|

MUUQAAL: Wasiirka Qorshaynta DFS oo Turkiga Hordhigay Xaalada Baladwayne iyo Saamaynta Fatahaada

Ankara  ( Kalshaale ) Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee DF Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga  kala hadlay Dhibaatooyinka ka dhashay Fatahaada ay Webiyadda Shabeelle iyo Jubba. 

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Baladwayn ayaa kamid ah Goobaha ay  sida wayn u saamayeen Fatahada Webigu, Waxaana Dawladda Soomaaliya ay Xooga saartay Gargaarka Dadka Soomaaliyeed, Waxayna codsiyo kala duwan u dirtay Saaxiibada Caalamka.

Dhankooda Masuuliyiinta  Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa xusay inay markiiba ka Jawaabeen Codsiga Dawladda Soomaaliya, Islamarkaana ay ka howl-galeen Arintaasi.

Wasiir Jaamaal  oo Sidoo kale Khudbad ka Jeediyey  Kulan lagu qabtay magaalada Ankara, oo ay ka Qayb galeen Wafdiga DF-Soomaaliya iyo Masuuliyiin  Ka socotay Turkiga  ayaa Xusay in   Dawladda Turkigu ay Soomaaliya garab istaagtay Xiliyo Adag.

Wasiirka ayaa Qayb ka ahaa Waxaa dalka Turkiga gaadhay Wafdi Balaadhan oo ka socda Dawladda  Federaalka Soomaaliya, oo ka Qayb gelaya Shirka  Iskaashiga Xidhiidhka Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Turkiga.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=17143

Posted by on Oct 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “MUUQAAL: Wasiirka Qorshaynta DFS oo Turkiga Hordhigay Xaalada Baladwayne iyo Saamaynta Fatahaada”

  1. Daanyeer ciyaala suuqiin ah waaye ninkaan wasiirka lagu sheegayo iyo kuwa boss kiiga ah ee kasareeya.Isma weeydiiyaan, for how long, ilaa iyo intee ayuu Turkiga gacanta idin heeyn karaa? Wax “indefinate” aanan dhamaan aduunka majirro. Marka, mareey ahaata, Turkiga wuu ka daali baryadiina iyo daanyeernimadiina, sida wadammo badanba u ogaadeen in aad daanyeer caqli laheeyn aat tahiin. Kan oo kale, iyo kuwa wasiirada lagu sheego ee Somaliya waxeeyba moodeen oo shaqo ka dhigteen baryo iyo tuugsi. Somalida qurbahanna maadaama dad aqoontooda iska hooseeysa tahay, kan oo kale, ayaa soo hor istaagi, amaba eey xafladdo u sameeyn. Hadde waaba nin tuugsanaya, oo seexanaya hoteelo, cunnayana cunto uusan biilkeeda bixineeynin si shaqsiah jeebkiisa. Kan waliba wxaa usii dheer, in uusan qabiilkiisa ka dhaadhicin karrin in eey “contribution” wax kusoo darsadaan dowladda dhexe. Waa caqli daanyeernimada Somaliya dowlad uga dhismi la’dahay isla xisaabtan la’aan darteed. Daanyeer.
    Dalmida
    God bless Somalia.

  2. Wallaahi kuwan xishoon mahayaan.

    Musiibo la maarayn karo ayay ku dawarsana hayaan.

    Haddii ay turkiga iyo Qadar iwm ka codsan lahaayeen sida webiga loo xidhi lahaa (River dyking lagu samayn lahaa) meelaha uu ka fataho waxbay ahaan lahayn laakiin raashiin na siiya waa doqonnnimo.

    Ilaa hadda ma arag cid ka hadlaysa sababta uu webiga u fatahayo ama sida looga faaidaysan karo biyaan usbuucyada kaddib joogsahaya.

    Meeday wasaaraddii biyaha iyo kuwii kale ilaa wakhtigii taniyo xiixaada jiray?

    Biyo xidheen ma jiro, water catchment ma jiro iwm waa mar ay yidhaahdaan biyaa na hafiyay iyo marka xiga oo ay yidhaan waar biyo nala soo gaadhaay.

    Waar wuxu waa mashruuc.

    Webiyada Shabeelle iyo Jubba waxay fatahayeen ilaa inta Soomaaliya jirtay ilaa haddana wax la taaban karo lagama qaban oo aan tuugsi ahayn iyo guga soo socdo oo sidii lagu noqdaa.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  3. Hiraan ugu sawir miyey noqotey,

    Dadku waxey u baahan yahiin maahaan wax loo soo tuugsado caalamka

    Waaba masuuliyad xumo ah, FATAHAAD HAL DEGMO in ilaa Hadda Maamulka Villa Xamar maareyn waayo.

    Waa rag waqtiga Contract uga dhiman iyo Buuxinta Jeebka dagaal kula jiro.

  4. Somalidu ma xishooto,mana khajilaan,waana dhaqan xunyihiin runtii.

    Dhulka ay degaan inay ka dhamaadaan ayaa qurux badan.

    Somalidu hal mid ayay heshiisku yihiin oo aanay isku khilaafin;taasi oo ah – in aduunka la baryo ama la tuugsado.

    Mid Kenya u baryo taga,mid Emaaraat u baryo taga,mid Turki ka soo Tuugsada,mid qatar u baryo tagaba – dadka somaliyeed waa noocaasi iyagu isdilaya aduunkna u baryo taga.

    Somalidu waa noocaasi dhulka laga gurto khayraadka ee iyaguna isku diiday inay gurtaan.

    Marka ay dhintaan ayay lacag isku ururiyaan.Inta ay noolyihiin isma cawiyaan.

    Xoogii lagu xoogsan lahaa ayaa loo weeciyay in Tolka Somaliyeed lagu laayo.

    Dhabaabbaa yaabtay.

    Yaab com.
    Dalmida

  5. ASC dhamaantiin, suldaan Zubeer, iimaam Dabshid, iyo aqoonyahan Mr. BaHaL.
    Waan isla fahanay walaalayaal in dhamaanteen eey guubaabo naga tahay xataa markii aan ereyo adag istmaalno sida anniga aan sameeyo marar badan. Waxaan kaloon isla fahanay in dadka Somaliyeed, maantay, maantay iyada oo aanan dib dambe loo dhigeeynin loo sheego in eey isku filnaadaan, in eey joojiyaan tuugsigaan baqtiga ah, ee uu aduunka nagu maadsanaho. Yaa bilaabayo wacyigalintaas? Waxaa bilaabaya culumada wanaagsan, kuwa mas’uuliyiinta isku sheega sida ninkaan wasiirka, iyo kuwa kasareeya. Caqli maahan in shqada dowladda dhan loo arko “tuugsi, iyo wadan hebelow nacaawi.

    Walaahi Ayaan ku dhaartee, hadii Somaliya laga dhigo dhowr wasaarad sida beeraha, kaluumeeysiga, iyo xoolaha, wasaarado eey dowladda leedahay dhul, beero iyo xoolo, iyo doomo malaayga lagu qabto. Dadka Somaliyeed oo dhan, meel kasta oo eey ka joogaan Somaliya, ayaa laba meal, cunto labba mar maalintii lasiin karaa. Oo magaalo kasta iyo tuulo kasta ayaa mess hall kitchen laga sameeyn karaa. Yaa ka shaqeeynaya wasaaradahaas iyo wakiiladaas? Waxaa ka shaqeeynaya askarta/ciidanka dowladda marka eey gacan/firaaqo u helaan, oo eeysan dagaal ku jirrin, oo ah boqolkiiba 98 percentage hadeer. Ciidan ayaa lasheegaa, xerooyin ayeey iskaga xareeysan yahiin. Wax argagixiso ah oo eey la dagaalaan, iyo wax shaqo ah oo eey qabtaan majirto. Mushaar ayeey sidaas ku qaataan. Daanyeernimo waa taas.

    Waxa Somali isku dileeysa waa gaajo run ah oo heeysta, iyo gaajo eey ka baqayaan in eey ku dhacdo oo “artificial” ah.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  6. Mr Cadaado de Cadaado

    sxb waan ku salaamay.Dhaqan ahaan ninka Somaliyeed waa ma shaqyaste Aabihii wase ah oo geedka seexan jiray.Marka uu xoolo yareeyo wuxuu raajiray col duulaan ah oo xoolo soo dhacaya.

    Dee maanta wax uu dhaco ma hayso.Wuxuu dhacayaa waxa uu Turkigu ku caawiyo masaakiintaasi.

    Waxaan xasuustaa – meelahaa 10 sano qiyaas ahaan ka hor oo aah joogay Dubay .Waxaa Dubay lagu kala iibsanayay raashin uu Turkigu ku caawiyay Somaliya.

    Maraakiin ayaa lagu soo qaaday oo Dubay ayaa la keenay.Warar qaar ayaaba sheegayay in raashinku aanu gaadhinba Muqdisho.

    Waa dhamaanba Somalida.

    Waxa ugu daran ee Somaliland ka jira – ayaa ah in Raashin dhacay,iyo Dawooyin dhacay dadka laga iibiyo oo lagu dhinto.
    Mushkilada ugu wayn ee dhulkaasi ka jiraa waa taasi.

    Somalidu waa dad yaab le.

    Dalmida

  7. Aqoonyahan Mr. BaHaL, salaam xushmad leh kadib. Yes, waan kugu raacsanahay sida aad u “analyze” gareeysa ninnka Somaliga ah. Waa nasiib darro arrinkaas aad sheegtay ee ah in raashiin lasoo baryay laga ganacsado, oo lagatto. Waa Meesha eey salaada iska qabsan la’dahay. Xaaraanta. Daanyeero.
    Ilaahayow xaaraan hanasiin. Amen.
    Dalmida.
    God bless Somalia.

  8. Fedralka wax habaryo lagaray. Ee jegaanta puntlabd iyo galmudug way jecelyihiin inay iyagana mesha federaalka baryo baryaan oo tagaan waxaan arki jiray. Jegaanta hargaysa oo u baryo tagtay tikreega. Puntland oo udaba marta.sheekh shariif oo.leh ethiopia waa cadaw hadan waa walaalseemly. Faysal oo leh tikreega kahelahay muqdsho kkkkk ha biqlayso.turkiga siyasad fog buu kaleeyahay simaliya ruushka maraykanka. Yurub hawsha waa dheeratahay khaimo ka xoroobo jegaanta.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented