|

TOPNEWS : Wasiir Cawad oo Shaqada ka Caydhiyey Masuul ku baaqay in Yuhuuda Xidhiidh lala samaysto

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa la sheegay inuu shaqada ka Caydhiyey C/llaahi Axmed Dool oo ahaa Agaasimihii Xafiika Wasiirka, kadib markii uu Sarkaalkaasi  uu dhowaan Faafiyey  Qoraal uu ku taageerayo inay Somalia xiriir la yeelato Israel.

C/laahi Dool waxa uu Twitter-kiisa k uqoray inaysan wax dhibaato ah la lahayn inay Somalia xidhiidh Diplomaasiyadeed la yeelato Israel, wuxuuna sheegay inay danteenu tahay inaan soo dhaweyno Israel.

Sidoo kale Dool ayaa qoraalkiisa T ku sheegay inay  Shacabka Reer Falastiin yihiin dad khasaaray,  gaar ahaan Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Xamaas  oo uu ku tilmaamay inay afduubteen dadkooda ku nool Magaalada Barakeysan ee Qasa.

Qoraalka  Agaasimaha ayaa waxay dad badan oo Soomaaliyeed kaga falceliyeen inuu hadalkaan yahay mid doqonimo ah isla markaasna aysan marnaba macquul aheyn inay Soomaaliya raali ka noqoto xidhiidh Diplomaasiyadeed lala yeesho Yuhuuda oo xoog ku heysato dhulal badan oo ay leeyihiin Muslmiinta.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1661

Posted by on Mar 31 2019. Filed under WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for TOPNEWS : Wasiir Cawad oo Shaqada ka Caydhiyey Masuul ku baaqay in Yuhuuda Xidhiidh lala samaysto”

  1. Waar nijaaskan waxay ahayd in maxkamad la soo taago.

    Doqon weeye diin iyo damiir aanan lahayn

    Viva Somaliwayn
    Down all Somali traitors

  2. Horta gabadhii ka aamustay codeyntii Israel malla cayriyay.

    Kani wasiir maaha ee waa sacbiye meesha la keensaday. Miyaad aragtay weligaa wasiir la leeyahay. Aamus waxba maahide.

    @ sidaan Ali zubeer
    Waan ku salamay mudane. War xageed ka baxday golihii waad kaa gaabsatay.
    Sidii abdi ileey jeeel amxaaro loo geeyay. Mr cagjarna loo doortay.socodkaagii golaha waa yaraaday.

    Mase Africa ayaad ku guursatay nin yar oo farxiyo gobeey oo kale ah. Kkkķk.

    Nin wax ogi hakuu waramo.

  3. Bro Garqaad

    Asa

    Bro mahadsanid waagii aad i baafinaysay. Rag is og oo waddanimada iyo diinta wada saafa.

    Bro waan mashquulay oo waayaha ayaa i xaddiday…..kkkk….Guur gabadh yarna kama fogi oo waan guuxahayaa,,,
    ,,,kkkkkkkk

    Golaha waan saluugsanahay oo waxaan jeclaan lahaa inay qubanahan naga daayaan oo meel fikrada laysku waydaarto ka dhigaan, weliba topicyada muhimka la sugo deetana haldoorka ama halka loo badan yahay lagu gaba gabeeyo.

    Qolyahan talada xamar jooga waan arkaa sidaad farta ugu fiiqdo. Waana kaa sixid

    kkkkkkkkkkkkkk

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  4. Ali zubeer.
    Kkkķk

    Guur gabadh yarna kama fogi oo waan guuxahayaa,,,

    Waan iibsaday. Wadaad iyo guursasho maxaa kala haysto.

    Mudane golihii wuxuu isu bedelay is eegasho aan macno laheyn iyo doodo aan isu garowshiyo laheyn.

    Qoladaan dalka haysto farta waan ku fiqaa.xaqiiqdii wax farta lagu fiiqana wey yihiin oo halkii baahasha loogu dhiibay. Meel ka hoseyso ayey maanta joogtaa aragtideyda. Hadafkeyga dhabta ahi waa in wax hagaagaan.

    Qof walbo waxaa u wanaagsan in wax walbo hagagaan.

  5. NUURKANEDERLAND

    Nuurka.
    Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Arimaha Argagaxisada.
    ———-………..——–…..
    ISRAEL IS CRIMINAL STET.
    NATANYAHU IS CRIM-MINISTER.
    TUSAALE FUDUD:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ALBAGHDADI ex-Name(AKA ELLIOTE SHIMON)HE WAS MOSSAD AGENT,GO FUCK YOUR SELF YOU ARE JEWS TERRORISM.IS NOT MUSLIMS.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO,100% IN SIDE JOB,ANTI MUSLIMS AGENDA.
    ISRAELI FINGERPRINTS AL OVER 9/11 ATTACK.
    GENOCIDE PALASTIN.
    ISRAELI IS CRIMINAL STET.

  6. Bro Garqaad

    asa

    kkkkkkkkkk

    Wadaadii waxaa galaal xoodhiyey oo gawaan cidla ah fadhiisiiyay qurabaha oo wada jira Soomaalidii ka timid.

    Dhaxaan arkay gabdha yar yar oo ay gabawareen ragga qurbaha ka yimid oo daleella yaalla.

    Dhinaca kale waa in isfiirshada laga gudbaa oo qarankan adhaxda u jabay sixiddiisa, toosintiisa iyo badhi gantaalkiisa loo wada guntadaa

    Nin war hayo hakuu warramo

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  7. mohamed abdi jama

    Somaaliya oon xidhiidh la yeelano iyo wasa hadal waxaan ka jecelahay israil oon la hadalno xidhiidhna ina dhex maro ? Heerkaan ka taagnahay somaliya mahdi buubaa maxamed curmar iyo maareeye in badan oo qarsanaysaana somaliyey quud daraynayaan anna israil baa iiga dhow somaliya wax ladaageeda iyo la hadalkeeda

  8. ASC.
    mohamed abdi jama. War illeen shaqsigu wuxuu ahaa Yahuud jirkaayo xaraar!!!!!. WBT

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented