MUUQAAL: Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey “Waan tagayaa Muqdisho, oo Fannaan Soomaaliyeed ayaan ahay”
London ( Kalshaale ) Fanaanka Maxamed Siciid BK oo Waraysi kooban bixiyey isagoo ku sugan magaalada London, Wuxuuna dadka Soomaaliyeed ka raali geliyey Hadalkii kasoo yeedhay, kaasi oo ay ka dhalatay Cadho xoogan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Muqdisho Xaal ayaan siinayaa, mar hore iyo Mar dambe, Waan u tacsiyaynayaa dadka soomaaliyeed ee dhibku soo gaadhay “ Ayuu yidhi BK.
Maxamed BK ayaa sidoo kale sheegay inuu Fanka iyo Siyaasadda kala saari doono “Fannaan Soomaaliyeed ayaan ahay, Meel walba waan tagayaa, Markaan UK kasoo Noqday waan tagayaa Muqdisho, Weliba Labada Show ee ugu Horeeya waxaan ku caawinayaa Dadkii waxyeeladdu soo gaadhay “. Ayuu yidhi BK.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=20480
Horta ninka raga ah waa inuu qirto khaladkiisa, waana Raganimo.
Mida kale reer isaaq waa u daran yihiin nin caqli yar , sheekooyinka Meelaha lagu qayilo Burco iyo Hargeisa isskugu sheekayaan ma aha inaad Tv la soo Fadhiisato. Riwaayada qabiilkan meel Gaadhimayso ee ayeysan dadka ka dhex saarin .
Shalay BK markuu xamaali ka ahaa dekada Boosaaso , dee shaqada umaanansiin inuu isaaq yahay ee muwaadin Somaliya u dhashay baanu ku siinay oo dalkiisa jooga .
ogadeenku waa kuwii Nairobi ugu awooda sheegtay ee ka musaafuriyey. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Qol yar bay dhaheen Nairobi oo kiro ah waa safarad isaaq leeyahay , xataa waxba way u qabanwayday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Mr BK waxkastood ula jeeday horeyna cad noigama goyn, hadana hadaad raali galin ka dhiibtey ADLEE kuu fiicantahey,
Reer Muqdisho waa dad samir iyo dulqaad badan, CIILTIRE FAROOLE oo 30 sano ku hayey Allow gub oo Tirtir Xamar ayey maanta Qasri, Guno iyo Darajo ku soo dhaweeyey.
( Waaba BK oo dhahey na Citiraafa waa intaas oo uu idinkuna Qaraxu idin Fasaxee).
> Rag waxaa ugu liito HADAL UU YIRI/dhahey OO DABRO
* Caku shaley ayaa Faroole laga sheegay.
Kumanaan reer Somaliland ah oo dibadda iyo gudaha joogo ayaa ka tacsiyeeyey Xasuuqii Shacabka Xamar,
Taas ayaa nagu filan oo na deeqdo, maxaa naga galey HAL SHAQSI SHEEKADIISA.
Nijaaskan dhoorta leh haddii uu wax isku falayo ha ka towbad keeno niikada iyo muuskada uu Soomaali badan karkaarka ku waydaariyay.
Dabshid
Adiga maxaa kaa galay Muqdisho. Dee Raaso qabo waayo cuqdada kugu jirtaa wallaahi waxaa dawo u ah diin. Taana ma haysid.
Haddii kale isku xisho oo Somalida ha iska dhex saarin
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Caqli xumada agoonta kacaanka waa taa. Hadalka BK buun buun-buunintiisa waxay isleeyihiin ra,yil caamka indhahooda kaga jeediya fashilka Farmaajo. Taasna waa ku Guul daraysanayaa. Waxaanay la mid noqon sagaaradii saaladeeda isku dayday inay aasto!kkk
Qof walbo aragti ayuu leeyahay. Aniga hadalka bk waxaa igala xumaa hadalkii gudoomiye cumar finish. Oo isagoo qaraxii dhacay ka hadlaayo dhahay. Dadkii muhiimka ahaa qaraxu ma gaarin. Oo walaga hor tagay.
Bal kawarama islaanta 3 deedii caruurta aheyd ee iskoolka u socday halkaa lagu dilay ee gudoomiyihii ka maqasho dad muhiim ah ma dhiman.
Bk hadalkiisa sixun ayaa loo dhigay Hadana haduu raali gelin ka bixiyay dhib ma jiro.
ASALKAAGU HADUU XUN YAHAY FARACAAGU MA HAGAAGI KARO.
ASALKA FAKELAND ILAA BILOWGII 1900 KII ILAA MAANTA MARXALADIHII GUMAYSIGA WAA LAYAQAAN ، YARKAAN QALAD WAYN MA SUUBIN .
SHEEKO XAAFADEED BUU KOR U QAADAY.
KUWAAN MEESHA WAX KU XARXARIIQA YAA SOO
BADALAY? SHALAY MA TAAGEERSANAYN!!
WAA DADKA NOOCAAS AH..
لابد من ثوابت متينة لبنى البشر والا فلا قيمة للحياة
BK Waanu qadnay rali gelinta waa kuu sharaf iyo
Magac inaad dalkada iyo dadkada usoo noqotay
ku soo dhowow muqdisho oo ah xaruntii xadaarada
Iyo ilbaxnimada dadka somaliyeed
Ali Zubeer
Kkk
Raaso intey aheyd
Ma waxaad leedahay BK yaan loo cafin hadalka, sidii loo cafiyey Ciiltire Faroole.
Sxb horey ayaa nalooga quustey Hadal wadkiis galey
Alalaaskii Diyaaradihii Mareykan rag ayaan ka xishoon jirin Low jebi kuwaas ( Black Hawk down)
Meles Axmaar iyo ereyaddii Qaxaan Qax ayaa ka horeeyey
Xamar Qarax kama baxeyso oo Dhiig bey qabtaa.
* Caku shaley ayaa Faroole laga shee8
Dabshid
kkkkkkkkkkkkkkkk
Raaso waa magaaladaadi masa waad inkiraysaa….
kkkkkkkkkkkk
Hadalka kale waa hadal tiro aanan ku socon Suldaanka.
Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Ali zubeer
Oo Dabshid-ka Xamar ku waashay ma reer Raaso iyo Qulun-quul baa?. Cajiib…
Oo maxaa isaga ka galay Xamar, mise waa sida Cadaado oo Godi-labe iyo Xamar isaga qasmeen?. kkkk
BK raalli galin hadduu bixiya meel loo dhaafo ma leh… Waa duuduub ku liq…
Dhallinyarada waxba yaan la xagxagane kuwa waabaayda qabiilka ku shubay ee beenta ku dhura ku eedeeya arrimahan…
dabshid
maxaa laga raba reerkisa ka raadi. Habar gidir iyo
Mareexan . mududolod reer abti u yihiin war odayga
Daaya kablalaxa ha iska qabshaxsadee
Bishan oo kale 10 sano ka hor waxaa dhacay qarax aad u xumaa oo ka dhacay shaamo.Muqdisho.
Waxaa Madaxwayne ku magacoownaa shariif axmed-kii shalay dul jooogay maydka dadkii somaliyeed,isaga oo aan hal qof dhulka qaadin ama aan caawinin.Waabu ka dul qudbadeeyay.Mooryaan aaan lahayn dhiig naxa iyo dareen qof nool weeyi ninkaasi.
Shariif axmed waa ragii helay,isku soo dubariday soo shaac bixii al shabaab.Alshabaab waa maxaakiimtii ka soo mudhyidhi muqdisho 2004- 5 – 6 -kii.
Waxay iksu badashay alshabaab oo magac sucub ayay la soo baxaday.
Aabihii alshabaab Aka shariif Daayeer waa aabaha qaraxya da ka socda muqdisho.
Kaasi ayaa laga rabaa inuu raali galin bixiyo/
Inta ay dadkaasi ku noolyihiin somaliya oo waliba xoriyad u marayaan suuqyada wax walba way ka dhacayaan somaliya.
Hebelbaa raali galin bixiyay,hebelbaa na caayay,hebelbaa na jecel kkkk
Shariif ayaa laga rabaa inuu raalin siiyo ummada somaliyeed.
Wiil yar uqdad ku soo koray oo u baahan in la daweeyo hadalkiisa wax ka soo qaad ma laha – saa isaga ayaaba u baahan inu loo sameeyo dib u dejin masgaxeed,isaga ayaa ku soo koray meel aan ahayn inuu aaadame ku noolaado argagax ayuu ku soo koray.aaadbaan uga xumahay ninkaasi Bk oo waayay cid ka dawaynsa xanuunka maxgaxeed ee uu la soo koray.
Dalmida
Jabhad
Dabshid waa nin reer Muqdisho ah.
Sheekhaash Gandarshe kkkkkk
Hawiye Hiraable,Habar Gari.
Hada la socda Hawiyuhu asal ahaan waxay u kala bixi jireen.Laba:
Habar gari iyo Habar Caylo.
Dabhsid waa Hawiyaha cusub.
Isbaysiga cusub ee biloowday dagaalkii sokeeye.
Waa uun la soo kala horeeyaye dhalashada qabiilu ma jirto.
Rumayso ama ha rumaysan
Dalmida
Kkkkkk
Mr bahal maxaa tiri hawiyaha cusub kkk walee
Dowladnimo iyo hawiyaha cusub wax baa kala
Haysta
Mr bahaloow.
Imaam dabshid iyo kablalax isku tuur tuurku waa ka dhexeeyay ee adna ma xertii ilma kablalax kukuuyo ayaad ayaad imaamka u soo raacday.
Beryahaanba danbe ninyohoow isbedel weyn ayaa kugu dhacay. Waxaad banaanka la soo istaagtay hadaladii kablalaxa lagu aqoon jiray.
Neceeb iyo aflagaado reer muqdisho aan loo kala reebin.
Nimaan gacantaadu qaban oo aan garan dhibadanaa.
Garqaad
Mr BaHal Waa u fasaxanyahey inuu ku tufo reer Hargeysa, Muqdisho iyo Jabuuti
Maxaa yeelay waa nin ku jiifo Xaniiyaha Xortaa ee Caasimadaha IRIR SAMALE.
Jabhad
Kkk
Adigana EN3 aad ka soo raacdey QARDHO, ayaa kaaga dhex damey adigoo Soomarahayo, MARIIXAAN IYO HABAR-GIDIR DHEXDOODA.
* Markab Suu kayahey iga dheh
Jabhad
War anigu Kablalax ayagaan u daneynhayaa inaan midna ka xoreyno Axmaarada, midna ka reebno Mahbareynta.
Ee Caasimado lagu colaadiyo iyo Kursi looga maseyro maleh.
30 cod miyaa looga maseyraa
Kkkkkkk dabshid
Hawiyaha cusub maka carotay sxb kkkkk intaad
Somalida karbashayso eeboow maad midnimo
Doonto oo aad maalin un qabanqaabo QARAN wax
Un ku darsatid….. 2020 .. bal jidkan jid dhaamo aan
Isaga hor imaamo sanad wanagsan dhamaan reer
Kalshaale
Jabhad
Kkkkk
Sxb sanad wanaagsan
Wax kale la idinkuma heysto ee Bal Jabhadow arimahaan ila arag
Ciid kuma taageertiin Farmaajo
Canshuur kuma taageertiin Farmaajo
Ciidan kuma taageertiin Farmaajo
Xitaa waad ku xilateen FOOXI oo Governor Gaas iyo Governor Deni, wali ma soo salaamin Mowlicii aan laga waayi jirin.
– Soo marka igu ceeb maahan- inaad Gambar iigu soo qaadato MAAMULKA BANAADIR STATE.
* Kudarso ama KADARSO
WAA SAX HADUUBA GARTAY RAALI GALIN!!
LKN WAANBA YAABOO WAXAAN IS IRI HADALKIISII HORE WUXUUBA LA MICNO AHAA:S/LAND BAA ALSHABAB HOOS KA TAAGEERTOO HADAYDINAAN NA CITIRAAFIN QARAXAASAA IDINKU SOCONAYA!!!.ALMACNAWIYAN ALSHABAB UUN BAANU DOO ADEEEGSAN!!!!,..SHAME ON YOU!!!.DHATAQLE WAAXID!!!.DADKA YAAN LAYSKU XAJIIMAYN!!WIILKAAN YARNA HALOO DULQAATO WAA:(CEERGAABO CAADIYA)!!!!.KKKKKK.
Dabshid
Sxb sanadka hakuu wacnado war ninyow hadaad
La hadlayso reer puntland way tageran dowladan
ciidanka ugu khibrada badan ee ku hareraysan
Villa somalia bal si fiican u dhugo asbuci hore unbey
Ahayd markuu dr beyla ku qabtay shirkii lagu jaan
Goynayey deyn cafinta somalia garowe dhamaan
Hay, adaha fadaralka xarumo ayey ku lee yihiin
Garoowe arinta kismayo waala xaliyey.. oo wataad
Ogayd in shirkii maliyada lagu qabtay war kablalaxa
uma dhaqmaan sida reer adoga markey joogto
Danta guud ee dalka halka ay idacadaha taagan
Yihiin reer adoga waan ka xishona inaan dalkaan
Dhismaaya dhagax yeeyno sidaas oo ay tahay waan
iska ilownay malaayinta deeqaha ah waxaan u daynay idinka
Garqaad
Horta sanad wanaagsan shamaantiin.
Aniga waxba iskamaykay badalin,laakiin wakhtiga ayaa isbadalay.
Waxaa la soo gaadhay wakhtigii runta la idiin sheegilahaa ee aad Ummada ka fadhiisan lahaydeen hadaad tihiin Mooryaanta laga socon waay 30ka sanadood ee dhamaaday.
Mooryaanta waxaan ula jeeda maaha qabiil e waxan u jeedaa dawladiidka xaaraanta ku naaxay ee gacnta ku haya dhawqaalaha muqdisho iyo inta la macaashta ee 30 jir 30 milyan haysataa ka midka yahay.
sanbalooshe ka midka yahay.
Hag iyo alshabaab oo isbarkan.
Cali mahdi ayaa socon waayay.
Cabdi qaasin ayaa socon waayay
Cabdullaahi yusuf ayaa socon waayay
Intaas nin – midna alshabaab ismay arag ,hadana way socon waayeen?
Yaa ishortaagay?
Waxaa ishortaagay waxa maanta hortaagan Formaajo.
Dabcan,Formaajana waxaa hortaagan waa wixii hortaaganaa ragaasi aan soo sheegay.
Iyagii uunbaa noqday alshabaab.
Iyagii uunbaa qaraxa dhigaya.
Qorigii la ridayay ee suudi yalaxow uunbuu qaatay sheekh cali dheere ama Mr qudhac.
Qorigiina qarax uunbuu isku badalay.
Maxaakiintiina alshabaab uunbay isku badashay.
Ciyaarata uunbaa lagu soo biiray oo waxaa ku soo biiray Ina cabdi rashiid iyo Emaaraat iyo kooxo kale.
Laakiin Garoonka ay ciyaartu ka socotaa waa Muqdisho.
Maxaa been la sheegayaa oo runta la diiday.
Dalmida