|

MUUQAAL: Xisbiga Wadani oo ka Qayliyey Doorashada C.rashiid Riyo-Raac

Hargeisa  ( Kalshaale ) Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka hadlay Mowqifka Xisbiga Wadani  ee ku aadan  Doorashada Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka loogu doortay Cabdirashiid Riyo-raac.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Xaalada Somalilnad ma marayso meel la dhaho Xisbiyoow maxaad qabtaa, Balse Jiritaanka Somaliland ayay Jirida ka goynayaan  Kooxda Kulmiye, Masiirkii umaddu 30-ka Sanno soo dhaqayey ayaa halis ku jira,   Tallo iyo badbaado ayay u baahan ahtay” ayuu yidhi Barkhad.

Komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa maanta gudoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac oo horay Muran Xoogan uga dhashay inuu kamid Noqdo Gudiga Doorashooyinka, Islamarkaana Sabab looga dhigay inuu kamid tahay Xisbiga Kulmiye .

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=18865

Posted by on Nov 30 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “MUUQAAL: Xisbiga Wadani oo ka Qayliyey Doorashada C.rashiid Riyo-Raac”

  1. KKK, warkuwan Liin Dhanaantii jeelka ayay kusoo miyirsadeen..sagaal habeen bay ku cabayeene kawaran hadii 9 bilood looga dhigi lahaa.

    Waxaan arkaayay yarkii DHUKURNAA oo saaxiga keenay oo khalkhal-khalkii isku qalday aayadahii & quraanka, oo la meeraystay.

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Somalilander

    Hhhh.waan kula socdaa garo

  3. Hanbalyo riyo raac xisbiyada sanad ayaa uhadhay mudane madaxwayne noofur ururadii oo 3 xisbi oo aan qabilaysnay hanoo sobaxeene mucaradka qaylinayaa iyagay utaalaaye

  4. Dr Rooble..

    Sifiican soow iilama socotid?!

    Sidaas weeyee…aniga laftigaygu inaan maalin maalmaha ka mid ah JEELKA liinta ku cabo ayaan rabaaayee yaa bal maruun igu tuuraa aan soo arko bahashan ILA TANGODA ah ee ragii wareerisee!!??

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. XALAY MAXAA LONDON KA DHACAY!!?.
    WAXAA XALAY LONDON KA DHACAY FASHILKII IUGU WEYNAA EE CIIDAMADA POLICE-ka INGIRIISKA LU YIMAADA!!!!.
    “POLICE-ka INGIRIISKA EE NAFTA JECELI FASHILKOODII XALAY!!”,.
    XALAY NIN MINDI SITA OO DAD SHACABA OO
    GEESIYIIN AHI INTAY XOOG KU QABTEEN BAY MINDIDIINA KA QAADEEN KA DIBNA POLICE HUBAYSAN BAA YIMI OO NINKII MINDIDA LAGA QAADAY XABAD ISKALA DHACAY BAQDIN DARTEED!!!!..TAASINA WAXAY AHAYD FASHIL WEYN OO TILMAAMAYA FULAYNIMADA CIIDAMADA POLICE-ka HAYSA!!!!KKKKKK.WAA RAGII XABAD ISKALA DHACAY NIN WUXUU SITAYBA SHACAB KA QAADEEN,..KKKKKKKK..TANI DIREYSKAY ISKA WADA SIDATAA!!!!.KKKKKKKKKKKKK.
    OK,POLICE-ka INGIRIISKA MI5-MI6 KALIYA WAXAY YAQAANAAN SIDA DHALINYARADA MADOW LOOGA DHIGO GANGISKA OO NOLOSHA LOOGA RIDO.

  6. BArkhadow armaad martaa maalin dhow halkii faadumo waayo qofba qofkuu ka hadal badan yahay wuu tagaa sababta uma qaylisaan DAN S/L ee waa MID idiin gaara

    RIYO RAACOW adna maraa waaxid waxad tahay nin aan aan dal iyo dadtoona u turayn waayo waad iska casili lahayd hadaad tahay nin danaynaya S/L iyo dadkeedaba DANAYSTE SIYAASIYA BAA WAALAY ADUUNKA

  7. Haduu geelu maalintuu tubnaa lagu taraarsiiyay
    Tafshareeran buu kaa galee toobada
    Haseegin..
    Su’aashu waa maxay kaadhka WADANI
    CIYAARI KARO,Ama sikale hadaan udhigo
    Garxejisku maxay samayn karaan?
    Jawaabta lasugayaa waa taas waayo
    Qaylo kadhamaatay JeeGAANINA u joojin
    Wayday…

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented