama af qayaxan ayuu ku sheegay in:

    1. Markay Puntland ku fashilantay siyaasadihii kale ayay manhajka waxbarashada siyaasadaysay.
    2. Puntland sadbursi aan la aqbali karin bay wadaa.
    3. Maamaulka Puntland waa i runta loo sheego dadka Soomaliyeed ee ay kala qoqobayaan.
    4. Mawqifka DFW waa kaa waalidiinta caruurta cabanaysana hala xisaabtanmaan ( hayska tuuraar) maamulka dawlada Puntland.

    @Xaange wasiirkan walaahi inaanuu waxba Puntland ula hadhin. Ta kale Wasiirkan wuxuu metelaa dawlada Farmaajo maxaad ka yeelaysaan?

    Maamulka Puntland loo caal waayay. Puntland

  8. @Garqaad nin bartay la tag,la tag,la tag.Wey ku adag tahay ka dhiga,ka dhig.
    Puntland waxaa kharibay Xasan sheikh oo markay buuqaan ba diyaarad lacag ah iyo wafdi isugu daraayay.Puntland waxba ma dheera magaalooyinka kale garawe1/2 akhri.
    Caqliga Caafimaadka qaba meel ay kaga taal ma arko qof wuxuusan shaqo ku lahayn in lagu jiidjiido iisaxiix la dhaho,xishood daro iyo iimaan li,I cad weeye.
    Puntland wey qaldan tahay waana og yihiin waqti yaan la isaga lumin.Ceelbarde iyo Puntland muwadiniin isku xaq ah ayaa degan qofkii aan ku qancin ha is debaro.Waqtigii digdigta waa dhamaaday,waxaa soo hartay,waqtigii Garawe iyo Kismaayo boring lagu dareemi jiray sujuu ugaali lala cuni lahaa uhuru loo sheegi lahaa in Somali ay tahay in hadda laga hortago inta aanay gacanta Kenya ka bixin waa dhaqan lagu faano maanta iska suga 14 billod baa hartay doorasho gala haddaad ku guulaysataan gata wadankoo dhan.

  9. Hogaamiyayasha Majeertenku waxeey kaqadiyad fcnyihiin horboodayasha hawiye ee kugoodiya hadaanan anigu wax helin thumma wallahi dadkeygan qaxinayaa

  10. Idoor Yare

    Miyir qab iyo waali adigu midna ma tihid.kkk

    Sidee isu qabtaan inaad mar qorto;

    – Majeerteen baa i xoraynaya maalin kadibna aad caydo.

    Waar aamus naa nabyahow!

    Farxiya Xam Xamlaa yaabtay!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. @Laalays next present will nin HJ laandheere Faarax Cabdale miyaadan xagaa u socon si aan ALWASAADHA(link)aad inoogu noqotid.Puntland waxaa STOP dhihi kara waa Marexan, Isaq iyo Habargidir.Seediyaashay weyba iska lahaadeen kusoo dhawaw your real capital city Mugadisho.
    Tolow ma Black Adan baa Laalays?ereygaa nin very local ayaa yaqaan (Black Adan).
    Prime minister waa HG.Inta kale weynu soo aragnay ha seexdaan wey ina dawaqiyeen.

  12. CAQLIGA PL BAAN LAYAABAA!!.PL WAXAY LEEDAHAY;
    “DFS LAMA SHAQAYNAYNO,OK,DAWLADAANU DOONANA WAXAANU LAGALAYNAA HESHIISYO SIDA:UAE,OO PL BAANU KU CASUUMAYNAA IDIM LA’AAN DFS ANAGOO GARAB MARAYNA,HADANA WAXAANU RABNAA IN WIXII NAGAGA XIRAN DFS AY NOO FULISO SIDA SHAHAADOOOYINKAAS,DEEQAHA WAXBARASHO,DEEQDA SHISHEEYE QAYBTAYADII IWM”.
    KKKKKKK.ILMUHU XITAA SAAS UMA FEKERO,FAROOLANA WAA QALDANAA,DENINA WAABA XOOLO ILLAAH!!!.
    PL WAA QOF GACANTII WAX LAGU SIINAYEY QANIIYO KU GOOSTAY.

    I S K A J I R:
    CIA,MI6,UNSOM,AMISOM,are ALSHABAB’s.
    ISIS MADE IN ISRAEL.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALQACIDA Made in U.S.A.proof.
    I SAID:TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.
    I AM ISLAMIST FUNDEMANTELIST 100% sure!!!.
    ———————.
    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.

  13. Laalays
    Farmaajo,Khayre iyo nijaasta sankadhuudhiga ugandiska ah uu ku waardiyeeyo Villada ee aan 200 mitir meel u jirta ku lugayn karin uga bixi mayno Soomaaliya oo aanu waligeed ahayn dad midnimadeeda udub dhaxaad u ah.
    Hankayagu wuu ka sarreeyaa inaan Puntland isku soo koobno oo wixii awoowayaashayo usoo halgamayeen uga cadhoono shakhsiyaad iyo koox yar oo ku fashilmay wax kale iska daaye inay deegaamadii ay ka yimaadeen maamul iyo nidaam u sameeyaa. Isku dayaya inay nidaamka federaalka carqaladeeyaan markii ay ogaadeen in deegaankoodu yahay mid aad uga dambeeya deegaanada kale ee soomaalidu degto,suurta galna aanu ahayn inuu la jaan qaado nidamka federaalka ah.
    Waxay talo ku goosteen in wax walba oo horumar ah laga hor istaago deegaanadii kale ee cagahooda isku taagey ee xoogaaga horukaca ah sameyey.
    Shahaadada inay siyaasadeeyaan oo shacabka iyo dowlada Puntland isku diraan ayay kooxda taagta daran ee Villada ku xaraysan wakhtiguna gabaabsiga ku yahay is tuseen inay tahay fursad qaaliya oo ay shacbiyad uga heli karaan dhalinta Puntland,balse wallaahi billaahi waxaan ka qaadaynaa isku kalsooni iyo midnimo dheeri ah iyo inaanu mawqif adag ka istaagno inaanu wax ka sugno tuug Villa Wardhiigley fadhiisata oo isku dayda inay arimaha masiirigayaga ah ay noo soo yeeriyaan.

    • ASC.
      HORTA beenta iyo khiyaanada iskuma fiicnin Aaqirana wey i sugaysa. ≈©≈Qalbi YAHUUD Xaage wuxu yiri waxaa ka mida; “Farmaajo,Khayre iyo nijaasta sankadhuudhiga ugandiska ah uu ku waardiyeeyo Villada ee aan 200 mitir meel u jirta ku lugayn karin uga bixi mayno Soomaaliya oo aanu waligeed ahayn dad midnimadeeda udub dhaxaad u ah. ≈©≈Horta Xaange Qalbi Yahuudow, Laysma xaqire WAA in wixii gar ah aan laga dabaaqin WAAN kugu raacsanahay waadna ku ammaanantahay inaadan Waddankaaga uga bixin sabab cid kale LAAKIIN waxaan suurtoobayn seen ka yeelna? taariikh MJ iyo Boqortooyo aan soo noqonayn Ayyaad weli ku hammiyiye? Xaangow Taasi tagtay oo soo noqonmayse Dadkaaga dhinac ka raac WAAD aragtaa oo waa taa uu INGRISKI Adduuka xukumijiray uu maanta Maraykanki uu xukumijiray Nolol ka raadshe oo Shiinihi cadcad loo haystay AAN manta Cidina u goodikarine. ≈©≈Xaange iga rumayso YARAANTAYDI anigoo QAYD guntaan oo caga cad oo geel la jira AYYAAN Baabuurta Laamiga maraysa Dhagaxyay jiray Aaqirkina WAXAAN ku duulay Dayaaradi Adduunka ugu carisanayd WAXAAN ka waad ADDUUNKU wuu wareega (sidaan u xisaabno). ≈©≈Waxaan ka waada LAYSKA dabayimide DADKAAGA dhinac ka raac oo u Danee Kana Danayso. ≈©≈Abwaanki wuxuu yiri; “OGOOW WAXAAD JECESHAHAY LAMA HELO NAFTAYDAY!!!. WBT

  14. Somalijecel

    Maya sxb. Aniga iyo majooratiga Somaliland dadka ku nool ma rabo inaan ka qayb noqono dawladii aynu isku darsanay. Way dhimatay dawladaas.

    Waxaanu idiin daynay calankii, lacagtii, magacii, maalka aan guurin iyo ka guura.

    Waxaaba qaata ayaanu idin nidhi.

    Sida kuwan Puntland uga daba yuusaan, dastuur-kiina, Dhaqaalhiina, waxbarashadiina, mushahar ciidan-kiina, ma samayno oo waxiina haysta oo na amaan geliya ayaan idinla hortaaganahay habeen iyo maalin.

    @ SomaliJecel anigu isma qariyo; Qabiilkaygu waa HJ ka ah Faarax Cabdile, Reer Daahir. Hooyaday waa Aadan Madoobe. Labadayda ayeeyo AUN waa reer Hagar.

  15. Wuxuu u hadlay sidii ciyaalkii N&N ay FB uga hadli jeen.
    Hadaladiisa waxaa ka muuqday isku dhexyaac been abuur farabadan ,isku dir iyo kuwa uu isagu jeebkiisa ka samaystay.
    Waxaa kaloo ka muuqatay cadho iyo caadifad goonaiya inuu u qabay deegaan iyo dad gooniya.
    Walaahi billaahi tallaahi ninka aad arkaysaan Eedadii laxmiya oo 80 jir ah webiga Baladweyn kusoo fatahay oo cid usoo gurmata aan helin 7 beri gurmadkii ugu horeeyey waxaa soo gaadhsiiyey dhalinyaro reer Puntland ah oo iskood isu soo xilqaamay intaan gurmadkii weynaa iyo gawaadhidii faraha badnaa ee shacabka Puntland iyo xukuumadoodu usoo direen iman Baladwene.
    Waa wax aan damiir iyo dadnimo toona lahayn anuu haddaan isaga ahay dadkii sidaa ugu gurmaday ehelkayga in la igu soo diraa iscasilaad ayaan ka xigi lahaa.

  16. Somalijecel

    sxb miyaanay haboonayn intaad midnimo kale noogu baaqaysaan inaad Koonfur Soomaaliya heshiisaan.

    Waxaan isweydiinaynaa Yaan Soomaali wada hadal la galaa;

    Ma lixda maamul ee la xalaaleeyay mise kuwa ka sii farcamay? Mise midka Villa Soomaaliya Ugaandhiisku ku ilaaliyo?

    Ilma Zoo-maaloow muraayada isku eega oo naga gar baxa. Hadii kale dee na amaan geliya. Amaankaa hadaa diidaana waa inoo xabad afcas!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Laalays
    Kaadi badane waa loo gogol badiyaa.
    Puntland 8 sannadood ayay sugaysey in soomaaliya dowlad noqoto oo cawaanimadii Xamar iyo Koonfur ka socotey soo af jaranto.
    Markii ay waxba ku heshiin waayeen cawaantii meeshaa ku noolayd.
    Ayaanu samaynay maamulka Puntland si aanu ugu geyno nidaam lagu kala badbaado.
    Wixii cudud iyo dhaqaalo aanu hayney ayaanu ku darnay C/laahi Yuusuf. Waa isagii furay Villada ay maanta kasoo dibindaabyeynayaan Puntland iyo shacabkeeda.Waxaana ku baxay meehsaa boqolaal wiil oo reer Puntland ah naftoodii.
    Kooxdan haddii ay soo noqdaan ama haddii koox la mida yimaadaan waa hubaal in siyaasada Puntland 180 Degree la wareejin doono.Laakiin inta ka horaysa dulqaadka ayaan badinaynaa

  18. Xaange

    Sxb qoraal dheer baad qodhay, laakiin waxaan ku weydiiyay kamaad jawaabin.

    DFS ee itaalka yar, go, aan cad bay Puntland ka qaadatay. sadex mid baa idiin banaan;
    Ka taga, ka tuura kursiga ama ka aamusa oo calaacaka yareeya!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Laalays
    Waxay ay rabaan marnaba ka yeeli mayno.
    Shahaado aan fadhiyin oo suuqa lagu kala gato af soomaali liitana lagu qoray iyo Manhaj cilmigiisa bulshada lagu barto taariikhdii Siyaad Bare,Farmaajo iyo Khayre.Walaahi ayaanan laga dhigay Puntland waligood ha shahaado la aadeen.
    Hadaba shahaadada dadka u baahan waa kuwa waxbarashada dibadaa u socda,suuqa cabdla shideeya ha ka iibsadaan lacag baa ka xigtee 8Bilood kabacdina buuriga ayaa indhaha looga tufayaa nijaastan.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Laaleyso

    Horta inaabti Hadad caqli leedahay halkan comments kamaad dhiibateen waayo dadkii ku xasuuqay ee ku kufsaday iyo waliba Xamaalo waradeedkii Hargeisa inaad halkan website kooda ka hadashid waa khalad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Bal Adigu dhinac uun aan kugu soo Hagaago ama isoo Raac ama way lay kufsaday ku ekow !!!!

    Tuulada Baligubadle baa yaabtay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. Laaleyso

    It’s beyond my comprehension, inaad halkan noogu niikisid, iyo in caruurta iyo dumarka isaaq ku ooyaan waa nala xasuuqay oo ay soo Fadhaan xabaalo waradeed.

    Midhaa xasuuqaas waa been inaabti? Because halkan noogumaad niikiseen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. Wasiir Goodax Barre ayaa Jecel Ardayda Mj marka loo eego Kuwa caruurtoodii dibada wax uga Bartaan ee ka Ganacsada Siyaasada , sida Qaswade Faroole oo ku jira da’dii masaajidka galilahaa .

    Kuwa halkan comments ku qoraya ee ka soo jeeda puntland dibada bay joogaan just waxay ku dharagdhacsanayaan sheekadan uun kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Ardayda masakiinta ah afhayeen cid u ah ma jirto lkn siyaasiyiinta Sunta ah uun baa siyaasad ardaydii ka dhigtay.

    Wasiirka iyo dowladeena dhexe way awoodaan in ay dhahaan ardayda mj maysan buuxin sharuudihii , Hal qofna laga qaadan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaahay ka sakoow cid awood ku leh ma jirto lkn wali dowladu waxay xeerineysa masakiinta Ardayda ah ee siyaasad laga dhigtay waxbarashadoodii

  23. Goodax waa dadka colaadda Puntland la dhuuman.
    Hadalka runtiisu waa: Arday aan isku Manhaj ahayn isku imtixaan ma geli karaan.
    Goodax waxay ahayd in marka hore Manhaj loo dhanyahay dalka loo sameeyo, wadanka dhan boogtaas loo qaybiyo, ka dibna isku intixaan laga qaado.
    Puntland 11 maado lagu dhigtaa, oo qaar Carabi iyo English lagu dhigo.
    Mogadishu waa 7 maado oo afsomali lagu dhigto.
    Goodax colaadaada iska wado, inta N&N dhinac noo dhaafayaan, iska hadal cidna war kaa dhageysanmayso.
    Puntland waa aduunka kasoo dhaadhiciso in shahaado Puntland state ardayda ku meel mari karto.
    Wax Xamar idinka yaal ku baahi biximaysaan, waa qas iyo dabayaac.
    Ninka garan waayey ardaydu isku manhaj maaha,

    • Goodax waa nin jiran oo cudurka dhimirka qaba,
      yaa yiri waa siyaasi nijaaskan sumsysan, bal eeg waa wasiir shir jaraa’id qabtay markaasuu ku xadgudbay xaas iyo carruur nin kale dhalay muu ku ekaado ka hadalka imtixaanka iyo waxbarashada, maxaa u geeyey qoyska faroole!!! niijaaskan sumaysan xasan sheekh baa dhaqada ka caydhiyey markuu ka yaabay habdhaqankiisa, markuu hadlayo indhihiisa u fiirso waa fiigsan yahay, waana calaamadaha lagu garto dadka qaba cudurka dhimirka. waa indha caddaynayaa, afkuu abur ka sii daynayaa. wasaaradda waxbarashadu waa wasaarad muhiina, mana ahayn in loo dhiibo nijaaskan sumaysan ee dhimirka la’.

  24. Qaladka waxaa leh ciddaa markii horeba ardayda Puntland waalid kusoo rafaaday gacanta Goodax oo gelisay.
    Hadday dastuurka ku jirtay in shahaadada dowladda dhexe bixiso, waa in la bedelo dastuurkaas.
    Kontrool manhajka xaq ka badan maaha in la siiyo Xamar.
    Waxbarashada waa waxa ugu muhiimsan bulsho meel ku nool, taas maalinta qatar kaa gasho maba jirtid. Halagu kala tago ayaa dhaanta.

  25. Sidaan sheegayba Bacaacda Goodax Bare kasoo yeedhay waxaa ka mid ah. Dastuurka Faroole ayaa sanka naga geliyey oo nagu dirqiyey. Halkaa waxaa ka cad inay dastuurka diidayaan.Isaagaba afkiisa isku toogtey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. Aniga idin la hadlaya 4 arday oo reerkayga ah oo u balan qaaday in jaamadda ka caawiyo hadday dugsi sare Puntland dhamaystaan ayaa maanta jaamacado uga soo baxay dibedda.
    medical doctor, computer Engineer, Polical science, qaarna weli jiraan, India iyo Malayshiya.
    Warbarasho fiican ka jirtay Puntland muddo dheer, 21 sano, marka yaa daanyeer Goodax warkiisa ku jira, kuye aan imtixaan idinka qaado…..dee horta book iyo Manhaj sii, aad imtixaan uga qaado ama Manhajkooda muddo kusoo moodeen u daa.
    Is that defficult to understand?

  27. I guess she better ” Marry well”

    Before her fans discover that she crossed over to the dark did!

    God bless Somaliland!

  28. I mean the dark side ..

    Bitches changes my skeptical.

    Doesn’t mean that we have a dominant!

    God bless Somaliland!

  29. Insha allah next year Ardeyda mj waa in ay imtaxaanka ku Galaan Gaalkacayo Galmudug state kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  30. Wax walba waa laga heshiin lahaa oo xal baa la raadin lahaa, lkn mar haddii ay arrinta soo galeen Faroole, iyo wiilkiisu xaalada waa xaar iyo nijaaso halayska walaaqdo, waayo meesha ay reerkaasi soo galaan waxa ka bilaabata fitno, xoolo la boobo, aniga ii badi iyo kama dambaysta oo hooyo la toogto. Acuudu bilaahi min reer faroole
    War hadaan nahay shacabka puntland Soomaaliya ha noo soo gurmato oo dawlad caadi ah oo soomaali ku dhan tahay hala sameeyo. Reer woqooyigaan magaca gaaladu keentay la baxay oo faysal neef iyo muuse jaahil madaxda u yihiina talo hala siiyo ama xoog halagu qabto
    Wabilaahi tawfiiq

  31. Laalays
    Maxaad u goosan weydeen waxaa kaaga jawaabay Xaange.
    “Soomaaliya oo aanu waligeed ahayn dad midnimadeeda udub dhaxaad u ah.
    Hankayagu wuu ka sarreeyaa inaan Puntland isku soo koobno oo wixii awoowayaashayo usoo halgamayeen uga cadhoono shakhsiyaad iyo koox yar oo ku fashilmay wax kale iska daaye inay deegaamadii ay ka yimaadeen maamul iyo nidaam u sameeyaan.
    Isku dayaya inay nidaamka federaalka carqaladeeyaan markii ay ogaadeen in deegaankoodu yahay mid aad uga dambeeya deegaanada kale ee soomaalidu degto,suurta galna aanu ahayn inuu la jaan qaado nidamka federaalka ah” by Xaange.👍
    Aqliga saliimka ah wuxuu ahaa haddii wadaniyad jirto, in la dhiiro geliyo maamulada wax qabsaday si kuwa kale ugu daydaan, loona la bisto sidii loo caawin maamulada si fiican weli u dhismin.
    Hadda waxaa socota dumi maamuladdii dhisnaa, maamulada dhismi rabana kala furfura.
    Markaan fekerey, maxay sidaas u samaynayaan waxaa iisoo baxday in is leeyihiin; Yaan maamulba jirin, aakhirka danta ayaaba badin in Xamar usoo bariis doontaan.
    Taasna waa aqli daanyeer mana aha wax Somalia anfacaya, taas waa wadadii lagu halaagmay, wadan hal magaalo.
    Goosasho ma jirto, haddaan dantu ku qasbin.

  32. Lugooyada lagu hayo maamulada bal aan aragno meesha na geyso.
    Wadan goboladiisa baabasanyihiin wadan maaha, maajority dadkiisu nolol haysan.
    Waa dhibka wadamo badan African ah nala qabaan.
    Laakiin laga yeeli maayo, waa laga yaabaa in horumarka xawligiisa xoogaa hoos u dhigaan.
    Federal deal or no deal.

  33. N&N ha loogu dhaarto in dib loo noqonayn.
    Biyo galac leh iyo doog u muuqda gobolada.
    In gobolkooda wax qabsan karaan arkeen oo nolol iyo nabad ka samaysan karaan.
    Agoontii Kacaanka weligiinba hadba bool fura.
    Puntland shahaado ciyaal loo diiday u joojin mayso.
    Kuwa raba in dibedda wax ku bertaan, shahaadada Puntland bixiso ku dhigan ileen lacagtooda ku dhiganayeene.
    Deeqda waxbarashada in caalamka gooni hanaloosiiyo yiraadaan baa ku filan.
    Marka Goodax ha haysto wuxuu Puntland u hayey!
    Federal deal or no deal☀️

  34. Qaab dawladeed ayaa loola hadlay Mooryaantii saxaraha.
    kk

    Dhastuurka ayay ku qodhantahay.
    Dhastuurka ayaa sheegahaya in bilaa imtixaan la qaadho shahaadada.

    Waa dhastuurkii Mahiga 1 iyo Mahiga 2 kk

    Bal idinku afgarta Mooryaanta saxaraha.
    Shahaadadan waxa lagu qaataa aqoonta manhajka somaliya.Qofkii soo qaatay Manhajkaasi ee galay Imtixaanka ee ka gudbay uunbaa qaadankara.

    Qof manhaj kale wax ku soo bartay kk
    misana aan galinba imtixaan sidee loo siiyaa?

    Waa qaabkee?

    So,waxaad rabtaa in lagu siiyo shahaadad been abuur ah.
    Manhajkii lagu qaadanayay shahaadadan waad diiday kkkkk
    Kuye,waan ka aqoon sareeyaa.
    Yaab com.

    Manhajka ma rabo,shahaadad ayaa rabaa kk
    Sidee laguu siiyaa?

    Kuye suuqa ayaa lagu iibiyaa shahaadan oo dooni maayo kk
    Dee suuqa ka soo iibso.

    Maye i siiya.
    Dee ma shahaadad sharafeedbaa?
    Maye,waa Gcsc-da somaliya.

    Somaliya,waxa ka jira wax aan aduunka wali ka dhicin,runtii waa meel ay ku nooyihiin dad xanuunsanaya oo wax walba ku hadlaya.

    Wiilka dhacay ee Reer Baladwayne,isaga ayay jirtaa,laakiin anngu ma dhacno kk

    Waxa laysku hayo wali maydin garan.

    $$$$$ dhaqaale com.

    shahaadada waxaa bixiya koox Reer Garoowe ah o qofkiba ka qaadata,$ 40.
    Lacagtaasi waxaa iskale koox iska maamulata Puntland.Intaa waxaa u dheer lacagta ay bixiso Un-ta qaybteeda wax barashada aduunka saboolka ka caawisa.
    9,5 milyan ayay siisaa Reer garoowe.Lacagtaasi waxaa isku cuna Koox reer garoowe ah.Caruurtii loogu talo galay in wax lagu baro ma gaadho.
    Waalid waliba isaga ayaa dabara caruurtiisa oo ka bixiya lacagta sguulka.

    So,hadii la mideeyo Imtixaanka shahaadiga ah ee somaliya,waxaa go’aya lacagahaasi.

    Sidaan hore u sheegay,somaliya waxay gacanta ugu jirtaa kooxo iksu dano ah,kuwaasi oo gashada shaatiyo kala duwan.
    Masaakiinta waxaa lagu abaabulaa qaab qabiil oo looga faaiidaystaa.

    Kooxaha somaliya gacanta ku hayaa waxay necenyihiin dawlanimada.Waxaa loo baahan yahay koox iyo fikrado somaliyaysan oo is-wata in loo adeegsado.

    Dalmida

  35. MR BaHaL

    Dagaalka shabaab dagaal baa ka horreeya, waa in kaa horta la galaa oo Somali u midowdaa… Dagaalka maafiyada…

  36. Ha biqlayso!!
    Hadalka Goodax qofkuu deeqi-waayo hays dabiibo. Goodax wuxuu arkayaa Arday Dhibco loo raxeeyey wata oo xaabsanaya dhamaan deeqihii la heley, waajibkiisu waa xaqiijinta ardaygu wixii uu shaqaysaty.
    Raxaytu waa mid jihada waqooyi ka timid oo u socota jihada Koonfur.
    BaHal waxaan ku raacsanahay in wadanku u afduuban yahay Shufto isku dan ah.
    Gunta in laga jaro ayaa mahuraan ah (shuftada). Inta durmaanka qabyaalada loo garaaco ee ku niinkisaana waaqica ayaa u run sheegi.
    Ha noolaato inta xaqiiqda ku nooli

  37. GOODAX FARIINTA UU GUDBIYAY SCHOOL MAAHAYN
    EE WAXAY AHAYD “FAROOLE DADKA KA FADHIISO”
    CABDI WELI IYO DANIBA WAA KASOO
    HOR MARTAY, “CARUURTAAD KORISAYNA
    WARKOODA WAA HAYNAA”. SCHOOLKA WAA
    GABAAD ,JAWAABTA FAROOLAAN AAN EEGNO..

    2020 SCHOLARSHIP KII CAYAALKAA
    LAGU DIRIR SANYAHAY ….

  38. Agoontii Kacaanka hawsha noo wada, Kacaan cusub ayaa dhashay………kkkkkkkk
    Dawaco meel macal uga baratay ayey macaluul ugu dhimataa.
    Walle tuuladaadaa waxa kuu goyso ayaa idin huran, waa dhamaatay waagii la isku dul noolaan jiray.
    Somalinimo halaga shaqeeyo gobolkaagana nolol ka samaysta.
    Puntland xaqeena hanala siiyo Somali ku leenahay ceeb maaha, haddii sadbursi loo arko haloo diido.
    Laakiin clan animosity iyo lugooyo maaha dad maanta loola imaan karo, waayo tuulooyinkoodii nolol ka samaysteen.
    Xitaa inta goostaan ayey dhulkooda difaacan karaan.
    Waxaase la yaab leh Puntland Somali baa ku dhan Jareer iyo jileec, dadka mooda in Majeerteen keliya yihiin waa jaahiliin.
    Waxaase ugu daran kuwa Dhulbahante oo caruur uga buuxdo sckoolada Puntland oo Majeerteen ku xumaynaya.
    Mareexan ma dego oo waa ku yar yihiin, ayaga garaney.

  39. Binti

    لو كلما طنّ عليّ ذباب ذجرته
    اذا لكان الذباب عليّ كريم

  40. Kuwiina mooda in dhib ku dhacay Puntland, meel cidla ah ayaad ka mashxaradaysaan.
    Walaahi in waxba is bedelin.
    Goodax hadalkiisu xitaa macne kuma fadhiyo…
    Asagaa lugta ka toogtay N&N oo Puntland in midoobaan oo xitaa Waxbarashada Somalia u xilsaaran soo kordhiyey.
    Saas ayaana u fiican ardayda Puntland.
    Puntland waxbarashadooda iyo dalalka ka dhiganayaan toos u maamusho.
    Markii horeba qalad bay ahayd in Xamar wax ka sugaan.
    Vivo Dhul Udug.

  41. Waxaan idiin xasuusin; yaa arkay Deni oo ka hadlaya arinkan?
    Deni waxa lagu doortay, waa ninkii dhisay ama qayb weyn ka qaatay waxbarashada Puntland, weligiis macalin ahaa, markii dambe noqday gudiga waxbarashada tayadeeda qaabilsan Puntland, ilaa wasiir dfs noqday….run
    Maanta Puntland wixii waxbarashada ka qabtay lagu doortay.
    N&N in maanta waxbarashada Puntland la weeraro waa dagaal Deni ku socda…run
    Deni oo cirka maraya soo socda! Jawaabtiisa sugeynaa…!
    Aduunka waxbarashada bilaash maaha, deeqada ma dhama caruurta dibedda aada 5%.
    Inta ardayga jaamadda dhamaysanayo waa in la biilo, marka horena jamacadaas dibedda arday ka dabaalan kara yahay, maaha wax ku xiran shahaado Goodax bixiyey…..allow dadkaaga aqli sii!!!!!
    Deni iyo N&N ayaa ishaysta…..taas yey idinka hoos bixin.
    Deni show your dick to Kacaanka cusub ee Xamar ka dhashay….kkkkkk😃

  42. in la siyaasadeeyo waxbarashada maaha…..Soomaali siyaasad meel walba laga raadinayo ayaa nolosheenii xumaysay…ummaduhu siyaasadda waxay u istcmaalaan inay noloshooda ku hagaajiyaan, teenu waa bil caksi, waa in wax kasta lagu xumeeyo siyaasad….caqliga halloo noqdo…..

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented