Wasiirkii Jubbaland ee DFS Ka Baxsaday oo Kismaayo Doon ku galay iyo Diyaarad uga Qaaday Nairobi
Muqdisho ( kalshaale ) Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ( Janan) Wasiirkii Amniga Jubbaland ee ka Baxsaday Xabsigii Muqdisho ee DFS Soomaaliya ku haysay, ayaa maanta Doon ku galay Magaalo Xeebeedka Kismaayo, Waxaana Goor dhowayddiyaarad looga qaaday Kismaayo, Isagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa Xaqiijiyay in Cabdirashiid Janan arrimo caafimaad loogu qaaday dalka Kenya, Iyadoona Garoonka Kismaayo loogu qaaday diyaarad ay leeyihiin Ciidanka Milateriga Kenya.
Waxaa la Xaqiijiyey inuu Cabdirashiid Janan ku yimid Magaalada Kismaayo Doon, iyadoo Doonyo looga diray Kismaayo Badda uga hortageen, Balse ilaa hada lama Oga Qaabka ay ku suura gashay inuu soo baxsado.
Taliye kuxigeenka Booliska Jen. Zakiya ayaa saddex maalin ka hor sheegtay in Cabdirashiid Janan uu ka baxsaday halkii uu ku xidhnaa, ayna ku raad-joogaan Ciidamada Booliska., waxaana sheegayaan in maalmo ka hor inta aanu baxsan arrimo caafimaad loo geeyay guri ku dhow xarunta Hay’adda NISA.
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo shan bilood u xidhnaa C/rashiid Janan oo laga Qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho 31 bishii Agosto, waxaana Taliska Booliska uu sheegay in loo heysto dambiyo ka dhan ah bani’aadanimada.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=21971
Alxamdulilaahi.
In Mareexaan isku baaba’o ka baqayey..
Nimankii reer Ahmed ah, oo Hadamo, Liisang iyo Jareer reer Luuq ah oo xanaaqsan…war ninku ileen Somali run ahaa.
aqli maa gelaa Ahmed Janan deriisho ka baxay, mukulaal miyaa, kkkkkkkkk.
Farmaajo caawa neef kadoo kuday!!! Haddii doonta la degi lahayd waxaa la oran lahaa Farmajo ayaa dilay..kkkkk
Aniga ruuxayga neef iga soo kuday….kkkkk
Mareexaankii quule cunka badnaa in isdilaan ka baqayey….🤣
Dadkaan xanaaqsan caawa waa kala seexan….
Buuqii halkaas ku dhamaaday.
Watch….
https://khaatumonews24.com/2020/01/30/deg-deg-daawobeesha-wasiir-janan-oo-war-culus-ku-dhawaaqday/
Gob nimaan ka dhalan ciilka waysaga gaboobaah,
Cabdi Janan in si xeeladaysan loo siidaayo rag baa ka shaqeeyey. Haddii kale birta ayaa la iska asli lahaa.
Waxa lagu haystey oo kaliya nala shaqee markii uu diidayna marmarsiiyo iyo dad baa laysay bay dhaheen wayna qafaasheen.
Laakiin ina xagaa dheere muxuu yidhi “Adhi la layaa adhi la laayuu leeyahay” Haatan afduub afduub buu leeyahay.
Wallee soomaali iyo qabyaalad baan loo kala taag helin.
Atam iyo Xasan Daahir maxaa ka badalay Mukhtaar Roobow?
Walaahi waa funy..
Geesi guul guulow ma galow..Janan dariisho ka bihey! yaanyuur miyaa..kkkkk.
Farmaajo hurdaaye hala iska dhaafo wadanka anaga ma xukuno…Beesha lixaad xukunto, waa kuwaas Nairobi u qaaday…!
Farmaajo aamusane halaga haro, inta u hartay hadba diyaarad ha iska raaco.
Walaahi waa funy..
Geesi guul guulow ma galow..Janan dariisho ka bihey! yaanyuur miyaa..kkkkk.
Farmaajo hurdaaye hala iska dhaafo wadanka anaga ma xukuno…Beesha lixaad xukunto, waa kuwaas Nairobi u qaaday…!
Farmaajo aamusane halaga haro, inta u hartay hadba diyaarad ha iska raaco.
ASC dhamaantiin,
Xaange iyo Land of punt, ilma Majeerteen waan idin salaamay kkk.
Daanyeernimada, ciyaalasuuqnimada, stupid nimadda Farmaajo iyo Kheeyre waxaa daliil cad u ah ninkaan la dhahay dowlad kusheegta Afrikaanka ku ilaaliyaan Villada Mogadisho ayuu u cirnaa haddana waa baxsaday!
Waa calaamadaha musuqmaasuqa, munaafaqnimada, karti xumadda iyo nijaasnimadda lagu sheego Somalia in eey sandad walba number kow ka gasho aduunka.
Ninkaan in uu qalad u xirnaa iyo in uu sax u xirnaa muhiim iima ahan, waxaa muhiim ii ah capacity iyo karti xumadda hooyadood wasooyinka mother fu kers Somaliya hor booda.
Daanyeero waaye Farmaajo iyo Kheeyre iyo waxaan odayaal ah ee duqoobay ee laleeyahay booliska Somalia iyo xildhibaanada iyo wasiirada ayeey hogaamiyaan. Waa stupid ass mother fuckers aana karti laheeyn, xataa ma gartaan in eey eax bartaan amabab dhahaan waxaan ma aqaan amaba ma qaban karro without training tababar la’aaab ileeyn waa hooyadood wasooyin kusoo shaqeeystay oo wax kusoo cunnay wax eeysan u qalmin oo eeysan aqoon waagii Afweeyne. Daanyeero.
Dalmida
God bless Somalia
Cadaado, hayska cay badnaadee waa khabiir Farsomaliga si qurux badan u qora. Well done.
Cadaado
Sxb waa ku salaamay..
Warka badan dhaaf Somalia qabiil iyo qaranimo midna ku heshiin weyday..bal at least aan jifo jifo u heshiino…run
Howshaan qabo=
” Haddii la waayo Galmudug mid ah, waa in la soo celiyaa maamulkii Ximan iyo Xeeb, ilaa reer Galmudug ayaga ku heshiinayaan maamul ayaga dhisteen, Ximan&Xeeb si fiican u shaqaynayey oo Cadaado nabad bay ahayd.
Maalintii Xasan Sheik wax ka dhisayey ayaan iri, in Madaxweynaha oo reer Ceeldheer ah, in ka dhexbaxo loo qaatay, laakiin markaas aniga waxaa diidanaa in MJ, Leelkase etc, Galmudug lagu qasbo…….
Farmaajo iyo Khayrana wax uma dhisi karaan inay lugooyaan maahee.
Galmudug waa in sidii mag qabsanayaan geed Qurac hoostiis lagu soo dhisaa!!!🇸🇴✌️
Cadaado
WCS bro waad iga qoqlisey walaahi.
The monkey knows which branch to swing on .
Markasta oo wakhtiga gabaabsi kusii noqda waxaa soo baxaya ceebahooda.The higher monkey climbs, the more it is exposed to danger kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wax big deal ah maaha qof xabsi ka baxday kkkk
Mooryaantii Muqdisho ayaa qorsheeyay inay la baxdaan.Waa sidii qalbi dhagax oo waxa lays leeyahay dawlada ku ceebeeya kkkkk
Shaqaalihii alshabaab ee Muqdisho miyaa u daahaya nin xabsi ku jira inay siidaayaan.Lacag ayaa u daran.
Waa basiid nin la siidayay oo lacag lagu kala iibsaday,marka loo eego qarax la soo qaado oo la kala iibsaday.500 qof ku dhitaan.
Muqdisho,hadaad tidhaa hilibka dadka ii soo kariya waa laguu soo karinayaa.
Ninkan baxsaday,waa dambiile baxsaday.
hawshu way socondoontaa.
Nairobi ayuu tagay kkkkk
Xeradii safarka kkkkk
Dalmida
Cadaado, hayska cay badnaadee waa khabiir Farsomaliga si qurux badan u qora. Well done.
Cadaado, hayska cay badnaadee waa khabiir Farsomaliga si qurux badan u qora. Well done.
ASC dhamaantiin markalle,
Mr. BaHaL, salaam kabacdi. Yes mooryaan tirro badan oo argagixisadda alshabaab la shaqeeysta waa ka buuxaan Mogadisho.
Laakiin, ninyahow adiga oo wax bartay waa kuu ceeb in qaladka dowlad kusheega Afrikaant ku ilaaliyaan Villa Mogadisho aad saarto mooryaanta.
Ninyahow cadaaladda fiiri. Ninkaan laleeyahay waa baxsaday mooryaantaas aad sheegtay masoo xirrin, umana xirneeyn, ee bal ku noqo yuu u xirnaa oo dhahay waan xirnay yuuse kabaxsadday? Cadaalad cadaalad.
Dalmida
God bless Somalia
Cadaado
Ogaden, Majeerteen, Leelkase, Dishiishe waxaa jiro beelo Daarood ah oo isbarbar yaac aqoon..
Wax ku heshiiya, taasna cid ka hor imaan karin.
Beesha Habargidir in wax isku raacaan siide…
Sow in at least Salebaan Ximan&Xeeb boorka laga jafo maaha..kkkkkk
Ximan, Bixis, Baxdo Cadaado iyo Hobyo adoo degen maxaa kaa maqan…..?
Dhurwaa Ceeldibir ku qaad, weligaa ma maqashay.
Dr Tiicey raadiya.kkkkkk
Haddii Galmudug iscraaci weyday, maxaa la samayn?
Daanyeer reer Galmudug war maata maamul iyo in xoolaha loo daaweeyo, caruurtana school la geeyo rabaan.
Isdabayaac.com🤪
Barwaaqo waad mahadsantahay walaal.
Xaange iyo Land of punt iyo Mr. Bahal, sidoo kale brothers.
Land of punt,
Bro, meel kale ayaan ku arkay taladaada ah in hadii Cali baaseenk iyo mooryaanta Galgaduud qeeybo kamid ah iyo Mudug qeeyb kamid ah kunool eey karri waayaan in wax uwadda dan ah iyaga iyo Somalida dhistaan, in maamulkii Ximan iyo Xeeb ee Cadaado, oo uu madaxweeynaye Hassab Shiiq fold gareeyay, amaba laablaabay lasoo celiyo. Qabiil kastana wax u gooni ah oo uu Somalida kale kula macaamiltammo sameeysto. No doubt. Taladaas wanaagsan waad ku mahadsantahay saaxiib.
Dalmida.
God bless Somalia
Waar kuwaan Villa Soomaal maamulaa nacamtu bilaahi waa mariid maskaxda abaari kaga dhacday. Bal kulayba haday been sheegayaan may sheegaan wax run u eg, sida;
Ninka denbi waa ku weynay, waanu cafinay, caafimaad-kiisa oo xumaaday ayaanu xoriyadiisa u soo celinay. Laakiin daaqad buu ka dhacay wax la qaadan karo maaha.kkk
Mr Bahal
Sidee dad maxbuus high profile ah uga fakaday dowladda..kkkkk
Hadana adiga rabto in Borama N&N nolol u raadiyaan…
In aqli 6 saac tahay, sow ma cadda?.kkkkkk
Mr Bahal cabaad badanaa!!!!
Mr cadaado
Horta anuu kuma taliyeen inaad sii kala yarataan,oo kala guurtaan si aad wax xalisaan kkk kkkk
Waxan ku talinlahaa inaad xalka raadisaan oo wixii qaldan iska qabtaan.
Waxa la sheegay in dadku laba siyood wax xaliyaan.
Marka ay wax dhacaan Doqmohu waxay yidhaahdaan ina kala kexeeya kk
In kala yareeya kk
Laakiin kuwa aqliga u saaxiibka ahi waxa yidhaahdaan,halkee qaladku ka jiraa?
Waxay abaaraan meesha uu qaladku ka jiro.
Sii kala baxa kk
sii kala baxa
hadda oqow qaladkii lama sixin,laakiin waa la kala guuray.
Dalmida
Land
waar Ilaahay ka baq kk
Meeshu waa Muqdishokk
Hadaad lacag baa shaqaysa.
Tii Emaaraatka ayaa loo soo dhiibay Ahmed Madoobe.Muqdisho ayay soo gashay.
Maxay kale jira?
gaadhi Madoowbaa lagu qaaday.Askartii ilaalinaysay way iska gurteen lacagtii kkk
Dalmida
Mr. Bahal,
Waad mahadsantahay bro, talada iyo wanaaga aad dadka lajeceshahay.
Brother, waa runtaa in lakala taggo oo lasii kala yaraada wax fiican maahan, oo diinta Islaamka iyo cilmiga maadigaba waxuu ku talin midnimo iyo wadajir. Laakiin, waa Goorma?
Lalama jirro karro, lalamana joogi karro, waxna lalama wadaagi karro dad aanan rabbin law and order, kala dambeeyn, nidaam iyo dowladnimmo. Xataa hadii eey hogaaminayaan maamulka, xataa hadii caasimadda iyo madaxweeyne iyo howsha oo dhan lagu wareejiyo!
Taladaada waxeey lamid tahay taladii madaxda dowladda dhexe kuwa hadeer iyo kuwa kahorreeyay, waxeeyna noqdeen talooyin qaldan oo lagu qasaaray.
Waad la socota ayaan rajeeyn taariiqda dhow ee halkaas iyo Galmudug.
Dalmida
God bless Somalia
Mr Caado
Waa ok.wixiina qaata oo federalka la hoostaga.Taasi waa sax.
Federalka ayaaba sidaa fasaxaya.
Laakiin Federalkan somaliya ee shuruuda le.
2,5 gobol kkk
Garoowe 1 kkk
Ximan iyo xeeb oo ka tirsan Federalka somaliya ka waa soo dhawaynayaa.
Dalmida
Maanta ilaa shalay ayaan qoslayay kaliday,kadib markii aan arkay somaliland oo u diyaar goowday inay ka hortagaan Viruska corona ee china ka dilaacay kkkkkkkk
Islaantii Farmaciiga miis-miisasay ayaa yaabtay
Dalmida
Dhamaan akhyaarta waan idin salaamayaa.Salaan ka dib sidee wax u dhaceen?
Mr Janan waxaa illaalo ka hayay 11 nin oo kala beelo ah isagayna horey u raaceen lacag fiicanna waa ka qaataan,marna ma xirnayn,ee xabsi guri ayuu ahaa howshana waxaa lagu fulayay doomo yar yar.kismaayo waxaa looga sii gudbiyay Nairobi cadayn kale iyadana gacan 3aad shisheeye ah.
Awalan ragga qaar waan hubaa in aysan ku farxayn,sababtoo ah reer Gedo in ay dagaalaan waaba iidooda qiiro Japan looma baahna
Qof baxsadana wax cusub ma ahan waxba masoo kordhinayso haba yaraatee anigu positive ayaan u arkaa,ee armaa la sii gudbiyaa?
U badi bombooyinkii ilmo Gabre tii Qalbidhagax un kasoo qaad.
KKKKKKKKKKK.
DFS MADAXDEEDAA SII DEYSEY,SABABTA LOOSII DAAYEY EE BAXSIGA LOOGU SHEEGAYNA WAXAY AHAYD MAADAA IN BERI KA MAALIN UUSAN KU DACWIYAN FARMAJO & KHAYRE,WAAYO?HADUU DACWAD ISKU DAYO WAXAA HOR TAALA ADIGAABA DAMBIILE AHAA OO ADOO KIISKAAGII SOCDO BAAD BAXSATAY!!!UJEEDKU WAA INTAAS.
WAA KAARTO DAWACO!!!.LKKKKKKKK
ATTENSION:
CIA,MI6,UNSOM,AMISOM are ALSHABAB’s.
ISIS=ISRAEL SECRET INTELIGENCE SERVICES.
ALQACIDA MADE IN U.S.A.100% PROOF.
TERRORIST=ANTI MOSLIMS & ISLAMIC.sure.
————————–.
Nuurka.
Senior Political Analyst.
Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
Mr. BaHaL, yes, totally waan kugu.raacsanahay in maamul kasta amaba hal magaalo ha’ahaado, amaba hal gobol amaba kabadan in eey maamulkooda dhistaan oo eey dowladda hoos tagaan, amaba ugu yaraan eey aaminsanyahiin dolwadda dhexe ee Somaliya.
Yes. Sharciga labbo gobbol iyo kabadan ayaa noqon karra maamul waa wax dad gooni ah sharciyeeyeen, daanyeerta kale ee Somaliyana la marsiisyay oo reysan wax input ah amaba waxba ka dhihin.
Dabcan nidaamka Federalaka Somalida maba taqaan manna fahamsanna. Dad ka hadla amaba sharaxxa oo madax ahna majirraan. Hal sheey oo kamid ah boqolka sharci ee federal system ka aduunka ayaa waxuu yahay wax isku darsasho. Somaliana kama jirto wax la’isku darsadday oo isku si loo ilaalsanayo.
Dalmida.
God bless Somalia
Waar baxsashada Janan waa riwaayad ay mataleen dad aan weligood fiisan sida wax loo matalo.
Warkan imminka la sheegahayo laga yaabo war kale inuu ka dabada yimaado. Waayo Soomaalida run ma sheegto oo buunbuunis iwm ayay ku dheereeyaan.
Si kastaba Dhuxulayste oo Gedo gacantiisa ka baxday ayaa loo gayn doonaa.
Scenario yada imman kara waxaa weeye
In Janan wato qoorsha uu Dhuxulayste ku wiiqayo oo isaga iyo DFS riwaayaddan baxsadka matalayaan
Scenario kale waxaa weeye in Dhuxulayste u adeegsan doono sidii Gedo u soo celin lahaa taasi oo macnaheedu yahay dhiig iyo collaad cusub.
Scenario kale waxaa weeye inuu Addis tago oo halkaa qoorsha Gedo la soo gaadho Xabashida
iwm
Si kastaba Janan wuxuu ahaa daanyeer xasuuqay dadkiisa waana nin ay wax walba ka suurtowbaan.
Marka DFS riwaayaddeeda waxaa igala yaab badan doon buu ku baxsaday.
Bal warkaa warka ka dambeeya aynu dhowrno
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Mr bahal.
Qaladaadka dowladda dhexe uma muuqdo. Wax walbo waxaa u eedan dadka reer muqdisho ee uu mooryaanta u yaqaan.
Yaab weligii muusan xagaa hargaysa u dhaafin siduu noo sheegay waxaan la yaabay waxa ka dhaadhiciyay muqdisho mooryaan unbaa ku nool.
War bal bahaloow caadi iska dhig.
Janan ogaalbaa lo sii daayay waayoo awalba ina adeerkii ayaa riwaayad ku dhigaayay. Riwaayadii markeey socon waydana Dee ina adeerkii sidaa.
Inii dad isugu go`i lahaa in ninkaa uu xorriyaddiisa helo waan soo dhawaynayaa, waxaanse ka walaacsanahay waxa uu la iman doono kolkuu GEDO tago…