|

Cabdi iley oo sheegay inaanu wax dambi ah Gaysan iyo Maxkamad lasoo taagay

Jigjiga ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar [Iley] ayaa ka soo muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Cabdi oo fursad loo siiyay in uu hadlo ayaa sheegay intii uu maamulayay Ismaamulka Soomaalida uu si wanaagsan u maamulay wax dambi ahna uusan ka gelin degaanka Soomaaliya.

Maxkamadeyntiisa oo shalay dhacday ayaa waxaa uu ku dalbaday in la siidaayo maaddaama uusan gelin wax dembi ah oo uu galay intii uu hayay talada Ismaamulka Soomaalida.

Maxkamadda ayaa amar ku siiyay Booliska Itoobiya in ay si deg deg ah u baahiyaan magacyada iyo sawirrada todobo qof oo kale oo loo heysto in ay qeyb ka ahaayeen dil, kufsi, barakicin iyo dhibaatooyin kale oo ka dhacay magaalada Jigjiga.

Ilaa 50 qof ayaa u xidhan rabshadihii ka dhacay Jigjiga Bishii August ee 2018,waxaana dhamaan loo heystaa in ay ka dambeeyeen rabshadahaas.

Waxaa ku geeriyooday 58 qof,waxaa sidoo kale lagu baabi’iyay hanti gaareysa ilaa 421Milyan oo Birta Itoobiya ah sida laga sheegay Maxkamadda.

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dalbaday in xorriyaddiisa dib loo siiyo maaddaama uusan jirin dambi cad oo uu ka galay Ismaamulka Soomaalida.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=17163

Posted by on Oct 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

37 Comments for “Cabdi iley oo sheegay inaanu wax dambi ah Gaysan iyo Maxkamad lasoo taagay”

  1. kkkkkkkkkkk sory yaa Xayawaan XOOLO
    all -xamdulilaahi ilaaheygii kaa dhigay ITOPIYAN IYO OOYINTAADI AAWEY
    LIYUU POLIS
    XABSI OGAADEEN

    aduunyo waa taas foolxumo badne
    GAB GAB HAKAA SAARTO
    XUMOOW –

  2. Maryoolay waa noocaasi.Marka hore ee la isticmaalayo waxba ma garto.Waxa qaladka ah ma joojiyo.

    Maalintii uu caayayay kacdoonta Oromada aad ayaan u xasuustaa.

    Halkan ayaa kaga faaloodooday inay dhawdahay guusha Oromadu.

    Ina Ilay wuxuu ahaa nin la isticmaalay.

    Walaahi inta uu gaadhsiyay Somalida isaga iyo Tegreegii may gaadhin somalida 100 sano ku dhawaadkii uu Amxaarku dhulkaasi ka talinayay.

    Xabsiga Ilaahay ha sii dhereeyo Dameerkaasi.

    Dalmida

  3. Ina Cabdi Iley waa ninka waxa Ogadenia tahay ka dhigay maanta.
    Waa ninka asaga iyo maamulka Tigreyga tuureen Amxaradii inta kale u arkaysay adoon ayaga u shaqaysa..
    Waa ragga federalismka Ethiopia oo in cidna wax looyeerin ka dambeeyey.
    Waa ninka mamnuucay in Afka Amxariga yahay af in la barto lagu qasban yahay.
    Waa ninka in Afsomali ilaa heer jamacadeed lagu barto keenay dhulka Somalida.
    Waa ninka in ciidanka Ethiopia madaxweynaha maamulka gobolka general magacaabi karo saxeexay.
    Waa ninka yiri: Somali waa simantahay guur wadareed u sameeyey gun iyo gob dadkii loo yihiin.
    100 gabdhood iyo 100 wiil midgo Kablalax ah isku daray, intii in jeclaaday. waa kiisaska lagu haysto, ninkii Midgo gabdhaheena ku daray.
    Caawa jigjiga iyo Xamar kala garan maysid waayo meelwalba afsomali ayaa ku qoran, waa baa jirtay hadaad far Somali ku qorto maqaatadada, police ku kaxaysan.
    Waa nin taaladii Sayid Maxamed suray Jigjiga oo Amxaaro Ethiopia cadowgeeda koowaad ahaa.
    Cabdi Maxamed in ciidankiisii Liyuu oo daanyeerta in qalad galeen la isku hayo oo xukuumadiisu qalad galeen…
    Laakiin waa halyey taariiqda xusi doonto, kuwa qabiil u colaadinaya…waxaa tihiin daanyeer.
    Waa idin xasuusin in Ogadenia beero iyo biyo xireeno ku filan samaysteen oo xooga saaray in dadkiisa gaajada ka baxaan.
    He is great man in my books.

  4. Dameer Ina Ilay

    Meesha ma wuxuu moodayaa Somaliya?

    Somaliya ayaa dadka la laayaa,gabdhaha la kufsadaaa,Badda la la xaraashaa oo hadana Maadxwayne laysku sharaxaa

    Somaiya ayaa wada dambi ah oo aan cidba la ciqaabin.

    Muu somaliya ku noolaado cidin ma xidheene.

    Ethopiya Tigdam.

    Dalmida

  5. Waxaan ku darin.
    Waa ninka ayadoo school laga aqoon meelo badan dhulka Somalida dhisay 4600 oo school gobolka Somalida oo afsomali lagu barto.
    Ogow in xog ogolaal ahay oo gobolka kasoo jeedo taariiq ahaan.

  6. Taaladii saidka waxaan in xamar loo qaaday. Not sure but that’s what I heard.

  7. Bahalk kibray aHaa walahay heer wuxuu gaaray yorado gabdhaha was a. Waxa jooga gabdha badan oo garaca tikeega ka dhaleeen. Oo adisaba jigjiga. Diridhaca joogaa. Qaar liyuu hore. Xoogay isaga korka wuxuu la ahaa madaxwy laakiin walahay wuxuu ahaa nin dadka duleeyaan. Dhaanto wuxuu baray. Raga badan oyo dumar ku kulmaan. Merlwalba dee wasmo xaraan a kamanana wuxuu ahaa nijass tikreega ushaqeeya.

  8. Xaqiiqada marka laga hadlo ninkani geesi waxqabad leh buu ahaa waana lagu gefay. Intaa LoP sheegay oo wada run ha waxa weliba u dheer inuu si aan gabasho lahayn u sheegay in shidaalka degaanka Somalida laga helay 50% degaanku leeyahay, maalintuu sida lahaa Abiye Axmed wuxuu joogay USA wuxuuna goob uu kula hadlaayayey Somali iiyo Oromo ka sheeagay in qaybta gobolka Somalidu leeyahay ay tahay 5%. Siduu dhaqankii ummadda u soo nooleeyey ayaan iyana wax loo dhigi karaaba jirin. Ama diida ama ogolaada ninkaa waxa loo xidhay ee loo haystaa waa geesinimo iyo wax qabad xad dhaafa oo uu muujiyey.

  9. Baaruud
    Sxb Thanks, erayga iigu dartay oo ilaaway.
    Ina Ikey yiri, khayraadka laga helay gobolka Somalida waa in gobolka Somalida la siiyo 50% inta kale shirkadaha qodaya iyo Ethiopia kala qaybsadaan.
    Waa meelaha in daaqada laga tuuro lagu heshiiyey.
    1. In yiri Khayraadka gobolka Somalida 50% wax ka yar yeelimayno.
    2. In Somali nationalism oo Dastuurka ku darsaday in gobolka rabo goosan karo, maalinta la xiray cod socday in parlemanka in Killilka Somalida in goosteen ku dhawaaqi rabeen.
    3. In diiday in pipelinka gaska marayo Djibouti oo ka dhoofo..
    Wuxuu yiri Somaliland oo Berbera u jiri 400 km waa maxay sababta Djibouti 870 km u jirta loogu leexin.
    Wuu ogaa in Somalia oo gobolka ku haysata Ethiopia in yeelayn in Somalia furaha loo dhiibo.
    Ethiopia Somali makala jecla.
    Djibouti oo ka adag yihiin una dhow u leexsadaan Gaskii.
    Maanta idin la hadlayo pipelinkii waa dhamaaday..gaska 5000 fuusto per dag 2020 ka dhoofin 8 bilood naga xigta….
    Maxaa Killilka la siin?
    Somali geesigeedii ayadaa cuntay…ka gurta.

  10. Baaruud

    Waan kugu raacsanahay in Itoobiya C/Ilay u xidhay dano u gaara. Markay leeyihiin xaquuqal insaan buu ku xaggdubay una xidhnay waa been lagu qurxinayo qorsha hoosaadkooda.

    Mid laakiin kuguma raacsani C/Ilay geesi weeye. Waayo geesigu ma xasuuqo maato. Sanado badan ayaa isagoo adoon u ah Tigree umad dhan, wadaad, gabadh dhalinyaro cagta mariyay.

    Dhaqanka aad leedahay wuu soo nooleeyay-na maaha xaqiiq. Anigu Jeer ayaan DDSI tegay intuu xukunka hayay. Tv-ga DDSI walaahay weligay kuma arag ayaad qoraana, Xadiis ama muxaadaro laga soo saaray. Waxaa keli ku soo baxayay barnaamijyo af Amxaaro ah oo xayaysiinayay waxqabadka dawlada Itoobiya, ciidamada Itoobiya xoogooda iyo Dhaanto! Waxaana dhaqan uma aqaan sxb.

    Amaanta haysashada dhaqanka iyo ku adkaantiisa waxaa leh umada Soomaaliyeed ee dhulkaa degan. Dadkaa jecel ina aan la dhalan rogin. Markaa amaantaa hadaad C/Ilay siiso shacabka dhulkaa dega ayaad meel kaga dhacday.

    Arinka aad leedahay shidaal buu u dagaalamay in 50% la siiyo DDSI wuxuu afkiisa ka soo baxay markuu arkay Abiy isbedel uu wado ku darayo Ilay oo kursiga qof kale la saarayo. Taasuna ma ahayn go, aan geesinmo ee markuu arkay in laga takhalusayo ayuu u arkay rajo mooday, si shacabku isu daba taago. Mana dhicin.

    Gunaanad:
    Ilay waa mujrim umadii dhulkaa ku noolayd xasuuqay. Amxaaradii kursiga saaray markay isticmaaleen, danahooda ka gaadheen teneg xashiish ku rideen.

    Taa ayaa xaqiiqa.

  11. Waxaan nahay itoobiyaan. Waxaan ku fanaa itoobiyaanimada. Waxaan ilaahey uga mahad celinaayo ilaahaygii itoobiyaanka Naga dhigay.

    Melez ma dhiman.

    Aduunka qofka somaali ah qofkii iila liitay een arko ayuu ahaa.

    Ninka ragaa hadii howl loo dhiibo waa guuleysan karaa waana guul dareysan karaa laakiin Maaha in uu kufaano qowmiyad ama jinsiyad uusan aheyn.

    Wax walbo ee uu qabtay ama haleeyay. Waxaa igala xun isagoo ku xumeynaayo dadka somaliyeed in uu kufaano dadkii gumeysig ku haayay.

    Wuxuu ka sameeyay jeel ogaadeen sooma hadal qaadin.

    Luf luf amxaaro. Halkaa ayaa u danbeysa.

  12. Waxaan la yaabay Cabdi Cumar oo ku doodaya in Gaaska laga helay killilka Somalida in laga dhoofiyo Berbera asagoo ogaa in Ethiopa dhici karin hadii dhul Somalia laga dhoofinayo oo marka la rabo lagala wareegin…..
    In kuwo Isaaq ah ka shaqaynayeen in la xiro oo aduunka in shacab xasuuqay iyo amnesi dacwo dhigeen….. waa intii rabeen Ethiopia.
    Daanyeerta Iidoor ma fahmin in la isku haysto 5000 oo fuusto gaas ah oo Somaliland fuustadii ku leedahy 12% iyo shaqo abuur, in ayaga afka cagta ka saareen….
    Dead end.
    Cagyar waa geelwas ey ah, ilaa hadda waxa Oromada u sheegto dhageysta waa hubaa in million dolar iyo in jagada haysto loo balan qaaday in sii haysto..intaas ku filnaatay.
    Aniga laba nin oo Ogaden ah makala jecli Cagjar iyo Ina Iley, xitaa ma aqaan cidda Ogaden ka yihiin, laakiin weli ma arag wax Cagjar ka qabo billion dolar gobolka kasoo bixi doona hadda ka dib, waxa laga siin dadkaas adoonsiga ku jiray.
    Ina Iley rag laga baqo ka dhigay, oo Godor iyo Bahardaar inta Amxaro ugu tegey afka ka haraatiyey.
    Oromada daanyeerta dhulkooda ku celiyey oo dhulka la wareegi rabay.
    Xasuuq baa yaabay.
    Caano ka dhama.

  13. Waxaan ku darayaa:
    Ina Cabdi Iley afkiisa ayaan ka hayaa.
    Mar suaal la waydiiyey: hormarka aad sheegayso muxuu tarin haddii shacabkii ciidankaaga xirxirayaan oo waxa u dagaalayso in ragii qarni u dagaalayey aad Ubo ugu yeertay…
    Wuxuu ku jawaabay:
    Waa dhamaatay waagii jabhad jaahil ah oo Ubo sita ay hadba tuulo dadkooda dego gubayeen.
    Waxaad dadkaaka ku xoreyn kartaa oo sharaftooda iyo dadnimadooda heli kartaan marka aqoon iyo dhaqale helaan.
    Qabiilaysta yaal dadkii Ogaden kala qaybinaya cidna dhib kama saari karaan…
    Waa in kuligen la dagaalno.
    Warkaas waa i galay..2003 ahayd.

  14. Garqaad
    Haduu yiri: Waxaan nahay Ethiopian laakiin u xor gobolkooda, waa awr ku kacsi..
    Maalinta la xiray parlemanka Somalida oo shiraya Ethiopia weerar kusoo qaaday, waxaa lagu dhawaaqi rabay in gobolka Somalida ka baxay Ethiopia.
    Dastuurka Ethiopia ku qornayn haddii gobol parlemanka 2/3 isku raacaan gooshasho, waa goosan karaan.
    Daacad kama ahayn in Ethiopia daacad u yahay ee dan ku gaar u arkay.
    Waa markii ugu dhaweyd Ogadenia goosan kartay offielly oo dastuur u ogolaa…ila laga yeeli lahaa aaminsani laakiin waa good try.

    Qabyaald baa idin waashay oo aqli kale ma lihidin.

    Hadda Dastuurka cusub Ethiopia waa laga saari rabaa qodobkaas in haddi gobolka parlemankiisu isku raaco 2/3 in goosan karaan….

  15. Lop.

    Ma ninka itoobiyaanimo ku fanaayay isagoo somalinimo ka cararaa miyaa gooni isu taag rabay?

    Markuu ogaaday in laga adkaaday tigreegii ku sheqeysan jiray ee godkiisa biya ugu soo galeen ayuu ogaaday in waagii ku baryay.

    Midda kale Somali galbeed tariikhda jeel ogaadeen wax uga xun sooma marin. Hadii jeelkaaas laga xiray waa in ay ilaahay u mahad celiyaan.

    Lop haku DAALIN luf luf iley waligaa sumcad uma arkaysid.

    Ilaahay ayaa umada reer Somali galbeed dhaafiyay.

  16. Xataa hadduu yidhi Ethiopian ayaan ahay wuxuu ka haldlaayey dalkiisa ee kama hadlayn qowmiyaddiisa oo Somali ah wleigeedna ahaanaysa. Somaliga Kenya deggeni waa Kenyan, ka Djibouti degenina waa Jabuutiyan. Taasi khalad maaha.
    Ina Iley waxyaalaha kale ee lagu haysto een la sheegayn waa kiniisado ku yaallay dhulka Somalida oo la burburiyey. Mar walba dacwada lagu soo oogo waxa ku jirta burburin hanti ummadeed

  17. Arrinta jeelka, aniga oo aad uga soo horjeeda ku xadgudubka xuquuqda qofka iyo cabudhinta ba, aad baan u danaynaayey inaan ogaado waxa ka soo baxaya jeelka sida badan loo hadal hayey, waxaan filaayey in dad dhib adduun u dhamaatay laga soo saaro oo beesha caalamka iyo saxafaadaba la tuso laakiin taasi ma dhicin. Iyadoo dembi binaadimnimo dhacay oo dad xuquuqdooda lagu xadgudbay ay jireen, haddana waxaad moodaa inaan siday wax u dhaceen loo soo bandhigin.

  18. Baaruud

    Dooda dusha aad soo dhigtay, hal qodob mooyee inta kale markaan muraayada aan beenta sheegin dul saaray teneg xashiishka ayaan ku daray!

    Maad ka jawaabin. Taas ayaa i cadaysay inaadan warqabeen ahayn!

  19. Xilligii ay YAHADHIGTA haysatay Ethiopia waxay mucaaridkooda kasoo qabqabteen :
    – Somalia.
    – Sudan .
    – Yemen .
    – Kenya .
    – Jabuuti.
    Hadaba Cabdi Iley waxuu bilaabay inuu ku XADREEYO Ethiopianimada . Arrinka ah MELEZ ma dhiman ee wuu dhuuntay isaga waaba ka dhab . Oo ama caqli ahaan ayuu u rumeysanyahay amaba caqiida ahaan . Waxaanse rajo weyn ka qabaa inuu mudane Iley ka baxsan lahaa Tigreda haduu helayo meel amaan ah . Ha idhina waxuuba tagay Europe , USA . Aus.etc. Markuu faraha dhiig la galay kadib ayuu xaq u yeeshay inuu safro . Wehelka kaliye uu lahaana waxuu ahaa sirdoonka Ethiopia . Iley waa nacas bartiigarad ah waayo waxuu rumeystay iney 5 milyan oo Tigree ah HOLINKARAAN waligood kursiga ugu sareeya Ethiopia , halkaasoo uu isagana = ( Somalida ) ka noqondoonaan USHII lagu qaraacilahaa shacabweynaha Kale ee Ethiopia .

    ” A dioz amicos “

  20. Horta JeelmOgaden meeye dadkii in kumanaan lagu jirdilo la sheegay.
    Cidna waa keeni waayeen…ciyaalo sugaan dayday ah oo booliska xireen arkay. robbery sameeyey.
    Muxtarim jeel Ogaden la shageeyo nooga sheekeeyo ma arag..
    Waa dacaayad Ethiopia waday iyo qabiilaystaal Somali ah.
    Waa saas ilaa prove keenaan.

  21. Gaaladu wey toogtan markuu Eeygu noqdo dad Cun,

    Hadda iley Luf Luf Axmaaro waa Eey dad cun ah oo wali nool. Waa in loo galo siduu dadka shacabka u silcin jirey.

  22. C/Rahman
    Melez ma dhiban ee waa dhuuntay, waa fahmi karaa qofkii ogaa waxa Ethiopia ahayd iyo cidda kuwa kale ku tumanaysay.
    Melez
    waa ninka federal Ethiopia keenay
    waa ninka in afafka Ethiopia looga hadlo in siman yihiin keenay.
    Waa ninka National Tv iyo Radio maamul walba 2 saac siiyey.
    Waa ninka yiri in gobolka walba afkoofa wax ku bartaan
    Waa ninka keenay ciidanka federalka in gobolka walba keensado generalkiisa ciidank au matala.
    Waa ninka yiri, daqliga dowladda federalka ciiriin ha lagu qaybsado, macanaha gobol walba caasha waxooda haloo siiyo, ayadoo tirada dadka dega lagu qoondaynayo.
    Waa ninka madaxa maamul gobolka, wuxuu leeyahay amunity oo la iskama xiran karo.
    waa ninka yiri, Ethiopia qowmiyadaheedu waa siman yihiin..waa dhammaantay ummad miiska looga yeerin..
    Waa ninkii ka dambeeyey haddii intaas la diido gobol walba in goosan karo haddii shacabkooda isku raacaan, 2/3 parlemanka.
    Cabdi Cumar Iley miis walba isla fadhiyeen Melez oo isku raaceen arimahaas…..He was his body.
    Anigana waa ku raacsanagay labadoodaba, laakin Melez iyo Ethiopia wax igama galin, wixii Somali usoo qaaday Cabdi Cumar, I love it.
    Mekez Ethiopia wuxuu ka dhigay meel lawada leeyahay.
    He was great Ethiopian weliba isku dayey in Somalia caawiyo oo mooryaantii ciidan jabiya ku caawiyey dowladii Cabdulahi Yusuf iyo Geedi.
    Ma been baad rabtaan.
    ✌️ Cabdi Cumar Iley waa gob gun rifayso.

  23. Daanyeer Cagjar meesha kuma jalabuteeyeen oo calan ma badaleen hadduusan Cabdi Cumar halgan dheer u galin Ogadenia.
    Car mitir haku daro wixii Cabdi Cumar sameeyeey.
    Ka hor dhici maayo oo chance siin dowladda Cagjar iyo saxiibkiis Abiy Ahmed, hadday Melez iyo Ina Cabdi Iley ahaayeen kud&qanje.
    Time will tell🥺

  24. Land

    Aduu saw ma tihid Agoontii Abasinianka Aka Amxaar iyo Tegree.Adoo biyaha u sida Amxaar ayaa Amxaarkii la eryaday oo waxaa eryaday Tegree,misna Tegreegii ayaad biyaha daba siday markii uu soo galay Somaliya ilaa laga saarayay.

    Kuwan qabsaday Ethopiya ee cusubi – may ku diideen inaad biyaha u qaado?
    kk
    Dhibi ma jirto.Axmed Madoobe kula dhuuq Kenya.
    Ama ka qaadba – ileen adaaba macalin u ahaayee.

    Federal ayay kaaga dhegtay iyo wax aanad fahansanayn sida uu u shaqeeyo.

    Federalisam waa dawlad,dawladina waxay leedahay qawniin dawladnimo oo shaqeeysa.

    Cabdi Ilay Jigjiga ayaa laga qaatay – sida jiirka ayaa loo qabtay,kadib markuu uu bililiqaytay hantidii Ummada degaanka Somaliyeed.

    Intaa waxaa u dheeraa inuu ahaa shaqsi ay ku shaqystaan Saraakiisha Tegreega kuwa ugu sareeya Ethopiya.Dhiig badan oo somaliyeed ayuu galay.Qabiil kasta oo somaliyeed dadbuu ka laayay.Intaa waxaa u dheeraa dhibka uu ku hayay Ogaadeenka.
    Ogaadeenka dhibka u gaadhsiiyay waligood may gaadhsiinin wuxuu dawlado soo maray Ethopiya,xaashaa.

    Dambile noocaasi ah kuma noolaalnkaro meel aan ahayn Somaliya.

    Nasiib wanaag Ethopiya maaha Somaliya.

    Midda aad sheegtay ee aad tidhi,wuxuu ka mid ahaa raga keenay Federalkakk

    Somalidu kuma jirto xisbiga haya talada Ethopiya ee la yidhaa – Rpdf.
    Somalidu waa dadka loo yeedhiyo waxa la rabo.
    Imiga ayaa lagu darayaa inay xisbigaasi ka mid noqdaan.
    Amxaar
    Tegree
    Oromo
    Shucuubta koonfurta.
    Intaasi ayaa loo yaqaanaan Ethopiyan.Inta kale waxay ahaayeen dad la haysto.

    Abiye ayaa u balan qaaday inuu ku soo darayo Somalida xisbiga haya talada thopiya oo ay yeelanayaan tirada ay qoomiyad kastaa leedahay.

    Federalka macnahiisu maaha in layska biqleeyo sida Somaliya.
    Gabadh yar lagu kufsado 30 nin oo la dilo,kadibna uu ku soo daayo Reer kii aad ka dhalatay.

    In Tulo laga biqleeyo oo kolba nin carab ah jilbaha la qabsado ayaad u taqaanaan Federal kkkk

    Horta soo baro Federalismka waxa la yidhaa.Dadka waa la xidhaa oo wadanka hal dawlad ayaa ka talisa.

    Aaadan Barre Ducaale ayaa yaabay.

    Dalmida

  25. Tikreega. Amxaaro waa isku mid marba waxay helaan. Dad ay kushaqaystaan muda dheer. Kacaanki kadib. Tusaale. Snm ssdf usc spm. Cabdi iley. Kuwii kahoreeyay. Laxidho. Hadaysan fulin danaha tikreega. Faroole musa shaani. Gaas shariif xasan sheekh shariif. Xasan sheekh. Faysal cali waraabe. Cali Khaliif. Dhamaan jeclaa yeen tikreega. Oo utagi jireen. Ciidan nasiiya. Arday noo tababar siiya .laandhere ahay. Tikreega kaliyaa wax ah. Qofkii siyasadii da diida soo xidha. Gabre loo wada nagayeey. Xasn sheekh dhaanto jigjiga
    Cabdi iley kolbax. Faysal tikere walaalo nahay kaalaya hargaysa. Jaadka keena. Gaas bishi marts go. Jegaanta citiraafka kujira tikreega raali galiya. Hada jegaanta guryaha danyarta sidii cabdi iley. Cabdi iley wuxuu qabtay wuu xuu xumeeyay kabadan. Aa karta ciidanka gabdhaha somsli u dhici jireen. Onlf dagaal wado. Laakiin cabdi iley dadka u ciqaabijiray ehel kaa onf kujira. Dad iswada jasjuusay. Is dilay is nacay of walba dilaa. Qarsoon. Khatumo tikreega taager ay jegaanta. Dhulbahante xasuuq. Boorama xasuuqa tikreega oyo snm .

  26. Inta qabyaaladdu madax martay ina ilay waa u geesi waxbuu qabtay,inta xaqiiqda ogna wey og yihiin waxa uu yahay.
    Waxaa cajiib 2 min oo shacab gumaaday.Nina waxuu dhisay ay muuqdaan nina wax huuhaa ah lagu amaanayo waa astaamaha daanyeernimada.
    Waxaan baarnay waxqabadkii Cabdi ilay waxaa la dhagax dhigay intaasoo mashruuc mid la fuliyay ma leh.
    Kumanaan ayuu dilay,gabdho la kufsaday bac looga shubay xubinta taranka Nairobi ayaan kusoo arkay.
    Liyuu ayaa gaf gaystay kkkkk oo markaa MS Bare isagu markaa ma wax buu gaystay?caqliga yar ee Somalida waa kaa.
    Wax farqi ah oo ay leeyihiin
    MS Bare,AY Ahmed,A ilay,Muuse Biixi Cabdi,MF Caydiid,SH shariif sh Ahmed. Qoffkii dulmi gaystaa waa daalim.Qabyaaladda ka gudba.Inta aan soo sheegay ninba cilad ama eedo ayaa loo haystaa.

  27. Somalijecel
    Sxb ma oran Ina Iley waa ceeb ka saliin, waxaan dadka tusayey inuu ahaa nin dadkiisa in wax noqdaan rabay ayagoo Ethiopia ku jira xagooda helaan, haddii taas la diido lakala guuro.
    Waa gobol isku filan maanta inkasta oo meeshii la rabay joogin.
    Qaladaad inuu galay, la iskuma hayo.
    Qabiilna ugu eexan maayo, kuwiina qabiil soo hadal qaaday.
    Ina Cumar baa yiri: cadowgaaga waxaad iska celin kartaa, markaad dhaqaale, awood ciidan iyo aqoon leedahay, haddii kale cidna ku dhagaysay mayso.

  28. Mr Bahal
    Adigu intaas jeedal Isaaq ka cararaysay ayaad Oromo u gashay, shalay baxsadkii qasqawasii Gudabiirsay oo Muuse Biixi ku raad joogay, waxaa soo qabqabtay Oromadii oo u geeyey Muuse Biixi..
    Adigana Kaniisadihii Oromada Jigjiga ayaad u barooranaysaa..Daanyeer Quti ah.

  29. Mr Bahal
    Waa caro hadlaysaa, dhiigaa kugu kacsan, war maxaad la qarqaraysaa daanyeer yahow.
    Adiga oo qabiil Huuno Gudabiirsay ah ayaa Ethiopia iyo Somalia midna liiska ugu jirtaa?
    Federalka Somalia iyo kan Ethiopia midna wax kuma kordhin kartid kamana jari kartid.
    Federalka Somalia qasab baa lagu socodsiinayaa.. weligaaba barooro.
    Daanyeer Quti ah, Isaaq kaa masul ah.

  30. Mr Bahal
    Bal in diciif tahay maxaan Abiye balanqaad uga sugin in meel igu daro, daanyeer aqli xun.
    Somalidu waa qowmiyadda 3 sadexaad dad ahaan 8 million ku dhow.
    Dhul ahaana waa gobolka 2 aad, Oromo keliya ka dhulweyn, waana gobolka keliya laga helay Gaas iyo oil oo 5000 fuusto ka dhoofin.
    Marka maxaa Abiye looga sigin in meel ku daro Somalida.
    War bal doqonkas Bahal wuxuu ku hadlay fiiri.

  31. Land

    Jeedalka Isaaq Harti ayaa ku hoos nool.
    Guska Isaaq Harti ayuu ku jiraa Ceerigaabo ilaa Tuka Raq.

    Horta taasi waa Jawaabta aad ku fiican tahay.

    Waxaad tahay dhaqan ahaa Adoon u nugul kaba qaadnimada.

    Waxaa laga hadlayaa – Dambi la galay iyo xad gudub – misana waxaad ka hadlaysaa wax qabaad iyo Federal

    Sidee kuu afgarataa Islaantaadu?

    Ma Dumar ayaad la soo kortay – saa waxaad leedahay dhaqanka dumarka ee la yidhaa;markasta iyaga ayaa hela.

    They always win.

    Somalida iyo Canfarta imiga ayaa loo ogolaanayaa inay soo galaan Xisbiga Rpdf.

    Waxa kale ee aad sheegayso ee Gas iyo saliid ah lagama hadlayo.
    waxaad tahay qof donqon ah oo markasta ka hadla wax kale oo aan laga halayn.

    Haatan ayaa loo ogoladaay in lagu daro xisbiga talada haya.Waa hadii aad dhego leedahay ama aad caafimaad qabto oo aad wax ogtahay.

    lagama hadlano dhul,Gas,Macdan,tiro,Qoomitad iyo waxan aad tirinayso.
    Wsaxaad laga hadlayaa – ma ku jireen mise kumay jirin?

    Oroma iyo Abiye waa ku Somalida u ogolaaday xaq iyo xaquuq ka maqnayd.

    Adigana way kaa diideen inaad u niikso,sidaa darteed ayaad u necebtahay.Anniga waxaad u raacsanahay siyaasada Oromada:

    1)Adiga oo ay ku diideen inaad u niikiyo
    2)Jeel Ogaadeen oo ay xidheen
    3)Liyuu Polickii oo edaab loo yeelay.
    4)Mjeerteen oo waayay cid ay guska u dhuuqdo oo Adis laga soo eryay.
    5)Somalida Ethopiya oo xaqeedii iyo xornimo loo ogolaaday.
    7)Abasiyankii oo cagta hoosteeda la galiyay

    Waxaad sheegaysaa waa run,kamay jirin xibdigaasi.

    Waayo loogu ogolaaday inay daro xisbigaasi?

    Xornimo iyo xaquuq badan ayaa haatan loo ogolaaday Somalida iyo Canfarta.

    Shaqaalaha Ethopiyan Airline oo gaadhaya 100,000 oo qof kumay jirin,haatan ayaa la siinayaa qabtooda.
    Shaqaalaha Isgaadhsiinta /Telecomunicationka oo gaadhaya 300 000 waa sidaa oo kale.

    Adiga oo Majeerteen ah maad wayday cid aad Guska u dhuuqdo?

    Agoontii Tegreega oo ku waalatay Ksimaayo i geeya.

    Axmed madoobe la dhuuq Guska Kinkuyada.

    Dalmida

  32. Ascww
    Land of Punt waa hubaayoo in aad nin nasab ah tahay waxna gala waxna gooya ee waxaan la yaabanahay nimanka ina Iley haaraamahaya oo ayba ka daadagi la’dahay wanaagii iyo wax tarnimadii ila Iley, soomaalidu waxey ahaan jireen dad aad u caqli badan oo aragti dheer oo fog leh laakiin dadka hada jooga waa indho ku garaadlayaal sida kuwa Land of Punt ka soo horjeeda oo kale. Hadal waa inta uu yiri Land of Punt ee yeela ama diida, geesi wax garad ah oo cadkiisa goosan kara kama danbeyn Ina cabdi Iley.

  33. Ninka Mr BAhal la baxayow armaabad BAHAL TAHAY hadii kale waad xishoon lahayde. maxey tahay akhlaaq xumada aad ku hadleyso iyo wax kasta oo uu afkaagu soo qabto oo aad qoreyso, war xishood oo yac is dheh meeshaani waa meel xor loo yahay kaliya ka reeban wixii xushmad xumo ah iyo Alle ka cabsi waa.

  34. Ubax Ismail
    Walaashay waan ku salaamay….
    kusoo dhawoow Kashaale waan aqriyey fikirkaaga marar badan hadda ka hor.
    Waxaa tahay qof iimaan, aqli iyo ilaah ka cabsi isku darsatay, waan ogay in wax xeerinayso.
    Mahadsanid walaashay..
    aqligaa In Gabar Majeerteen tahay u fasirtay..kkkkkkk kaft🖐
    Somalinimo wax dhaama la waa…run
    Qabiil markay galaan ayaan la qabyaaladeeya.
    Salaan sharaf Ubax.

  35. Mr Bahal
    Xisbi siyaasadeed hadaad maqasho waa dano siyaasadeed oo waxa dadkaaga u roon u samaysato.
    Waxaa loo ogolaaday Somalida in lagu daro xisbi, waa aqli jaahil cid kale u kiraysan, in cidna meel nagu darto ma rabno ee waxaa taagan nahay, yaa fikirkaan Somalida wadano nagu raacsan oo wax ku darsan karnaa.
    Car Dirirdhaba iisoo dhaaf daanyeer Quti ah.
    We are leaders not fellowers, waayo xitaa bensin helnay. Dhulka 1/4 degenahay dhulka Ethiopia.
    Kuye meel lagugu daray.. Daanyeer
    Bahal waa daanyeer Oromo ah oo afsomali bartay.
    Waa horseedkii in Somali in Oromo yihiin walaalo loo soo diray si noola wareegaan…
    Sidii Garaad wiilwaal xabad baa naga shaxaysa daayer Quti ah.

  36. Ubax Ismail
    Dadka laangaabka ciilan ayaa wax loo joogin ku rafta..
    Majeerteen gus dhuuqay, Majeerteen ma nin meel maraya ayuu mooday….? cawaan
    Dadka noocaas ah oo gunta ah in adiga u jawaabto kaama sugeyn, aniga ii daa, aniga ayaa aqaan sida dhiiqada ku jiraan loo cunsiiyee.
    Meesha odayaal asaasaq ah ayaa ka buuxa.
    Fikirkaaga dhiibo adoo noocaas dad u arkayn.
    🖐

  37. Daanyeer mr Bahal
    Waa Oromo ama Gudahuursay Oromo is mooda.
    He is One of two. Daanyeer
    A Sumal baa yaabay, what ever that shit means.
    Fucking sumal. kkkkkkk

Leave a Reply to Laalays

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented