|

Daawo Siciid Deni oo booqday ciidanka Imaaraadku uu Maamulo Iyo Dekedda Bosaso ee lagu dilay Madaxii DP-World

Boosaaso ( Kalshaale ) Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Taliska Guud ee ciidanka Badda Puntland ‘PMPF’ iyo dekedda Magaalada Boosaaso, Wuxuuna  Kormeerka kadib la hadlay masuuliyiinta iyo Saraakiisha ciidanka Badda Puntland ayaa mahad-balaadhan u jeediyey Dowladda Imaaraadka Carabta oo gacanta ku haya ciidamada PMPF.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaa sharaf weyn ii ah aniga iyo waftiga ila socdey in aan soo booqano xerada ciidmada Badda ee PMPF, waxaa marka ugu horeysa jecelahay in aan u mahadnaqo dowladda Imaaraadka Carabta oo runtii gacan weyn naga siisay sidii Puntland uga guulaysan lahayd burcad badeeda, sidoo kalena hada ku jirta in ay ka guulaysato Shabaab iyo Daacish, waxaan si gaara ugu mahadnaqayaa dhamaan Dowladda Imaaraatka iyo shacabkeedaba” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa kormeeray Dekedda Magaalada Boosaaso oo ay ka socotey shaqo balaadhan oo muhiim ah, waxaana uu Madaxweynuhu kormeerka kadib kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Khayraadka Badda Puntland Maxamed Siciid Majiino, masuuliyiinta dekedda iyo Taliyaha Ciidanka dekedda Boosaaso.

“Maanta waxaa booqsho noogu yimid Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynha waxaanu siinay warbixinta xaaladda Dekedda iyo sida ay u shaqayso iyo amniga dekedda guud ahaan, si qurux badan bay-noogu soo dhammaatay, waxaana rajaynaynaa in shaqda dekeddu aad u wanaagsanaato Inshaa’Allaah”.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1685

Posted by on Mar 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for Daawo Siciid Deni oo booqday ciidanka Imaaraadku uu Maamulo Iyo Dekedda Bosaso ee lagu dilay Madaxii DP-World”

  1. Imaraad ayaanu mooshin kakeenay kkkkkkkkk kk haye wataa cadaynta inaan dowlad somaliya layidhaa jirin se dowlad banadir layidhaa ayaa jirta

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841