|

MUUQAAL: Odayaasha Beesha Arab oo weerar culus ku qaaday Madaxwaynaha Jabuuti, una digay Muuse Biixi +Ciidan

Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa ka taagan  Xiisad Cusub oo ka dhalatay, Kadib Markii la sheegay in Ganacsade u dhashay deegaanada Somaliland loo maxkamadaynayo Dawladda Jabuuti.

HALKNA KA DAAWO VIDEO

Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha ARAB uu kasoo jeedo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa Dhaliilo Xogan u jeediyey Madaxwaynaha dalka Jabuuti, Sidoo kale Waxay Fariin adag u direen Madaxwaynaha Somaliland.

“Somaliland  Muqdisho ayay kasoo goosatay Balse isma aanu lahayn Jabuuti ayay u geli doontaa,  oo  Waxa jabuuti ka dhaca Imana Quseeyaan, Waxaa la yaab leh waxa Xukunka Jabuuti intuu soo Raray Hargeisa keenay, ee Ansixiyey, Waan is waydiinaynaa goorta  aynu Noqonay Maxmiyad ka tirsan Jabuuti “.

“Macnuhu wuxuu noqonayaa Jabuuti ayaa Qabsatay Somaliland, waana in dib loo Xoreeyaa Somaliland.”

Odayaasha Dhaqanku Waxay eedayno ba’an ugu soo jeediyeen Madaxwaynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Iyagoo ku eedeeyay inuu Xalaashaday Dhiiga iyo Hantida dadka, Waxayna xuseen dhibaatada uu gaystay inay u taallo Ubadkiisa, Sida ay hadalka u dhigeen.

Arintan ayaa ka dambaysay markii Xubno ka socda Jabuuti  ay Hargeisa u yimaadeen sidii loogu xidhi lahaa ganacsadahan oo ay dayn u sheeganayaan,  Iyadoo Bil ka hor  dawladda Jabuuti xaraashtay, hanti Malaayiin ah  oo ganacsadahani Jabuuti ku lahaa.

Dadka Qaar ayaa ku doodaya in la isku haysto, sidee ganacsadaha reer Somaliland Hargeysa warshed uga furtaa iyadoo Hargeysi kamid tahay suuqyada wax soosaarka Djibouti loo soo iib geeyo, Waxaana  Beesha Ganacsadahu ka dhashay, ayaa ku baaqay in ciidamada Somaliland kaga jiraa kasoo baxaan, ayna isku tashan doonaan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1696

Posted by on Mar 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

26 Comments for “MUUQAAL: Odayaasha Beesha Arab oo weerar culus ku qaaday Madaxwaynaha Jabuuti, una digay Muuse Biixi +Ciidan”

  1. Ina cismaan geelee xagee buu ku noqday reer Somaliland waligiisba isaga abkiiba rewr Djibouti bay ahaayeenee.

    School kii ku yaalay xaafada 7baad ee burco kibir ee la odhon jiray GUELLEH BATAL Elementary School soow reer geelee malahayn…xaafadii aan ku dhashay.

    Dabcan Somaliland wuu u dhashay laakiin kuma dhalan oo waa Reer Djibouti ganacsaduhu, markaa hadeer haduu soo hoos galay reerkiisii…

    Dee arinku mahaa mid reer laakiin waa mid u taalaa dawladaha Djibouti & Somaliland siday xal ugu gaadhayaan.

    God bless Somaliland!

  2. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Jabouti waa dal ilaalinaya Jamuuriyada Somaliya . Waligood ma aqoonsan snm
    .

  3. Waar odaygii saddex habarood qabay yaan ka cadhaysiiyay

    kkkkkkk kaftan.net

    Arabku waa beel yar oo businesska taqaan, laakiin lagdan beeleedka ee jeegaanta ku adkaatay waxba ku lahayn maamul beeleedka hargaysa aanan ahayn sarkaal ciidamada bilayska ku jira.

    Waa beel xaqiran oo u baahan inay aadan Xamar ama Dhagaxle, dirirdhaba

    Cabaadkooda wuxuu i soo xusuuyiy sida garxajis sida fiinta inta u dhawaaqeen qori u qaatay qaarna Xamar u hayaameen.

    Qabiil qaran noqon waa

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  4. Ali OROMO..

    Intuba waa ISACK, intaa aad magacoodaa cuskatayba waa uun isla IDOOR.

    Yaa Ku baday tabar la’aanta maanta ku danbaysay in IDOOR lakala jeclaado?!

    Soow aniga uun mahaa?!

    waligiin sidaas uun baaa u qeeylinaysaan inta aan noolahay!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. mohamed abdi jama

    Intaanad falin ka fiirsaa la yidhi mr bixii arimaha qaarkood degenaan iyo ka fiirsashay u baahan yihiin ? Xitaa xeer beeg ku day wax kastoo yimaada ka fiirso odayaashana la shir oo ha kula ogaadeen wax badan waxaa laga yaabaa in xal waara loo helo arkin culayskiisa leh la shur odayaasha oo xaajada gacanta u geli ha qaboobeene waa siday ila tahay

  6. To somaliland er

    Nacas nacas dhalay oon rag wax kal a o dhan karin …midgaan mar khaat magal o ayay o dhan jirtay somal ali du oo waxa la o dhan jiray ha kslifin sababta waa ninbuu raali gelinayaa ee si lilaahi ah arinka u ma eegi karo 2- galad midgaan waa intuu ga fuur kii su dufan leeyay

    Inageele waa somaliland ogow godobna haqaadan ninkani jabouti gogorada gabadha ay uu habarawal kuma amul a a lasoco …

    Dadku waa wada xidid iyo abti laa kiin markay Halkaa gaadho waynu eegi waxay umuli doonto

  7. ciise binu axmed

    waa run ina geele arab waa nin reer djibouti ah ,kana soo jeeda hargeysa oo beesha arab ah,,dhalasho qabiil laguma noqdo ee dhalasho waxaa lagu noqdaa wadanka aad ku dhalatay sidaas daraadeed waa nin djiboutian ah,,laakiin somali baynu nahay oo qabiil kama dhamaano ,markaa waxan odhan lahaa arinkan odayaasha haloo daayo oo xaal mastuur dhaqan halagu dayo,,djibouti wax badan bay reer isaaq ka tirsanayaan tijaartoodu ,sida INA OOMAAR oo xoolo lagala wareegey,sida ILMA NAALATUUR,sida CUMAR CAYDIID oo isna xoolo lagala wareegey iyo sida INA GEELE ARAB oo maanta arintuusu taagantahay,,ismaciil cumar geele waxaan kula talinayaa gacmo geel jire hoos baa loo dhaqaaye arinka deji adeero….

  8. Ismaciil umar geele oo waaran qabasho ah maxakad a berbera ugasoo jaray nin ka DP WORLD u jooga imaadaa ka dekeda berbera

    Meeshaba ilayn jaboutibaa xukunta

  9. Abdiman…Mayeee..OTTOMAN..

    Diracaagii Hore soo xidho marka hore intaanad na Mentioned garayn.

    Fulle xijaabka soo bedeshay!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. ciise binu axmed

    abdiman
    hhhhhhhhh waar somaliland isbedelka geeska afrika wallaahi yadaa hageysa adna waxaad ku leedahay djibouti baa xukunta ,anigu djibouti iyo somaliland waa labadayda gacmood ,siyaasadana waan la socdaa ,dpw djibouti way is qabteen ,somaliland bay usoo wareegtey waana kala labo wadan oo kala madax banaan ,sidee djibouti waaran ugu soo jari kartaa shirkad emiraatis ah bal caqliga aad umadda ka iibinayso u fiirso ,emiraatis shirkadeheeda yaa u dhowaan kara ,maraykan baan tijaabin karin emiratis adna wadan afrikaan ah baad ka hadlaysaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  11. Ciise buni axmed.

    Sidaa weeyee Ugaas..hankiii Qarankaaa romoobay!!

    God bless Somaliland,.

  12. ciise binu axmed

    somalilander
    dadka qaar baaba iska hurda kulahaa djibouti baa dpw dacwad ka gudbisey oo waaran usoo jartay ,,hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh maraykanka iyo ingiriiska ayaan u dhowaan karin EMIRAATIS kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Qaranka Dhismayay…ARKAAN
    Ka Dhagax Dhigayay..ARKAAN..
    Dhamays Tirmayay…AARKAAN

    Wanaagaa Dhashay…ARKAA….
    Nimciyo Dharag Bay…ARKAAN..

    Ciise Buni AXMED…

    Cadawgu Kumasoo Dhacoo..
    OOD & DHACANTAA U DHEER!!

    GOD bless Somaliland!😍

  14. To Somaliland er

    Iska masha rad ilili …

    Anigu reer somaliland ayaan ahay ..arikuu siiraanyo iyo habar jeclo diiday maanta habarawal ba a ogolaatay …

    Waynu eegi halkay kudanbsyso. ..

    Maalintuu in a askar lala baxayay ee in a k ood bur ka gil gishay ay …ayay u eegtey maanta bal inaad dhiibto iyo in kale. ..

    Anigu is ka masha rad ku odhan maayo dhiidh
    Dhiibso

  15. Abdiman..

    Adeer meeshaa dhuusada kala tag hooyadaa & habar awalba anaa wasee…BLOOD CLOTS!

    Orod kishaligiii hore soo gasho & gogoradii…hadaad rabto in dhalfo kula dhacno…

    Hadii kale wakhtiga hanaga qaadin.

    Don’t waist our time..

    What a damn hooker!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. ciise binu axmed

    somalilander
    wallee waad u dhamaysay hadduu luuqadda fahmayo hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  17. Ciise buni axmed

    Deee hadaaa maxaanu nidhaahnaaa…intuuu googoradii soo tuuraay oo mid kale so gashaday buu rabaa inuu na dawakhiyo oo wakhtiga naga qaadeeee….

    Jawaab kale maleh!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Waliba wuxu u socod egyahay DUQII..AHMED SOMALI…

    So degdeg ah bay Siroodnka Somaliland uga hawl galeen..WRITING EXPERTS…baaa soo tuurayaa dhowaan…but they hint already..

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. ciise binu axmed

    soamlilander
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk ,wajalaa calaa xaali ,fa idaa keyfa naq naqatu, fa idaa kasara kalaam fa jaa’al KADH ,adigaagii haamaanka ahaa baa ciyaal kugu daba lumayaan ,xataa anta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Fana ka cawdubillaah!!

  22. War waan kabaxay IDAACADAA RADIO FM TORONTO MCX345 Goorsheegta Localka North America waxay timamaaysaa at 8:32pm..

    The dark Monday is coming up …waaa ANOTHER DAY..ANOTHER DOLLAR!

    GOOD NIGHT UGAAS CIISE BUNI AXMED!

    GOD bless Somaliland!😍

  23. To ciise binu

    Mar khaat i dhega nugul u ah Mr somaliland er

    Anigu macay tamo …Laa kiin carkee ahmed cisman geele lagu gayn karaa jabouti. .

    Had a y dhacdo weligaa waxba hayga rumaysan
    …walee inay hargaysa ay kadhi ci. ..

    Markay Halkaa gaadho had a ragbaa is aki. .and it is gonna be end of somaliland

  24. Ciise oo codsaday wasiirka ga as ha an dhiga loans siiyay si ay samaroon saylac looga qaadi lahaa oo ciidanka dawlada loo is tic ima ali lahaa …

    Go aanadaa oo halls ku ah somaliland gaar aha an gadarbuu si

  25. Asc walaal horta ninkani waa nin muslin ah haddii la dulminayo waa inaan u hiilinaa qofka wax duminaya ha la safanina,Muuse Biixi waa isku mid ,waxaan dhageeystay wareysi Hargesa lagaga qaaday oo markii uu ka baxsaday Somalia uu leeyahay sharci baan jabuuti ku lahaa oo reer jabuuti baan ahaa,markii la dooratay jabuuti buu tegey wuxuuna yiri Ismacil Snm haddii Aadan jirin lama arkeen markaa muuse ba waa reer jabuuti

  26. Subxaanalaahi
    Awoowgay in dhaco waan ka xumahay.
    Arab waa dhigayaa
    Arab waa wadnahayga
    Cabashadoodan ka ilmeeyey.
    Ninkii dulmiya allow qabo.
    Kii dhacana allow ka mataji

Leave a Reply to abdiman

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented