Gal-mudug oo Saddex Garab Noqotay iyo Doorashadii ka dhacday Gaalkacyo
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Maamulka Galmudug ayaa u Muuqda inuu yeelan doono Saddex Madaxwayne iyo Saddex Baarlamaan, oo Laba Fadhigoodu yahay magaalada Dhuusamareeb.
Garabka Galmudug ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa doorasho ay ku qabsadeen maanta magaalada Gaalkacyo waxay ku doorteen Madaxweyne kuxigeen iyo Guddoomiye Baarlamaan.
Waxay maanta u doorteen Guddoomiye Baarlamaan Xareed Cali Xareed, halka Madaxweyne kuxigeen loo doortay Sheekh Ibraahim Guureeye.
Sidoo kale waxaa ay isla garteen in Madaxweyne Xaaf uu sii ahaado Madaxweynaha Galmudug, iyadoo doorashada ay ku qabteen garabkan Hotel ku yaala Koofurta Gaalkacyo.
Axmed Ducaale Xaaf ayaa muddooyinkii u dambeeyay Qorsheyaal uu ku dhabar jebinayo Dedaalka DFS ay ku bixisay Dhismaha Galmudug , ayaa sheegay in howsha ka socota Dhuusamareeb aanay sharci aheyn, isla markaana ay dowladda Federaalka afduubatay howshii maamul u sameynta Galmudug.
Galmudug ayaa hadda u qeybsan saddex garab oo garabkii u horeeyay ay shalay magaalada Dhuusamareeb kaga dhawaaqeen inay Madaxweyne u doorteen Sheekh Maxamed Shaakir oo ka socda Hoggaanka Ahlusuna.
Maalinta Axada ayaa la filayaa inay ka dhacdo Dhuusamareeb doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo lagu dooran doono Madaxweyne iyo Madaxweyne kuxigeen, Kaasi oo ahaa geeddi socodkii maamul dhisida Galmudug ee ka bilowday khilaafka ay haatan Galmudug garabyada ugu kala qeybsantay.
Jubbaland ayaa sidan oo kale horay u yeelatay dhowr madaxwayne, Balse waxay hada u muuqataa inuu ka hirgalay Axmed Madoobe oo keli ah.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=21940
Cajab. Geeljiruhu markuu Nirgaha ka gudhinayo hooyadood wuxuu ka dalooliyaa carrabka kadibna qori yar oo gamuur ayuu geliyaa(carrab-daar), kadib Nirguhu ma jaqi karaan hooyadood.
Hadaba tii Galmudug ahayd ayaa carrab-daarka ka geliyey dawladnimadii?
Deniyoow wadanka u gurmo,Deniyoow wadankii wuu kuu baahan yahay,Deniyoow adi la’aanta waxba ma qaban karo.Deniyoow noo gurmo.
Calaacalkii siyaasyiin Hiraab ee ay ka midka ahaayeen ragii sheeganyay inay madaxwaynayaal soo oqdeen,calaacalkii ka dhacayay Ksimaayo waad wada daawateen.Go’aankii shirkaasina wuxuu ahaa in Mr Deni la daba galo.
Dee Mr Deni hawshiisii ayuu qabsaday kk
way socotaa.
Iyagiina way iska dhunteen kk
Waxa jira su’aal aan aad isku waydiinjiray oo wakhtigu iiga jawaabay.
Su’aasha ayaa ahayd,sobobta Degaanka Bariga somaliya ee bilaa xadaarada ahaa,ee bilaa maalka ahaa ay ugu badnaayeen wixii lagu sheegi jiray dawlada ee somaliya ka jiray 60-da meeyadii am wixii ka horeeyay dawladii kacaanka.
Su’shaasi wakhiga ayaa iiga jawaabay.
History gu wuu sooo noqdaa.
Shirkaasi kismaayo ka dhacay ee ay joogeen,Mr Guuleed,Ina cabdi shakuur,xasan sheekh,sheekh shariif,Odowaa,Maxad salaad,Mr Fiqi iyo wixii ay hogaanka u haayeen waxaa watay shasiyaad uu Mr Deni hogaanka u ahaa.
Isku soo duub oo wakhtigaasi waxaan helay jawaabtii aan raadinayay muddada dheer.
Dalmida
Kkk war maxaa tiri? Deegaanka Bariga Soomaaliya ee bilaa xadaarada iyo bilaa maalka ahaa? Yaab anagaa aragnay!
Suldaan Call Yuusuf Kenediid, Suldaankii Hobyo 1878 kii iyo ragii doomaha Yemen iyo Hindiya urari jiray ee ganacsiga sameeynayey, markii Soomaalida inteeda kale qaawaneyd ee ay geedaha saarnaayeen. Suldaankii Hobyo fadhiyey ee xiligii gumeysiga Koonfurta Soomaaliya wakiilka ka ahaa xitaa dekadaha Marka iyo Baraawe miyaa maanta tiri xadaarad iyo maal ama hanti meey heeysan? Warkaasi waa gef korka looga tuuray Majeerteen Boqortooyadii Maxamuud Saleebaan. Aniga ayaase raali galin ka bixiyey.
Dhibaatooyin kan oo kale waa midhaha laga helo marka maangaab ah oo aan misaan umad madax looga dhigo.
Farmaajo 3 sano iyo dheeraad buu Villa Soomaliya jiifay, waxa uu soo kordhiyay;
1. Maamuladii la dhoob dhoobay inuu dumiyo.
2. In maanta aanu tegi karin Jawhar, Kismaayo, Baydhaba iyo Garoowe.
3. In Alshabaab sii xoogaysato oo xitaa Amison-tii xabadaa ku tuur tuuri jirtay gebi ahaan aanay xeryahooda ka bixin kana dhex samaysteen hudheelo lagu raaxaysto.
4. Inuu sii kala fogeeyay labada shacab ee Soomaaliya iyo Somaliland. Oo markii hore siyaasad baa lagu muransanaa lakiin hada ay dhaawacantay walaaltini-madii labada shacab ka dhaxaysay.
Waxii dhicilahaa wali maysan dhicin ! Tani waxay kutusaysaa ineysan arrimuhu ku saabsaneyn fikir kaladuwanaasho siyaasadeed , ee ay ku saabsantahay oo kaliya sida loo-kala-dugaagsanyahay . Sidan uma fekeraan ban’aadamka caadiga ah . Allahayoow hadaad kheyr ku ogtahay isusoo dum quluubtooda , hadey yihiin fidnoolayaalna Allahayoow nooga filnoow. ( Dhamaan qaswadayaasha )
Kkk war maxaa tiri? Deegaanka Bariga Soomaaliya ee bilaa xadaarada iyo bilaa maalka ahaa? Yaab anagaa aragnay!
Suldaan Call Yuusuf Kenediid, Suldaankii Hobyo 1878 kii iyo ragii doomaha Yemen iyo Hindiya urari jiray ee ganacsiga sameeynayey, markii Soomaalida inteeda kale qaawaneyd ee ay geedaha saarnaayeen. Suldaankii Hobyo fadhiyey ee xiligii gumeysiga Koonfurta Soomaaliya wakiilka ka ahaa xitaa dekadaha Marka iyo Baraawe miyaa maanta tiri xadaarad iyo maal ama hanti meey heeysan? Warkaasi waa gef korka looga tuuray Majeerteen Boqortooyadii Maxamuud Saleebaan. Aniga ayaase raali galin ka bixiyey.
Soomaalida inteeda kale qaarna waa qaawanaayeen oo geedahay dul saarnaayeen qaarna beeraha ayaa lagu qodayey oo hadii la doono wabiyada ayaa lagaga gudbiyey inta lays korsaaro sidii buundo ama jaranjaro laga dhigi jiray.
Waar Wasiirkii Jubbaland ee ‘Baxsaday’ma la helay?
Laalays.
Waxaa loo badinayaa in wasiir ka la qaarijiyey yacnihi la dilay oo ay qolyahaa Villa-Wardhiigley qarinayaan.
Sargaalka
Waa ficil ay ku kici karaan caqli laawayaasha villada jiifa.
Mahadsanid
Laalays.
Adaa mudan.
Waxan u malaynaya in galmudug uu ku jiro kaydka
Shidalka ugu wayn somaliya waxani khilaaf ka wayn
ee meesha ma sancadalihii baa ka shaqaystay war
Intaan ithopia dalka la waregin caqliga ha shaqeeyo
Sorry galmudug.
U jeedadii laga lahaa walaga gaaray waayoo awalba in la dumiyo ayaa la rabay.
Waalla dumiyay oo waala dumiyay. Waan arki donaa wixii laga dheefo.
Xaqiiqdii qof walbo waa ogaa galmudug in ay tahay tijaabada nabad iyo nolol.
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=521189938795913&id=238324080415835
Banhigii dhexe inta lacagtii laga baxay ayaa lagubay si. Dadka loogu sheego lacagtii in ay halkaa ku gubatay.
Yaa dumiyey yaase kala qaybiyey galmudug? ma
Siyasiyintii degankey taladu segtay oo isu tanasuli
Waayey mise gacmo shisheya ka adegtay? dalka
aaway dowrkii dowlada dhexe ? Waa in fadhiga
Laga kacaa oo la badbadiya nabada galmudug oo
Xasiloon nabad ah qaybna ka ah geedi socodka
Somaliyada cusub
Galmudug dad caqli u saaxiib ah manu ku hadhin
Garqaad
Kkkk Galmudugta dhisan oo la dumiyey awal xagee ka jirtay?
Nin qaawan baa laga sheegay amaa dharka la iga furtaa
Ninkaa Garqaad,waxaad moodaa Islaan Gaboowday oo wax uun iskaga hadasha. kkk
Walaahi inaan caayaynin,laakiin waxa uu ku hadlo.
Kuye Galmudug ayaa la dumiyay.Galmudug ma aqalbaa oo la dumiyay?
Dadkii way joogaan.Wax maamul ah oo u dhisnaana ma jirin.
Inay dawlada hoos tagaan ayaan u roon – waxba looma dhisikaro.
Meesha ma waxbaa la dilayaa?
Ma qori ayaa lala ordayaa?
Maya,midna maaha.
Somali oo dhan ayuuna waxba u dhisnayn.
Ma jiraa maamulka dadka caafimaad siiya?
Ma jira maamul dadka isguul?
Ma jiraa maamul dadka biyo siiya?
Ma jiraa maamul dadka amaankooda suga?
Ma jira maamul dad laamay ay maraan u sameeya?
Ma jiraa maamul dadka u garsoora?
Meeshaad intaa ka waydo maamul kama jiro.
waxaa ka jira Tuugo dadka baadha oo qabiil lagu hoos joogo.
Isbahasi Tuug ah ayaa ka jira somaliya oo waliba u baahan in dadka laga qabto.
Dalmida
Waxaan maqli jiray: Nin walba qumanihiisa ayaa qoorta u suray.
Mr Bahal aqli dugaag ah oo aaminsan wax dadka Bossaso ama Boorama iyo maamulkooda qaban waayeen ayaa Xamar u qaban!
Waxaa kaaga sii daran Garqaad oo si macquul u hadla ayuu aqli xumo ku dheegayaa.
Nacaybka N&N iyo Malaxumad siyaasiyeenta Gobol&Nus waxay garigo,an dhigtay dad uu kow ka yahay Garqaad. Haloo duceeyo masaakiinta laysku dul haysto.
BaHalow cawro faydideed foolxumay leedahay, Run in loo sheego Soomaalida waxay ku tahay Cawro la Fayday.
Raga badan oo Kalshaale ku fikir dhiibtaa waxay uga bilaabantaa 1990… warkoodu waa farcan laakiin mahayaan Asalkii..
Gobol@Nus xaalkeedu waa inan Aabaheed Dhabayac..
Waxa u jeeday (Inann Aabeed Dhabayo)
Dagaalka Somalida maalin meel buu u jeestaa..
Maanta Agoontii Kacaan, kulli Yamyam iyo Qadaadweyn oo ah qabiilada Calinausteen Alshabaab ah iyo maamulada dhismay oo magaalooyin dadka nabad ku xamaashaan samaystay ayaa dowladii dhexe isku haysta….kkkkkkkk
Kacaan cusub ama Federal system cidwalba gurigooda quruxsadaan.
Yaa reyn doono?
Waxa qaylo, waawareey iyo cay meelwalba la taagan.
War iska sabra Kacaankii baqtiyey weligiis soo noqon maayo…xitaa haddii ilmada idinka dhammaato.
Cadaado
Haddii la waayo Galmudug mid ah, waa in la soo celiyaa maamulkii Ximan iyo Xeeb, ilaa reer Galmudug ayaga ku heshiinayaan maamul ayaga dhisteen, Ximan&Xeeb si fiican u shaqaynayey oo Cadaado nabad bay ahayd.
Maalintii Xasan Sheik wax ka dhisayey ayaan iri, in Madaxweynaha oo reer Ceeldheer ah, in ka dhexbaxo loo qaatay, laakiin markaas aniga waxaa diidanaa in MJ, Leelkase etc, Galmudug lagu qasbo…….
Farmaajo iyo Khayrana wax uma dhisi karaan inay lugooyaan maahee.
Bahasha waa in sidii mag qabsanayaan geed Qurac hoostiis lagu soo dhisaa!!!
N&N cidkale isdaaye in Mareexaan isku jabiyaan u dhowdahay.
Qandho talo xun…
Daawo reer Ahmed oo toorey afaysanaya.
Janan mukulaal miyaa, daagadaa ki bahey warmiyaa.
https://khaatumonews24.com/2020/01/30/deg-deg-daawobeesha-wasiir-janan-oo-war-culus-ku-dhawaaqday/
Reerka Cabdi Janan waaba dad fiican sida isugu duuban yihiin Qabiilada la nool.
Waa war ku farxay, Raxanweyn iyo Jareer u doodaya.
Reer Waqooyiyow Shaxaadka naga kor qaada,
Oo Dowladdiina Somaliland barakeysta
– Koyto Waqooyi iyo Xisaabtanka reer Muqdisho maxaa kala heysto.
* Kudarso ama Kadarso
Xamar u soo Aroor Federaalna waan Rabaa
Waa Aqli Gaaweeto.
* Canshuurtada Cunaa Ceydaada Yaqaan
land
haa iyo maya ayaa kaaga banaan su’aalaha aan soo dhigay.
Wax kale oo kaaga furani ma jirtaan.Maba laha.Waa haa iyo maya.
Nacnac iyo sheeko Dameer ciyay ah maba yaalaan meesha.
Haa way jiraan hadaad leedahay soo sheeg,hadii kale iska aamus Dameeryohow.
Oday laga soo eryaday Adis oo Nairobi iska xaadiriyay ayaad u taqaan nin wax qabtay.
Kaasi waa dameer ragii raran jiray iska dhaafeen oo tagay meel kale oo lagu rarto.
Dameerta rar doonaysaa waxay tagtaa xerada safarka.Waa xigmad Carabi ah.
Kikuyo ayuu iska xaadiriyay ninkii laga eryaday Adis.
Dalmida
Mr Bahal
Nin waalan yaa u jawaabi kara.
Aniga ma arag cid raran…!!!
Somalida Kenya 36% dhaqalaha Kenya waxaa leh Somali..weliba cida Kab&Lax.
Somali waa 5% how they kan own 36%.
Xagga powerka gudoomiyaha Parlenamka, taliyaha ciidanka, wasiiro iyo gobokooda ayaga u taliyaan.
Mahxaan kaaga jawaabaa?
War naga aamus, aamuska ayaad ku fiican tahay.
Land kkkkkk
Adis oo laga baxay rarashada somalida kk
Nairobi oo ayska xaadiriyeen.
Xerada safarka.
Where is your next stall?
Wax aan anayn intaasi meesha ma yaalo.
somali waa % 20 ,90 kkkkkk
Mathematical answer-ku uma baahna nacnac.
Dalmida